DEG DEG AH: DUULAANKA SIRAA'IIL EE DHULKA + XIS-BULLAH XUUTIYIINTA + CIRAAQ + IIRAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • DEG DEG AH: DUULAANKA SIRAA'IIL EE DHULKA + XIS-BULLAH XUUTIYIINTA + CIRAAQ + IIRAAN
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #soomaaliya

КОМЕНТАРІ • 78

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  5 годин тому +14

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor 4 години тому +15

    Muslim loo tashaday oo shiico iyo sune loo kala jabiyey. ALLOW muslimka qalbiyadooda midey diintaada xaqa garansi.gaalo waa mid iyagoo kun diin kala haysta

  • @maxamedsuge6941
    @maxamedsuge6941 3 години тому +3

    ASC Walaalkay Khasaaraha Iyo Halaag EE Yahuuda Linkiga Soo Geli 1/10/2024

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 4 години тому +3

    Dadka markab dagaal diyaarado xambaarsan maalagu soo daadgureynaa gaaladaan waxeyrabaanlee may aduunka usheegayaan xuutiyow ka adeego maraakiibtaas ilaahow soojibi daalimiintaas

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 2 години тому +2

    Daqalku wuxu noqdey islaam iyo gaale Israël Waxa lobanaanecey xasuuqa islamka

  • @MohamudOsmanii
    @MohamudOsmanii 2 години тому +5

    Ilaahow yuhuuda jabi

  • @xerogal-q5h
    @xerogal-q5h 4 години тому +2

    Aschadaan nahay dadka jecel guusha muslimiinta waxaan kaa rabnaa inaad yarayso xayaysiinta cadawga ilaahay

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 3 години тому +2

    Suaal qalablee maayeeraaya macnaha xisbulaah waraf meey kudagaalamaayaan wararka sifiican usoobaara

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 4 години тому +3

    Cadaalad darada ogu wayn dunidaan USA ayaa sameeyo, IRAN lug kuma yeelan karto ayay leeyihiin ayakase waxay hiil iyo hooba lagarab taagan yihiin Argagixisada Israel

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 4 години тому +2

    Ilaahey dhulgariir,argagax;halaag haku Israel ciidamadooda yaarabi

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Годину тому +1

    Xisbiga waa u nasiib duulaan dhulka. Kibirka Israeli goorma ayuu jabi doonaa?

  • @KanadidMed
    @KanadidMed 2 години тому +1

    Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians et Libanais et irakiens et Iranians et houtis et Syriens

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 3 години тому +1

    Wcs bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 години тому +1

    Austin daayeerkaa madaw ee afrika laga keenay nacaladi haku dhacdo

  • @CabdicasiisCumar-o9o
    @CabdicasiisCumar-o9o 5 годин тому +1

    Iran 🇮🇷
    Soo Tu wax Qabatama Ahaan way Hanjabaysaaa uuun

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor 4 години тому +1

    Xagaad yuhuud noogu xaysiisay war mee maxamed

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 44 хвилини тому

    Thanks HBN online tv, Beeley waa run, M.M.cade ayeynu ka sugeynaa gantaaladii hisbullaah ay ku dumin laheyd , Talabiib iyo heyfa.

  • @mohamedabdi7982
    @mohamedabdi7982 2 години тому

    ASC, waan idin salaamay bahda muuqbaahiyan baraha internet ka ee HBN, intaas kadib ma rabo in aan ku dheerado hadalka, hase yeeshee waxaan rabey oo keliya in aan saxo wararka aad baahisaan, oo ah kuwo gaagaaban, oo runtii u muuqda kuwo aan loo soo diyaarin qaab qoto dheer ama faahfaahsan, waxayna u muuqdaan in wararkiinu yihiin (SHEEKOOYIN GAAGAABAN).
    Warku waa inuu ka jawaabo 5-tii su'aalood ee saldhiga u ahaa qaabdhismeedka war hufan.
    Waad mahadsan tihiin.

