AN PODCAST: Xureyntii Magaalada Kismaayo.Sheekh Xasan Yacquub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 57

  • @cabdulaahisaciidcabdi
    @cabdulaahisaciidcabdi Місяць тому +4

    Masha Allaah ilaahey ha idin barakeeyo is laamku adinkaa u maqan ❤❤❤

  • @JamalYare-z5z
    @JamalYare-z5z Місяць тому +8

    Al shabaab lacnad Alle ha idinku rido na qarxiya intaad na gaalaysisan

  • @saidhassan3274
    @saidhassan3274 28 днів тому +2

    Shayaadiiin aan allah aqoon ayaa tihiin

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 26 днів тому +1

      Axmed madoobe iyo xasan sheekh madax bay kuu yihiin Haye!!!😅

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 11 днів тому

      ​@@HAMSEABDISAMADAHMEDxasan sheekh iyo axmed madoobe umada ma qarxiyaan adeer

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 День тому

      ​@@HAMSEABDISAMADAHMED dhiiga muslimka ayaa xalaaleysateen. Gaalo idinka aan aheen majiraan

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED День тому

      @@abdifitahabdullahi4675 dhiiga muslinka ILAAHAY baan ka magangalnay lkn adigu ma waxaad raali kutahay in kitaabka ALLE aanan waligiis laysku xukumin . WLLHI bayna dhacaynin , waanu u dhimanaynaa in kitaabka ALLE uu taliyo.

  • @wlljafit13
    @wlljafit13 6 днів тому

    alshabab waa masibo soomaliya losodiray masiba ale haku ride 🤲meqa wil soomali iyo gabdho aqon leh dartoda adun uwaayen nin kaan garka wen waa cawaan calosha ha waregate🤲

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Місяць тому +3

    Masha Allah waa taariikh mudan baal dahab ah in lagu qoro!!

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому +1

      Hooyada noogu sheeg hade baal dahabka hanogu qorteee

    • @Faisalartan
      @Faisalartan Місяць тому

      ​@@Abdikahinshukri-gx2cbcay waxan ehen mataqanid hadii ciil qabto meshe jogan wataqana aad 😂

    • @AbukarCadde-p1h
      @AbukarCadde-p1h Місяць тому +1

      ​@@Abdikahinshukri-gx2cb gaalow waqtigina wuu dhamaday I.a mardhow mujahidinta fillo ina madow waa laga xureyn dona

  • @khalidhussein6551
    @khalidhussein6551 Місяць тому +4

    Niman yahaw Hasa run Rabta joojiya shacabka nasaakiinta aad xasuuqeysan ,joojiya waxan aad leedihin alqaacida nahay anaga somali muslim ayan nahay wadan keena ayaa naquseeya.

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim 19 днів тому

    dadka kaliya Badda iyo birigaba xabashida ka hor istaaagi kara.
    VIVA.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 11 днів тому

      Tuugo weye mooryaan ah

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 День тому

      Kkkk miskiin yaaka hor istaagi karo , Alshabaab waa jawaasiis gaalo soo dirsaty oo dowladnimada diidan

  • @Afro.1
    @Afro.1 Місяць тому

    2008 aniga waa ku biiraye al shabaab dagaal axmed madoobe aniga jira via afmadoow burta khumba 😢 manta aniga waxay shacab kismayo 2025 ❤

  • @maahabdi5317
    @maahabdi5317 26 днів тому +1

    Mujrim

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 Місяць тому +7

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin
    Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo
    Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo
    Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah
    Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee
    Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 11 днів тому

    Balaayo idinla jihaaday😢 Ma somaliya aya jihaad ka jiraa?

