Sheekh mustafe dartii baa lay soo weeraray iyo wixii aan ka sheegay oo noqday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 Місяць тому +3

    Sheku waxu ka talaqata sheeq umall iyo sheeqyasha Nairobi jooga wana citiisamma somalilander maha manarabo wuu ka shaQeystaa uun isaga iyo kuwaa badaan o somalilanjoogaa e haa ku daalin wiiloow isdhoor waxa huwan isu eegeysineysa reer somaliland sheeganaya sheeq muustafe waa k shAqeysanaya Umaal iyo kuwi lacaagta ururinayeey

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i Місяць тому +3

    Sheekh Mustafe waa.huwan shisheeye kalkaal ah wuxuuna eeganayaa Dana yar oo duuf ah Dhaayo ha raali gelin ee halkaa ka wad ha nacasoobin

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Місяць тому +2

    Weligaa isagoo magaca Somaliland wadaad kan Mustafe ku dhawaaqaya ama sheegaya miyaad aragtay, ninkani waa ICTISAAM waxa laga xukumaa Xamar waxa maskaxda ka haysta kuwa Hawiye iyo Ogadeen ah sida Cali Wajiis, Cali Nijis iyo Ayga Ogadeen Umal oo ah murim taageera dagaalka Laascanod maalgeliyey. Kuwa ku soo weeraray waa Shayaadiinta yaryar ee uu maskaxda ka haysta.

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Місяць тому +1

    Maad khaldamine waa faqash Sheekh mustafe Haaruun.

  • @YusufAbdi-y4i
    @YusufAbdi-y4i Місяць тому +1

    Shiikh Mustafe ku dayan maayo culimo isku sheega qabiilaystayaasha ah, diinna malaha kuwaasi waa Mooryaan. Shiikhu waa aqoonyahan Soomaaliyeed/Somaliland kumana qasmi karo siyaasadaha qabiilaysan ee dadka Soomaalida sheegta .... VIVA SOMALILAND.

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl Місяць тому +1

    Niman carab oo Gadariyiin oo somali wayn ah ayuu u shaqeeya

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 Місяць тому +1

    Umal +ictisaam+Mustafa ,wadani ,

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Місяць тому +2

    Shiikhu wuxu aamin sanyahay soomaliweyn

  • @AbdirahmanDjama-in5ts
    @AbdirahmanDjama-in5ts Місяць тому +1

    Maya sxb sheekh mustafe wa ictisam

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому +1

    Ictisaam iyo ikhwaan waa sun Alle ha inaga qabto walaal

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому +1

    Ictisaam iyo ikhwaan waa sun Alle ha inaga qabto walaal

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому +2

    Wax sax ahbad ku hadashay
    Shekh iyo sharif midna ma aha
    Jsl jiritankeduna waxba lama aha
    Kuwa kuso werarayna wa kuwa kadan oo dulliya mustafe w jsl diid

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 Місяць тому +1

    Culamadii reer Somaliland laba ayay u kala qaybsameen laba 1. Sh. Fariida iyo 2. Sh. Doqon ah markaa Sh. Mustafe waa doqon nin wadankiisa cawdowka u soo raacay maxuu yahay diintu Somaliland miyay diidaysaa waa maya

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Місяць тому +1

    Sheekh mustafe Haaruun waan jeclaa laakiise waxaan oggaaday in uu yahay Faqash maxaayeelay wuxuu la saaxiib yahay hadhaagii faqash .

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Місяць тому +2

    SHEEKHO WAA. ICTISAAM.

