Sidee Axmed Siilaanyo Uga Baxsaday Dawladdii Siyaad Barre? | Qaabkii Uu Muqdisho Uga Baxay Illaa SNM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Xogta Hannaankii Axmed Siilaanyo Uga Fakaday Xukuumaddii Jaalle Siyaad | Xogta Taariikhda 1982
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 78

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 роки тому +16

    Wariye maxamad maxamuud yuusuf wariye qaamuus sxb sare mahadsanid 💙🇸🇴💚🍇☂️

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 роки тому +5

    Thanks Qaamuus Tv

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    Masha alaa qaamus thenks taarikh

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 роки тому +6

    Ilahay comri dheer ha siyo cafimad Tama ALA hasiyo

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Рік тому +2

    ALLAYARAXMA aabe siyaaf

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg Рік тому +1

    Alh uaxariisto marxuunkan

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 роки тому +5

    U duceeya hogaamiyaheena

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 роки тому +2

    I am a new subscriper the best Qaamus media thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 роки тому +8

    Siilaanyo dhalay Soo dhalay isaaq

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому +10

      Isaaq waxaad kubadashaa republic of somaliland soonoqotay waligaa hankaaga qabiil kakexee oo heer qaran gaadhsii

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 місяців тому +2

    Taariikh aan tirmi doonin

  • @Secularism25
    @Secularism25 Рік тому +1

    I'm from Silyo clan, Saudi born and bred civil war broke out when i was born so i never got the opportunity to witness the Stable Somalia and i love Siad bari he's my hero Allah yerxamoh and his regime because he supported women's rights and equality and i wouldn't struggle and become unemployed or face discrimination when i tried to seek work in Hargisa i was even told to get out of Hargis and get back to my region so i have decided to move to Ethiopia and never returned to Northern Somalia until today it's been 9 years i keep my blue flag and support unity and fortunately every time i need to visit somali embassies abroad in Addis Ababa or Jeddah I feel welcome and I'm treated with respect if this is how I'm treated in the Somali embassies imagine how would i be treated in Mogadishu before 1991..and i don't believe the propaganda created by Axmaro anymore I'm not blind or ignorant i have been to Mogadishu, Garawe and Hargisa and among the 3 cities i have faced discrimination in Hargisa to the point that i had to hide my identity and claimed I'm Samaroon so i could get a job as a cleaner in a cafeteria because if i tell them I'm habar jeclo they wouldn't hire me and maybe i would get attacked or physically assaulted..not kidding this is my personal experience

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 8 місяців тому

      And you’re Siilaanyo’ clan? 😂😂😂😂

    • @Secularism25
      @Secularism25 7 місяців тому

      I didn't even know about Sillyo i have been discriminated against in Hargisa by the locals in Hargisa in hotels, restaurants...etc i felt unsafe in Hargisa i didn't gain anything from being Isaac i wish if my mother would get married to Darood i would get support from the Noble Darood family ​@@hoodoayaanle5447

  • @aabdi8896
    @aabdi8896 2 роки тому +6

    Ahmed siilaanyo waxa uu ahaa aqoonyahan geesi ah oo dalkiisa usoo halgamay si sharafleh u hogaamiyay

  • @abdidiriye6133
    @abdidiriye6133 2 роки тому +12

    Axmed siilaanyo Waa libaax diiday dhiig yacabadii diinta ilaahay diiday Ee aayadaha beeniyay culimadana laayay malaayinka somali na laayay dalkii Somalia na godka ku riday ilaa maanta uu ku jiro

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      Caadifad looma baahnee 12 sano ayuu kabaha u baalashaynayey maalintii xilka laga qaadayna wuu cadhooday haduu siilaanyo diin u hiilanyey muxuu warbaahinta aduinka uga yidhi yuhuudii illaahay nacladay ayaanu nahay tan kale siilaanyo ninkii markuu hargaysa madaxweynaha ka ahaa yidhi saw maaha qofka qof dila la dili maayo oo hay ad yuhuudaa lacag nagu siisa oo aayada qisaasta beeniyey siilaanyo yaa ka dhiigyacabsan intee umaduu ku laayey gobolada waqooyi kalshaale oo ugu danbaysay shalay intee maato iyo caruuruu ku xansuuqay àkhiraa xisaabi taal laakiin idinla dhiigyacabkiinu waa mujaahid nin dhiig islaam daadiyey ayaad mujaahid u taqaaniin

