Qaaraami Lyrics
Qaaraami Lyrics
  • 101
  • 1 169 404

Відео

Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Aamina Feer heestii guur hayga filanine, gurigayga ii dhaaf Lyrics
Переглядів 147День тому
Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Aamina Feer heestii guur hayga filanine, gurigayga ii dhaaf Lyrics
Ninka dila abeesee Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiyo Cali hees daydayo asaagey Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 133День тому
Ninka dila abeesee Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiyo Cali hees daydayo asaagey Lyrics #qaaraami_lyrics
Cagta wadada saar, Axmed mooge mooge iyo xaliimo cabdi cagta wadada saar Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 10014 днів тому
Cagta wadada saar, Axmed mooge mooge iyo xaliimo cabdi cagta wadada saar Lyrics #qaaraami_lyrics
Saalax Qaasim heestii Waqtigu nacasaysanaa , Weelkaagu hadaanu buuxin, weedhaadu itaal yaraa Lyrics
Переглядів 16414 днів тому
Saalax Qaasim heestii Waqtigu nacasaysanaa , Weelkaagu hadaanu buuxin, weedhaadu itaal yaraa Lyrics
Guur wacan Allahayow , Maandeeq heestii guur wacan Allahayo, gaduu rabo Allahayow,#qaaraami_lyrics
Переглядів 139Місяць тому
Guur wacan Allahayow , Maandeeq heestii guur wacan Allahayo, gaduu rabo Allahayow,#qaaraami_lyrics
Sida Layla iyo Qays, Cabdi Xasan Dige Heestii Sida Layla iyo Qays Lyrics, Luquntaadiyo laafyahaaga
Переглядів 143Місяць тому
Sida Layliyo Qays Yaan U Laasimayoo Hurdo Kaama Ladoo Qalbigaad Lulataa Lama Yeesho Xidhiidh Dumarkii Lumiyoo Adigaa Igu Lamaan Luquntaada Iyo Laafyahaaga leeg Leeg Socodkaaga Ayaa Ayaa Ayaa Yaa i Laab Kiciyee Sida Laydha Qabow Iyo Liiqa Cadceed Laxawgayga Dareen Lubigaad Galisee Liqi Waayey Cuntoo Caashaq Bay i Lurayoo Laqanyaad Noqotee Luquntaada Iyo Laafyahaaga leeg Leeg Socodkaaga Ayaa Ayaa...
Axmed Mooge aan damaq jacayl, iyadoo doog dhex jiifto ,daawanaysa ubaxoo Lyrics #Axmed_Mooge #qaaci
Переглядів 253Місяць тому
Axmed Mooge aan damaq jacayl, iyadoo doog dhex jiifto ,daawanaysa ubaxoo Lyrics #Axmed_Mooge #qaaci
Hogob caleenliyo adoo hadh jiifaa ' Maxamed Mooge heesti Nabsiga hiishaan Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 582Місяць тому
Heesta =Nabsiga Hiishaan Luuqda = Maxamed Mooge Liibaan Erayadii = Abwaan Xaaji Gujis Laxankii = Maxamed Mooge Liibaan LYRICS: = Qaaraami Lyrics Qoraalka Heesta (Lyrics) Imisaan ku hor joogayoo Wanaag kaa hidinaayayoo Iskadaa hadal toosane Warba kaa heli waayoo Wejiga aad iga hiiftay Adduun waa hadh wareegga Waa habeen iyo maalin Isu soo hirdamaaya Waa habow iyo toos Is hareera socdee Waayihii ...
Xasan Diiriye Cidlo gacal la'aan' gabal igu dhacayaa' Gudcurkoo madow Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci
Переглядів 3342 місяці тому
Xasan Diiriye Cidlo gacal la'aan' gabal igu dhacayaa' Gudcurkoo madow Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci
Wada nolaadoo Shay Mire Dacar heestii wada noolaadoo, Nabad ku waaraa Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci
Переглядів 1862 місяці тому
Wada nolaadoo Shay Mire Dacar heestii wada noolaadoo, Nabad ku waaraa Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci
Saalax Qaasim gobsanaa habalayagu' Marka guudka loo dabo Lyrics #qaaraami_lyrics #salax_qasim #qaaci
Переглядів 3272 місяці тому
Saalax Qaasim gobsanaa habalayagu' Marka guudka loo dabo Lyrics #qaaraami_lyrics #salax_qasim #qaaci
Digfeer iyo Siraad Cabdulle heestii Markuu Geelu ubadkii Lyrics #digfeer #qaaraami_lyrics #qaaci
Переглядів 3582 місяці тому
Heesta: Marka Geelu Ubadkiyo Codadka: Axmed Y. Digfeer Iyo Siraad Cabdulle Qoraalka: DHUGMAAL LYRICS qoraalka Heesta (Lyrics) ☆ Siraad Cabdulle ☆ Markuu geelu ubadkiyo Ilmahiisa diidee Ag fadhiisan waayee Geedaha ugbaadka ah Uu eegi waayee Indhaha uu ka laliyee Ololee habeenkii Kolba oodda jabiyee Amakaago kii waday Siduu ugu arrimin jiray Uurka waxaan ku haystiyo Halkaan aa ka leeyahay Rag waa...
Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 3,8 тис.2 місяці тому
