Deg Deg RW Xamse oo Halis badan wajahaya kadib isbaarooyinkii Tuugada oo uu Bur Buriyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 місяці тому

    Xidigaha waa okey

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 місяці тому

    Ganacsatada iyo shacabka waa iney garab istagaan shaqada oo qabtay tugada ka.dhax qarabnesay hambalyo guul iyo gobo nimo

  • @AweysKaraama
    @AweysKaraama 2 місяці тому +1

    Rw hamze guul somalia🇸🇴

  • @NuroWehliye
    @NuroWehliye 2 місяці тому

    Bismilahi ilahoow Barbadian resalwasareha

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 2 місяці тому +1

    Isaaq Iyo hawiye wey u cadaatey dadka soomaaliyeed ineysan soomaali ahen ey yahiin jaajuusin

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Lacagtaas waa in la dabagalo meelaha ay ku dhacayeen lagana soo celiyo hadduu shaqaale dowlad yahayna shaqada la Eryo.

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 місяці тому +1

    Sax dadkiisii inuu u damqado waa waajib saaran

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 2 місяці тому

    Adeer waa arrin loogu talo galay in lagu dajiyo Ganacsatada oo lagu talo galay meel marinta canshuurta cusub. Barrina ay tuugadu Dakadda ay dib ugu soo noqonayaan.

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 2 місяці тому

    Who cares hamze kaba qaad iyo cabsidiisa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Xasan ayax ayaale isbaadhoyinka iyo mooryaantiisa baldaawo waxaa ayaale dawlad baatahay tuug allé ka go'ay kuwan iyo amaan way isdhafeen

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 2 місяці тому

    Waxaaso lacag tuuga Ah waxalasariji shacabka kadibna danyartii Ayaa kudhibanaa tugada malaqabankaraa marhadii Xasan ogolyahay ogurigisa Aykasishaqatagan

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 2 місяці тому

    Wariye sidee fuleygii baad u hadley saa

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 місяці тому

    Askaarta dhalinyarada bajajta ku.shaqeesta ee dhibaatada aay ku.ahayn in wax laga qabto qoriga lifkiisa ku.garacayo halaga qabto askarta dhibta uugeesata dhilinyarada soomaaliyed

  • @sahraaamina
    @sahraaamina Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢🎉

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 2 місяці тому

    Adeer reerwasaare Xamza ha-
    kadhigin inu maskaxdiisa ka
    keenay inu qaaday isbaaroyinki
    loodhigtay ganacsatada,ee
    waa mid uu u soo dhiibay
    Xasan madherge,ee hadeg-
    degin isbaaroyinka qaar mala
    qaadidoono waxa sheer ku
    leh xasan munaafaq waxyar
    sug, doqon kaas hanoga dhigin
    nin damiir leh(xamza).!!!!