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 2 роки тому +1

      @@gedefletv6049 caadifadii iyo cuqdadii Hayla iman siilaanyo meel uu ku yidhi yuhuud baan nahay ma jirto Ee ma TV guriga hooyada yaala ayaad ka daawatay keligaa
      Adeer yuhuud iyo shuucinimo diin la. Aan afwayna intaba ku astaysnaa
      Oo taarabuunka muqdisho kaga qudbeeyey UA-cam na ay ku jirto isagoo leh sulusun khumusun rubucun haaway ba tidhi
      Oo quraanka ilaahay beeniyay maalin cad
      Adna waxad ku dhalatay dulmigii iyo hanti boobkii umada lagu hayay oo xaaran ahayd caruurtii faqashtu way ka samri laadahay abohood afwayne
      Oo musqul nayjeeriya dhexdeeda silic ugu dhintay
      Xooloow intaan burburiyay nidaamkii dulmiga iyo faasidka ahaa gaalaynta ahaa ayaan jamhuuriyad dhistay Ee iska ooy oo catoow taasa ku banaane

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@abdidiriye6133 adaa hooyadaa tv cuqadada la daawadee markaad leedahay siilaanyo ma odhan waa arin caana waayo hadeeraadba yuhuud sheegataa laakiin ma ogolid wax xumaana siilaanyo waa ninka keliya ee mingiste intuu lol la galay futada ka wasay oo hadhaw yidhi mingiste waxaan u wasay sixir baa ii qabsaday waxaana rabaa inuusan hadhaw ila murmin haduu madax noqdo maadaa diin u dagaalamayey maadaase kacaankii burburiyey ssdf usc sbm ayaa burburiyey waataad toban sano xuduuda soo dhaafi waydaye hadaad wax ka adkaatay iska daa intaa waa lay wasay iyo waa lay kufsday hadaad diin u dagaalamaysay maxaad hadeer xabaalaha gaàlada uga dul ooydaa kaniisadaha u dhisaysaa ka waran jaamacada khaniisnimada abaarso oo siilaanyo khaniiskii waynaa ee kuubar kusoo dhaweeyey hargaysa laba habayna uu madaxtooyada ku wasay ma dhasha abaarsaa tahay dhal khaniis dhal khaniis

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому +2

      @@gedefletv6049 siilaanyo adiga waxba lagaa weydiin maayo, saamayntii u lahaa, waxa caddayn kuugu filan, hadafkii uu lahaa wuu ka midho dhalayay. oo adeerkaa siyaad barre musqul Nigeria ayuu ku bakhtiyay, siilaanyo dalkiisiina wuu xoraystay oo xukumay, adiguna waa adigaa ciilqabka ku nool ilaa qiyaamuhu dhacayona sidaa ayaad meelaha sabuuradaha cadho kula faygaraysaa.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@burcaawidb5170 siilaanyo waa ninka keliya ee mingiste ka yeelay inuu foorarsado israaiil sheegtay maxamed siyaad mad xafyada aduunkuu yaalaa geesigii afrika waxna kaa dhigay buu ahaa xoolaw laakiin cuqdada la godgal maxaad is xoreysaa waata gaajada iyo tahriibka aad ku dhamaataye oo saxaraha aad boqolboqol ugu haligmaysid wadooyinkii kacaanku idiin sameeyey Ayaa weli burbursan qaybna aad iibsateen ciil qabna cidna haku sheegin waadiga intaa tv la taagan waa lay kufsaday waa lay wasay oo markii aad lafihii dadka xabaalaha kadhmaysay kuwii daayeerka guranaya oo jawaano ku sita

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 роки тому +1

    Mahadsanit walaalkey

  • @abdis70
    @abdis70 2 роки тому +7

    Murran kama jiro Ahmed Siilaanyo inuu ahaa GEESI. Taasi ayuu kaga duwanaa Cigaal IHU - Weligii kumuu fakirin inuu halgan geli karo. Abaal baan u hayaa, Nimankaa soo halgamay.

