![Dr. Asad Dahir](/img/default-banner.jpg)
- 61
- 196 310
Dr. Asad Dahir
United States
Приєднався 16 січ 2022
This channel was created to give back to the community by providing valuable information about mental health conditions and to give hope to those that are struggling with mental illness. This was not created to diagnose or provide individual consultations and as such will not respond to personal questions.
Відео
Suaalo iyo jawaab @ Drasaddahir@gmail.com
Переглядів 453Рік тому
Suaalo iyo jawaab @ Drasaddahir@gmail.com
PTSD ( Stresska dhaawaca ee maskaxda)
Переглядів 3,1 тис.Рік тому
PTSD ( Stresska dhaawaca ee maskaxda)
Ka hortaga Hyrdops Fetalis ( cirbada Rhogam)
Переглядів 281Рік тому
Ka hortaga Hyrdops Fetalis ( cirbada Rhogam)
Talaalka ka hortaga fuuqbaxa ( Rotavirus)
Переглядів 177Рік тому
Talaalka ka hortaga fuuqbaxa ( Rotavirus)
Qofka macaamisha dadka rabin (Schizoid Personality Disorder)
Переглядів 2 тис.2 роки тому
Qofka macaamisha dadka rabin (Schizoid Personality Disorder)
Laabjeex (Gastroesophageal Reflex Disease)
Переглядів 2,1 тис.2 роки тому
Laabjeex (Gastroesophageal Reflex Disease)
Xanuunka shakiga dabeecada (Paranoid Personality Disorder)
Переглядів 6 тис.2 роки тому
Xanuunka shakiga dabeecada (Paranoid Personality Disorder)
Calool xanuunka (Irritable Bowel Syndrome.
Переглядів 17 тис.2 роки тому
Calool xanuunka (Irritable Bowel Syndrome.
Calool xanuunka caanaha (Lactose intolerance)
Переглядів 2,2 тис.2 роки тому
Calool xanuunka caanaha (Lactose intolerance)
khatarta ee leedahay vitaminada la isku cayilsiiyo (Double power)
Переглядів 6452 роки тому
khatarta ee leedahay vitaminada la isku cayilsiiyo (Double power)
lambar laga la soo xariiro sheeg dr
M.alaah Dr mhdsanid
Plse doctor intee kala soo hadlaa aniga xalad nafsiyan oo saaid ah i hayso dadka ila noolna imaa fahmayaan
Wll Xage jogta
Dr thanks wan ku salaamay. Dr wax ka so hadalka social anxiety 😢
Wll codkaga wu yar yhy
Emotional eating maxaa u xal eh 😢
Mashallah
mahadsanid dr
I totally agree with you.. Shukran
2 qof oo is qaba hadii coming gool laheyn kawran Dr?
Dr anaga wa wen aaba sal lahen wlh dadka somali da inta badan cod loso dubay xita ma dhagesan karan
Masha allah
😢😢imikaan dareemayaa wadnaha aad ii xanuunaya xiliyada qaar xitaa amergency baa lay dhigaa waxna laygama helo aniga cuntada hurdada socodka intaba waad ku dhimanaysaa baa lay dhahaa dadka ma aaminayo way ku dilayaan baa lay dhahayaa😢naqaska iyo wadno xanuun baa imika iigu daran
Waxbayaha farxada leh raadi murugta keento alamito same saladana waqtigeda ku tugo dhafarkana joji
Mahadsanid dr azad dahir nin dhaqankad lah kaso tagtay❤
Wllo banick Attacken kaso hadal 5 sano ban la dhibanay oo anan shaqyn waxba baran kaligay an nolashyda samay san karin 😭😭😭💔💔
Daawo leyahay aniga lasoo siiyay abayoy dhaqtar nafsiga ah aad
Hadaaa Kenya Joogto dhaqtar daawo jiro daawo leyahay
@@fahimaosman4583 Germany baa joga dawana ima siyan qali
قُل لَّن يُصِيبَنَآ إِلَّا مَا كَتَبَ ٱللَّهُ لَنَا هُوَ مَوْلَىٰنَا ۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ ٱلْمُؤْمِنُونَ
Aayadaan tafsiir keeda baro oo si fiican uugu tadabbur
Mash allh
Asc Dr Asad ma heli karaa Lambar aan kala soo xiriiro
thanks Dr.