HEESTA : Dhalanteed ERAYADA: Maxamed cali kaariye CODADKA: Xasan Diiriye iyo Hibo Nuua Qoraalka : Qaaraami Lyrics QORAALKA HEESTA (LYRICS) ☆ XASAN DIIRIYE ☆ Nimuu dhabarku jabanyahay Dhaqdhaqaaqi maayee Sidaan dhawr habeen qaday Dhafooradu I jiidmee Waa dhaawacaagii Waxaan aan la dhuubtee Markii aan ku dhawraba Dhibaa ii kordhaysee ☆ HIBO NUURA ☆ Markii hore dhitiyo subag Dhaay baan filaayee Dh...
Asluub badaney Amaan badaney Lyrics , Liuqdii Magool iyo Maxamed Good Shimbir #qaaraami_lyrics
Переглядів 583 місяці тому
Asluub badaney Amaan badaney Lyrics , Liuqdii Magool iyo Maxamed Good Shimbir #qaaraami_lyrics
Quruxda yaan u leenahay, Qalabka yaan usidanaa Lyrics Hibo Nuura iyo Khadra Daahir #qaaraami_lyrics
Переглядів 4493 місяці тому
Quruxda yaan u leenahay, Qalabka yaan usidanaa Lyrics Hibo Nuura iyo Khadra Daahir #qaaraami_lyrics
Xabiibo Xasan Tooxow heesti Beer jacayl , baryahaan anaa faloo Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci #kaban
Переглядів 563 місяці тому
Xabiibo Xasan Tooxow heesti Beer jacayl , baryahaan anaa faloo Lyrics #qaaraami_lyrics #qaaci #kaban
Xan iyo beeni waa iga Xaaraan , Xalayto miyaan hurdada laday, Lyrics Nuur iyo Mako #qaaraami_lyrics
Переглядів 4113 місяці тому
Xan iyo beeni waa iga Xaaraan , Xalayto miyaan hurdada laday, Lyrics Nuur iyo Mako #qaaraami_lyrics
Magool Jaaw nabad galyo , Xaliima Khaliif Magool heestii Jaaw nabad galyo Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 1273 місяці тому
Magool Jaaw nabad galyo , Xaliima Khaliif Magool heestii Jaaw nabad galyo Lyrics #qaaraami_lyrics
Daan bari adoo yaal Xasan A Samatar iyo Aamina Cabdulahi heestii Daan bari Lyrics #qaaraami_lyrics
Переглядів 4493 місяці тому
Daan bari adoo yaal Xasan A Samatar iyo Aamina Cabdulahi heestii Daan bari Lyrics #qaaraami_lyrics
Maxamed Mooge Waxaan tagay Shacbaankii markii aad Shib iga tiri Lyrics #Qaaraami_Lyrics #mooge
Переглядів 4543 місяці тому
Maxamed Mooge Waxaan tagay Shacbaankii markii aad Shib iga tiri Lyrics #Qaaraami_Lyrics #mooge
Sahra Axmed iyo Maxamed Dhabarlow heestii haduu beerku qeybsamo Lyrics #Qaaraami_Lyrics #kaban
Переглядів 1403 місяці тому
Sahra Axmed iyo Maxamed Dhabarlow heestii haduu beerku qeybsamo Lyrics #Qaaraami_Lyrics #kaban
Maxamed Nuur Giriig Heestii Qawl baxay la moodyeey xubnahaaga qoran Lyrics #Qaaraami_Lyrics #kaban
Переглядів 5033 місяці тому
Maxamed Nuur Giriig Heestii Qawl baxay la moodyeey xubnahaaga qoran Lyrics #Qaaraami_Lyrics #kaban
Kinsi Xaaji Aadan iyo C/laahi Cumar Xarago Heestii Wajiyaal is xasuusta Lyrics #Qaaraami_Lyrics
Переглядів 1633 місяці тому
Kinsi Xaaji Aadan iyo C/laahi Cumar Xarago Heestii Wajiyaal is xasuusta Lyrics #Qaaraami_Lyrics
Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiyo Cali Ninka dila Abeesee ubadkeeda daayaa, Daydayo asaageey Lyrics
Переглядів 1403 місяці тому
Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiyo Cali Ninka dila Abeesee ubadkeeda daayaa, Daydayo asaageey Lyrics
Maxamed Nuur Giriig heesti Boodhari sidiisii , Barashada jacaylka Lyrics #Qaaraami_Lyrics #Giriig
Переглядів 263 місяці тому
Maxamed Nuur Giriig heesti Boodhari sidiisii , Barashada jacaylka Lyrics #Qaaraami_Lyrics #Giriig
Maxamed Nuur Giriig Heestii Suleekhaay aragaagu Lyrics Qaaraami Xul #Qaaraami_Lyrics #Giriig #qaaci
Переглядів 1283 місяці тому
Maxamed Nuur Giriig Heestii Suleekhaay aragaagu Lyrics Qaaraami Xul #Qaaraami_Lyrics #Giriig #qaaci
Digfeer iyo Siraad Cabdulle Ugaas Markuu geelu ubadkii Lyrics #Digfeer ##Siraad_Cabdulle #Qaaraami
Переглядів 2963 місяці тому
Digfeer iyo Siraad Cabdulle Ugaas Markuu geelu ubadkii Lyrics #Digfeer Siraad_Cabdulle #Qaaraami
Maxamed Nuur Giriig Heestii Gama,ayeey Hurdada dheer Lyrics #Qaaraami_Lyrics #qaaci #Giriig #kaban
Переглядів 1383 місяці тому
Maxamed Nuur Giriig Heestii Gama,ayeey Hurdada dheer Lyrics #Qaaraami_Lyrics #qaaci #Giriig #kaban
Maxamed Mooge heestii soo soco wax ii sheeg Lyrics #Mooge #Qaaraami_Lyrics #qaaci #Heesihii_Hore
Переглядів 1143 місяці тому
Maxamed Mooge heestii soo soco wax ii sheeg Lyrics #Mooge #Qaaraami_Lyrics #qaaci #Heesihii_Hore

