WAXAN WAQTI QURUXBADAN KU SOO QAADANE BADA HOOSTEE MUDO 1hour ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 кві 2024

КОМЕНТАРІ • 766

  • @CabdiMahamed-kr1rf
    @CabdiMahamed-kr1rf 3 місяці тому +490

    Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi Muxamed scw❤ ﷺ❤

  • @aadamleo04
    @aadamleo04 3 місяці тому +207

    *عن النَّبِيِّ ﷺ قَالَ:" أَيَعْجِزُ أَحَدُكُمْ أَنْ يَقْرَأَ فِي لَيْلَةٍ ثُلُثَ الْقُرْآنِ ؟ "قَالُوا: وَكَيْفَ يَقْرَأْ ثُلُثَ الْقُرْآنِ؟ قَالَ:" { قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ } تَعْدِلُ ثُلُثَ الْقُرْآنِ "*

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @mohamedabdiwahaab3460
      @mohamedabdiwahaab3460 3 місяці тому +1

      Qof kheyr wado mashallah
      اللهم صل على المصطفى نبينا محمد عليه السلام

    • @user-ln3hj3fp6w
      @user-ln3hj3fp6w 3 місяці тому

      Scw Scw scw scw scw ❤

  • @user-ft5to3xs3c
    @user-ft5to3xs3c 3 місяці тому +328

    Inta ila jecel nabi muxamad scw ❤saara ❤

  • @FadumoJamac-fu8bk
    @FadumoJamac-fu8bk 3 місяці тому +202

    Waa muuqaal cajiib ah sidoo kalana cabsi cabsi ah 😊 Wllhy badda hoosteeda waa cajiib oo ileen geedo caadiya baa ku yaala 😮 Ilaahay amuurihiisu faro badanaa😢

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 3 місяці тому +13

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @NuurAxmad-si7lz
    @NuurAxmad-si7lz 3 місяці тому +163

    Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤to

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +69

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤❤❤

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 3 місяці тому +76

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 3 місяці тому +139

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊💕💯

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 місяці тому +104

    Kokodeyda cashaqa dalxisa quruxdisa waa so qadatay❤❤

  • @cuud_
    @cuud_ 3 місяці тому +91

    Ayy finally hada nabad nogu timi alx kokoyey 😢❤❤❤

  • @Yaana0k
    @Yaana0k 3 місяці тому +107

    Koko wallaahi cabsi cabsi waa abyo geesiyad waa dhaaftay ee waxan hada kadib iska ilaali mcnto ❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 місяці тому +3

      She's having fun. Jungle mey dhex gashay oo libaax iyo waraabe joogaan maxey iska ilaaliney ??? 🤔

  • @hindiyomisdhaf-fv3sx
    @hindiyomisdhaf-fv3sx 3 місяці тому +95

    Xppti wax yabaha xalista ah naga ilaali waa kujeclnhy anaga❤😂

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 3 місяці тому +221

    Koko maasha allh waa gabdha team ka ugu jeclahy sababta cidna iskuma xirto teamka waa walaalheed wax way la duubtaa lkn waa gabdh jecel kaligeed inay wax samayso gabadhaha kale ee team 27 wiilasha lee ku tiirsanyihiin koko oo kale noqda xapipty Activities sameeya kaligiin wiilasha la’aantood wax waad samyn kartiin ❤

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 3 місяці тому +14

      Koko hadaba wiilal ala socda lkn caan maahan farqiga waa intaa

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +11

      Koko waa naag isku filan ❤❤

    • @user-hc9jv3pn8l
      @user-hc9jv3pn8l 3 місяці тому +2

      Idageyso waxbasxabta wilisha laahen mxad ugudegeysin war nagahan edab lanta mesha ya kawadha

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 3 місяці тому +9

      @@wadanisomali9675koko caan umabahna malaysia mudo bdan jogtay teammka dalxisayashana wytaqana ddka ubalamisa takale wrun niman iakumaxirto sabbto ah iyado wxladubysa hdana kliged wxuduubataa lkn amira hdaysan teamka wxladubin wlhi kaliged inaysan wxduubankarin iyado family geda xita ukalakicinkaran guriga ubuuxan hben iyo malin taxi usarantahy siwaxlooladubo 😂