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Місяць тому +4

    Sheekh mistafe waa ictisaaam ictisaamna waa huwan wax fahma

  • @Siciiddool
    @Siciiddool Місяць тому

    BADA. SOOMAALI. AYAA LEH. XAMAR. AYAANA. LOOGA. TALIYAA. HADAANU. SLAND. NAHAY.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l Місяць тому

    Kkk oo makaligiiba shiiqa waxkalaad wadaaye kufahanay
    😂😂😂😂😂

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Місяць тому

    Geesi waad saxsantay💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Siciiddool
    @Siciiddool Місяць тому

    WAARYAADHAHEEN. DADKAN. MAMUUSAA. GACANTIISA. KU. SAMAYSTAY. ADEER. CADAWBA. MAYNU. LAHAYNE. WAA. LAYNOO. SAMEEYAY. HALKAN. AAD JOOGTID. AYAANA. LAGU. SAMEEYAA. YAAN ADIGA. CADAW. LAGUU. SAMAYN. ISKA. AAMUS

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Місяць тому +1

    Shiikhu waa ictisaam, waxana xukuma amiirkooda fadhiya Xamar oo la yidhaa Sh. Bashiir oo Hawiye ah.

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Місяць тому +2

    Sh-Mustafe waa huwan Kalkaal, shaki kuma jiro nin diida iyo qaataba, waana citisaam Kenya kula shira cadowga Somaliland.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Місяць тому

      Subxanallah War culimada oo wax laga sheego waa lagu naar galaaa

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Місяць тому

      Cadho ilaahay kugu dhacday oo uurkaaga xaasidnimadu ka buuxdo ilaahay cudur hakuu geliyo ee afkaaga ka jooji dadka ahlu khayrka ah ee diinta ilaahay u go,ay

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Місяць тому

      ​xaasudnimada iyo nacaybka qof ilaahay kitaabkiisa u taagan cadho rabbi ayaa ka dhalata. Ilaahay waxaanu kaaga barinnay bilaayo degdeg ah oo aad la xanuunsato, waayo waad ogtahay in aan Mustafe kuusoo jawaabayn laakiin adigu waxaad jeceshay inuu wasakhda aad ku jirto aad marmariso oo aad sheekha xag xagato markaa ilaahay idamkii meel aanad ja filayn ayaa bilaayo kaaga iman aammiin aammiin aammiin.

    • @hasanadem2848
      @hasanadem2848 Місяць тому

      Afka lagu qabey nacasyow

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f Місяць тому

    Ictisaamta argagixisada ayuu ka mid yahay fShiluu ictisaam weeye

  • @abdirahmanadbdille3564
    @abdirahmanadbdille3564 Місяць тому

    War joog war joog war culimada iska dhaaf nin yar baa tahye hilibka culimada waa sun

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl Місяць тому

    Waar ninkasta oo somaliwayna waa cadowgayaga

  • @MohamoudSamatar
    @MohamoudSamatar Місяць тому

    Waaryaa ma maanta ma waxay kaa wadi waydey sheehk mustafe arinkaa cid kaa dhegaysanaysaa ma jirto

  • @engilyas44
    @engilyas44 Місяць тому

    Xiisho oo shekha ka xiisho
    Edeebta iyo tarbiiyada
    Aya kaxun
    SL iyo isaq qabriiga hakuseegin beentana
    Iska da wax unbad cuniiye

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 Місяць тому

    Illaay kabaq culimada ka dhamow

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d Місяць тому

    Sheekh mustafe nin aduunba maha waa nin akhiro xola iyo waxa khayrki dhisanayo. Ma daneeyo

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d Місяць тому

    War sheekha dhaf duf kubaxe duufleyow

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 Місяць тому

    Kkkkkk
    Hhhhh
    War. Halakaa
    Kuma. Jiro
    Citiraafku

  • @AdamCisman-g8t
    @AdamCisman-g8t Місяць тому

    Inader wad saxan tahaye shekh maxa kudhacay talow

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u Місяць тому

    Ama afeef hore adkaysi danbe hora loyidhii

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Місяць тому

    SOMALILAND cid walba ka sheegate e imikana ma shuyuukhdii baa usoo dhigateen reer aan ogahayoow no caqli acudu billah inankan yari imika ma ninkaa wayn buu wax u sheegayaa yaa ale yaqaan

  • @mustafaegal2926
    @mustafaegal2926 Місяць тому

    Asc was jiitaa re ha maqlin qof jira maahee thanks

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    SHEKH UMAL HAWIYE IYO ASAQBA WU CAYA ILAHAY MUSTAFE AWOODISA HA TUSO