КОМЕНТАРІ

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 13 годин тому

    Baydhabo jinaay

  • @KhadaRMaxamad-w1y
    @KhadaRMaxamad-w1y 4 дні тому

    Dheeman what time are

  • @YusufAbdi-ue9rh
    @YusufAbdi-ue9rh 5 днів тому

    Waaaaaw ax yaa hees iyo cod mcn alaha ku naxaristo

  • @cadnaantitanic-z1l
    @cadnaantitanic-z1l 5 днів тому

    Hees wadhaftay tan❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 13 днів тому

    Ninka dila Abeesee ubadkeeda daystaa daajee rabaystaa dib u qoomameeya. AHN Mohamed Nuur Giriig

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 18 днів тому

    • Wakhtigu Nacaseysanaa • Waayuhu Yaab Badan Ogaa • Dhalintu Waji Garadsanaa • Weelkaagu Haddaanu Buuxin • Waxsaarku Ku Qaban Ogaa • Weedhaadu Itaal Yaraa • Walaalkaa Kolay Ku Tahay • Baryadu Weydaysanaa • Wax Hayntu Mar Fiicanaa • Wanaagaan Dumar U geystay • Abaal Hore Looga Waayey • Miyay Wadhidu Iga Raacday ? • Jaceylku Rag Wiirsigiisa • Waxyeelo Unbuu Yaqaanaa • Warmaha Yaa Noogu Dhiibay ? Fanaan saalax Qaasim naaji Wuxuu ka soo jeeda Deegaan ahaan Gobalka Banaadir, wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho Sanadkii 1943, hadda wuxu ku noolyahay egland ama UK boqortooyada engiriiska. Salax waa fanankii ugu horreeyay ee somaliyeed ee Copyright u Samaystay hiisihiisa, Saalax sidookale waa laxameyste iyo Majaajilayste. Heesaha uu qaado fanaankani waxay u badanyihiin jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag sheegid. Heeesaha Saalax Qaasim waxa kamida kuwan:- -baxsaney-hargeysaay -Aniguba baryaha qaar -Wacaneey aduunyada -Wakhtigu -Cishqigu waa dabayl -Miyay wadhigu iga raacday -Ruun iyo Roone -Hawlahaagu badanaa -Dhoolaha qosol -Alla Barashooy -Magac ‘Moog Iyo Jaceyl -Moog Iyo Jaceyl /Kalgacaylku -Ka buldheh -Hayaan -Gari Makaa Baxdaa -Garaadlaay -Basra -Badweyn -Adaa baray -Doob Qalanjadiisa -Gar Ma Ku Gashaa -Waqtigu -Gari Makaa Baxdaa