    • @Caliya529
      @Caliya529 3 місяці тому +7

      Koko wax bay baratey different tiga waa intas

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 місяці тому +30

    Kowthar boombalahaan aariyada daduu hilaabo ama aariyada kadhamaato waalagu dhintaa waxaa loo baahanahay qofka meesha uu kudabaalahaayo in doon ay joogto asina xarig uu kuxernaado markup cilad dareemo sii loosoo jiido iska ilaali Kowthar ❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 місяці тому +54

    Weli ma arkin Somali U Tubers oo fassax saan u qurux badan qaateen Maasha Allah. Even dadka qurbaha ku nool most of them gesinimadaan maleh. ❤❤💙

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 3 місяці тому +6

      Waa runta kuwa qurbah jooga jaaniskaan oo kale ma helaan mana aadan oo ka cabsanayaan laakiin dhalinyarada youtube ee jooga Malaysia 🇲🇾 waxa kasta ayey samaysan karaan waan waxayna jogaan wadan muslim ah qurbaha waa cabsi cabsi

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 місяці тому

      @@fadumoabdi5595 Maxaa cabsi keenay meesha 😂 ??? Chance ka reer qurbo joog ayaa badan. Gabar habar yar aan u ahay oo qurbaha ku nool hiking skuba diving iyo waxyaabo badan ayeey dhalinyarada ku gobaabisaa sida ey ugu soo biiraan oo drugs 💉 qamri iyo qurun aga fogaadaan. Qurbaha plenty of opportunities ayaa jiraan lakinse walidiinta ayey ku xerantahay in ey caruurtooda waqti geliyaan inta ey yaryihiin. 😂🤔

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +79

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 місяці тому +2

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 3 місяці тому +31

    Koko gabar aad unasiib badan baa tahay wlhi mashallah allah haku xifdiyo meel walbq aad joogtid ilove you ❤❤❤❤

  • @SabiriinSiciid-rd2eh
    @SabiriinSiciid-rd2eh 3 місяці тому +65

    Alx hadey kokoden no so nabad noqotqy wn ka walway wlahai😢😢😢

  • @user-bi3um3um6k
    @user-bi3um3um6k 3 місяці тому +66

    Wllh koko idinkaa dalxiisy amiira iyo mel ebare ku dhaganyihin m,a😊

  • @user-di8xx1uw8q
    @user-di8xx1uw8q 3 місяці тому +221

    Inta sugysy videogan oo asad kaso aragty ❤ like ha ila dhafina walalayal

  • @Maaido-pd4br
    @Maaido-pd4br 3 місяці тому +74

    Aabkusalino nabiga scw❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +16

    Gabdha kaliya oo nimanka latartanto koko bule❤❤

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 місяці тому +26

    Wlhi koko waa gesiyad Maa sha allh😭❤
    Ani wlaalkey waan jeclhy anile dhimasho isku rabo😢ax ilahow wll la aan Hana dhigin❤💋 gesanimada waa kuu qirnay koko😂wlhi yqy qodkle team 27 ah saan samen karo wlhi inusan jirin xata ragoda samen karin😂waba cabsi cabsi😢😮

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +5

    Koko Team 27 qofkii ugu dalxiska shidnaya tahay meel shidana aday Lkn Bada cabsi cabsi waaye wlhi Qadaru Allaah maqluuqad Ilahey kudhex nool Cajaaib🥰🥰🥰

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 3 місяці тому +361

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😢

  • @Xaawo2
    @Xaawo2 3 місяці тому +14

    Kiss lays xabiibkeena muxamed scw❤

  • @Janno66
    @Janno66 3 місяці тому +20

    M.a qurux bdnteeyy Wa so dalxiisteyy Anaga xitaa wan kula dalxiisneyyy❤😂😂

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 3 місяці тому +5

    Ayyyyy what abeautiful video 📹 m.a keep going koko ❤❤🎉🎉

  • @user-li1vp4wz7y
    @user-li1vp4wz7y 3 місяці тому +2

    Qofki ugu horeye uxu aha (1)qeys qeysir ...danka raga lkn danka gabdaha waaaaa koko bule moh'd m.a gawer kartii lehhh gull iyoh hormar wacan❤❤

  • @RukiaMohamed-sf6oc
    @RukiaMohamed-sf6oc 3 місяці тому +9

    MashaAllah wa geber karti leh kokoo o wax lagudaydo subiso MashaAllah maskaxda ilahey hakusiyadiyo inay nag wax sobarati tahay sas aya laguogana wayo fikrad dedkale makusocoto every week new challenge wax yabaha UA-cam leyda kale subinin ayay subisa abayo dadal wacan ❤

