MARWO DAAHIR IYO XAALADDA HG EE MAANTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 17 днів тому +3

    Hadaan Cayr nahay, gaar ahaan Habaraji diyaar baan unahay hadii bahashu dhacdo. Abgaal insecurity iyo cabsi cabsi HG ladhaho wado qabaan, waa run wlhi. Waa ceebta HG oo dhan wixii meesha ka dhacay shalay, wax la aqbali karo ma aha,

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 17 днів тому +3

    Sacad Saciid anagoo ah Mj👑🇸🇱💞 Osman Mahamud ayeey Na Dhaleen inna Habreed Waan ku Fahmin 😭😭😭Waa inaan u kacna intey dhaleen o Qabiilkasta ah waa Balan taas waana runtaa👍🏻👍🏻👍🏻

  • @Roteyaani
    @Roteyaani 17 днів тому +3

    waxaa tahay fariid ✅ Aniguba reer Abtigey waa difaaci lahaa ✌️👍 Qof nool baa tahay 🙏 Abti waa Hooyo ❤

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 17 днів тому +2

    Asc. Abaayo. Macaan. Waa. Ku. Salaamey. Waa. Walaalkaaga. Korneel Hussein Afgooye. Oo. Kaa. Soo. Salaamayo. Canada Ottawa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 17 днів тому +3

    Wlley 7kun oo ciidan ah somaliya maba haysato sowtuu xasan munaafaq ciidamadii laayey xagee ciidanka ka keenay

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v 16 днів тому +1

    Abti waa sax warkada waa dhaxal gal awlaada sacad saciid dhiiga waa ku ogeen ❤

  • @bardacad
    @bardacad 17 днів тому +2

    GUULAYSO
    WAXAAD TAHAY ASTAAN QARAN❤

  • @bardacad
    @bardacad 17 днів тому +2

    Allaah dhiig kar kuguma rido astaan qaran

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 17 днів тому +4

    VIVA 5 Somaliyed GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 17 днів тому +2

    Abaayo. Anigaba. Abti ayaa. Ii. Yihiin. Habargidir. Maalintii. Farmaajo. Kursiga. Laga. Xoogey. Baa. Aniga. Ku. Soo. Laabtey. Canada 🇨🇦. Anigoo ah korneel Hussein Afgooye.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 16 днів тому +1

    Aamin aamin aamin sister inshaallaahu aamin

  • @zamzammohamed9155
    @zamzammohamed9155 16 днів тому +1

    Wad mahadsantahay habo walaga tashanaya midan

  • @MaahirCade-bh8kf
    @MaahirCade-bh8kf 15 днів тому +1

    Hawartan xawadka weyn dulmiga aykahadleyso fiiri madhul dadweyne maa xoog kurabtaan😅😅😅😅 dhulkiina dhagaxa ahaa baa la idincelinayaan 😅😅😅😅

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 17 днів тому +2

    Reer abti sorry. Waa runta abayo ❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 17 днів тому +2

    CALAACAL OOHIN IYO BOOTO WAXBA TARIMEYSO DUMARNA WAXBA UMA QABAN KARAAN HADEY NIMANKODII GATEEN DADKAAS LA BARKICIYEY HA IS HARAADIN EE ISKA AAMUS

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 17 днів тому +1

    Hhhh NAAG ADAG BATAHY MUM

  • @MaahirCade-bh8kf
    @MaahirCade-bh8kf 15 днів тому

    Car imaaw xamar saasna uhadal hadaadan xabsiga kudhigin askari somaliyed maahi😅😅😅😅

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 15 днів тому

    Habar waalan somali qabiil kasta waa leeyahay. 🤣 Somali waa hal qabiil, dabkaan aad hirnayso jooji.