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 години тому +1

    Yuhuud naclatullaahi calaykum xumaa wuxu😡

  • @cismadali
    @cismadali 3 години тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Musliminta ilhy ha ugargaaro

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 2 години тому

    Ciidanka dhulka waa lagaga saree.yaa
    Israaiil..lkn .waxa israa.iil.ku ka lifay inay dagaal qaado.. waa ciidarka cirka. Oo quwadee duba tahay. Hadayna xis bulah. Ciidanka cirka oo xoogle .aynahayn
    Halkaa. Wayku jabasaa. ..

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 59 хвилин тому

    illaahay ha guuleeyo muslimiinta yahuud io Reer galbeedka illaahay ha jabiyo illaahay ha jabiyo maraykanka io dowladaha galbeedka 😳

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x Годину тому

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @DalsanMaxamed
    @DalsanMaxamed Годину тому

    Dagaal dhulka hay sooqaaday Israel 🇮🇱 waxay kusocotaa wadadii ay ku bur buri lahayd ilaahayow ay bur burtaa Israel

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 37 хвилин тому

    Iiraan waa gacan gashay faro waxba kuma heyso waa yaabantahay cago jugleyn nasliga looga qaaday dad badana waa laga dilay waana aarsan weyday cajiib ilaahow ugargaar falastiin iyo lubnaan dhibaatadan oo dhan xizbullaahi waxey u gashay falastiin oo lagu wada fiirsaday hizbullaahi inta xubno muhiim ah laga dilay waxaa ugu wacay hiilida ey u hiilisay falastiin aaway marka muslim iyo carab mey wax u qabtaan falastiin aaway kuwa sunida ah

  • @MowlidAfey
    @MowlidAfey 3 години тому

    Hawayanka sithi lotho cunigi dalen Hadas libahqabsatha way kacarari Iran ilmaheth ayay uguoradi libah

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 3 години тому

    Guul Iyo gobanimo falastiin Iyo xuuti Iyo xisbulaahba insha allaah. Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan

  • @ashawooo
    @ashawooo 15 хвилин тому

    illahaya ha baabiya isaril rabi ha jabiya Markanka rabi idan kena masibo deg deg ah kuwa qasaya waa isaril iyo Marka isaril tabar malah waxa uu kalaminaya Markanka kuwa jabaya oo khasaray waa Yuhud nacalada ha ku dhacada inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa xisabulahi, Iran ,Yaman

  • @umuraxma7268
    @umuraxma7268 Годину тому

    Ilaahayoow Gaalada tafaraaruq kurid musliimntana made meelkasta oojoogaan

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 55 хвилин тому

    Musliimta oo dhan waa inay tagaan juhaadka macal kuweenii ina qarxinayay ha difaacaan muslimiinta gaalo way is baahaysatay maaha yuhuud kaligeed cadawgii ilaahay ee maraykan warkiisa waad maqlaysaan

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 години тому

    Waa munaafaq mareekanku markup hub siinayo israaiil maxay iiraan u dhihi weydey mareekanku u siiniyo israaiil

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 години тому

    Muslimku ha u midoobaan hana ka hortegaan sadexda cadaw ee islaamka oo kala ah yuhuuda maraykanka iyo ingiriiska

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Годину тому

    Siyasad amerikan ban maqli jirey wuxu leyahay annaga iyo ciidamadeyda waxan u ordeyna inan israiil tagerno iiraaney ha iga imaan

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 3 години тому

    Carabtu boto umbay hayan
    Tamar malaha
    Muslmintu ha isku diyaryeen adoonsi israel ah

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 Хвилина тому

    walahi waxaan qof islaam ah oo nool ma dhageeysan karo mana dhaafi karmo ee rabi garab ha noo noqodo amin 😢😢

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 4 години тому

    Siiriya dadkeedu sowkuwii yuhuuda u ducaynayey maxay u duqaysay ha arkeen caribi in aanu gaal aamin lahayn
    Urdun baa ku iyo masar baa ku xiga

  • @MuqaMoha
    @MuqaMoha 55 хвилин тому

    Been badanaa goormee sameenayan howlo amni maba geline dhulka waqtige so galeenba waa tii la halaagaye

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Годину тому

    Scwb yuhuud miyaa ka sugey iney sheegaan jabkooda allaha u siyaadiyo yuhuud halaaga

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 5 годин тому

    hamas malahacawood umalaha inay gantaalo roobka uga dhigto talaabiin iyo meelaha muhiimka aha, aaway gantaaladii halista badnaa ee ay yuhuudu kacabsanaysay?