    • @sismail120
      @sismail120 2 роки тому

      Layaab baad leedahay sida aad u fikirayso waxa kaa muuqata xog la aan badan.
      Siilaanyo waa geesi horta daa ogow
      Cigaalna Ahun waa macalimkii siyaasada kusoo daray Siilaanyo wuxuu ahaa isna geesi

    • @abdis70
      @abdis70 2 роки тому

      @@sismail120 wax aad ka hadlayso ma fahmin- ma wax baad ugu diiday, mise waad igu raacday!?

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 роки тому

      Axmed Siilanyo Ibrahim Maygaag Samatar Dr Ali Khallif Galaydh saaxiib dhow ahaa.... aqoonyahano British 🇬🇧iyo Mareykan🇺🇸Universities jamaacadaha kasoo baxeen da'yar ahayeen Xukumadii kacaanka u xulatay ragan qorsheyn talo wax soo saar dalka.. Ninkan leh Marxuum M. Ibrahim Xaji Cigal... Siilanyo siyaasadii Somaliia kusoo daray xagee ka keenay???? Sheeko Marfish..1960 Marxuum M. Xaji Ibrahim Cigal Maykal Maryama Garad Abdiqani garad Jamaac ka talo ficanaa... aragti fogaa.. Koonfur Somali Talyaani ku biir diidey ....

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому +2

    Oh my god

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 роки тому +4

    Taageerada dhaqaallee SNM Qurbejooga Dalalka Carbeed iyo UK Diasporas (North America) badmareen (Seamens) tiro badan tayo aqooneed leh.. dhaqaallee ururinta.. Axmed Siilanyo Ibrahim Maygaag Samatar Dr Ali Khallif Galaydh saaxiib dhow ahaa.... aqoonyahano British 🇬🇧iyo Mareykan🇺🇸Universities jamaacadaha kasoo baxeen da'yar ahayeen Xukumadii kacaanka u xulatay ragan qorsheyn talo wax soo saar dalka.. Ninkan leh Marxuum M. Ibrahim Xaji Cigal... Siilanyo siyaasadii Somaliia kusoo daray xagee ka keenay???? Sheeko Marfish..1960 Marxuum M. Xaji Ibrahim Cigal Maykal Maryama Garad Abdiqani garad Jamaac ka talo ficanaa... aragti fogaa.. Koonfur Somali Talyaani ku biir diidey ....
    Somaliland lays baranay gobnimo.. 2022 Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi iyo Taageerayaashiisa deegaankiisa u fiirsada Xisbiga #Waddani talada qaranka Somaliland qabtay..Sidii Marxuum Maxed Xaji Ibrahim 1960 #Xamar heshiis la geli Karaan...??? Waa hab-dhaqan xun . Ku toosnay ogaanay uun mashruuci Fashiilu....#Jeegaanta....

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 місяців тому +1

    Geesi siilanyo

  • @abuayuub4261
    @abuayuub4261 2 роки тому +1

    Erey bixinta ah dadkii reer waqooyiga waaa khalad.
    Waxaa ku haboon dadkii beesha isaaq.
    Mahadsanid

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 2 роки тому +2

      Haku wasaan

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 8 місяців тому

      Waaa runtaa IIDOOR kaliyaa dawlada diidanaa

  • @abdalla9814
    @abdalla9814 8 місяців тому +1

    Siilcaanyo mujrim buu ahaa

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 роки тому +2

    Faqash haraadigeedii uun ba caayaya siilanyo dawladii siyad ninka kaliya ee runta siyad barre runta u sheegi jirey ayu aha wax qabadkii ugu balaadhna ee siyad barre na ninka laf dhabarta u aha siilanyo aha