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud 27 днів тому

    Alaha u naxaristo abwanki ereyada lahaa m cali kariye

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Місяць тому

    Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1973 Waxayna ku jirtay riwaayadii aabahay Ka Samray ADIGA 1973 KAARIE AHN #Laxanka U/ Xasan Sabriye ( Xasan Great) AHN Luuqda Maandeeq iyo TUBEEC AHUN

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Місяць тому

    ERAYADII M C KAARIYE ALLE HAW NAXARIISTO DHAKHTARKII JACAYLKA

  • @hamdiiina
    @hamdiiina Місяць тому

    Masxdiyo qalbiyo uga mermayaa hala isheego💔😢 gormee iga tagayaa 6month ago

  • @MahdiMohamud-r6h
    @MahdiMohamud-r6h Місяць тому

    Aad iyo aad

  • @oamaer
    @oamaer Місяць тому

    Allahu Yah Rahma Abti Hanuuniye

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abdullahiabdi-bm8kl
    @abdullahiabdi-bm8kl 2 місяці тому

    7/8/2024 💔😢

  • @abdikeniahmednour3780
    @abdikeniahmednour3780 2 місяці тому

    Intiina heestaa tiktok ka soo raacday 👍

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 2 місяці тому

    Hees ka weyn

  • @AhmethAkhyaar
    @AhmethAkhyaar 2 місяці тому

  • @hamdixurmo
    @hamdixurmo 2 місяці тому

    Hees kamida heesahaaan oogu jeclhyy hesaha xasan adan❤😢

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому

    #ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵ 00:29​ Walow aan ku caashaqay 00:32​ Oon calanka kuu sudhay 00:34​ Camal xumada qaarkeed 00:40​ Walow aan ku caashaqay 00:43​ Oon calanka kuu sudhay 00:46​ Camal xumada qaarkeed 00:51​ Layguma celceliyoo 00:55​ Anigaa ka caaganee 00:59​ Layguma celceliyoo 01:04​ Anigaa ka caaganee 01:08​ Caga dhigo bilaash baad 01:11​ Caga dhigo bilaash baad 01:14​ Laydha u cabaysaa 01:19​ Caga dhigo bilaash baad 01:22​ Caga dhigo bilaash baad 01:25​ Laydha u cabaysaa 02:15​ Cambayahow bislaadee 02:18​ Cunista uun u baahani 02:21​ Walow aad cad 02:22​ Nool tahay 02:27​ Cambayahow bislaadee 02:30​ Cunista uun u baahani 02:33​ Walow aad cad 02:34​ Nool tahay 02:38​ Cid laguuma waayinee 02:42​ Waxaa jira carada wali 02:47​ Cid laguuma waayinee 02:51​ Waxaa jira carada wali 02:56​ Gabdho kaa cudoonoo 02:59​ Gabdho kaa cudoonoo 03:02​ Ku cadiban aduunkee 03:07​ Caga dhigo bilaash baad 03:13​ Laydha u cabaysaa 03:19​ Caga dhigo bilaash baad 03:21​ Caga dhigo bilaash baad 03:24​ Laydha u cabaysaa 04:35​ Cakuyee kalgacalkii 04:37​ Igu helay caraabada 04:41​ Kama caafimaadine 04:47​ Cakuyee kalgacalkii 04:49​ Igu helay caraabada 04:52​ Kama caafimaadine 04:58​ Walow aan codkaygiyo 05:02​ Heesaha Ku ciil baxay 05:07​ Walow aan codkaygiyo 05:11​ Heesaha Ku ciil baxay 05:16​ Caga dhigo bilaash baad 05:22​ Laydha u cabaysaa 05:27​ Caga dhigo bilaash baad 05:34​ Laydha u cabaysaa. :::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: 𝐗𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗳𝗼𝗼𝗹𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗫𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗮𝗹𝘆. 𝗥𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝘂𝘂𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗰𝗻 Mulaxamkii ugu Cajiibsanaaaaaa Alfanaan Cumar dhuule Ali...AHUN. Erayada Cumar Mahdi Dhuule AHUN Laxanka Cumar Mahdi dhuule AHUN Kabanka Cumar Mahdi Dhuule AHUN Luuqda Cumar Mahdi Dhuule AHUN