  • @AniisaAbdilahi-os8uc
    @AniisaAbdilahi-os8uc 3 місяці тому +7

    Haa wuu jiraa wll 2 sano ka hor ayuu qays qayser sameeyey wlshy adna geesi yad baa tahay ana waa rajeynayaa insha Allah hore usoco koko ❤😊

  • @FardosaXasan
    @FardosaXasan 3 місяці тому +25

    wan ku taageeraa abayo team27 adaa kuujaclahay kaminsoon 500k🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 3 місяці тому +4

    Dadkii dalxiiska aadey koko basa kahelay muqalkan ay so duubtay caadi maaha masha allah ❤❤❤

  • @shukrinuur1334
    @shukrinuur1334 3 місяці тому

    www masha allah videos ga quruxdiisa lagama sheekayn karo wlhi koko dena geesiyad baatahy runtii gabadh wax unique ah jecel inay samayso iyadoo cabsi cabsi tahy halista waaba jeceshahay adi ❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 3 місяці тому +20

    Waw waa dalxiiskii ugu qurxonaa ,
    Amazing 👏 🤩 👏 👏
    Waa markii iigu horeysay ee an arko 4 qof oo somaali ah oo sameysay , skooper diving.
    Waxaa la tartameysan cadaanka .
    Gabar geesiyad ah ayaa tahay ,
    Masha Allah, illaahay ha idin xafido , 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
    Keep going Amazing girl Koko bulle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    From London UK 🇬🇧

    • @LuqmanMoha-cp1zc
      @LuqmanMoha-cp1zc 3 місяці тому +3

      Abaaayo 2 wiil ka horeeyey 2 sanno kohor Bay sameeyeen qays qeyser kanalkiisa

    • @kadra9957
      @kadra9957 3 місяці тому

      OK 👍

    • @kadra9957
      @kadra9957 3 місяці тому

      Thanks

  • @user-uj7zn5to1j
    @user-uj7zn5to1j 3 місяці тому +4

    Mcnto gar iyo gardaro waan kuwataa teamki kaliyaa an taageero ayaatahay abaayo guuleysa mcnto install Allah ❤

  • @MoneqSoso
    @MoneqSoso 3 місяці тому

    Masha Allah wallashey macan Allah haku nabdyilo insa allah 🙏🤲🤲🥰🥰♥️🥰

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 3 місяці тому +12

    Queen of UA-cam kookodeyda canshaqa❤❤❤

  • @Amal_dherey
    @Amal_dherey 3 місяці тому +13

    Koko nasiib le dahay runtii m.a somalida ugu horeyse ee bada hosteda gla thin❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 3 місяці тому +17

    Allah is one 😢❤☝️

  • @Hasanmohamud74812
    @Hasanmohamud74812 2 місяці тому +1

    Koko 1:m waad gaaray saa isha alaa taageere kobad koko bule baybai koko iyo T27oodhan koko asad alaha usoo celiyo lugihiisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @viola9366
    @viola9366 3 місяці тому

    Smile button..Keep going and Happy life ❤

  • @fadumosharif230
    @fadumosharif230 3 місяці тому

    Masha Allah habo geesiyad ayaad tahahay alha ku xifdiyo ♥️

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 3 місяці тому +1

    Wow 😍 Amazing 👏 🌊😮 oo ileen bada waa laga helaa diin😮 cajaib😍

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 3 місяці тому +46

    How many likes for the queen (koko)?❤❤❤

  • @hoodobadel1973
    @hoodobadel1973 3 місяці тому +1

    Mansha Allah wllshay koko qof karti badan baad tahay❤❤❤

  • @user-bb4ti9yp3o
    @user-bb4ti9yp3o Місяць тому

    Congratulations hppti 600k🎉

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 3 місяці тому +37

    Team 27 iyo tageerayashoda plz plz qofki faraxsan I soo duceya in ilahay nolosha I hagaajiyo 😢❤

    • @cashoabdullahi694
      @cashoabdullahi694 3 місяці тому +1

      aamiin

    • @ahmedbk9581
      @ahmedbk9581 3 місяці тому +1

      Allah nolosha haku hagaajiyo wll

    • @Yazmienchama
      @Yazmienchama 3 місяці тому

      @@ahmedbk9581 amiin yaa rabi qofka keliya ee eray wangsan I soo qora manta waxay ila thy wax weyn oo raynrayn ii le
      Ilahay ha ku xafido wll adigana

