thanks dahir aad baad u cadeesay dib jirka xun xoolaha ah dadkiisa dilaayo dunido idilna laga soo ceershay, somali waxeey rabtaa nin dalkiisa rabo mid-kaan xun bidaarta weeyn..qiima ma laha waa nin dan laaway ah dil loo sheegay ma asigaa diidi karo ileen danba ma lahee wa oday daalan caruurtiisi wax u tari waayay faciisi ka haray..shtt somalian yaa wax u sheegi jiray..!!!
xaaraami adiguna xaraantaas benta sheegaysa ayad ku taageeraysa fuck u all adiga iyo calisawga khaniska ah eed sheegayso bal wakaase ha imaado somaliland hadi lawasi waayo xaaranta melahaas ayu ka qayl qaylyaaaye
Hadaba soomaali ha toosto waxa dadka dhameeyey waa reer Isaac ooasalkooda yuhuud kasoo jeeda iyo waxay dabada ku wataan hadeerna xilal sare ayay hayaan yaab seeloo aaminay reer muqdishana ragooda Qatar dhiigii shacabka lacag bay ku iibsadeen waxaan wax fan gareeyaa was dhiig shill Cadaab ilaahay idinkama badbaadiyo aamiin
hawiyaha iyo daaroodka markay wax qarxiyaan sidan oo kale maxaad ugu soo ban dhigiwayday oo aad reer waqooyiga kali ah aad u soobandhigtaa, Calasawo suaashaas iiga soo jawaab.
anigu waxaan aad ugu qoslay dadka qaraxa ka cararaya alloow u sahal mogadishu, alshabaabna ka qabo amin but I think this is not Lido borbardment even the guy who was holding the laptop is the one died I think that but thank you Dahir Alasow good CCTV in the hotel
war ya qaracan calosha wayn ee carabka law afka kadhig soomaaliilan waa dal iyo dad nabada malayadu waxa gina ee ilahay ban kamagal galnay bismilahi raxmani raxiim sharkinu ha idin ku kobnadao war yaa
Daahir been ba ha sheege, warbaahinta waaga cusubna (Camera daha), ma waxaad i leedahay ninka suudka cad sita ee laptop ka ku wareejinayo wiilka dhalinyarada ah, ma ahan miyaa Ismaciil Muuse Sheekh Ahmed Guleed.
masibada ku habsatay ayay anaga nalasodonanayan war kan foshaxunle afka waynle maa dawlada soomaliilan ee nabada ka shaqaysa iyo wanaga sida toda kashaqaysa dhimashada iyo xumanta ayu moday kan isagaban kabaqa wuxu u egayay bahal iyo ku wa dhiga dad ka kajaqa
DAAHIR WAXA AAD KA HADLAYSO MA SAX BAA MISE BEEN ARINKAAN WAA LAGUGU QABSAN KARAA WAAA KIIS WAYN LASICO ISKA HADAL MA FIICNA GADABURSI WAXAN OO KALE MA SAMEEYAAN SXB
KIIS BUU KU JIRAA CALASOW OO QAXOOTI KU AH YURUB.HA LA YIRAAHDO SOO CADDEE ARINTAN.IYO WARBIXINTA DHINACYADA UU KA HELAY.AFKIISII CADDAADAY BUU ISKU XIRAY MAANTA
+Somali Channel daahir waa salaamadan waxaan ahey qof ka mida taageerayashada waxaan ku weydiin lahaa ninkan aad ka sheekeyneyso iyo ninka sawirka laga arkayaa ma la hubaa iney is lee yihiin,,,, mida xigta nin kale ood ka sheekeyneysey maalim dhaweydna iyo ninka hakan ka muuqdaba waxaad laheeyd waxeey labaduba la shaqeey nayeen wasiiro arimaha dibada soomaaliya iyo soomaalilaan kala ah isla markaana isku qabiil ah markaa ma dhici kartaa arinkaa in uu yahay borobogaado, ama mid loo maleegayo oo loo quudhi layahay shaqadan ey bulsha kaladuwan u hayaan taana iiga soo jawaab. mida sadexaad dr cabdi raxmaan beyle oon aan u aragno inuu yahay nin cilmi meel wanaagsan ka gaadhey isla markaana aqoon dheerada lehna waad heysatey maxeey ku dhacdey taana daahirow meeshan mawaxaad la dooneysaa ina cumar carte qaalim oo u miciyolisanaya mise waxaad la dooneysey iney wali sii heyso ayadaa fowsiyo xaaji aadan, taana iiga soo jawaab
+yusuf Daahir kama saarayo ee abtirkooda ka saaraya way is yaqanaan oo abtirkoday xifdisanyihin, haa dagan iyo siyaasad ahaah iyo isbahaysiba gudabiirsi bay ku yihiin lakin, ufiirso marka nin xeebjira ah la kulmo nin sheekhaal reer aw qudub ah, waliba jilibka ay kasiiyihiin ee reer sh. ismacil, markasad ogaan inay yihin shekhaal iyo inkale.