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому

    ERAYADA HEESTA LYRICS #AaminaCabdilaahiAHUN Daan bari adoo yaal Cirkoo doollo ka onkoday Beeshoo ah doog raac Adna awrta dabar Li'i Intooy kaaga daateen Labbaddaadi aar dilay Dusha waxaad ka raratana Kolay tahay dameer hayn Reerkii kaa dul guuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala Oggaataaa Anna maanta dabacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo adaa jira Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Addaa doolo iyo hawd Deegaanta taalliyo Doogga u hawooddee Ninkaan daaqsin maqaleed Daruuraha ku hoorriyo Duleedkiisi ka cabbayn Darraankiisii oo madhan Xarragana iskaga tegay Diiftiyo Jacaylkiyo Diihaalka kaa baddan Waayahana kaa daran Danta hawla Cabbanine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayyan Nabaradda damqanayaa Waa dabbar wakhtigu siddo Deeqddii ALLE-NA maqan #AaminaCabdilaahiAHUN Duunyada Oo ceel qabad Darran cuna kaliishii Doqon silic waraabshiyo Addoon geesi daafaca Midna ceelal-yo u diran Xoolahoo daf soo yidhi Darka kaagii oo tuban Daan gaslahaa waraabshee Kii sii dur duurshiyo Doobkii wax kugu tara Markay danni ku haysaad Dadba kala Oggataaa Anna maanta debacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo addaa Jirra Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Koluu daad mareenkiyo Dacda nugulku kuu dhaco Ama uu dadba U baxo Oon lama dareertee Ninka WEBBI diraaciyo Dur dur maro agtiisee Biyo uu u doontiyo Dunquruur ka quustee Galaan beenyo dari karin Duunyana warkeed nacay Waayahaana kaa daran Danta hawla caba-nine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayan Nabaradda damqanayaa Waa dabar wakhtigu siddo Deeqdii ALLE-NA maqan __________________________ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynaya Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi AHUN.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому

    ERAYADA HEESTA LYRICS #XASANDIIRIYE Nimuu dhabarku Dhabarku Jaban yahay Dhaq dhaqaaqi maayee Sidaan dhawr habeen qaday Dhafooradu i Jiitee Waa dhaawacaagii Waxanaan La dhuubtee Markii aan ku dhawraba Dhibaa ii kordhaysee #HIBONUURA Markii hore dhitiyo subag Dhay baan filaayee Dhiil madhan adoo sida Dhabta igaga tuurtee Dharab orodka xoolaha Dhurwaagaa ku Laayee Ani dhedo iyo ceeryaan Haygu odhan ka dhaansee Dhalanteedku waa midaan IGA dhaadhacayne #XASANDIIRIYE Ninkii dhiiranaan jiray Wakhtigaa dhantaaloo Dhaaxaan itaalkay Amba dhaban adaygee Dhudhun iyo Laxaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar kuguma dhaafine Dhadhaab bay hor yaalee #HIBONUURA Aqal dhinac banaan yahay Dhaxan kaama celiyee Dharaartii aan baahnaa IGU dhago adaygtee Dhuubkaa kolay tahay Kama helin dhaqaalee Waadigii i dhigay meel Dhamac iyo Abaaroo Dhalan teedku waa Midaan iga dhaadhacayne #XASANDIIRIYE Sidii dheeha geeloo Dhaameel hawdka daaqdoo Dhanihii Bulaaliyo Dhoobaale Joogtaa Ama tahay dhir canabaad Dhaayaha U roontee Weli waan dhursugayaa Inaan wada dhamaynee #HIBONUURA Ninkii dhuumanaayee Dhabarkiisu Muuqdee Dhakhso Loo Ogaadaad Sidiisii ka Dhigantoo Hadalkaa dhansaarka ah Kaa dhagaysan maayee EE Hadii ay dhab kaa tahah Dhaar may maraysaa Mise kala dhaqaaqnaye Sidaasaan ku dhaafaa?. ==================END. RAXMAANKU haw naxariisto EREYADA Mohamed Ali Kaariye AHN Laxanka BASHIIR XADDI AHN Codadka AHN XD faarax iyo HIBO.

