Uurkaaga waxaa ku jira Afkaaga ayaa soo xataa la yirii, Qabiilkiisa ayaad noo sheegtey, haddii uu ahaan lahaan reer qansax maad sheegteen ee wuxuu ahaan laha reer waqooyi. Dib isku sax ali haraarow,
Wll waxaas wax lugu hadlo ma aha ninkan bariguu hargeisa joogay somaliland wax ladhaa ma jirin hadan tada kuu raco somaliland inta la yidhaado daroodku hadaysan waxba ku lahyn oo reer aad ku koobto maxay bilaa abaal ku yihiin
Masha Allaah cimriga iyo camalkaba Allaah hakuubarakeeyo caliyoow
Ilaahay hakaa abaal mariyo
Wixii caawimo ad u tartay aduunkana ku liibaan aakhirana janada ku waar
Uurkaaga waxaa ku jira Afkaaga ayaa soo xataa la yirii, Qabiilkiisa ayaad noo sheegtey, haddii uu ahaan lahaan reer qansax maad sheegteen ee wuxuu ahaan laha reer waqooyi. Dib isku sax ali haraarow,
Muqdisho General Daauud Sare intii ka so baxday like sar
Cali alah yashfiik
Cali quranka mu baran 😢
Nairobi ayuu😂joogaa cabdirisaaq gaboobe isagoo dhakhtar ah.
Asc waxan ahay dawadeyashada kugu xiran ilaa 10 years Cali xarere khayr Alle hakusiiyo 🎉we love
ENG.Abdourazak daher wuxu deganyahay wadanka Austry laakiin maalin dhawayd ayu Djibouti yimid
Walal numberkiisaa u soo hel.
Habo waad iga jajabisay waxad keentay qof culus oo ruugcadaaya hadana music ayaa meesha ka socda
Odayga nolosha ku qabo wad u tureysayee
Coferada ayuu Ka jecely yahayahay
Cali rayislasha wuu neceb yahay
Cali colaad ma qabo lakinn shaki bu qabaa
Waiska xal adun
Wali Ali saxafda ma Ka hadlay iyo shakiga ay qabto saxafdu
Daaroodku waa Bila abaal wadanka SOMALILAND ee Cali sida u wanaajijeey bu cayaaha😢
Wll waxaas wax lugu hadlo ma aha ninkan bariguu hargeisa joogay somaliland wax ladhaa ma jirin hadan tada kuu raco somaliland inta la yidhaado daroodku hadaysan waxba ku lahyn oo reer aad ku koobto maxay bilaa abaal ku yihiin
Somali oo dhan baa abaalka ku yaryahy
Cali hadu quranka 🔋 saxafi mu noqdeen
Bar to
Kkkkkkkkk ❤ cali xarate wa xaraabo
Man wareysi mahan waa nacnac qofkastaa Gabar iyo wiilkuu ahaadaba aan uga tageen jidka
Cali hadu hargaysa yimado wuu cafimadi lahaa
Miyuu xanuunsanayaa wll
Saxafdu way bukta cudurka ay qabtana Cali WA Ka qayab
Neefku gormu x?adhadhaa