+Leon Muffett kkkk anigu kama dhigin ee abtirkooda ka dhigay, xeeb jire waa nanays ee wa maxay magacooda, haday jawabtu tahay reer sheekh ismacil, marka anigaa soo galaya oo ah reer sh. ismacil marka hal nin labo aabo ma yeesho kkkk aniguna samaroon mahi ee bal adigu meel saar.
kan maxay qabyaalad iyo balayo ka buuxdaa wll hada midnimo rabbitit sidaa waxa looma raadiyo. waa iga talo. orad kala fariiso umada soomaliyeed sharka.
ma carruuur ayaa u sheekeyneysaa kuwii dadka xabbada la dhacayey hawiye miyaaney ahayn miskiinkan maalin ba meel ayuu ku qarxay aad tidhaahdaan eeaad tidhi centrel hotel ayuu ku qarxay maka al mukarama ayuu dusha ka hagayey beentani socon meyso hawiye dhiigii umada isaga qaba
daahir calsaw waa beenaale wayn waxaa kuu cadaynaysa inuu muuqaalkan soo uruuriyey waxaa eegtaa muu qaalka xaga sare ee ime ka kuu qalu ku yaalaa waxaad arkaysaa inuu waqtigu yahay sanadii la soo dhaafay 2013 /8 liisina waxaa laqarxiyey sanad kan 2016 /2 siday mac quul utahay calawsaw wax ba kama jiraan waxan uu sheeyaa
Wallahi ninka si fiicanban u garanaya.waa sida uu sheegay daahir. Hargeisa marwadajogney
Sirdoonnimadaa ku fiicantahay halagaa dhigo waaw woow
thanks dahir aad baad u cadeesay dib jirka xun xoolaha ah dadkiisa dilaayo dunido idilna laga soo ceershay, somali waxeey rabtaa nin dalkiisa rabo mid-kaan xun bidaarta weeyn..qiima ma laha waa nin dan laaway ah dil loo sheegay ma asigaa diidi karo ileen danba ma lahee wa oday daalan caruurtiisi wax u tari waayay faciisi ka haray..shtt somalian yaa wax u sheegi jiray..!!!