  • @CabdixakiinMilo-xz2je
    @CabdixakiinMilo-xz2je 2 місяці тому

    Hees badha

  • @Najahbadal0
    @Najahbadal0 2 місяці тому

    Kaad dooneysee hedhe Lagu diido hada Usoo dagoo Kula dabab galee Kaa daawo oo La dakee hadaba Calaf lama dagoo Waa deeq illaah

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 місяці тому

    Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye

  • @AliRolle-cp1po
    @AliRolle-cp1po 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @MunaMohamed-j9t
    @MunaMohamed-j9t 3 місяці тому

    cawa wax jogaa mogadishu aan wali meel u dhaaafin 9/july 2024 2:29 wax ku talo jiraaaa ina mogadishu meel u dhaafo Meesha ey rabto ha noqato wax dhageysanaa heestii hibo nura ha firkarin nafteydaaaaa !allawo meel kheyar leh 😮😢😢

    • @Morgan-ge6nv
      @Morgan-ge6nv 27 днів тому

      Muna Nasiib wanaagsam. Hadaad tahay Daacad karti badan meel fog baad inshallaah gaadho doontaa. Ducadana ha ilaabin.

    • @mohadalmaryare285
      @mohadalmaryare285 26 днів тому

      Please ha joogsan iska bax soco waxbadan ayaa kuusoo kordhaayo qof 1mar safray waxuu la dhigmaa qof aqriyay inkabadan 1000book aa la dhaha nafta socodka wa u dawo ruuxi (raggu socodko ma daayee haduu mowdku daaimin) ama ragga(qofwalba) socodku wa u daw haduu mowdku daayee Just go adi😊

  • @FarxaanCabdi-qn5lz
    @FarxaanCabdi-qn5lz 3 місяці тому

    Allaayaa raxma 5/07/2024 habeen xasuus mudan

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 3 місяці тому

    Of.alle.hawnaxariistee.dhamaan.heestan.sulub.cumar.baa.alifay.ninkii.jacaylku.feentay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 3 місяці тому

    Aun waxa heestan midhaheeda alifay Yuusuf xaji aadan Qabile Laxankii aun Cabdikariim jiir. Codkii hiba nura .

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Erayadii Abwaan Xassan Ganey Laxankii Ahmed Nuur Jaango AHN Codkii Xaliimo Khaliif Magool AHN

  • @YuusufJaamc
    @YuusufJaamc 3 місяці тому

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 місяці тому

    Mirihii yamyam laxankii c.m.lugeey codka hibo nuura

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 3 місяці тому

    Of.alle.hawnaxariistee.kinsi.x.aadan.iyo.claahi.c.xarago.erayadii.axmed.saleebaan.bide

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Erayadii Abwaan Hadraawi AHN Laxankii Bashiir Xaddi AHUN Codadka M Nuur Giriig AHN & AHN Faadumo Ahmed Dhimbiil