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому +1

    BAKHTI DHEH WAX SHAHIIDAY MAJIRTEE

  • @shuceibfarah8727
    @shuceibfarah8727 Місяць тому +2

    Laba qawaarij iswareysaneyso alle ha idinka qabto muslimka

  • @ahmednuur8739
    @ahmednuur8739 27 днів тому

    Shayaadiin ilaahay Iyo umadiiba isku diray baa tihiin mardhowna waala idin cidhib tiri doonaa idamka alle
    Gaalo idinkaa ah diinta ilaahayna ka been sheegay

  • @HAMSEABDISAMADAHMED
    @HAMSEABDISAMADAHMED 26 днів тому

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 12 днів тому

    kanoxow nafta waa

  • @raashiduudocumentary6728
    @raashiduudocumentary6728 Місяць тому +1

    Xamar xoreysta aderayaalow anaga naga wareejiya shiikh aa na xukunee😮

  • @SiyadBare-o1d
    @SiyadBare-o1d 29 днів тому

    2009 wxan xasusataaaa idamadiii Ahmed madobe in ay afamdow ay kazoo baxen ayy xagar kazoo duled wx an 10 dhameen ayaa labtay dhamaan askartiii sodushay wla layy wags Alshibaab wx madubi Jirin miyaaa askarta waagas Talefona iyo hub ayy kaheleeen dadka deganka shabbat Hal nin oo Shekh guli ladhihi jiry ayaaa ugu dhinty masjid xagar ayuuu kitab ka aqrin jiry

  • @AbdiwaliAhmed-w6m
    @AbdiwaliAhmed-w6m Місяць тому +1

    Aakhiro ayaa inoo bln ah

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 Місяць тому

    Orgi orgi dhalay wajigaaga dhiig islaamka kamuuqda diin iyo imaantoona malihid xayawaanyahw

  • @WalaalYare-o6v
    @WalaalYare-o6v Місяць тому

    Sxp wa runta bari adan shire aaya hestay kismay0

  • @Alcadawi
    @Alcadawi Місяць тому +1

    Ari ay orgidiisu badan yihiin istaagaa waagu ugu dhammaadaa.
    Waa tan hadda soomaaliya waa 7 madaxweyne , midkastana asagaa talada gooy

  • @axmaddaahirmakaalmukarama9002
    @axmaddaahirmakaalmukarama9002 Місяць тому

    Dagaalka udhexeeya alshabab iyo dawlada waa mid kursi lagu raadinyo inta kudhimatana alla hacadaabo oo naarta haku fogeeyo alshabab

  • @cabdihadiibrahim9708
    @cabdihadiibrahim9708 Місяць тому +1

    Allah akbar

  • @AbdiwaliAhmed-w6m
    @AbdiwaliAhmed-w6m Місяць тому

    Mujrimiin baad tihiin

  • @ileeyska
    @ileeyska Місяць тому

    Tartamo ay iskolada u qabteen baan ka qayb galaxy 200 oo Somalia baad isii say sh xasanow😂😂😂😂

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому +1

    Been badanaa BARE HIRALE mesha markaas asaga heystay 1 waxa kismayo dagaal la'an BARE u ooga baxay 2006 maxkamadaha kadib wuxuu kuso laabtay 2007 o uu ka qabsaday qolyahii dowlada u shaqeynaye BADULLAHI YUSUF ilaa 27/8/2008 maalin ARBACO ah uu ka dhaco BARE HIRALE iyo ALSHABAB 3 beri ayuuna socday dagaalka marka sheekada iska sax

  • @mubasharabdi9391
    @mubasharabdi9391 2 місяці тому +2

    Tuugo ayaa tihiin cadow ah dalka alle ha idinka qqbto mooryan yahay

  • @HassanHilal-b5i
    @HassanHilal-b5i Місяць тому +1

    M.a

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому

    TAARIKHDA SAXDA AH XITA MAHAAYO KA WRN 22 AGOOSTO KULAHAA WAR 27 AGOOSTO AYAY AHEYD SHACBAAN AYAYNA AHEYD 1 SEPTEMBER 2008 RAMADAN AYAA BILOWDAY

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 День тому

    Kkkk maxaa xureyseen waa idinkii leydinka xureeyey oo leydiin eryaday😂

  • @BashirMaxamed-p3y
    @BashirMaxamed-p3y Місяць тому +1

    Nacalad idinku dhacday islaamka wa foolxumeysen shaambad xuna kudhajiseen dhiiga islamkana wa daadisen

