Waayo Joog
Waayo Joog
  • 10
  • 11 493

Відео

AN PODCAST: Sheekh Suldaan Aala Muxamad-Katagistiisii Ictisaam iyo Ku Biiristii Al-Shabaab.
Переглядів 2,3 тис.12 годин тому
AN PODCAST: Sheekh Suldaan Aala Muxamad-Katagistiisii Ictisaam iyo Ku Biiristii Al-Shabaab.
AN PODCAST: Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad iyo Sooyaalkiisa Halganeed.
Переглядів 1,6 тис.12 годин тому
xalqadaan kamid ah Andalus Podcast waxaa lagu gorfaynayaa sooyaalka halganeed ee Sheekh Suldaan Muxamad Aal-muxamad.
AN PODCAST: DR Xanafi Cabdi Sheekh Aadan iyo Tajribadiisa Caafimaadka iyo Jihaadka.
Переглядів 2,3 тис.12 годин тому
xalqadaan waxa marti ku ah DR Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed.
An Podcast: Muxuu Sh Aadan Sunne Kusoo Arkay wilaayaatka Lagu Maamulo Shareecada Islaamka
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
xalqadaan wuxuu sheekh Aadan Sunne kaga waramayaa waxyaabihii uu kusoo arkay deegaanada lagu maamulo shareecada islaamka lagu maamulo ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya
AN Podcast: Ustaad Abuu Muxammad-caqabadaha ku xeeran Barashada Luuqada Carabiga
Переглядів 365Місяць тому
xalqadaan oo kamid ah Andalus Podcast, waxaa lagu gorfaynayaa caqbadaha hortaagan barashada luqada carabiga
AN Podcast-Sheekh Aadan Sunne Hay'adaha Dadka Gaalaysiiya iyo Awooda Ay Ku Leeyihiin Soomaliland.
Переглядів 681Місяць тому
xalqadaan oo kamid ah Andalus Podcast, waxa uu sheekh Aadan Sunne ku gorfaynayaa ay'adaha Dadka Gaalaysiiya iyo Awooda Ay Ku Leeyihiin Soomaliland.
AN PODCAST: Xureyntii Magaalada Kismaayo.Sheekh Xasan Yacquub
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
Waxaa xalqadaan marti ku ah gudoomiyihii hore ee magaalada Kismaanyo, waxuuna ka warbixinayaa taarikhda dagaalladii ay la galeen Barre-Hiiraalle iyo Axmad Madoobe
AN/Podcast. Sh, Jaamac Cabdi Salaam-Waayo Joog Soomaaliyeed
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
AN/Podcast. Sh, Jaamac Cabdi Salaam-Waayo Joog Soomaaliyeed

КОМЕНТАРІ

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 12 хвилин тому

    arsenal alle idin xisaabin😮

  • @maxamadckariincumar3301
    @maxamadckariincumar3301 12 годин тому

    Welee runbow sheegay culumo soodhiga slsiladi saa maa yaxkumuuna

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 19 годин тому

    IIDOORTII KU DHASHAY WAS JIHAADKA PUNTLAND SHABAAB KAGA JIRAAN O HARGEYSA ANAN YAALIN MUXUU AHAA INAAD SHAQA KALE U IMAATAN KOONFUR WAN OGNAHAY LKN DADKAN KOONFUR O XOOLAHA AH AYAAN LA YAABANAHAY IIDOOR WALBA JILIB AYUU USO ORDAA KOONFUR GOORMEY GAZA NOQOTAY

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 19 годин тому

    BAKHTI DHEH WAX SHAHIIDAY MAJIRTEE

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 20 годин тому

    HHHHH WAXAAS DHEER O WAR AH AL SIYID AXMED UNBAAD U JEEDEENE ISKA HADLA DAMEER AAD LEEDAHAY YEERTIISA MAXAY KAA DHIBEYSAA DAMER YACQUUB YEERTADA WAXBA NAGAMA DHIBEYSO

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 20 годин тому

    TAARIKHDA SAXDA AH XITA MAHAAYO KA WRN 22 AGOOSTO KULAHAA WAR 27 AGOOSTO AYAY AHEYD SHACBAAN AYAYNA AHEYD 1 SEPTEMBER 2008 RAMADAN AYAA BILOWDAY

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 20 годин тому

    Been badanaa BARE HIRALE mesha markaas asaga heystay 1 waxa kismayo dagaal la'an BARE u ooga baxay 2006 maxkamadaha kadib wuxuu kuso laabtay 2007 o uu ka qabsaday qolyahii dowlada u shaqeynaye BADULLAHI YUSUF ilaa 27/8/2008 maalin ARBACO ah uu ka dhaco BARE HIRALE iyo ALSHABAB 3 beri ayuuna socday dagaalka marka sheekada iska sax

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 20 годин тому

    RAXANWEYNKII WEYNAA MAXAY WUXU XOREYNAAYO TUUGA TUUGA DHALAY

  • @ahmedw5
    @ahmedw5 День тому

    Ilaahay waxaan ugu mahad cenilayaa inuu ummada soomaaliyeed raggiina oo kale u daayey. Walle soomaalidii maanta waxay ku mashquuleen tiktok iyo musuq maasuq laakin idinku waxaad ku mashquusheen jidka Ilaahay. Ilaahay ha idin barakeeyo!

    • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
      @AxmedmaxamedCabdi-d7y День тому

      Bal kwrn dadka ka dhigaayo iney dhiig muslim ah baneesteen magacooda haday kamaqlan kuula dagaalamaayo kuwaasi jwb nooce lasiin karaa

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

    • @cabdimajiidhussein6082
      @cabdimajiidhussein6082 23 години тому

      Hayee ha qanciyaane adna marykanka iyo reer galbeedka kusoo qanci inay dadka muslimiintaa dhulalkooda oo dhan uga baxaan diintooda,naftooda, cirdigooda maalkooda iyo khayraadkooda u amaan galiyaan yuhuudana taageerada ay siinayaan Ka joojiyaan .. Ma hadii kale aamuska kuu khayr badan...

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 23 години тому

      @cabdimajiidhussein6082 astaq furulaahi Oo ani ma ilaahay wxuu sheegay wax kaduwan ayaan soo kordhaaa Gaalo kaa raalinoqo maayaan intaa karaacdo ani madhihin Midakale gaalo raali gali kuma dhihin halkaas hala aadin Ee dadka Muslim ka ah ee soomaliyeed wxii udana ayaa kuu sheegay

    • @cabdimajiidhussein6082
      @cabdimajiidhussein6082 12 годин тому

      @@Gyyhir1134 oo maxaa dadka Dan u ah. Ma inayn isdhiibno mise inayn wax iska dhicino taagteenu halkay doontaba ha ina dhigtee waayo dagaalka soo duulaha laska dhicinayo wax Ka horeeyaa ama Ka waajibsan ma jiro oo aan iimaanka ahayn.

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

    • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
      @AxmedmaxamedCabdi-d7y День тому

      Wlh maanta caalamka hadii aan fiiriyo alqacida cid maanta ayaga xaq ugu dhow uma jeedi

    • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
      @AxmedmaxamedCabdi-d7y День тому

      Maxaad sidii gaalada oo kale ugu heesaa alqaacido

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 День тому

      @AxmedmaxamedCabdi-d7y kaalay al qaacido xaqa hadii laga baxo waa lalumaa maad is leedahay Mise in dagaalka somalia kasocdo inuu dhamaado ayaa larabin Waxaad ogaataa inuu socondoono dagaalku inaad Al qaacido katirsantihiin Siyaasada wax kabadala

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission laogyahay leh

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 День тому

    Sheekh Ali warsame allaha u naxariistee ayaa iyidhi khaariji baa tahay Waagaas al shabaab kamid ma ahayn Walaahay sheekhu meel fog buu wax ka arkay Wakaa hadaa shacabka Muslimiinta inuu xasuuqo burco ooga tagay

  • @khalidhussein6551
    @khalidhussein6551 День тому

    waxan layaabay khawaarijta inta u talisa waa ree waqooyi, jihadka shacabka muqdisho idinka galay mafahmin shartisa Alle kamagan galnay.

  • @mohamuudsaacid2931
    @mohamuudsaacid2931 День тому

    Axmed wuu idinka saxnaa, wuuna idinka saaray kismaayo.

    • @OmarAbdi-g3u
      @OmarAbdi-g3u День тому

      Wax u saari kare maleh madoobe kenya aya qabsate mesha wana laga saari doona insha allah iyaga iyo dabadhilifyadeyda

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 20 годин тому

      ​@@OmarAbdi-g3umarkii hooyadaa aan wasno sow maahan diyar waye markas wanka baxeynaa

  • @Allasheikh.
    @Allasheikh. День тому

    Ari ay orgidiisu badan yihiin istaagaa waagu ugu dhammaadaa. Waa tan hadda soomaaliya waa 7 madaxweyne , midkastana asagaa talada gooya.