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Hadraawi RAXMATULAAHI TACAALAA Maansooyinkiisa iyo Sugaantiisa DUMARKA iyo Haweenka adduunka iyo kuwa Soomaaliyeedba Aad buu Ugu Amaanay - Aan Soo qaato heestii Hablaha Geeska ee SAYID KHALIIFA Qaadi Jiray Erayadana ISLA abwaan Hadraawi Lahaa Ama ALifay/Hal abuuray. #HABLAHAGEESKA. Illayn gogoshu wehel ma leh Kuma galo adduunyada Ninna goonni-socodkoo Marwo garasho dheer baa Ninka raga u gudinoo Iyadaa guddoonkiyo Gadh-hayaa naftaadiyo Gaadiidka reerkiyo Gurgurshaaga noqotoo Arrin kula gorfaysee Haddaan gaari kula jirin Illaa noloshu guul ma leh Gocashada xanuunka leh Waxaan uga goleeyey Go'i waa barbaareey Gobi waxay ku dhaqantaa Garab waxay ka dhigataa Gallad waxay ku dheeftaa Samo waxay ku gaadhaa Gololadda haweenkee Hiddaheena gaarka ah Hablihii gabowgiyo Geerida ku sugi jiray Hablihii garayskiyo Xiran jiray guntiinada Hablihii gu' iyo dayr Sida baarqab golongolay Dhexda xarig ku goyn jiray Hablihii garaaraha Gaatan-socodka laafyaha Sida gorayga ciideed Gelbin jiray tallaabada Hablihii gun iyo baar Isha gacalo-eegtaa Gama aanay ledi jirin Hablii talada guunkiyo Gunti jirey xishoodkee Hadlakoodu gaabnaa Hablihii gef hooyiyo Qarsan jirey guhaadee Haday godolo soomaan Haddey gaajo liitaan Cidi aaney garan jirn Hablihii gammaan faras Iyo geela ugubka ah Guur doon ka bixin jiray Hablihii Gargaariyo Guuleed ku curan jiray Goldaloolo iyo ceeb Hablihii ka guban jiray Hablahaan gankoodiyo Hilibkooda gadi jirinee Haddii aad gujeysaan Guulguul ku leysaan Godol qudha ku moodaan Gabal kooda dumisaan Hadba tooda goosha ah Ganacleyda jabisaan Dadku gabanaa xooriyo Garrac ley yidhaahdaan Inagoo gumeyniyo Dhaqan guurey weeyee Gocashada xanuunka leh Waxaan uga gon leeyahay Godob aabbe faleybaa Ubadkiisa gocondhiyo Gumarshiga ku noqotee Gabi dheer ku dumisee Ninka inan ma geyda Golqaniin ku maalee Guraac kaga daneystow Waxaad gaax saneysiyo Gashigaad cuneysiyo Xumahaad galeysaa Ruuxey ka goï an tahey Gabadhaada weeyee Gafka aad faleysiyo Waxaad geysanasaa Galabkale ka sheekeyn Gebagebada sheekada Bal aan soo gunaanado Guddoonsiiyo jiiftada Gabigeed adduunyada Gobol-gobol u qaadoo Hablo weerar geli kara Hablo geela dhicin kara Hablo geesi dili kara Gobonimana hanan kara Hablo talada goyn kara Garta madal ka niqi kara Garashana iskaga mida Quruxdana ka wada gob ah Geesteena mooyee Gayi kale ma joogaan Markaynu halkaa kaga nimaadno Heestaa hablaha geeska oo hees Aad u mcn falsafad iyo erayo aad U qoto dheeri ku jiraana ah runtii Waxa kale oo cajiiba sida uu abwaanku Heestan kale ee amaanta iyo gobanimada Koobsanay u hal abuuray waa Cajiib runtii. Heestan Laftigeedu waxa ku jira Amaan Iyo Qurux walow ay U khaas tahay inanta Heestan Loo Sameeyey Haddana Tudducyada qaarkood waxay xusayaan Hablaa Soomaaliyeed inaanay Xagga Quruxdda KALA DHICIN, oo ay ka siman yihiin. Midba intii Alle ka siiyaba. Cajiib. Heestan Suleekha oo ah heesaha ugu mcn uguna bowda dheer guud ahaan heesahena soomaalida, waana heesaha aadka u qiimaha badan hadaba qisada heesta Abwaanka ayaa ka sheekeeyey oo aad Ugu nuux nuuxsaday. Una saafay Qisadeeda. Iyo siyaabahay ku timiba. Mana doonayo inaan suurad xumeeyo, Qisadeedu waa caan. oo abwaanka ayaa Si daah furan oo farshaxnimo leh u falanqeeyey, Hadaan waxoogaa ka iftiimiyo Ama Dulmar ka sameeyo, Qisada heesta Iyo shakhsiyada Suleekha, Sida Uu Abwaanku ka waramay Suleekha waa gabadh uu aad uga helay aadna u qurux badnayd, kadib wuxuu yidhi, gabadhii quruxdeedii markii aanu hayn kari waynay, ayaanu ilaa shan afar qof oo sxbo ah baanu nahayoo waxaanu nidhi waar inanta daawashadeedu waxba ina tari maysee, midoow is xilqaamoo inanta guurso, siddii ayeyna u dhacday oo raggii inanta quruxdeeda aadka ula qushuucsanaa mid ka mid ah ayaa inantii guursaday, sidii bay saaxiibadiina ugu hibeeyeen oo inantii lagu siiyey, ninkii markii dambe guursaday, ninka guursadayna waa nin aad caan u noqday markii dambe markii hore laftigeedana ahaa raggii ay abwaan hadraawi aadka isaga ag dhawaayeen waa Abwaan Soomaaliyeed waa hal abuur waa hido yaqaan waa aqoon yahan waa Fayloosuuf waa Boqorkii Sheekooyinka Gaagaabnaa Siciid Jaamac Xuseen Faras. Oo siciid Kucmudi ku magac dheeraa, Siciid ayaa suleekha guursaday isaga Ayeyna u dhaxday oo Xile iyo xaas wanaagsan u noqotay ALLE SW-NA Ubad uu ka siiyey sida abwanku sheegay. Qisada heestu dulmarkeedu waa inahaa. Siciid Jaamac Xuseena Alle haw naxariste Labba Sanno ka hor ayuu ingiriiska ku geeriyooday, waa nin taariikhda, afka iyo dhaqanka soomaalideena wax badan kusoo kordhiyey RABBI haw naxariisto, Siciid Jaamac iyo Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame oo Hadraawi- Ahba- hadaba heesta erayadeeda Ayaan jeclaaday bal waxoogaa inaan ka xuso ee ila dheehda, oo ila dhugta, oo ila Dhamaysta, oo ka dhimbiil qaata. Waa mahadsantihiin, dhammaan bulshada soomaaliyeed, Erayadu waxay u dhacayaan @Page1 Idahaa subag Laga Lulaa Geelaa sidig Loo Ogaa Lo' baa saan Laga baxshaa Sengaan orod Lala masayn Sareedo ILLAAHAY baa Leh Hablaha soomaaliyeed Hadaan Quruxdooda Saanyo Hadaan miisaanka saaro Adaa Tobankii Sagaal Leh!. ======================= #LyricsSULEEKHA #2: Sansaankaagiyo Jaaha Sarajoogiyo Tooska Dhexda soohanee tooxda Sangaroorka ka dhuubanee Biixyaha isa saaran Sararahaa Kala sooca ee Sanqaroorka La dhiibshee Naftan aan sasabaayoo ×2 Soomal haad gelinaayoo #Chorus: Suleekhaay aragaagu Nafta waa u samirsiisoo Saddex bay ku qadaaye Haka goynin salaanta! #PAGE 3: Saatirkii ku abuuree Qoorta aad samay moodo Cabaadhyaa kuu sar gooyee Sedrigaagiyo Laabtaa Timahaagan seexdee ×2 Kolkaad doc u saydho Sararaa ka dagaayee Sabarkaaga tagaayaan ×2 Samayskoodaan La yaabee #Chorus Suleekhaay aragaagu Nafta waa u samirsiisoo Saddex bay ku qadaaye Haka goynin salaanta. Erayada Abwaan HADRAAWI AHN Laxanka Bashiir Xaddi AHN Kabanka Jiim Sheekh muumin AHN Codka Mohamed Nuur Giriig. AHN RABBI HAW NAXARIISTO DHMNTOD.

