WUU KA SAMRAY CEYDA OO CAMERADIISA HOTELKA UUGA SOO TAGAY AYAA KA QARINAY MARKUU IMADAY AYAAN SIIYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 467

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 5 місяців тому +420

    Asad hagio ayaantan muqaalada waqtiyo aan looga baran ayuu so dhigoyaa 2:00pm 😂😂😂😂 inta ila aragtay 👍 saara🙌

  • @mumtii538
    @mumtii538 5 місяців тому +171

    Asad manta video maka soo khaldamay inta yaaban like 👍 😂

    • @minamohamoud-ql6jz
      @minamohamoud-ql6jz 5 місяців тому +4

      Haaa wllhi waanba yaa,banahy😂

    • @fartuunahmed5963
      @fartuunahmed5963 5 місяців тому +8

      Marku dhaqsa video so galiyo waxa ledihiin maka soqaldamay marku so dahiyana hanaga sodahinin kkkkkkkk

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 5 місяців тому +2

      Haa. Wuu kasoo qaldamy😂😂

    • @Muhudiin56
      @Muhudiin56 5 місяців тому +1

      Habeen utahay😂

    • @minamohamoud-ql6jz
      @minamohamoud-ql6jz 5 місяців тому

      @@fartuunahmed5963 saas kama wadno habeenki ku baranay sowmaha

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 5 місяців тому +158

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 5 місяців тому +48

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaymamahhamed3853
    @shaymamahhamed3853 5 місяців тому +82

    Asad maa xiligan wax soo dhigay mise waa indhahayga😂😂

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 5 місяців тому +4

      Asaga waaye😂😂

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 5 місяців тому +3

      ANAABA YAABAN❤😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 5 місяців тому +56

    Ceyda🥺ito amiro le kafikiryee asi dhan dantisa wo dayacy❤maskiin hoyadis mcn ukente wlhi ilhow hoyo suldmo ka qari😂 masuliyad bo isasre wan anin rgeed🤌🤴m.a amiro asiga masuul ka ahy allha kasukow

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому +4

      Waa hesaaa labo Mel u masul ka yahy amiira iyo camerada❤

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 5 місяців тому +4

      wa wareeey waheysa😢😢😢

  • @BishaaroAbdinuur-hd5qp
    @BishaaroAbdinuur-hd5qp 5 місяців тому +93

    Alla camerada ti hoyadis u kenaysy somaha miskin 😢

  • @AZAMabdirahman
    @AZAMabdirahman 5 місяців тому +114

    Ceyda amiira aya maskada ka gashay inta ila araktay 👍✌️♥️like isara

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому +4

      Wakula arkaa❤

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 5 місяців тому +9

      Waan arkay lkn asxaapey saakay waxaan ku riyooday walhi ceyda iyo kooko is aroosi rabaan

    • @kuu617
      @kuu617 5 місяців тому +1

      ​@@maryanCraxamaanAla manooli🤣🤣🤣

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 5 місяців тому +87

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @footballmo414
    @footballmo414 5 місяців тому +46

    Markii u horeyasay aa daawado Video uu Asad duhurnimo soo dhigay ❤❤❤❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 5 місяців тому +51

    Ceyda Amiira ku dhex maydhanaysa 😂

  • @NuurAxmad-si7lz
    @NuurAxmad-si7lz 5 місяців тому +57

    Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤🎉❤

  • @AbdihaliimAbdulahi
    @AbdihaliimAbdulahi 5 місяців тому +44

    Asad manta way ka warertay xiligam maad wax soo dhigtay taliye waa marki kowaad aan arko xiligan wax soo dhiga

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln 5 місяців тому +88

    Hdaa iga danbeysid Nabiga kusali scw❤😢

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 5 місяців тому +28

    cayda sidu Actarka u noqday ba qalbi camo ayuu bilabay 😂😂

    • @Anisa-xc2db
      @Anisa-xc2db 5 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂

  • @Madridista686
    @Madridista686 5 місяців тому +26

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 5 місяців тому +39

    Ceyda asi amiira bu balaan udagaye gariga naga halabay dhahaye asi asad ba balanbaa udagaaye😂😂😂😂😂❤

    • @Fartun_dimple
      @Fartun_dimple 5 місяців тому

      Waaheysaa 😂😂😂 waxad beeratidad falanee cml wye 😂😂😂

  • @ZakariyeMxamett
    @ZakariyeMxamett 5 місяців тому +28

    asadow waa ku tageraa wlhi abowow lacagta schoolka wax ika bixiyo ma heysto ee ika ka fala qad abowe nh wlhi waxan ka mid ahay tagerayashada wlhi😢

    • @AbdulGure
      @AbdulGure 5 місяців тому

      Help

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 5 місяців тому +1

      Qadka inteeka kenTay😂❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 5 місяців тому +45

    Ceyda jacel baa haya miir malaha Amiira u sii ordayaa maskiin😂😂😂😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 5 місяців тому +161

    TEAM CEYDA ONE LIKE ❤🎉😂

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 5 місяців тому +23

    Cida quraanka jecel welcome❤

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 5 місяців тому +35

    Aynu ku sali no nabiga scw

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 5 місяців тому +16

    Ceyda amiira uu ka fikirayaa filimkii siduu actar uga noqday qalbi camo ayuu qaaday miskin😂😂😂😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому +1

      In run lagu diidoyo malenoyaa😂😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 5 місяців тому

      @@tuneeyyyyy aad oo weyn 😅

  • @mohammedfrance8629
    @mohammedfrance8629 5 місяців тому +10

    Waxay ka mid tahay waxàan idinku jecLaaday sidaàd isku jeceshohiin alle haaidin xafido kuligiin 🫁❣️❣️💯💯🫁

  • @NimcoSuldaan-m2k
    @NimcoSuldaan-m2k 5 місяців тому +14

    Ceyda amiira ka dhex guuxaysa 😅❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 5 місяців тому +3

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 5 місяців тому +74

    Ceyda jclka Amiira wareriyy maskaxdi Amiira luu ku hayaa❤😂😂

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 5 місяців тому +12

    Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiira2588
    @samiira2588 5 місяців тому +9

    Asad Muqaladiisa waxaa ku tashan jiray marka somalia u tahay 21:00 haben nimo waxi ka dambeyo hda malin soo dhigoyaa kawrama anoo jamcad joogo dawanooyaa videoka plze waqtiga hore noo soo gali😭😂😂😂

  • @YouareThesame-i8w
    @YouareThesame-i8w 5 місяців тому +6

    Ceyda koko uugafiroya saan umaleenayo amiira weela jogtaye 😂😂😂😂 waxaqaldan😂😂

  • @MaxamedcabdirisaaqAbdi
    @MaxamedcabdirisaaqAbdi 5 місяців тому +13

    Inta duhur daawanaysa ismuujiya😂😂😂😂

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 5 місяців тому +31

    Ceyda jacylka amiira waly😂❤

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 5 місяців тому +4

      Inay isjacelyihiin mxa ku ogeysiyy ar somaliaya waxay rabaan shegayan 😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому +1

      Wa hesaa ❤❤

  • @UmmuAfnan2
    @UmmuAfnan2 5 місяців тому +47

    Ceyda amiiruu ka fikrayeey umleynaaa😂😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 5 місяців тому +3

      Mada is jaclysisay amira io cayda 😂😂

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 5 місяців тому +3

      Somali janis kugu helaan bas waayey commentiga ayeey ku dhex rarafanayaan😂❤

  • @mustafebarqusi6523
    @mustafebarqusi6523 5 місяців тому +17

    Team amiira ismuujiya ❤❤❤❤

  • @HawoAli-jg6sq
    @HawoAli-jg6sq 5 місяців тому +11

    Asad hda muu wax soo dhigy miseh anaa moodey😂😂😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 місяців тому