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Місяць тому

    Calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkoodi iibsaday oo' dhan baa asmida waayo waa ugaadh cadowga u daban

  • @HagiFarha
    @HagiFarha Місяць тому

    waar Kan miyuu walanyahay

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Місяць тому

    Wadaadkani caalam islaami iswada cunaya oon waxba isu ahayna dadkuu ku waalaa wadankiisa uu ku barwaaqoobayna magaciisaa dhiba Somaliland oo makaro weli isagoo ku dhawaaqayana arki maysid, wuxuu daacad u yayhay Xisbiga mujrimka ah EE ICTISAAM , markaa sidaa yahay muxuu noo yahay ilaa jahanam waa cadow la mid ah Cali Wajiis, Umal Nijaas, Shibili iyo kilaabtaa Xamar iyo Nairobi islammka beenta ka sheegta.

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    SH UMAL WAA FARIID RAG KA AQON BADAN BUU MADAXA KA GARACA

  • @HagiFarha
    @HagiFarha Місяць тому

    waar afka ilahya kaa gooo

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Місяць тому

    WAAR SHEIKH NA MAA WAA STUPID FAQASHTA U NIIKIYA

  • @HagiFarha
    @HagiFarha Місяць тому

    waaar malaa niin walana baad tahay EE Isak Kay ilali

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f Місяць тому

    Kk mustafe waa ictisaam oo waakii lahaa xadba majiro isagoo basaboor kale ku tagey xajka markaa waa huwan

  • @HagiFarha
    @HagiFarha Місяць тому

    afka ilagay kaa gooo

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Місяць тому

    WAAR CULIMADA KA DHAWRSADA OO KA GAABSADA JUHALAA BAAD TIHIINE LAND LAND KAN AAD LA ORDEYSAAN ALLAAH XAGGIISA KAMA JIRAAN

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Місяць тому

    Shukuukhda Somaliland si cad u taageera ee wadankooda difaaca waa Sheikh Berberawi iyo nin kale oo la yidhaa Sheikh Cabdiraxaman iyo kuwa kale oo aanan maqal ama aanan arag laakiin intaan arkay labadaa nin wadankooda way difaacaan laakiin Mustafe iyo Dirir midna wadanka ay ku barwaaqoobeen ma difaacaan, Cali Wajiis waa la taliyaha Hassan Huuraale.

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 Місяць тому

    Walaal talaan ku siin lahaa dadka ah iska dhexe saarin sheekha kor uga baxa

  • @adnanegeh7461
    @adnanegeh7461 Місяць тому

    WALEE MAANTAA LAGUU YAABAA..MAR HADAAD AFKAAD XAARAANTAKU DAAQI JIRTEY LA DOONATAY CULIMADII ILAAHAY AFIGOO DAD KU RAALI GELINAYA AMA DABADA LAGAA SOO RIIXAYO OO INA HEEGOY WAA LAGUU YAABAA MAALMAHA SOO SOCDA WAAYO ILAAHAY BAA YIDHI NINKII DAGAAL LA GALA CULIMADAYDA DAGAAL BAA NAGA DHEXEEYA...MUSTAFE WAXAAD KA RABTAA INUU SIDA SHEEKH BERBERAAWI KALA FOGEEYO UMADDA ISAGOO SHEEGANAYA CULIMO TAANA KA HELI MEYSID MUSTAFE....INA ABAARISOY SAA I U SOCO OO ISKA DAA BIDIXDAN AAD ISU BADINAYSO

  • @UmuAlma
    @UmuAlma Місяць тому

    waxaan la yabanahay nin noloshisii maamulanaya laga yaabee waqtigaa aad ka hadlaysid inuu cibadaysanayo ilaahay hortaganyaahay ayaad ku xiiqday isna kuma oga xitaa lagama yaabo inuu arko waxaad soo dhigtay marka walalo ha 8daa daqiiqo aad isleedahay magac ku raadso wayo qof wayn ayaad ka hadashay lakiin caan ku noqon mayside ha daalin somaliland kama jeclid fikir oo wax soo kordhi hadii aad somaliland jeceshay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Mayeekuma Khaldanid

