Sxboow Title ka yaa isku haleen karo, walaahi dhul waa rabaa, laakin Cabsida title ka ayaa badan. Tusale dalka kenya, magalada Nairobi boos aan ku lee yahay hada neh title kiisa waa hestaa . Xamar aan ku dhashtay neh waa ka baqaa SHIIT walaahi.
@@SHARMAARKEDuale-s9dcirfiid iyo caliyaale AA Ka dhaw jaziiro masaafo ahaan xmr marka la jogo hadane waa duur iska banaan cirfiid Halka jaziiro aan dhaweyn oo deegaan Ku socdo
Waxaan la yaa loogu yeeraya maal gashi dadkina Xamar waa laga cayrinaya siday isu qaban. Laami lama dage Ee waxaa la daga Amni, Sharci iyo kala dameyn, Cadaalad, Lacag Iyo wada noolaasho Intaas midna kama jirto Xamar
Maxaa loo waayaa Somalia private Zone ama space dhowr miter ah markii waddo ama laami la dhibaayo si loo helo badbaado dadka ama xoolaha ah, 20 ama 10 miter oo laamiga 2diisa dhinac ka banaan oo aan wax laga dhisi karin, mustaqbalkana noqon karto qurux ama laamiga in la weyneyo ama shilalka u yaraadaan?
@@MohamedAhmed-z2k ninyahoow dhulka miyaadan kala aqoonin jazeera qeeybta abay dhaxan waaye meesha oo ka hadlaayo meeshaan waxaa dagan wacdaan halka jazeera tan fog ee la dhaho Gendershe ee tahay halka eey dagaan shiikhaal meesha hada oo ka hadlaayo waa jazeera qeyb ka mid ah banadir xamar meesha oo ka hadlaayo waxaa dagan wacdaan osman
Asc bro aniga waan rabaa inaan guryo qurux badan dhisto lknse shìid ayaa jiro ii soo duceeya inshallah 😂
Msa shaa alash alaah hanoo barakeeyo Dalkeena & Diinteena Dadkeena aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🍀🍀🍀
Wadooyin high way ah oo aan waqti badan ka qaadaneyn iyo wershedo wax soo saara oo dadku ka shaqaysan karan la dhiso.. horumar dhinac kasta ah🇸🇴🌴☘️☘️
Dhulka la iibinayo ma dessertiga cara gaduudaa mise anaa moodey.
Dhulalka dalxiiska ku haboon yaan la geedaameen waa iga talo.
Dhulka sidiisaba wuxuu ku xeran yahay siyaasada iyo amniga guud iyo dhaqaalaha wadanka hada waqti sicir barar ayaa la joogaa caalamka oo idil nolosha caadiga ayaa lala daala dhacayaa marka dhulka inta iibsan karta waa yar tahay balse insha allah rajada way fiicnaan mar dhaw
Dhulkaan Lacagtaada ha iska galin, dhaxal waaye.
Fariid ayaa tahay horey u soco sxb.
Jimcaale deals mahadsanid xamar waa tagtay.
Yaa igu sadaqeysta dhul oo sadaqa jaariya alle ugu dhigaa kiraa idhibtay oon awood ulaheyn allow faraj dag dag iifur
ilahay hakusiiyo waxad ka rajeynayso wll wan ka qiiroday arinkaga
Ilaahey hakuu sahlo wllaashey.
Aamiin ilaahay guri wanaagsan haku siiyo
Mahad sanid walalkeey
@@GeediGaranesidokle wllky
Jazeera hormuud ayaa shacab barakacyaal 5000 guri ugu dhisi rabto meshas mar dhow waxey noqoneysaa meel shidan insha allaah
Xaafadihi Jazeera state ee ad so bandhigi jirtay 1qeyb bisa so gudbisay away qeybaha kale e Guryaha dabaqyada!! Muqaal kale inooga so samey plz
Dhulkaan waa dhaxaltooyo lacagtaada meel xun haku shubin
Sxboow Title ka yaa isku haleen karo, walaahi dhul waa rabaa, laakin Cabsida title ka ayaa badan. Tusale dalka kenya, magalada Nairobi boos aan ku lee yahay hada neh title kiisa waa hestaa . Xamar aan ku dhashtay neh waa ka baqaa SHIIT walaahi.