      Naa ani xataa wan amini.la.ahay asad sow nayelay😂😂😂😂

  • @shukrisaid7268
    @shukrisaid7268 5 місяців тому +7

    Ceyda waa miskiin wllhi waa wiil iska qalbi wangsn illahey ha deysto ha dhibina walaalayaalow ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 5 місяців тому +14

    Ceydaaa Amiira maskaxda kagashe😢 😂😂😂

  • @Userdima1357
    @Userdima1357 5 місяців тому +20

    6:52 imk ceyda amiiradisa amaan u sii😂😂😂

    • @isaakbakool273
      @isaakbakool273 5 місяців тому +2

      Adaa ka kulul ku lagaa😂😂😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому +4

      Asaa ilalsado amiira don't worry❤❤

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 5 місяців тому +1

      ​@@tuneeyyyyy warkaas I maraayo😂❤

  • @MaxamedAlbani-db8eh
    @MaxamedAlbani-db8eh 5 місяців тому +10

    Allah is one ❤قل ھو الله أحد

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 5 місяців тому +10

    Ceyda kamirada maxafidiin hoyo hadey vedio gaan araagto side dareme😢

  • @ZakaiaAhmettHassan
    @ZakaiaAhmettHassan 5 місяців тому +9

    Asad wllhi waxa kuraxeysata video horay usoco Big man

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex 5 місяців тому +11

    Malinkii ugu horaysay Laba Video soo galisay weye 😂😂

  • @LiibaanAbduqaadir-y5i
    @LiibaanAbduqaadir-y5i 5 місяців тому +12

    Sxb asad no talk in 6 hour ee cumer iyo cayda soo badi

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 місяців тому +1

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 місяців тому +8

    Amiira qurux ayuu kafakarayy maskin ceyda❤

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 5 місяців тому +5

    Asadaw cawa ma Video la’aan Bad na dhigaysa waxay videoga aad 2 duhurnimo so dhigtay 😂😂😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 5 місяців тому

      Wn kabaaqaa😂😂😂

  • @koozhin_mahdi
    @koozhin_mahdi 5 місяців тому +8

    Jacaylkiisa ayuu ka fikirayaa😂😂😂😂

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 5 місяців тому +27

    Team 27🎉 900k loading team amira

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +11

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @naciimajano8112
    @naciimajano8112 5 місяців тому +3

    Dad isku faraxsanbaa tihiin oo aad iyo aad isku fahansan ilaahay adunka ha isku kiin daayo aakhirana janada jaar kunoqdo 2miylan coming soo insha laah

  • @Natashanabadon
    @Natashanabadon 5 місяців тому +1

    IAK ani isku dabeecada nhy alaab cidlo looga tage aa la rabaa in hawl yari lo siiyo dadka 5bari ka bacdi ban siiyaa😂😂😂

  • @NaciimoCali-yy5zy
    @NaciimoCali-yy5zy 5 місяців тому +4

    Miskiin cayda iamk maxa saa ugu gashay cayda

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 5 місяців тому +2

    iamk wuu saxan yahay waayo waxaa baranee cashar aadan dib danbaysa aadan si fudud wax ugu iloobin

  • @kzuldan9468
    @kzuldan9468 5 місяців тому +5

    Qofkii 1 aad ee Like zaara m.a waan ku farxay wllhi wll mcn iKaahay Laxaadkagii hakusOoo ceLiyO hno mcn hargeisa kazOo SaLaamyaaaa❤❤😮😢

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 5 місяців тому +4

    DADKA mayna Xiligan Hurdiin Reer Hargeisa uun Dareemayaa Kulaylka iyo Hurdo la aanta 😂😂😂

    • @LiibaanMahamud-s3h
      @LiibaanMahamud-s3h 5 місяців тому

      War garowe macala waa kuleyl duhur hurdo majiro 35 dgree ilaahey baa noo maqan 😢😊

