Madax xanuunka (Migraine)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • drasaddahir@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 42

  • @bushrashiine1235
    @bushrashiine1235 Рік тому +12

    Intaa so dhan wan isku arke😢 Allah naga dulqado dhaman inti la xanunsan

  • @khadrakhaliif
    @khadrakhaliif 6 місяців тому +4

    Alle ha na caafiyo dhana inta bugta wlhy wala jifaa

  • @farxiyosameey4964
    @farxiyosameey4964 Місяць тому

    mahadsanid dr

  • @hanihuseen830
    @hanihuseen830 2 роки тому +4

    Calamadahs dhn waso maray dr wlhy 5 bilood u ihaaya hal dhinac u bdn wliba dhagta hosteeda nerfaha ah xnun saaid indhaha korkooda xanuun wlhy ya rabbi i caafi daawo wa qaatay mana idayn wli

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 5 місяців тому +1

    Yaa rabbi iga caafi 😢😢😢9beri waa la xanuunsanhy isoo duceeyaa 😭

  • @asii9942
    @asii9942 5 місяців тому +2

    Plz Dr. Asad xaggee kaala soo xiriiraa

  • @AyanJamac-x8x
    @AyanJamac-x8x Рік тому +1

    Jazakallah dr waxaan qabaa xanuunkaa aad buu ii dhibaa qaylada caruurtaa iigu daran

  • @BisharoBushar
    @BisharoBushar Рік тому +1

    Madaxanunku imaba dayo Dr

  • @fariahmed-x1n
    @fariahmed-x1n Рік тому +1

    Exactly kababiyo garabka hal dhinac iyo dibiro hal dhinac ibararsan

  • @mery7899
    @mery7899 2 роки тому +9

    I wish I understand Somali because I really want to know what you said about migraines🇲🇦🇲🇦

  • @mohedsaed4393
    @mohedsaed4393 2 роки тому +1

    Thank you Dr Asad Xanuunka IBSka kasoo hadal irritible bowel syndrome, Mahadsanid.

  • @SamiiraAadan-bm4hy
    @SamiiraAadan-bm4hy Рік тому +1

    Dr madax xanuunkan illa yarantaydi wan qabay runtii aad ba udhibsady waxan maraya heer Aan dadka hadalkoda dhibsado😢 muxuu igu sababi kara madama uu waqti badan ihyay anan Iska dawayn iso Jawab plz dr😢

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 Рік тому +1

    Kuli wan leeyahy ila 14yrs marka jiray ii bilaabaay madax xanunkas nocas ah + dulqad laaan

  • @sadiaomar4204
    @sadiaomar4204 11 місяців тому

    Amiin

  • @learnorteachofficial3078
    @learnorteachofficial3078 Рік тому

    Aniga waan matagaa iftiinka waa idhibaa hadalna Uma dul qadan Karo Isha xago iga hayo wax kama arko xogaa markoo iqabto maxaa looga hortagaa Dr re tankle dr walbo woxoo iiqoraa kaniiniyaal nayra biyoon iyo barar dajiye

  • @mizbalofficial4306
    @mizbalofficial4306 3 місяці тому

    Ilahow Wa ku barya iga caafi waxan wo igu. Cusub yahay 😭

  • @Hodan11-b2f
    @Hodan11-b2f 3 місяці тому

    dr xage kala so xiriraa fadlan

  • @Baydanqurux
    @Baydanqurux 8 місяців тому +2

    Hada aan qoraalka qorayo wan lajiifa guriga ilasoconaya iyo joodariga lalabo wan matagayaa caloosha idhaqaaqaysa hada sanadkii Hal goor bn isku arki jiray iminka asbuuc ama bil buu igu imaan🥲

  • @MunoAli-q6h
    @MunoAli-q6h 5 місяців тому

    Inta shegtay wa arkay calol xanunka xajiska lalabada indhaha balkoda garirayo intas kadib madaxa ixanunayo hada malariyo umaleynayay 😢

  • @Sihaam.inaadam
    @Sihaam.inaadam Рік тому

    Aniga hada cirbadaha malaria isticmaala😢

  • @JinayManuur
    @JinayManuur Рік тому +1

    wll intey laka sox xariira lambarkadi blz

    • @SupportTeam-t7b
      @SupportTeam-t7b 5 місяців тому

      Wuu I hayaa😢 Ani xitaa sidee loo daaweyaa

  • @HoodaAbdi-h1l
    @HoodaAbdi-h1l 5 місяців тому

    Cimilada kulul iyo qaboowga midweek ufiican ama kiciya doctor

  • @saynabxasan5213
    @saynabxasan5213 2 роки тому +2

    Dr pls maxaalagudaweeyaa xanun❤kaasheegtay isku arky eeuguhoreeya hadaxataa waalajiifaa 😭😭

  • @MahmoudAbikar991
    @MahmoudAbikar991 2 роки тому

    Hi Dr I really appreciate if you could talk about something called Migraine With Aura Jazakallah

  • @fadumasheick6585
    @fadumasheick6585 Рік тому +1

    Tufid mada
    anuuka

  • @riyaanqurux5719
    @riyaanqurux5719 2 роки тому +3

    Waxan darema madax dhanka nerfaha ah xanuun indhaha aya i xanuna xata marmar ano jiifo aya la so kaca asago zaid i xanunayo iyo matag fara badan buuqa wu i dhibaya sido kale qosolka iyo shekada hada badiyo wu i xanunaya heer waxan garay marku sida i xanuno inan wajiga ka bararo iyo indhaha hadii hurdada la iiga nixiyo nerfaha aya aad ii xanunaya oo matag badan aya isku arkay marmar 3 malin aya sidas ahada kanini waxba iga tari waya marmar nerbiyon iyo xanun ba,biye aya isku darsada wana ku ficnada iiga so duceya ila yarantayda isku arkaya xanunka😭

    • @sammmaaraabdalla
      @sammmaaraabdalla 2 роки тому

      Alla wlhi Isku xanuun nahay gabartan

    • @qalidumar6908
      @qalidumar6908 Рік тому

      Hada se kanoqo wllo aniga sidas ah hada maxan sameya xitaa umul ayan ahay

  • @farhanobsiye
    @farhanobsiye 2 роки тому

    Dhaqter same xanuud ayaa ihaya

  • @nasteexocadeycabdi4598
    @nasteexocadeycabdi4598 2 роки тому

    Salaam aleikum Dr plz ka hadal personality disorder

  • @mustafmaxamedxasan7577
    @mustafmaxamedxasan7577 2 роки тому +1

    dr wlhi intaas aa shegtay aniga lrh calamadahas xataa waxaa ii sii dheer oohin sacada ka dib aya nafisa thanks dr

    • @fariahmed-x1n
      @fariahmed-x1n Рік тому

      ​@SimansaalaxElmiwllo dawo sheg😢

    • @abdallaSiikaawe1
      @abdallaSiikaawe1 5 місяців тому

      sxb oohinta bilaa sababta ah waa depression kininiyaal baa loo qaata

  • @Moogane
    @Moogane Рік тому +1

    Wlhi wuu I haaya 😭

    • @SupportTeam-t7b
      @SupportTeam-t7b 5 місяців тому

      Wuu I hayaa😢 Ani xitaa sidee loo daaweyaa

  • @juweriaosman9266
    @juweriaosman9266 Рік тому

    Wan la noolahay ilaa intan korayba kiniin uunbaa cunaa 😒

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому

    Waa kusaray guleso