xaaraami adiguna xaraantaas benta sheegaysa ayad ku taageeraysa fuck u all adiga iyo calisawga khaniska ah eed sheegayso bal wakaase ha imaado somaliland hadi lawasi waayo xaaranta melahaas ayu ka qayl qaylyaaaye
Daneysiga Aya xog badan an Bari so noqdo tel xabsigii dhexe liido wa hada dadka somaliyed ha tashado
Thank you brother Dahir Alasow ihahey haku xafdiyo
Rabiyow naxariis jano sii maxamed siyaad
Ibnu xalaal x.shiiqooow ninkaa waa inaadsooqawataa warkale majiro
dahir calsow siir doonka xamar halgu magacabo
daahirwaasirdoonka soomaaliyo waxaa kadhigay mahadmaxamad salaaad dadbadan buudilay
Waqtigii aan fasalka kowaad ahaa waxaanu dhigan jiray buug Carabiya oo sheekooyin ahaa waxaa ka mid ahayd sheeko la odhan jiray CUMAR WA NIMR,Cumar iyo Shabeelkii Cumar wuxuu ahaa wiil yar oo adhiga raaca maalin maalmaha ka mid ah ayaa wiilkii Cumar gurigii ku soo cararay isagoo leh waa shabeel waa shabeel waa loo gurmaday waxayse noqotay been uu Cumar reerka ku ciyaarayo maalin dambe ayuu hadana sidii sameeyey waa loo soo gurmaday hadana been bay noqotay reerkii ayaa isku raacay in Cumar beenaale yahay maalin dambe oo ah maalin saddexaad ayaa Cumar sidii ku celiay waa shabeel waa shabeel taas oo maalintaa run ahayd oo shabeel soo weeraray reerkii ayaa yidhi war waa beentiisii ee ha u bixna cidna yey u gurman halkii ayaa shabeelkii Cumar iyo Xoolihii ku cunay, hadaba Dahir Culusow beentiisii badnayd oo qof walba leeyahay waa beentiisii ayaa xataa hadii uu maanta run sheegayona beeninaysa oon cidi rumaysanayn markaa beenta iyo warka aad samaynayso iska daa iyo qabaailka aad meesha ka sheegayso.
Mohamed Jama
Mr Omer Jama wwws
Adiga yaa kuu sheegay waxan oo war ah
Kkkk sifiican baad ubaratay dahir calasow ma ari buu ahaa mise shabeel .wbt
Mr Omer Jama waxan dani kuugu jirin AF biijoole haka hadlin uf
.m
yaab leh thanks dahir alasow 👍 👏 ✌
Abdi Bashiir
45c9
Dahir calaaow khaniis
Asc and construction industry and construction of the season 5th and 5
videoga waa mid horay
Taageerada mar hore ayey eheyd
Naarta a ku sugaayso ninkan dadka maskiinta qarxiyay. Thanks Dahir.
wlhi daahir gacan ban ku taagay
Masiibadani sidani ma muslimnnimaa masiibo xataa cida sidannuga warbixinaysaaba shaki leh dadma noola soomaali manoola meesha wax joogaaba waa shabaab nin kanaw daahiraw waan ku sallaamay illeen mar baad tahay xor oo wallaal hadaad sidan tahay maad umadan ugurmatid oo difaaca dadkaaga ka qayb qaadatid intaad iska dhaafto qudhunka qabyaalada
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Nin weyn soo qabo midwalbo oo reer wakhooyi ku nool muqadisho
Hadaba soomaali ha toosto waxa dadka dhameeyey waa reer Isaac ooasalkooda yuhuud kasoo jeeda iyo waxay dabada ku wataan hadeerna xilal sare ayay hayaan yaab seeloo aaminay reer muqdishana ragooda Qatar dhiigii shacabka lacag bay ku iibsadeen waxaan wax fan gareeyaa was dhiig shill Cadaab ilaahay idinkama badbaadiyo aamiin
waryaahe waa ninka qadaf waa lagu dulloobaa ma nihin yuhuud ee somali ayaan nhy ee idinku la shaqeeya dawlada si aad amman u heshan
subhanalah wlhi waa yaabka yaabki tolow maxa ku kalifay wax qarxis
Meeshu waa airport ka muqfishu waana laptopkii lagu qarxiyay diyaaradii jawhar iyadoo dulmaraysa laqarxiyay
shacabkena maskinsana wexey ucararayan banaanki oo qaraxa ugu weyn kuxeran allow umadeena ugargaar
qofkii qof islaama dila waa ehlo naar markaa walaalayaal ilahay naarta haku fogeeyo
raadkii liito oo soo galay dahir calasow oo baadhis ku socoto..
hawiyaha iyo daaroodka markay wax qarxiyaan sidan oo kale maxaad ugu soo ban dhigiwayday oo aad reer waqooyiga kali ah aad u soobandhigtaa, Calasawo suaashaas iiga soo jawaab.