  • @amaalgesey5676
    @amaalgesey5676 5 місяців тому +1

    18.299 Like qofka 18.300 ani waye one like Team 27 thank you guys😊

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 місяців тому +1

    Team 27 video mln cdy mala qabsan anaga ee Hbnkeeni noosoo celiya wlh shaqada mrka ka imaado oo shower qaato oo casheeyo aaa saf idinka mari jiray video yadiina 😂

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 5 місяців тому +3

    Asad vedio hada xad ma leh wakhtigu doono soo dhigaa😂😂❤

  • @Ladan.cidi.368
    @Ladan.cidi.368 5 місяців тому +6

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw❤

  • @MaxamedCraxmnaan
    @MaxamedCraxmnaan 5 місяців тому +2

    Amiiro oo ka fikiro yaa gab ka dheh nio 😂

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 5 місяців тому +12

    Legend from Hargeisa sxb asad Ninkii abeera Soo qabo

  • @daudomarcali5391
    @daudomarcali5391 5 місяців тому +1

    Asad aniga a i am k waa ila saxanyahay qofka markuu wax ka tago in lagu dhibo waayo waxay u noqoneysaa inuu mar mar walbo is koontaroolo ama kontaroolkiisa uu bato

  • @Suusu863
    @Suusu863 5 місяців тому +7

    Ceyda qalbadaa taagan😂😂😂

  • @SHUKRIABDULLAHIABDIRAHMAN
    @SHUKRIABDULLAHIABDIRAHMAN 5 місяців тому +2

    Maskin gamiradi oo hooyadisa ukenesay somaahan m.a alla hooyo suldano kaqariya wllhi masuliyad ayo iska saray niin raged iska dheh m.a😊😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @xafsoshucayb5787
    @xafsoshucayb5787 5 місяців тому +2

    Cayda wllhi miskiin wye 😭😅😅

  • @MiMer-i3p
    @MiMer-i3p 5 місяців тому +1

    Inta ilajacel abti asad ONE LIKE ❤

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 5 місяців тому +2

    Iphone 15 camiradina qurux bdn

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 місяців тому +1

    Ar cayda siduu siduu malika uga fekerayey buu isagoo dhan is iloobay 😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 5 місяців тому

    waqtiga muqalka naga sax hana wareerin muqalkaga qaab qurux badan kufirsadaa orod orod yaanku daawan😂😂😂

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 5 місяців тому +30

    Igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏽🤍❤

  • @zamzamhasen
    @zamzamhasen 5 місяців тому +2

    Wlhi Wa Fahme Ine Macalimo Ahay😂😢

  • @Ooyayey1234
    @Ooyayey1234 5 місяців тому +2

    Asdow saxiba marka 2m gaartida abeer cade keena hada lph tahay🫡🙏

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 5 місяців тому +1

    Asad haagio maalmahan shalay iyo maanta muuqalda waxa soo dhigaysay galabta hadda saacda waxe noo tahay 3:07pm galab waaye Malaysiya waxa waaye 8:07pm habeenimo asad habeenki nudo gudbi galabti wa la madhquulsan yhee

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 5 місяців тому +1

    Asad videoyda mlmhn waqti hora so dhigosa mise jadwlka ka qaldmy next video cwa mnoso dhgi donta mise beri xlign cml ceyda berka ka gracden xta khnda mrku furey wu arki wyey mr horu ka smray 😂

  • @Zakariyoww-vj8rz
    @Zakariyoww-vj8rz 5 місяців тому +3

    Inta og in ay haween u tahay like saara ❤😂😂😂

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 5 місяців тому +12

    Amiiro camerade so gadaneyzay zow mahan oo ay dhahyzay hooyadey ii gadey😂

    • @koosmaxamed6168
      @koosmaxamed6168 5 місяців тому +1

      Mya hooyadii ukeentay cayda

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 5 місяців тому +1

      amira teeeda goooni bey u haysataa tan ceydaa leh

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi 5 місяців тому

      Hooyadiisa uu kentay

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 5 місяців тому +1

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼

  • @osmansokorey-yv7mu
    @osmansokorey-yv7mu 5 місяців тому +1

    Ar Asad dhib bdn 😂😂😂😂😂funny waaye wallaahi

  • @SumayoAhm-mx6tq
    @SumayoAhm-mx6tq 5 місяців тому +8

    Talefanka Maa iga haleesan mise waa liila qabaa cod la aanta😂😂

    • @sundusdhalosundusdhalo1446
      @sundusdhalosundusdhalo1446 5 місяців тому +1