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 3 місяці тому

    Macaaan baad Ii tahee ha isagakay dhigin qaraar Still2024 23/jun/2024 time 22:20 hwenimo axad ah🫡🎊🙏

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 3 місяці тому

    Murti iyo jaceyl xanuunkiii dhaqtarkiii jaceylka maxamed cali kariye hafekirin naftaydaay waah waah

  • @CabdullaahiHanuuniye
    @CabdullaahiHanuuniye 3 місяці тому

    Waa sida hilaacoo waa qureesh haweenoo waa tima haldhaaleey🍃🫶

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin يا رب

  • @Deeqgabal
    @Deeqgabal 3 місяці тому

    Deeq gabal

    • @Deeqgabal
      @Deeqgabal 3 місяці тому

      ua-cam.com/video/OoyZf5DWvQU/v-deo.htmlsi=PMAFswJ-Q2oCkFUY

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Erayada Mohamed J Ilkacase AHN Laxanka Jaamac Suleiman Tubeec Luuqda AHN GIRIIG & AHN SAHRA

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому

    Badweeynta faneenkana marna abwakeena allha inoo cafiyee

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Hees xusid mudan AHUN Labada hobolba

  • @burhaanabdibooyax6215
    @burhaanabdibooyax6215 3 місяці тому

    Hanuuniye allah haw naxaristo naripi kalamaan io wlky jamac yare 2024/5/11 Xasuus io waayo waayo

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 4 місяці тому

    Heesta Xurmo Erayadii Baashe Sacmaal ❤

  • @MaxamedCiisecali
    @MaxamedCiisecali 4 місяці тому

    Maxamed

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 місяці тому

    HEESTA ABWAANKA CURIYAY YAA YAQAAN?

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 4 місяці тому

    Very good ❤❤

  • @ahmedmaxamuud6833
    @ahmedmaxamuud6833 4 місяці тому

    Inayahey Natalie

  • @Qeeys
    @Qeeys 4 місяці тому

    .buurahaha wada ubaxa bafan iyowabiyada iyo bsfaha isjiirayaugaarta iyoduunyada daawsintss kusoco oo ku dalxiis mooyee waxkale msshs