Darood wax ma qariyaan reer somaliland baa ka dambesaa
Daahir calasow Caadi ma Ahan Maxuu ushegi wayay mar hore
suxanalah maninki 2014 lagu qoray website aya wasiro lashaqeysan jirey o marba meltagi jirey
Somaliland waxba ma wado ee waxaa u fududeenaya argagixisada inay wax kasta sameeyaan siyaasiyiinta iyo hantiilayaasha somalia
Talo soo jeedin waxaan dhihilahaa dawlada xasan sirdoonka ha ku wareejiso daahir alasow G-36
waryaaaaa xaaaraami gadarbuursi waxba kama taqaaanide afka kadaaaa adi sxp wxan umalaynayaa wlhi gacan rag baad ku dhiman ee is ilaaali ...
anigu waxaan aad ugu qoslay dadka qaraxa ka cararaya alloow u sahal mogadishu, alshabaabna ka qabo amin but I think this is not Lido borbardment even the guy who was holding the laptop is the one died I think that but thank you Dahir Alasow
good CCTV in the hotel
Daahirow markii la qarxinaayey mudulod halkuu jiray ?
Daahir Calasow Hadaa san wax kasto oo Naga Qarson nosoban dhigeeso
mad Qaranka somalia Usha qesid od cadowga gacan iyo af isugu dartit
?
daahircalasow waasirdoonsoomaaliyo mahadsalaad baakadhigay Qabiiladuuiskudiraa
Ninkan isagaba lasheqeeya Alshabaab wllhy ninkan wuu iga yaabiyay
I got stress for these kills 😓😰
Daahir doqomo inaad tihiin usc qirta isaaq hà idin dhameeyo
Ninkaan soo maahan ninkii hadda ka hor aad soo bandhigtay
CALASOOW HADDAAD SHAQO FIICAN BILOOWDAY PLZZ KASHQEE NABADGALYADA SOOMAALIYA
war ya qaracan calosha wayn ee carabka law afka kadhig soomaaliilan waa dal iyo dad nabada malayadu waxa gina ee ilahay ban kamagal galnay bismilahi raxmani raxiim sharkinu ha idin ku kobnadao war yaa
dowlada waa iney si fiican u dhaqeysataa markuu dahir alasow ka hadlaayo alshabab
wraaa dadka ha ceebay gada buursina waa layaaqaa waxay yihiine is miidaamin iyo waxaa ma galaane wax kale sheeg zxp
Maxaa caddaynaya arinkan
Daahir dibjir adiga laftaada ayaaa al qushaash ka tirsan, nadal af cad
baadida nimbaa kula doondoonayo daalna kaa badan mana doonayo in la helo ...... waah waah qabiir iga dheh
Dahir calasow ka shaqeeeso dadkaa sawiradooda sooo saar baaanka aduunka hala ogado
sxb ilaahay maad ka cabsatid mise aakhiro hala gaaro miyaa warkaagu saw ma ogid erayga aad ku hadasho in lagaa qorayo oo kitaabkaaga laguugu qorayo.
Huuqbaan kunolohay hadima idishay shacabkiba cadaw isgu nocdaye ilow wagacusub nagu hanuni yaaraabi
Asc daahir calasow
Dahir Alasow bravo sida wngsn aad dadka ugu tabisid runta dad bdn ayaa sheeko u heysta hdlkga but actually u right.
Asc
Waa kuwo
geesi geesi dhalay calasow
caajibhaayedaahiir
Daahir been ba ha sheege, warbaahinta waaga cusubna (Camera daha), ma waxaad i leedahay ninka suudka cad sita ee laptop ka ku wareejinayo wiilka dhalinyarada ah, ma ahan miyaa Ismaciil Muuse Sheekh Ahmed Guleed.
Is he still alife or he died ?
OGI OGI KULI FIDNA CINDA GEELA.
NAAGTAA MJ AYAA NINKAA HADAY.