  • @Allasheikh.
    @Allasheikh. День тому

    Ari ay orgidiisu badan yihiin istaagaa waagu ugu dhammaadaa. Waa tan hadda soomaaliya waa 7 madaxweyne , midkastana asagaa talada gooy

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 2 дні тому

    Ninkani mustafe cagjar ayuu u cod egyahay Shabaab in ay saxan yihiin bay isku haystaan marka aan intaa la yaababa kitaabka al firaq wal adyaan baan akhriyaa

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 2 дні тому

    Ninkani mustafe cagjar ayuu u cod egyahay Shabaab in ay saxan yihiin bay isku haystaan marka aan intaa la yaababa kitaabka al firaq wal adyaan baan akhriyaa

  • @ZaazaaZaazaa-l7t
    @ZaazaaZaazaa-l7t 2 дні тому

    Soobadi please

  • @shuceibfarah8727
    @shuceibfarah8727 2 дні тому

    Laba qawaarij iswareysaneyso alle ha idinka qabto muslimka

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 2 дні тому

    سبحان من خلق الخلق واحصاهم عددا. Soomaali dhibkeeda ugu weyni waxaa weeyaan, inayna tawxiidka Rabbi subxaanah u khaalisyeeli karin. Jihaad baa loosoo baxay, madaxdii iyo hogaankii baa askartiisii kuleh khawaarij baa tihiin, markay dhaheen, si fiican haloo kalobaxo oo ehlu tawxiid iyo ehlu kufri hala kala noqdo. Fiqi tolkii kagama jano galo, ayaa soomaali asal u ah حتى وان زعمو انهم موحدون سلفيون. Waligeey caqli ka xun ma arag caqliga dhahaya hubka aynu iska dhigno oon askarta kala dirno, aynu abaal iyo sambatii ka diyaarsano nin qerykeen ah oon isagu diinba rabin. Adoo qorigaaga wata xataa maad la kulantud dawlada curdinka ah. Sidee buu caqli tawxiid dhadhamiyay oo sareynta shareecada u dirirayaa ku keeni karaa in hubka la iska dhigo oo waliba dawlada axsaan lagaga raadsado. Wax walba ooy Jadiidiyo iyo Ictisaam xarakada ka sheegaan waa arimahan waxa markasta qalbigeyga jaceylka xarakada ku suga. Dadka sida munaafiqiinta u hadlana Rabbi subxaanah qalbigeyga karaahiyo ayuu uga buuxiyay. Markasta oo la isqabtana anu koleey ninka dhahaya hubka hala dhigo ayaa dad iigula xun. Ilaahay subxaanah muslimiinta tawxiidka khaaliska ah haku mideeyo oo dadka jihaadka jecel hanoo xafido oo hanoo badiyo.

  • @abdihakiinnour4084
    @abdihakiinnour4084 2 дні тому

    Sheekh ismaaciil uu dhintay ilaahay ha unaxariistee

  • @yunisgaming3973
    @yunisgaming3973 2 дні тому

    Aad io aad lkn muqalka 10 daqooqo melha kasoodhig adigoo qaybo kadhigyo

  • @GuleidAli-l6l
    @GuleidAli-l6l 2 дні тому

    Sh Maxamed Maxamuud sida uu munkarka u necbaa Ilaahay yaab ayuu ku keennayaa wallaahi , cid uu ka haybdaysan jiraynna ma jirin aan Ilaahay ahayn .

    • @LearnTawhid
      @LearnTawhid 2 дні тому

      Ninkan shabab kujira hadaad kahadlaysid, isagaa munkar kujirabee.. mu isnici?

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 День тому

      @@LearnTawhid munkarka uu kujiro eed ku ogtahay bal noo sheeg ninyahow?

    • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
      @AxmedmaxamedCabdi-d7y День тому

      Munkar iyo fisqi niman ad taageersantahey aya lagu ogyahey​@@LearnTawhid

  • @cabdishukursaleban-eh7pk
    @cabdishukursaleban-eh7pk 2 дні тому

    Adeer beriga suufiga ahayd iyo hadaba waad inxiraafsan tahay Ee waanu ku sugay naa inaad noso noqoto, Alle na utoobad keento, cilmiga na aad kusoo noqoto madarasadii beereed aynu isugu nimaadno.

  • @ibnucadaani677
    @ibnucadaani677 2 дні тому

    Ilahay baqa muslin la qarxiya waa ehlu naarnimo e

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 дні тому

    Masha Allah waa taariikh mudan baal dahab ah in lagu qoro!!

  • @NaimaHajjiqureish
    @NaimaHajjiqureish 2 дні тому

    Walahi waxan xaq aheen kuma hadlin manacabsanayo maxayeeli maxamad Sayeed bare ayasba kusheegi inuudhami kuwakadanbeeyay wanikii qurankabeeniyi sas madhaheen haduucabsanayo

  • @MoysanSaed
    @MoysanSaed 2 дні тому

    Mujrimiin ba tihiin ilahay umada ha idinka qabto

  • @GuleidAli-l6l
    @GuleidAli-l6l 2 дні тому

    Sh Faruur cooshaar , Isaaq , HJ , Samane . Burco nin laga jecel yahaybuu ahaa , oo munkarka aad u neceb . Waxaan xasuustaa 2007 dii khudbadihii uu shaarica ka geli jirey , in dumarku ay dahabka u dhiibi jireen oo odhan jireen "Jihaadka ku bixi" . Nin mucjiso ahbuu ahaa ninakani .