    • @sadiaamir5503
      @sadiaamir5503 3 місяці тому +1

      Allaha kuu hagajiyo nolosha farxad an murug kadanben allaha ku siyo❤

  • @amiincismaan5643
    @amiincismaan5643 3 місяці тому +17

    teamka waxaa ugu firfircoom koko iyo asad yaa ila arkay hee

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 3 місяці тому

    Mansha Allah video shidan manya wan ka hayna sida uso dub kasi qurxi hana yarayne ❤

  • @Kokfun765
    @Kokfun765 3 місяці тому +28

    Team koko one love ❤️ 😍 💖

  • @user-te3ls1co3y
    @user-te3ls1co3y 3 місяці тому +10

    M.a qosol wanag koko buull dalxisba adiga lagugu talagalay❤❤❤❤❤❤

  • @user-gr5qu7iw4n
    @user-gr5qu7iw4n 3 місяці тому

    Alx hadaa zoo noqotay adoo nabada waana zoo dalxiistee dalxiiz qurux badan❤

  • @abdirasakismail4835
    @abdirasakismail4835 3 місяці тому

    With 8 months 471k subscribed congratulations you are amazing girl🎉

  • @ZakiyaMohamed-xb1wc
    @ZakiyaMohamed-xb1wc 3 місяці тому +12

    Saa ku sugaaye lee kokoyeee ❤

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 3 місяці тому +5

    omg kokooooooo aniga wan dhiman laha walahy naag adag ayaad tahay congratulation.

  • @ayaanomer2721
    @ayaanomer2721 3 місяці тому +7

    Mshallah koko ❤

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 3 місяці тому

    Keep going taliye my sister 500k I.n☝️❤

  • @user-uy2up7db1v
    @user-uy2up7db1v 3 місяці тому +3

    Anaa sameyay waliba anigoo cabsanaya lkin markaan quusnay hoostagnay cabsida weey ikayaratay jawi kalaa kalay oo qurux badan lkin iku soo carar maaha sister salan sare from 🇩🇰 KOKO BULLE hore usoco

  • @XsanJeele-mp6yq
    @XsanJeele-mp6yq 3 місяці тому +2

    Allhamdulilah ale ayaa mahdleh❤😊

  • @DrsMariish-ox3gu
    @DrsMariish-ox3gu Місяць тому +1

    Kook kaligaa mabaxee maaaniga nawadee❤❤

  • @yusraabdllahi7131
    @yusraabdllahi7131 3 місяці тому +2

    Xly marka dhaheyaa ogaa manta dhan wa ka xasusanyo kuna duceeynayo kooko abyo ilhey haku nabadkeeno❤

  • @s..5631
    @s..5631 3 місяці тому +2

    Sidee wllkyd ugu naxayso kwrn 😘ani sidaas mr wliba walalahyga u sameeya

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 3 місяці тому

    Waa gabadha ugu horeysa koko bade gashe masha allah plz nabade kusoonoqo waaben naxey we ilove you koko habo macaan my lil inanteyda yare sharafey❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 3 місяці тому +14

    Kokoye guleyso abyo wxad tahay gaberta keli hormarkeda kafikirto❤

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 3 місяці тому +1

    Gabar smart ah Aruursan aqoon ka muuqato 🥅 goalkedana taqaano 👏

  • @rahmaaden6872
    @rahmaaden6872 3 місяці тому +10

    Noloshayda koko waad u dhaladay kartida❤❤❤

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 3 місяці тому +2

    M.a allh wlhi koko waxba malgaqabnkaro wlhi wax tahy qof lajamad ah wlhi M.a allh ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-dk7xv9zg3e
    @user-dk7xv9zg3e 3 місяці тому +15

    Koko guul adiga nabad gal kana sobax adigo nabad qabo abyo mcn

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 3 місяці тому +14

    Wow masha Allah caawa waqtigi waad noo soo badisay

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 3 місяці тому +3

    Doontaaba ka baqaayee ma bad hoosteedan gali karaaa😂m.a geesiyadeenii waa kugu faanaa lkn iska ilaali abaa waa qatare melahan cml💙🥰