  • @fosiyahusen9334
    @fosiyahusen9334 2 роки тому +3

    Noo dhamastir

    • @dayax1411
      @dayax1411 2 роки тому +2

      Intii u muhiimsanayd ayuu soo qaatay

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 роки тому

    👍👍👍👍👍

  • @sumaya6201
    @sumaya6201 2 роки тому +2

    Soodhamaystir

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому +5

    Nimankaa baxsaday cid kastaba ha ahaadeene ma jiro nin kelya oo isagoo xil haya baxsaday laakiin nin walba marka booska laga qaado ayuu baxsan jiray isagoo ka cadhaysan maxaa booska layga qaaday siilaanyo markii wasiirka qorshaynta laga qaaday ayuu baxsaday isagoo ka xanaaqay maxaa wasiirnimada layga qaaday

    • @hubiyetv
      @hubiyetv 2 роки тому +1

      Waxuu u goostay gumaadkii lagu hayey dadkiisa ee jooji beenta

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@hubiyetv markaad leedahay waxbaa la gumaadayey 1982 dii waaba markii snm lagu dhawaaqay dagaalba ma jirin ee amxaaro idinku tiri reer hebel baa idiin gumaysta iyo maxaa qaadkii nalooka joojiyey ayaad ka masayrteen hadaan suaal kale ku waydiiyo gunyahay maadaa gacmahaaga ma biyaad ku siday saw wax maad gumaaday n majeerteen sidaa si ka daran baa dawladu ula dagaalantay weligood waa lay xansuuqay ka maqli maysid wixii koonfur ka dhacay waa la ogaa idinkuse gunbaa tihiinoo mar kasta waa nala wasay waa nala xansuuqay iyo ilaa lafa daayeer inaad soo qaadataan baad keenteen in dhaweyd ma.lifihiibaa dhamaaday lafaha karsada oo maraqa caba markaas baa ciilku idinka ba ayaaye

    • @abdis70
      @abdis70 2 роки тому

      @@gedefletv6049 Adeer BEENTA ka daa Taariikhda, Murran kama jiro Xasuuqii ka dhacay Somaliland- Jeclow ama Nebcow. In Adigoo CUQDAD haysana waxba lagaa weydiin maayo. BEEN MA SHEEGTO TAARIIKHDU.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@abdis70 adigu kuwaad xansuuqday me jiir bay ahaayeen seedi

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 роки тому

      @@hubiyetv hadu silanyo cid ka naxayo muxu yahay odayga indholaha e yiri ader ban u ahay wilashaydi asaga iga kaxaystay e bushka kunol siyasi tisa u daran inu qabil ka naxayo ma Aminsani

  • @نجمةمحمد-ت4ه
    @نجمةمحمد-ت4ه 2 роки тому

    Sheer

  • @maxamedqube4621
    @maxamedqube4621 2 роки тому +1

    A

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 роки тому +1

    OGI OGI NINKII HADIMO TALIYOW ADIGAA U HALISA

  • @faysalm.xaashi5365
    @faysalm.xaashi5365 2 роки тому

    Kkk tuugan siranyo ahayin ayan nacayi

  • @abdallahRAMMU
    @abdallahRAMMU 2 роки тому +2

    Mudane Mr qaamuus. Marnaba ma aysan haboonayn in aad ka hadasho shakhsi noocaan ah oo soomali kala qaybiyay taariikhdiisa iyo waxiisaba asaga iyo kuwa la midka ahba

    • @Jamalkhan-lo1vd
      @Jamalkhan-lo1vd 2 роки тому +1

      Niyow ma idinka unpaa laydinka hadlyaa

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 2 роки тому

      Markaa makuwa shiigya cabada ayaa laga waramaa

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 2 роки тому +3

      Markaa kuwa adeerada ah ayaa saxan fuck you a deer siilaanyo Waa libaax ka dhabeeyey hadafkiisa Ee usheeg kuwii dhiigyacabada ahaa Ee aayadaha quraanka beeniyay culimadana laayay malaayinka somali ah na laayay Somaliyana godka ku riday

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому +1

    Warsidaha qaamuus waxaan idin oran lahaa Raadiya Ninka la yiraahdo Yaasiin Cali,ee inta badan ka Falceliya warbixinnadii & taariikhdii Aad ka diyaariseen Ambassador Cawil Cali Ducaale oo weydiiya Sababta uu u Xiray Qeybta Commentiga??..