  • @قصص-ت3ج
    @قصص-ت3ج Місяць тому

    Waan wada dhageystay micnahedana ma ahan in aan in raacsanahay ee waa anoo aminsan qofkasta in waqti lasiiyo kadibna aad go'aan gaarto arinta Axmed si dhamestiran maanta waan inkaga dhageestay waxaa dhiman arinta Roobow waxaan xasuustaa qudbo ujediyay ayantii dagaalkiisa uu sii darnanayay oo uu yiri talada 6 nin beey gacanta ogu hartay bal si faah-faahsan qof ooga hadlo mar keeno .

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому +1

      Ma run bey sheegayaan kuwaan marka beentiisa hada waxyaabo badan oo uu ka tagay o aniga aan garan haayo ayaa ku jirtaaa marka beenalayaashan tuugada ah o rabay somalia kaligood inay qabsadaan ayay ahaayen XASSAN DAHIR AWEYS maxuu oga cararay AXMED MADOBE wunaga qaldanaa ayu dhahaye ABU BAKAR AL SEYLICI maxay ku dileen war waxaan tuugo weye AXMED MADOBE unbaa si fcn yeelay DHANGAD la dhacay

  • @HassanHilal-b5i
    @HassanHilal-b5i Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому

    HHHHH WAXAAS DHEER O WAR AH AL SIYID AXMED UNBAAD U JEEDEENE ISKA HADLA DAMEER AAD LEEDAHAY YEERTIISA MAXAY KAA DHIBEYSAA DAMER YACQUUB YEERTADA WAXBA NAGAMA DHIBEYSO

  • @mohamuudsaacid2931
    @mohamuudsaacid2931 Місяць тому +1

    Axmed wuu idinka saxnaa, wuuna idinka saaray kismaayo.

    • @OmarAbdi-g3u
      @OmarAbdi-g3u Місяць тому +1

      Wax u saari kare maleh madoobe kenya aya qabsate mesha wana laga saari doona insha allah iyaga iyo dabadhilifyadeyda

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому +1

      ​@@OmarAbdi-g3umarkii hooyadaa aan wasno sow maahan diyar waye markas wanka baxeynaa

    • @ahmedw5
      @ahmedw5 Місяць тому

      ​@@Abdikahinshukri-gx2cb hadaan nolol kugu gaadhi wayno, aakhiro bay inoo tahay. Hadal kaaga waa hadal moryaan. Wadankan waxaa qaban doona wadaadadaas, jeclow ama ha jeclaanin.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Місяць тому

      ​@@OmarAbdi-g3u qoladiina carabta idinla socoto mxay thy? 😂😂😂.
      Midkle, Ayad quraanka ahed" Hadii aad isku khilaaftaan ama isku qabsataan shey, ulaabta Qur'aanka & Sunnada".
      Maxaad ubaadaan dadka, u dulsaartaan lacag aysan awoodin. Tusaale, qof beertiisa beeranayo lcg xad dhaaf ah ladulsaarey, markuu yiri ma awoodi lcgtaas.
      Waxa la amrey inu cagafta geliyo. Uu baabi'iyo beertii dhan.
      Waxaas islaanimo miyaa?

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 26 днів тому

      ​@@Abdikahinshukri-gx2cb dastuur miyaa layniga celcelinaaya .
      Yac , wax waad fahmi doontaa Ln ee Marka Hore dhinta . !

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 11 днів тому

    Ismacil injineer miyaa wariyaha😂😂

  • @madridistahalamadrid9656
    @madridistahalamadrid9656 Місяць тому

    Wall ki todobadka soogali wali mahayno

  • @maahabdi5317
    @maahabdi5317 26 днів тому

    Maalin un wa laguso qabandona

  • @Alcadawi
    @Alcadawi Місяць тому

    Ari ay orgidiisu badan yihiin istaagaa waagu ugu dhammaadaa.
    Waa tan hadda soomaaliya waa 7 madaxweyne , midkastana asagaa talada gooya.