CAAWA & XAALADA SHUJAACIYA + TURKIGA & ISRAIL OO ARIN YAAB LEH DHEX MARTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • CAAWA & XAALADA SHUJAACIYA + TURKIGA & ISRAIL OO ARIN YAAB LEH DHEX MARTAY
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #sudan

КОМЕНТАРІ • 44

  • @abdiahmed2606
    @abdiahmed2606 3 місяці тому +2

    Yhda in shidaalkaaga loo diido way fiicantahay
    Ninka bus ka hotel ka dhigey khibrad ayuu la’imaadey

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 місяці тому +1

    Masar.taariiqda.meel.xun.ayeey.kagashay.walaalahood.ee.shacabka.falastiin.malinta.u.bahantahay.garab.waxa.kala.ogaatah.walaada.iyo.nacabkaa

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  3 місяці тому +20

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 місяці тому +2

    🎉 Naxariisdarada Waxaa Laga Bartay yuhuuda iyo Asxaabteeda

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 3 місяці тому +1

    Allow Dalimiinta Yahuuda ku Babi ii Gaza oo Ka dhiig wax Dhiintay Wax Waashay Iyo Dhaawac Aan laga Bagsoon Rabiyoow Jabi oo Lafahooda isku Jabi Sahyuniyada

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 місяці тому +5

    Asc mawliid.xaaji.dhamaan.daawada.yaasha.warbahinta.HBN.haben.wacan.

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 місяці тому +1

    Maslax.maxamad.. baska.dushiisa.malaga.helyaa.muufu.macas.iyo.muus

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb 3 місяці тому +1

    waxaan layaabaa qofkasta oo doomaali sheegta turkiturkii buukuhayaa erdogaan baydhahaan muxuuyahay danadka xasuuqakusoda reer falastiin hadal nacnaca mooyee halmar waxlataabankaro masameeyey waa dawlad awoodlehe oo firis la,ah dadka laxasuuqaayo

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 3 місяці тому +1

    Taas Baan u daawanayay wllhi xalay mrkay muuqaalka soo galiyeen aljazeera

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    Mareykan isagabo argagixiso ah aa maxay tahey argagixisada werareyso

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 місяці тому +1

    GUUSHA WAXA IS KALEH XMS IYO XISBULLAH DUCADA AAN BADINNO

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 місяці тому +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Shujaciya iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asadguray1305
    @asadguray1305 3 місяці тому +1

    Asc waad salaman tihiin dhaman bahda broadcast

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 3 місяці тому +1

    Yahuud iyo maraykan ceeb ma karto

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 3 місяці тому +1

    Reer falastiin Allaha u gargaaro

  • @adenabdallah857
    @adenabdallah857 3 місяці тому +1

    Ilaahow quluubtooda u gub sida ay jirkooda u gubeen
    Carruur, oo na tus yaababka xooggaaga

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    Israel ma ayadaba biliadam ah

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 3 місяці тому +1

    Guull xusbullah galla dagalka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 місяці тому

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 3 місяці тому

    Waa fikrado cusub marhore waxaad sheegtay diyarad santana bas loobadalay huteel marka waa film cusub oo hada bilaabmaya

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 3 місяці тому

    Anigu waxaan kashaqeya studio fanka iyo sugaanta somaliyed iyo waliba dayactirka Telefonada sida darted dadku aad ayay iiwaydiyaan waxay dhahran xusenaw idacadee xaqiiqa ah markaa qofka waxaan kuxidhaa hbn waad mahadsantahay mawliid

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 3 місяці тому

    Dadku intabadan waxay iwaydiiyaan warxaqiiqo ah ama idacadee run shegaysa waxaan ku idhaa keen tilifonka anaa kugeyne markaa waxaan kuxidha qofkaa mawliid xaji cabdi hbn kala soco warar run ah wakaa dadaalkayagu

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 3 місяці тому

    Waxaan joga jabuuri dad fara badan ayaan kusoxidhay hbn oo waliba gacantayda aan ugu geeya markaa sifiican ayay iigu hambalyeyaan

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 3 місяці тому

    Qofkaan arlon oo iwaydiiya war xaqiiqa ah waxaan ku idhahdaa kadawo tilifishanka hbn mawliid xaji cabdi kuqor hada kadib warxaqiiqa ah halkaa kalasoco

  • @bakoowhajji3855
    @bakoowhajji3855 3 місяці тому

    Tv-ga muqaalka saaran wuxuu cadayn uyahay in muqaalkaan uu hada yahay uusan ahayn mid hore waaye aljazeera warka saaran iyo taariikhdaba waa shala

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 3 місяці тому +1

    Guul iyo gobanimo hbn❤❤❤

  • @ismailhafaa2611
    @ismailhafaa2611 3 місяці тому

    Hargeysa,dayuurad ayaa hudheel cunto loo bedeley.

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 3 місяці тому +1

    Asc

  • @mahamedcabdiomar8277
    @mahamedcabdiomar8277 3 місяці тому

    Video soo daaya sheekada naga daaya warka iyo videos ha wada socdo

  • @abdinasirabdulle5491
    @abdinasirabdulle5491 3 місяці тому +1

    shaqo wacan HBN

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому

    Ciil iyo Calool xumo waynaa !!
    Yaa Allaah

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 місяці тому

    Dagaal ku nad naade ha ku baxo daalimku

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 місяці тому

    Habeen isniin weeyi haqaldamin

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 місяці тому

    Haka guuraan Faransiiska

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 3 місяці тому

    Allaha guuleyo hamas

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 3 місяці тому

    Gaai meherada cajiib

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 3 місяці тому

    It is very good. They have many countries like America they have.

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 3 місяці тому

    Guuleysta

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 3 місяці тому +1

    Allaahu Akbar

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 3 місяці тому

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 3 місяці тому

    Turkish 🇹🇷 well done 👏🏽 Masha Allah tabarakallah ❤ just the way we expected from turkey 🇹🇷 🫡♥️