  • @saalaxjimcaale3844
    @saalaxjimcaale3844 2 дні тому

    Dantakobad ee isojidatay wa walalkay kola amirki islamka bariga somaliya sheekh abuzubayr raxima lah kahadalkisa❤❤❤

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 3 дні тому

    Odayga cabsida uu ka qabo qolada uu la joogo waa laga dareemayaa

  • @MaahirMacalin
    @MaahirMacalin 3 дні тому

    ❤❤❤

  • @marwanahmed619
    @marwanahmed619 3 дні тому

    Alshaab miyaa UA-cam dhex fadhida 😂

    • @mohamedali-f6c
      @mohamedali-f6c 3 дні тому

      @@marwanahmed619 ma ila aragtay xayeesiin waaye si lacagta umadda loo baado ninka ay meesha ku wareesanayaan waa kan u qaabishan baada

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 2 дні тому

      Haha maxuu sheegay oo hada aad dhibsatay adigu? Mida kale UA-camka waxaa kujira yuhuud,nasaaro majuus buudiyo, munaafiq iyo murtad iyo dad muslimiin ah, maxaa muwaxidiinta udiiday inay siday wax udhaceen u sheegaan.

    • @marwanahmed619
      @marwanahmed619 2 дні тому

      @@abdullahalmuwaxid9643 waxaad sheegtayba ayaga kadaran arxan lawayasha

  • @cabdulaahisaciidcabdi
    @cabdulaahisaciidcabdi 3 дні тому

    Masha Allaah ilaahey ha idin barakeeyo is laamku adinkaa u maqan ❤❤❤

  • @mohamedali-f6c
    @mohamedali-f6c 4 дні тому

    Dhibaatada uu umadda muslimka ku haayo Allah ka qabto yaa allaah kuwa diintaada ku qaraabto umadda ka qabo oo aduunka ku ciqaab

  • @قصص-ت3ج
    @قصص-ت3ج 4 дні тому

    Waan wada dhageystay micnahedana ma ahan in aan in raacsanahay ee waa anoo aminsan qofkasta in waqti lasiiyo kadibna aad go'aan gaarto arinta Axmed si dhamestiran maanta waan inkaga dhageestay waxaa dhiman arinta Roobow waxaan xasuustaa qudbo ujediyay ayantii dagaalkiisa uu sii darnanayay oo uu yiri talada 6 nin beey gacanta ogu hartay bal si faah-faahsan qof ooga hadlo mar keeno .

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 19 годин тому

      Ma run bey sheegayaan kuwaan marka beentiisa hada waxyaabo badan oo uu ka tagay o aniga aan garan haayo ayaa ku jirtaaa marka beenalayaashan tuugada ah o rabay somalia kaligood inay qabsadaan ayay ahaayen XASSAN DAHIR AWEYS maxuu oga cararay AXMED MADOBE wunaga qaldanaa ayu dhahaye ABU BAKAR AL SEYLICI maxay ku dileen war waxaan tuugo weye AXMED MADOBE unbaa si fcn yeelay DHANGAD la dhacay

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 4 дні тому

    Soo badiya walaalayal

  • @alwafaa3
    @alwafaa3 5 днів тому

    Masha allaah waa xalaqo qiimo badan allaah ha xifdiyo sheekha ,shaahadana ha ku arzuqo Waxaad isoo jiitay Kuna ta'athuray qisada istish'haadka abuu zubayr taqabalahullaah

  • @xajiadankoofi7454
    @xajiadankoofi7454 5 днів тому

    Hhh yaab

  • @khalidhussein6551
    @khalidhussein6551 8 днів тому

    Niman yahaw Hasa run Rabta joojiya shacabka nasaakiinta aad xasuuqeysan ,joojiya waxan aad leedihin alqaacida nahay anaga somali muslim ayan nahay wadan keena ayaa naquseeya.

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 15 днів тому

    ❤❤ waxan Ka arki iyadoo tigtooglawareejinaa wareeysiyadaan San uridinaay wanheli

  • @madridistahalamadrid9656
    @madridistahalamadrid9656 18 днів тому

    Wall ki todobadka soogali wali mahayno

  • @mubasharabdi9391
    @mubasharabdi9391 Місяць тому

    Tuugo ayaa tihiin cadow ah dalka alle ha idinka qqbto mooryan yahay