Salaan, waxaan rabaa inaan kuu sheego sida aan uga soo kabsaday xanuunka mindhicirka. Waxaan xanuunsanayay 4 sano, waxaan isku dayay daweyn badan mana la daweyn karin ka hor intaanan helin habkan. Waxaa i caawiyay habka dhakhtarka Datis Kozarian, kaas oo aan ka akhriyay blog-ka Sideen u daaweeyay xanuunka caloosha ee xanaaqa ee Brandon Pearce Isaga, sidoo kale, wuu bukay muddo dheer wuxuuna awooday inuu ka soo kabsado habkan. Nuxurka ayaa ah in dadka qaba IBS, dareemaha xubinta taranka si fiican uma shaqeeyo waxayna u baahan tahay in la kiciyo in muddo ah si ay ugu soo noqoto dheefshiidka caadiga ah. Habkani wuxuu ka kooban yahay kicinta saldhigga carrabka ee cadayga si uu u yeesho rabitaanka inuu matago (laakiin kaliya rabitaanka, looma baahna in la matajiyo, si ay ilmo yar u muuqato) oo tan marar badan samee. Waxaan samayn jiray saacad kasta, 2 toddobaad ka dib shubankii iyo dibiro ayaa iga baxay. Waxaad wax badan ka akhrisan kartaa baloogga - How I Cured My Irritable Bowel Syndrome by Brandon Pearce. Ama daawo fiidiyowga You tube oo uu la socdo dhakhtarka Dr. Datis Kharrazian - " 3 Simple Brain Training Tips to Improve Your Digestion!" . Ama podcast-ka dhakhtarka Dr. Datis Kharrazian - Solving the Puzzle with Dr. Datis Kharrazian "The vagus nerve and gut health" . Geli cinwaannada maqaallada iyo fiidiyowyada Ingiriisiga sida kor ku qoran Peptide BPC 157 ayaa sidoo kale wax badan iga caawisay boogaha. Anigu dhakhtar ma ihi, talona kuma siin karo sida lagugu daweeyo, naftada u fakar, anoo tixgelinaya boogahaaga, calaamadahaaga iyo xaaladahaaga. Laakin waxa ay badbaadisay noloshayda waxaanan rajaynayaa in ay adigana ku caawiso.
Cia daa i raadinaysa 😢
Walahi anigaa ayaa sidaa ah marwalba xanuunbaan iskaga shakiyaa oo marwalbaba dhaqtar aada hadana waxba maqabtid leydhahaa ilaahadana sidaas ayaan ahay
DR kaan hadda xaguu aaday ayahan waxba Masoo galin waxa rajaynaa inaa Caafimad iyo nabas qabto insha allah 😊
Asc, was run break ayaan qaatay oo mashquulay laakin insha Allah bilowga 2025 ayaan ku soo laaban doonaa.
@@dr.asaddahir2050mahadsanid Dr Asad ilahey cimriga iyo cafimad haku barakeyo we miss you wlhi so noqo adoo nabad ah❤
Ilahow Wa ku barya iga caafi waxan wo igu. Cusub yahay 😭
Aniga gaas waxba maka aqani lkn babacada way ibarartay ooo xanun said ah daremoya wllhi
Dr. Asad runta uu sheeg, waa guurga isku dhow hence genetics.
Asc
Asc
Xanuunkas waa ihaya wall mahad sanid❤❤❤❤❤❤❤
dr xage kala so xiriraa fadlan
Dr Asad thank you manta wax badan ka faiday
Jazakallah qeir Dr Asad❤
Waq mowduuc muhiim ah
Mxytayy sappta uu generationkani uu uwada wajahayo panic attack🤧??
Mahdsnid nosobdi waxakle sharaxda transport iyo metabolism of glucose
Anigu wan cabsnaya cidlada wn ka baqaya wax ile wd dhimnysa oohin wer wer cilaaj wn tegey qurnki ok bn ku ahy iskuma bedeleyo murugo cidhiiidh lbta wn ka dremya diiqad in nqasku ku hyo kle 😭
Walaalo see noqotay hada anaa saa ah😢
@@SurprisedFlowerGarden-bo8lg abyo ana hada saas ahay ila soo hadal
Dr kan lmbrkisa Ha la ii shego please qofki haya 😢
Asc Dr. halkeen kaala soo xidhiidha. OCD, baan iskaga shakisanahay si aad talooyin iiga siiso please dr
ADHD dadka Waa weyn wa uu ku dhaca
Naa xal mahysa
الحمدلله على كل حال وفي كل مكان
Xageen kala sohadla
Maan Sha Allh
3 maalin saa ahey Maxaa sameya😭
Wll xageen kaala soo xidhiidha isaga iyo ocd ayaan qabaa
Pancreas afsomali waxa lagu dhaha ganac Dictore
Plz Dr. Asad xaggee kaala soo xiriiraa
Cimilada kulul iyo qaboowga midweek ufiican ama kiciya doctor
Inta shegtay wa arkay calol xanunka xajiska lalabada indhaha balkoda garirayo intas kadib madaxa ixanunayo hada malariyo umaleynayay 😢
Asc Dr, please Waxaan u baahanahay cashar aad uuga hadleeysid borderline Personality Disorder (BPD) Mahadsanid
Mhdsnid dre