GO'AANKA BEESHA SURRE DAGAALKA MAREEXAAN (3867)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @sedson02
    @sedson02 20 днів тому +4

    ilaahay Quduusu Salaam hakala qaboojiyo Sure iyo Mareexan . aamiin
    1. Gogosha nabadeenta beelaha walaalaha ee is dilaya halaga dhigo Dusamareb, wada hadalada lagama dhigeyo Guricel maya .
    2. Jagada halaga bedelo niinka la leeyahay Cabdiweli wasiirka ay ka cabanayan reerka Sure.
    3. reerka Sure cabashadooda waan dhegeysaney , reerka Mareexan iyagana aan dheygeysano cabashadooda .
    Sedson02
    Shiikhaal Aw Qudub .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      Wwxaas 0.5 ka ahow 😂😂😂😂

    • @ahmedmohamedibrahim5674
      @ahmedmohamedibrahim5674 20 днів тому

      IsuXoog sheegad iyo ismaquuninta ha laga tanasulo
      Waxaan ognahay in beesha surre ay ku hareereeysanyihiin
      Qolooyin kala duwan oo iyagu
      Isu arka inay surre maquunin
      Karaan waxaan kula talinayaa
      Inay ka waantoobaan,
      Malaak Reewing Mayland

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 19 днів тому

      @@ahmedmohamedibrahim5674 somali o dhanba waan xaaqaynaa mardhaw

    • @GgJj-gz8do
      @GgJj-gz8do 19 днів тому

      ‏‪6:11‬‏ 😂😢😢😮😮😅😅😊Tap on a clip to paste it in the text box.

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 19 днів тому

    Wa rer badiye waliged is layn jiray lakin UA-cam layda ba si shida

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 20 днів тому

    Subxanallah

  • @asheekh15
    @asheekh15 19 днів тому

    Guriceel safe ma'aha Mareexaan laftiisu inay yeelaan a'aha waayo labadaqolo midna safe uma aha
    Caasimada halaguqabto

  • @sedson02
    @sedson02 20 днів тому +1

    Anagaba haddi aan nahay Sheekhaash marmarka qarkood Ogaaden cagdheer baan is dilna , waan is jafna sida cadowga .
    Marki danbe waan ka guurney Dhagaxbuur waxan sameesanay degmada Raaso ee Somali Galbeed .
    Cagdheertu waxay lahayeen : Abtiyaalow hanaga guurina Aw iyo Ogaaden baan isku nahay .

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 20 днів тому +1

    SURE WAA SAXSAN YAHAY HADAY YIDHAAHDAAN NABAD QATEEN CAASIMADA OGOL YIHIIN HADAY DIIDEEN HALKAY
    RABAAN WAA LA OGOLAADAA
    HADAAN UJEEDO JIRIN

  • @user-uj4so9qq8u
    @user-uj4so9qq8u 20 днів тому +1

    Hadee adaa duulaan ahi adeer jooji dulaanka

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 20 днів тому

    Hala soo xiro cabdi wayeel iyo kuwa umada isku diraayo marxaan iyo hg jwaa la dhimanaya dhulka eaxba adiga ku tari maayo waa lagu waydiin inta ku dhimata dir qayladeeda lama maqlo marixaan jooga

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw 19 днів тому

    Daacad ayaa fiican in warka logud biyo oo la hubsado waxa lashegayo masaxbaa

  • @user-uj4so9qq8u
    @user-uj4so9qq8u 20 днів тому +1

    Waar dhulkaan lasheegayo ma dahab baa kujira maxay isugu soo duulayan oo waliba sure ayaa kusoo duulay waana lagu dhamaaday labada dhanba may wadadanaadan

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 20 днів тому

    war surroow gardarada joojiya dagaaladii horena idinka weerarka lahaa. maamuladan dabaga idinka ka soo riixaya waanu la soconaa imminkaba nabada ilaaliya dhibkuna yaanu intaa dhaafin. ninkasta nabaddu waa u dan.

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 20 днів тому +1

    Maareexaanow xuududihina soo xiirtah ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 20 днів тому

    Meesha qalelka ah ay isku dagplejen hala dhigoo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 20 днів тому

    Sure dhulba ma lahayn mareexaan baa dajiyay , mareexaankii awoow ahaanta idiinsoo dhawaystay ee dhulkoodii idin dajiyay baad ku kibirteen weliba hada mareexaan ayaad kusoo duusheen caana dhay ahna kacabimaysaane direey joog.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 20 днів тому +2

    ayaga darisa isdhalay heshiyo iscafiya oo wiilaldanbe haynaga dilina

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 20 днів тому

    hadii madaxweyne qoor qoor kubaqay inladhigo gogasha guriceel dhibuma aragno

    • @sedson02
      @sedson02 20 днів тому

      Gogosha wada hadalka waxa ladhigeya caasimada Galgaduud State sabab dowlada Galmudug xaruunteedu wa Dusamareb .
      Qoorqoor iyo dowladiisa wadahalada markhaati ka noqoneesa , Official file record baan u sameenayna , warqad dowladeed baan ku qoreyna wadahadalada iyo waxa laisku afgarto .

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 20 днів тому +1

    Sure welige ma maqal dhul maraaxaan ayey rabaan in ay xoog ku qatan xeerale ya ku dejiyey mareexaan ayaa dhuulkas oo dhaan kugu soo dhaweyey ayagibad doneysa inad ka xoogto walee kuma libantid dhuul mareexaan ayey haweysten laanka lanka ku kudheer😂😂😂😂😂😂 xududa maarexaanka guura ok😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @shanaolli7007
    @shanaolli7007 19 днів тому

    Raga somaliyeed dhul eber ah iskudilaayo maxa ka kraldan🤔😊