Sorry wll😢
Maxaa uga baqee warqad nadiifa kaqaadaneysaa documentiyadaadana wuxuu marayaa dowlada dhexe tembaraha lasoo saarayaa dhul dheel maa moodaa
@@mr-yaaniofficial6751 maalin walba dhul baa la qaataa ee maxs dhihi laheyd
wow Dhul keenii 🇾🇪📿🇸🇴🫡 guul
Mashallah. Qofkii nasiibku ucalfo waa meel istaraatiiji ah iyo dhul company weyn laga gadanayo oo ciladiisa kaimaato meel loogu hagaago leh.
Qiimahaas weliba gobolada ayaaba lagu gataa, xamar baa qiimahaas boos laguheli karaa isma laheen.
Dad kii dhulkaan degi lahaa qaxooti bay aadeen yaa degaya dhulkaan dadba lamahayee wah wixii wax haystana kenya bay uguureen
adher laba mid dooro luqada AF Somaliga ama luqada ingiriska
😂😂😂😂😂
Maansha allaa guul isha allaa waa soo diyaargarobayna ❤
Dhir ficn halagu beero wado kaligeed bilic makentee
Masha Allah abowe inolow weliga
Waa meel qurxan Anse idiinku imaanmaah, unukaa leh wali
Kamaydaan tanaasulin !!!
Hawiye ha isku waso Lee!!
Dhinaca lafoole ayaba ka raqiisan iyo xaawa cabdi
Iyo oo dadkii goofka la haay ka gadaneysid $
3500× biyo iyo koronta leh masjid leh 🎉🎉
6.000 kun dollar waaye abaayo shalay tagay ani
@@canabiinadiama ladaganyhy meshaas 6000kun ah
@umumascuud3307 haa abyo
Somalia qiimaha dhulka waa un la iska dhahaa wax lagu jaangooyo malaha qiimaha dhulka dadku bacaad cidla ah sidee lacagta ugu wadeeyn hada laga wada fara maran lacagta aad galineeysaan dhulka ka fiirsada meeshii wax laga sheegaba haku yaacinina lacagta si fudu laguma helo dunida dhaqaalaha aad ayuu usii xumaana lacagta hala ilaashado.
Balayo xamar dhul ha ka gadato, lacagta hada iga jirto Allah iga so celiyo
Dal wanaagsan waa heysanaa Ilaahey dadkeena quluubtooda ha mideeyo.
Unukaa leh inta ay leeyihiin Hawiye ha sugin Soomaali isu imaado
@@batulasmail8261dalka iyo dadka Somaliyeed ayoo uduceeyey adigane qabyaalad baa kala hortimid. Kuwoo hanuuninayo aaba kamit tahay ee allah cafimaad kusiiyo.
@@batulasmail8261qabiilka dhan afkaabka dhaaf inta dhaheysid reer hebel saan waa dadlee kicinoysaa🎉🎉
Bro dhulkaan xamar moo Ka tirsan yahay Mise koonfur galbeed noo Kala cadee mahadsanid
Xamar
KGS 🇦🇿🇦🇿💪💪
@@Banooda calankaan azerbaijan intaa iska dhigto midka aad ledahay soo qaato. Meeshaan eelaay shaqo kuma lahane
Eelay dhulkoda waa ilaa arbaca rukun calanka Azerbaijan hadaa soo qaadano iyo hadii kale adiga walaa awoowgaa la idn ka wareysan maayo!
@Banooda looma ooyaan baa tahay oo walhi madaxa baa lagaa tumaaa. Buurhakabo ma soo dhaafi kartid bal kaalay imaaw hadal ayaa baratay. Wlhi inaa dad tahay iyo xoolo tahay inaa kala garaneynin. Ee tabartaada ku tasho. Dowladnimada beenta ah yeeyna ku sirin. Qof walbo. Waxoo yahay buu noqon doonaa.