Daahir waa run laakiin dawladu waa mid aan rabin in ay dadka terorrka ah in ayiskaqabato wayba rabtaa
sawarika kuu saaran ma eegtay sxb
mataqana Alsow hoyadaa inaay kaa dhilaysaan jirtaay talyanigi balse mahaad ka taqana hoyaada???????
haye
nimcaan gabar maxuudhahay
Cheers
Dadkani yay danbi kagaleen shabaab waa yahuud lahubo😅😅😅 7:56
Waxaan layabay Qaraxa marku dhacay mid dhulka xoornaa Cabaar Kadib Isu socodka marku yaraday wuuso toosay kkkkk Filin miya se Cml
hhhhhhhhh
hhhhhhh aniga xitaa wan layaabay cjb sidaad u argtay hhhhh
+Zakaria Mohamed hhhhhh Koley Anigu Maan Fahmin Ninkaa Qorshahiisu
+Aweys Abukar kkkk anaaba yaabayba
Aweys Abukar midki borsada lo dhibayay waye mase fahmin shekadan
cslasow waan aminaa waxuu shego waa nin wadani ah nolow cadogada hadhinto calasow
warkaga waben ninka wasax lkn inta kale wabenta
masibada ku habsatay ayay anaga nalasodonanayan war kan foshaxunle afka waynle maa dawlada soomaliilan ee nabada ka shaqaysa iyo wanaga sida toda kashaqaysa dhimashada iyo xumanta ayu moday kan isagaban kabaqa wuxu u egayay bahal iyo ku wa dhiga dad ka kajaqa
Ninkan habar gidir ayaa dishay waxayna kudileen lacag uu watay.
Xaaraami
DAAHIR WAXA AAD KA HADLAYSO MA SAX BAA MISE BEEN ARINKAAN WAA LAGUGU QABSAN KARAA WAAA KIIS WAYN LASICO ISKA HADAL MA FIICNA GADABURSI WAXAN OO KALE MA SAMEEYAAN SXB
War ninkan hadlayaa Alshabaab u shaqeeyaa.
gesi gesi dhalay adiga ayaan lagu wasin adeeer
Ii door waa kuwa abuura shabaab
Hadal badan unban arkaya oo marnaba wadan wax cadayn ah!
waan kaxunahay beentaad
WAXA KU WASO RAADSO SOMALILAND WAA DAL IYO DAD MIDA UNU DHEERTAHAY MUSLINIMO DAACAD AH
KIIS BUU KU JIRAA CALASOW OO QAXOOTI KU AH YURUB.HA LA YIRAAHDO SOO CADDEE ARINTAN.IYO WARBIXINTA DHINACYADA UU KA HELAY.AFKIISII CADDAADAY BUU ISKU XIRAY MAANTA
hawiyaa ka dambeeyey adiguna laga roone aa tahay
kkkkkkk adna maxaa tahay
labeebshe miyaa tahay huuno
aslaamu caleykum
+Somali Channel daahir waa salaamadan waxaan ahey qof ka mida taageerayashada waxaan ku weydiin
lahaa ninkan aad ka sheekeyneyso iyo ninka sawirka laga arkayaa ma la hubaa iney is lee yihiin,,,,
mida xigta nin kale ood ka sheekeyneysey maalim dhaweydna iyo ninka hakan ka muuqdaba waxaad
laheeyd waxeey labaduba la shaqeey nayeen wasiiro arimaha dibada soomaaliya iyo soomaalilaan kala ah
isla markaana isku qabiil ah markaa ma dhici kartaa arinkaa in uu yahay borobogaado, ama mid
loo maleegayo oo loo quudhi layahay shaqadan ey bulsha kaladuwan u hayaan taana iiga soo jawaab.
mida sadexaad dr cabdi raxmaan beyle oon aan u aragno inuu yahay nin cilmi meel wanaagsan ka gaadhey
isla markaana aqoon dheerada lehna waad heysatey maxeey ku dhacdey taana daahirow
meeshan mawaxaad la dooneysaa ina cumar carte qaalim oo u miciyolisanaya mise waxaad la dooneysey
iney wali sii heyso ayadaa fowsiyo xaaji aadan, taana iiga soo jawaab
Somali Channelmahadsanid
Daahirow beenta nagadaa ninka wax qarxiyay waa wiil hawiye ah abgaal ah
Hooyada was. Waar dadkiina kadaaya xasuuqi hanagu xajiimeyni
Xeebjire gudabiirsi maha waa sheekhaal
xeeb jire waa gadabuursi sxb ma adaa naga saaraya
+yusuf Daahir kama saarayo ee abtirkooda ka saaraya way is yaqanaan oo abtirkoday xifdisanyihin, haa dagan iyo siyaasad ahaah iyo isbahaysiba gudabiirsi bay ku yihiin lakin, ufiirso marka nin xeebjira ah la kulmo nin sheekhaal reer aw qudub ah, waliba jilibka ay kasiiyihiin ee reer sh. ismacil, markasad ogaan inay yihin shekhaal iyo inkale.