      Laaxawla Arpads aan soo gatay waxaan moodaa inuu iga halaaway nacalad maantoo dhan😢😢😂

    • @sundusali8340
      @sundusali8340 5 місяців тому

      Madaama uusan cayda ogeyn in wax la duubayo sas hadlka u jarjaryaa marku edit garyey.

    • @SumayoAhm-mx6tq
      @SumayoAhm-mx6tq 5 місяців тому

      @@sundusdhalosundusdhalo1446 😂😂

    • @SumayoAhm-mx6tq
      @SumayoAhm-mx6tq 5 місяців тому

      @@sundusali8340 cod dhanba malahne mxaa laga daawanaa

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 місяців тому +2

    Asad wanaga farxisay.hada kadib xiligan lee sodhig.taliya😂😂😂😂😂

  • @MohamedAhmed-k3v3x
    @MohamedAhmed-k3v3x 5 місяців тому

    Alaaa ceyda saas ayelinaa maloquraa eee

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 5 місяців тому +2

    Ceyda maskiin weyaane noodaaya waraada😅😅😅😅

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 5 місяців тому +2

    Fans Asad hagio on like 🙏🙏😢😅

  • @prettyfardus2790
    @prettyfardus2790 5 місяців тому +1

    Asad amiro gbdh wlsha oo kaleh ah ixtiraam sey ku ixtiramta

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 5 місяців тому +2

    Team Abdulahi Hagio More like❤😂

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 5 місяців тому

    I'M K waa saxan yahay sxb asoo kalaan qabaaan hada is ilaalin badan bartay.

  • @zhaadiyacabdi562
    @zhaadiyacabdi562 5 місяців тому +1

    Amira is funy wlh dacad waye 6:16😂😂❤

  • @cadnaanmaxamad5883
    @cadnaanmaxamad5883 5 місяців тому +12

    Team jigjiga one like❤

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 5 місяців тому

    Iphone15 ka Quality fican

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 5 місяців тому +4

    Team Asad One Like ❤😂

  • @CabdullahiCabdi-m7q
    @CabdullahiCabdi-m7q 5 місяців тому +9

    Fns messi 500 like ❤

  • @Deeqocaliyare
    @Deeqocaliyare 5 місяців тому +1

    Asad ayaan thanks mooqaalada waalasoodhaq sataaasaaa😮😮😮😮😊❤

  • @Famoosjr
    @Famoosjr 5 місяців тому +3

    Asado se wax yelosaa anigo video xaley an firsanoyo hadane video kale ad sodelisey❤❤

    • @Famoosjr
      @Famoosjr 5 місяців тому +1

      . 😊

  • @CaishaCisman-g6q
    @CaishaCisman-g6q 5 місяців тому +2

    Www waa camera hooyadiis ukeentay

  • @RahmoSharif-f3q
    @RahmoSharif-f3q 5 місяців тому +1

    Sawarka ku so labtay ceyndah 😅😅

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 5 місяців тому +2

    cayda maskiin waye🥲🥰

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 5 місяців тому +1

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @Hibaaqeyyy
    @Hibaaqeyyy 5 місяців тому +1

    Asadow waaku tuugeena video gaas caawa noosoo dhig nh😔

  • @adnoyuusuf5567
    @adnoyuusuf5567 5 місяців тому +1

    Imk qeybta dhibka ayuu u qabilsnyhy teamka😂😂

  • @abdiwaabari
    @abdiwaabari 5 місяців тому

    Kaamiradan aa kilkilaha noo dhigtay maxa wye