İLAA MARKO GEYA WADA
Fadlan meeshan noo soo faahfaahiya
Maashaa allaah❤
How to contoct
Maashaa allaahu mahadsanid
Ascwrwb
Kasoo hadal airport iga cusub eladhisaayo ee warshiiiq
Adooo ku mahadsan
Ilaahow aan dhul kagadan , yaa hadhow ladhahaa unukaa leh mayooow
Maashaa Allaah
Dhinaca Jowhar maxaa loo aadi waayey maxaa laga rabaa dhulkan jaziira oo masaakiinta loo bar kicinaa😢
Meshaas degaan Kuma yaal
@@SHARMAARKEDuale-s9dcirfiid iyo caliyaale AA Ka dhaw jaziiro masaafo ahaan xmr marka la jogo hadane waa duur iska banaan cirfiid Halka jaziiro aan dhaweyn oo deegaan Ku socdo
@@mahdimohamed7056 Dhulka ma la nabaad guurinaa ,daaqsin ayaa la waayi doonaa
Airportka dhul halooso reebo please magalaada gudeheeda waalaga so rari doona insha Allah 😢😢😢😢😢😢
Goormee abowe
Inteese lo raraa
Guul
Thanks
Waxaan la yaa loogu yeeraya maal gashi dadkina
Xamar waa laga cayrinaya siday isu qaban.
Laami lama dage
Ee waxaa la daga
Amni,
Sharci iyo kala
dameyn,
Cadaalad,
Lacag
Iyo wada noolaasho
Intaas midna kama jirto Xamar
Intaas aad sheegeyso somalia meel eey ka jirto malahan. Somalia meel walbo qabyaalad baa ka jirto
Manshalah
Saxaraha miyaa dhulka beeca ah?
Dhul iiga soo qabo cabilka dhulkana waa noocee ma lootoyin miyaa mise waa 20/20
DHUL LAISKU QABSANAAYO WAAYO
IF WE WANT TO GED REACH BUILD ROAD
Maxaad lambar aan lagasoo jawaabayn dadka ugu lugooynaysaa?
Lacagtu waa qaali haloo naxo dadka danyartaa
Maxaa loo waayaa Somalia private Zone ama space dhowr miter ah markii waddo ama laami la dhibaayo si loo helo badbaado dadka ama xoolaha ah, 20 ama 10 miter oo laamiga 2diisa dhinac ka banaan oo aan wax laga dhisi karin, mustaqbalkana noqon karto qurux ama laamiga in la weyneyo ama shilalka u yaraadaan?
Xata Sewage Malaha o bulacadaha maraan😂
Waryaa meeshaan daawuud ayaa leh cidd gadaneysa ma leh suufi cali kobdheer
Wadada American ka goormee la geeynaa laami
Dadka hasirin waxba iabedelimayan wayo aman mahan wamel tugo iyo moeyan
Magaca ka badala abay dhaxan mahe nagadaaya foodada
Dhisa dheh o ha qaaliyobo Aabaheya 2 boos ku lahee😂😂
انتم تفتخرون بي شنو شارع ماله مكان يمر في ماء مطر إذا نزل مطر شارع راح ينخرب و حتا مافي لامبه حك شوراع
Dhulka banan yaa leh sidee 6000 loo sina meel.iska banan
Wall lnberkada iinogali si AAN arimahàn kaala xiriirno
booska laamiga u dhaw ama laamiga ah waa meeqo halkeena kala so xariiraa
Booooooob iyo baaaaba' iyo balaaaayo badan ooo aaan baabi in...
Jaziira dhul shiiqaal waaye abgaal daauudna wexey rawaan iney xoog kudhistaan kadibna ay dadka kagataan hadhoow qofkii gato miyaa lacagtiisa qalqiil geleenin dhul dad gaar leh dadkii dad aan xaq uleheen kagataan lacagtooda miyeey iska qasaarinin
Shiikhaal ma adigaa siiyay waa dhul Wacdaan Cismaan dhul aad laheeyn af laguma yeesho.
Dhulka ilaahay ayaa iska leh
@Sahallohos1940 dhulka ilaahey wuu leeyahay laakin dad ayuu deegaankooda ugu dhigay dhulka ilaahey ayaa iska leh intaad dhahdid dhiso meeshaad araktid xataa laamiga dhediisa ilaahaa iska leh dheh
@@MohamedAhmed-z2k ninyahoow dhulka miyaadan kala aqoonin jazeera qeeybta abay dhaxan waaye meesha oo ka hadlaayo meeshaan waxaa dagan wacdaan halka jazeera tan fog ee la dhaho Gendershe ee tahay halka eey dagaan shiikhaal meesha hada oo ka hadlaayo waa jazeera qeyb ka mid ah banadir xamar meesha oo ka hadlaayo waxaa dagan wacdaan osman
ooo mey hada ka ceshtaan see ayagoo joogo dad loga gadanaa
500 leba wayee dadka hawaalin
Mashaa allaah ❤