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 Місяць тому

    Mustafa waa yuotuber

  • @UmuAlma
    @UmuAlma Місяць тому

    somaaliland ma sheek mustafe keliya ayaa jooga culima badan ba joogtee muxuu kuwaa kaga duwanyahay teeda kale xagaad ku aragtay isagoo dhexbaan ahay leh sheekh mustafe aduun ma qiimeeyee hadaf aakhiro ayuu leeyahay iskamana hadlo ee adigu dib isugu noqo oo hadaldaada qiimee

  • @muusaismacil7670
    @muusaismacil7670 Місяць тому +1

    meel aad maartay in lawaayin haddii sheeekha aad daabagasho

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 Місяць тому

      Hade waa sheeqi huwanta lacagta ururuijaye e huwaney inshallah waa lQashifaya

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 Місяць тому

    Adigu sababata aad Culumada uu aflagadeyneysiid Maxay tahay Nacsyahow
    Adigu wxad islahayd wd ku caanbaxaysa

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u Місяць тому

    Muuse qowmulud waa kii leef leefi Hawiye Huuro samaale

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Місяць тому

    daan yeer yahow amusing

  • @cumarmahdi9762
    @cumarmahdi9762 Місяць тому

    Waryahe sheeqa musatafe ma siyasibaa wàlhi culimadau lama bado galo wad eedi dontaa

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Місяць тому

    adigu maxaad laascaanood ad weerarka ugu tahay oo aad gurigooda karabtaa

  • @muusaismacil7670
    @muusaismacil7670 Місяць тому

    beenaale

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 Місяць тому +2

    Sheekha ka dhamoow nacas yahooow hilibka culimada waa sun qofkii wax ka sheegana waa qof hilibkiisa isku dayay inuu cuni 😢
    War culimada ka dheerooow muxaadarada iyo codka so qaadatay waa 2006 marke itoobiya xamar weerartay

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Місяць тому +1

      Views doonkii halkaasuu marayaa, wax kale oo uu ka hadlo ayuu garanwaayey kkk talow muu adhigooda magacyadiisa sheeg sheego qaar sidiisa kharriban ayaa VIEWS uu ka heli lahaaye

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Місяць тому

      2006diiba wuu qaldanaa, maxaa hawlaha Somalia geliyey soo ictisaam iskuma aha.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Місяць тому

      @@Aw88-c1r siyaasiyiinta ayaa is haya ee somalia iyo somaliland mar walpo dhib dhaco sida markuu gubtay suuqa waaheen waxay keeneen ganacstada rer muqdisho dhowr milyan po dollar
      Sido kale ganacsatada hargaysa markii dhip ka dhaco xamar lacag ayay ku deeqeen dadku waa walalo ee siyaasadlyiinta ayaa kala geeyay

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Місяць тому

      @@januarySl2024 subxanallah walal illaahay ka xishood oo culimada afkaaga xun ka leexi wax walpood so qorto oo xun maalin ayad ka qoomamayn doontaa

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx Місяць тому

    Qabiil baa madkaxda kaa galay. Laascaanood ma dhul isaaq baa mise waa dhul dhulbahante. Isaaq baa gardaran oo ku duulay laascaanood.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Місяць тому

    Waaryaa bilaa edeb Iimaanka ilaahay kaa dhufay ee sheekha magaciisa VIEWS aad shilimmo ku raadsato ha u adeegsan ee ka jooji afkaaga wasakhda ah sheekha . Ilaahay masiibo kugu rid ee ka jooji afkaaga Daacigaa ahlu khayrka ah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Місяць тому

    BILAA ADAB BILAA AKHLAAQ AH AYAAD TAHAY SHEEKH MUSTAFE WAA CAALIM SLLAAH IYO RASUULKIISII IYO DIINTIISABA YAQAAN WUXUU KU HADLAYAANA WAA XAQ ,ADIGUSE BAADIL IYO QABYAALAD QAYAXAN AYAAD KU HADLAYSAA EE SHEEKH KA AAMUS OO KA XISHOOD