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 54 хвилини тому

    Husbulah sidii xamaas ha ka Soo duubto. Xamaasna waxa dhex jooga ha shidaaan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Годину тому

    Waa cajiib dulmi iyo kabir lagarabsiinayo maantay tanoo kale ma,arag.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 години тому

    Ilahyow baadilka awooda iyo garabka helay adigu tus awoodada
    Ilaahyow ameerika jebi oo siday u baa ni say u baabi i

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 4 години тому

    Dagaalkan wuxuu bar bilaw u yahay reer galbeedku inay ku hoobanayaan bariga dhexe

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 4 години тому

    hada hadal malaha iiran ayaa kawanka taala/miiska saaran, haday diido dagaal iyo hadiikalaba, cabsidas ay ufadhidaa waxba kabadalimayso inay maraykan iyo israil daynayaan fadhiga imika hadayna kakicin.

  • @AxamedCandiqadir
    @AxamedCandiqadir 2 години тому

    Duqaynta ay dimishiq ka geysten maxay ka mcnothy

  • @NuurlacagCaafi-n8y
    @NuurlacagCaafi-n8y 2 години тому

    Waxaan ubaahanahay inlaiisoogaliyo warka dhanka faysbuuga

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 Годину тому

    Alle adaa weyne oo waxide
    yuhuud iyo xulufadooda jabbj

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 4 години тому

    Rabaw guule musliminta o jabi gaalada nacdal haku dhacde

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 години тому

    Way dhamysay caraboodhan
    Hajabaday kaga dartayba
    Ciiil waynaa

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 34 хвилини тому

    😮😮😮😮 faransiiskana maxaa keenaya xeebaha lubnaan

  • @carwocaamir5107
    @carwocaamir5107 Годину тому

    Sxb fadlan yareee xaysiisyada aad wararka dhax galinayso

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Годину тому

    Carab waa u dhamaatay Mareykan ayaa gacmaha ka xer xerxeray

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 2 години тому

    Îsrael wa nabuur qu yaala qobalka bariqa dhexe

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 40 хвилин тому

    Shacabkay ujeedaa oo xasuuqeysaa gaza

  • @MohamedSaalim-i6n
    @MohamedSaalim-i6n 3 години тому

    Awning waa Xabash lagu adeegto....

  • @CabdicasiisCumar-o9o
    @CabdicasiisCumar-o9o 5 годин тому +1

    Allow yuhuuda jabi Jabi

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 2 години тому

    Asc ishaku hay Mowliid inshaa Allah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 49 хвилин тому

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 4 години тому

    Asc mowliid subax wanaagsan

  • @MohamudOsmanii
    @MohamudOsmanii 2 години тому

    War meesha maraykan baa kadagaalamaya

  • @JaamacNuur-o7k
    @JaamacNuur-o7k 4 години тому

    Oo xusbulaah qayb kamid ah xamaasbaa

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 4 години тому

    Nacalatullaahu yaguud wanasaara

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 4 години тому

    Markanka isaagaa wsda dagalka

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 4 години тому

    Inashalah xisabulaha guula

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 4 години тому

    American waa been low

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 4 години тому

    Ciyaari waa galin danbe

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Годину тому

    Guuleysta.

  • @JaneFlorence-l8g
    @JaneFlorence-l8g Хвилина тому

    Lela Knolls

  • @aaronmutemi538
    @aaronmutemi538 14 хвилин тому

    Allah 😭

  • @قطرهقطره-ت6د
    @قطرهقطره-ت6د 5 годин тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @JaamacNuur-o7k
    @JaamacNuur-o7k 4 години тому

    Hbn

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 4 години тому

    HBN

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 4 години тому

    Waa sheekadi Rafax eykugaleen base tii Rafax kaqabsatay kadaran eykulmaayaan ilaahey hasoo jibiyo cadawga gumeystaha iyo xulufadiisa korduqeymaha kawado 😂😂😂😂😂

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 години тому

    InnshaAllah guul HEZBOLLAH