Kamal, walaal ma dadkii baa idinku yaraadey hadaad sheekhaal tihiin waadigani xeebjire beenta ugu abtirinayee? Walaal xeebjire waa rag Samaroon siciid ah, ee tolkood u daa.
+Leon Muffett kkkk anigu kama dhigin ee abtirkooda ka dhigay, xeeb jire waa nanays ee wa maxay magacooda, haday jawabtu tahay reer sheekh ismacil, marka anigaa soo galaya oo ah reer sh. ismacil marka hal nin labo aabo ma yeesho kkkk aniguna samaroon mahi ee bal adigu meel saar.
+Leon Muffett 😂😂
kan maxay qabyaalad iyo balayo ka buuxdaa wll hada midnimo rabbitit sidaa waxa looma raadiyo. waa iga talo. orad kala fariiso umada soomaliyeed sharka.
War reerka isaaq ladhoho umadii waa dhameeyeen muqdisho iyo buntulandna weey ka buuxaan war iska qabta balada
kii liido uga danbeeyay ma ahan
dameer calasow gacan ku dhiigle calasow reerkaaga ayaa ka dambeeyay qaraxii liido waayo waxaad hoobiye ku dishay boqolaal soomaali ah oo ku ganacsanayay suuqa bakaaro sanadii 1996_dii oo u dhaxeeyay salbalaar iyo cakaare waxaad tahay gacan ku dhiigle
waa adiga
ma carruuur ayaa u sheekeyneysaa kuwii dadka xabbada la dhacayey hawiye miyaaney ahayn miskiinkan maalin ba meel ayuu ku qarxay aad tidhaahdaan eeaad tidhi centrel hotel ayuu ku qarxay maka al mukarama ayuu dusha ka hagayey beentani socon meyso hawiye dhiigii umada isaga qaba
Dahirow calasow waxa tahay Haley’s jir oo joog
dawlada iyo dadkan waa is ogyihiin anagey na mashquli nayan
daahir calsaw waa beenaale wayn waxaa kuu cadaynaysa inuu muuqaalkan soo uruuriyey waxaa eegtaa muu qaalka xaga sare ee ime ka kuu qalu ku yaalaa waxaad arkaysaa inuu waqtigu yahay sanadii la soo dhaafay 2013 /8 liisina waxaa laqarxiyey sanad kan 2016 /2 siday mac quul utahay calawsaw wax ba kama jiraan waxan uu sheeyaa
Aawey cadeen? Proof la'an waxaan waa sheeko xariiro sxb.
SHARE
LIKEDS
Daahir calasawow maxakalod hawiyahan dhiga Caba eeda kalexi isledahay gadabursiiga Cali day galehii boramu isaaq kaxoraysan laahaye Tay way firiginixotay
Dad orod badanaa walee nafta orod ayey kugu aamintaa
Kani isagaaba la shaqeeya al shabaab siduu ku ogaadaa talaabo kasta ay qaadaan
dowlad ma jirto WAA wadaa moryaan iyo alshabab
Lkn borsada mala baarinmiyaa mise waa lafududeeyay
Kolayba ayay dhalay ayuu ahaa
😊😊😊
wilka wax Qarxiye sawirkisa iyo warbixintisa aya kasugeyna
waaw ilaahow umada islaamka kaqabo
adiga dahir khanis ayaa ah alshabaab wlhi wan ogahay inaan tahay alshabaab
alasow sidisaba
waxow shego wa run
waxow shegin wa ben
sxb mesha kasi lkn??