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 3 місяці тому

    My lovely sister keep going ❤🙏⭐

  • @SaadiaIbrahim-de9dx
    @SaadiaIbrahim-de9dx 3 місяці тому +1

    Kokoyey waxan kurajeyna inat gartit hal million I.a🎉❤

  • @sumayoosmanchannel
    @sumayoosmanchannel 3 місяці тому

    say m.a allaah ku xifdiyo apaayo waligaa horay usoco kokodeyda❤❤❤❤🎉🎉

  • @NajmanajiibNajmanajiibismail
    @NajmanajiibNajmanajiibismail 3 місяці тому

    Woow OMG best record somali in Africa 🌍 oof

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab 3 місяці тому

    Koko wallaahi cabsi cabsi waa abayo mcn geesiyad waa dhaaftay ee waxan hada kadib iska ilaali mcnto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 3 місяці тому +3

    Video gii koko hadey dhimato xitaa lasoo dhigi laahay😂😂😂😂 sundus isn't easy

  • @user-vj1lo6oh8i
    @user-vj1lo6oh8i 3 місяці тому +18

    Wan iidin salamay second com one like team koko❤

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 3 місяці тому +6

    Koko Halis aa tahay baagnool Masha Allah

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 3 місяці тому

    Jh meel qurxan aaday wllhi ❤❤❤❤ koko dalxiiska meesha kuhaboon waaataqaan

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc 3 місяці тому +24

    Hadadan dhiman alx kokoyeyy😢

    • @maxamedcusman1158
      @maxamedcusman1158 3 місяці тому

      Muqalkan San usugaye hordo ano iheysay ayan sugayey❤❤

  • @Fahmacadil
    @Fahmacadil 3 місяці тому +7

    Keep going 😊

  • @alisaid8186
    @alisaid8186 3 місяці тому +3

    Kooko geesiyad waxaan mar walbo kuu saa daalinaa guulo joogta ah Thanks

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 3 місяці тому +1

    Keep going koko enjoy your time ⏲ 😊

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 3 місяці тому +1

    Qofkii ugu horeyay ee somali ee sameyo koko is not easy

  • @user-fc3xn1px6x
    @user-fc3xn1px6x 3 місяці тому

    waaaw koko wall keep going we love you ❤❤❤❤❤

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 3 місяці тому +1

    Koko wilashan kula socda. Ilaa dalxiiska miyay kula soo bilaaben
    Waaw guulaysta❤❤❤

  • @sumeyamohamed3241
    @sumeyamohamed3241 3 місяці тому +4

    Geesiyad m.a❤😊

  • @Deeqo9
    @Deeqo9 3 місяці тому

    Wxa thy gabar waye arg ah sido kle wayo argu ma baqo m,a dalxiskii ugu qurux da badnaa abid ee laso dubo🎉keep going xppti🌄🫡

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 місяці тому +5

    koko hadaad nabd qabto alxmduililaah weeyi❤🤲🤲

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 3 місяці тому +33

    Qays qaysar baaaaa galay xppt adina qofka 2aaaaad aa thy❤❤❤❤

  • @mohamedfarax5818
    @mohamedfarax5818 3 місяці тому +1

    Halita koko bulle😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤ 500k🎉🎉🎉🎉 gaadhsiya

  • @DirectorApdul
    @DirectorApdul 3 місяці тому

    Half million coming soon ❤

  • @AbdihakiimMohamed-dq8lb
    @AbdihakiimMohamed-dq8lb 3 місяці тому +2

    Aniga aya sameyey wllhi Scuba diving diip diving Dirvet diving aniga 2 sano baranayey wllhi somaliya joga mclin buxa ahay shirkada paadi ayan ka bartay xita Haben wan qusay malin 50 mitir tagay mrkas baa Dad lacag laga qatay oo dalxiis ayey dhahayan anaga somali ugu Horeynay

  • @Hanalizy
    @Hanalizy 3 місяці тому +2

    Ayy naag adag koko dayday caahaqa 😂🎉❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 3 місяці тому +3

    HAAA wey jiran wana koko qofkas 😂😂👍🏻

  • @nastexonasiib7043
    @nastexonasiib7043 3 місяці тому +1

    Sister ❤ walasha wa hooyada labaat❤

  • @NAJMAJAMAC-ou5lj
    @NAJMAJAMAC-ou5lj Місяць тому

    Wlhi gabadhan geesiyad weeye😂❤😎🔥

  • @user-ge4qy6fk1b
    @user-ge4qy6fk1b 3 місяці тому +19

    Ayyy saa kusugye boqoradena ❤😊