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому

    Ma xuma iney dowladda kacaanka ayaa ummadda dhib uu geestaya balse siyaad barre tagaya Maxa lugu bedeshaya reer walba dowladda sheegto 35 sano qaran la,aan ahayn Dhalinyaradda soomaaliyeed mustaqbal la,aan la dhiigo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 роки тому

    tuuugbuu ahaa ayya siraayo

  • @geediali437
    @geediali437 Місяць тому +1

    Waar tuug buu ahaa siiraanyo danayste ayuu ahaa siyaad bare AUN ayaa sheegey wuxuu yidhi waa dawaco iimaan la' sidaas baa laga hayaa somaliland isagaa ii biyey

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle Місяць тому

      Siyaad barre isaga mujrin aha oo somalia gacantisa ku ba ba day dulmigi uu sameyay owgi slnd siilanyo ma iibin mid kalana ma iibin hadan adiga sidi carusad caga lagu iibin

  • @aabocabdale4509
    @aabocabdale4509 2 роки тому

    silaayo maxabalayo sugaysa wayo niin lohaysto dhac hanti dada weyne

    • @nejmanuura1068
      @nejmanuura1068 Рік тому

      ma adiga ina faqash ah eedo

    • @AhmetCiro
      @AhmetCiro Рік тому

      Hooyada miyaa u haysata dhiladi ku dhashay wase😡

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 роки тому

    FAKE NEWS SUXUFI BUG Ah WAX kajira majirto WAA FAKE NEWS

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 роки тому +1

    Ahmed siilanyo qaran buu qabiil ka doortay. Dhiig badan oo somaliyeed ayuu daadiyay oo ah. Waqooyi iyo koonfur

    • @90films69
      @90films69 2 роки тому +2

      Wan ku farax sanahay madama aan hada nabad ku noolnahay halka Somali inteedii kale gubanayso anaguu noohalgamay anagana abaal uhayna qof yaroo urayana hadalkiisu waxba nagama qaadayo

  • @maxamedismail3971
    @maxamedismail3971 2 роки тому +5

    Xogtu madhamystirna
    Ee noqul kooban ayaad kasoqadaty

  • @aabocabdale4509
    @aabocabdale4509 2 роки тому

    waxaa udhacay laacagti bankadhexe waxan laguqabay xiisbixilamaleh silanyo waxa unaqoday tuug

    • @ramlajama8355
      @ramlajama8355 2 роки тому

      Aabo cabdale qaniis qaniis dhaley hooyadaa ayaa tuug ah oo kuwii uu aakhiro udirey baad ahayd kuwaasha dhilooyin iyo qaniisiin ilahay cimrigiisa haraajo aabaha somaliland

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 2 роки тому

    Qabiil bay isugu biyo shubatay markii dambe.

  • @somalia9451
    @somalia9451 2 роки тому +2

    Tuugii siilaanyo ey

    • @hubiyetv
      @hubiyetv 2 роки тому +2

      Haleey weeye axmed siilaanyo..waxaa uu diiday faqashtii afweyne ee diinta ku gefey qabiilkana isu bedeley inata halka niicle ma bedeli kartaan taariikhda la soo maray

  • @faysalm.xaashi5365
    @faysalm.xaashi5365 2 роки тому

    Kkk tuugan siranyo ahayin ayan nacayi

  • @faysalm.xaashi5365
    @faysalm.xaashi5365 2 роки тому

    Kkk tuugan siranyo ahayin ayan nacayi