Somaliland DAL INZHA ALLAH 1960 26 JUNE WIXII NAGA LUMAY INAAN DIB U HELNAA WAA HADAFKA AY UMADA REER SOMALILAND INAY DALNIMADOODA ILAASHADAN NOW QABIIL QABIIL UMA TALIN KARO SHANTA SOMALIYED ISKU DAN MAHA
Maanta ayaad u Muuqata Weriye Somaliyeed, Waxaad Muujisay Dhex dhexaadnimo, Waana iga Talo weligaa iska ilaaali inaad ku dhex Hafato Siyaasadaha Is Diidan ee Somalida gaar ahaan Somaliland iyo Somalia
@@yasiinmaxamed3549jawaab fiican ayaad siisay. Markii uu waayay aqoonsi ayaa ay rabaan in dalkeena Hooyo ay Amxaar ka gadaan. Waa in Somali ay arinkaa maw-qif isku mid ah ka yeealato iidoorna cashar loo dhigo.
He told international community in addisababa that mo agreement is over and now you telling pple in hargeysa the agreement is gona work what a jokes 😂😮
Si fiican ugu fiirso Ciid Kayd. Ma Soomaali buu u egyahay mise Xabashi? Layaab maleh inuu Xabasho jecel yahay sababtoo ah asalkiisa wuu ogyahay. Sow ma aha ninkii intuu tagay South Africa u labbistay sida ay Zulu u labbisan jireen markii ay cawaamka ahaayeen. Maxay kaa dhimi lahayd haddii uu jir nin rag ah soo bandhigi lahaa!
well done gouvernement of jsld waxaad yeesheen wax ay ahayd mar hore wax aan la hurayn walaahi turkiga ayaa issaguna inooga baahan in sidaasoo kale loo saaro waayo dalkayaga anagaa u talina waananu siman nahay anaga iyo dalallkaasi waayo nin waliba issagaa atoor ka ah dalkiisa illahay baa wayn oo waaxid ah ninkii aaminaa awood leh allahu akbar allaaahu akbar allaaahu akbar
Waxaan rabbi ka rejaynayaa in maali in adiga iyo inta kula midkaaba inta lagu soo qabto abaalkiina la idin mariyo heer kaas inay gaaraana waxaa sabab u ahducfinimadz dawlad ku sheega soomaaliya
Ilama ahan hadii xukuumada somalia ey latashan laheed mamul gobaleed yada madaxdooda in sidaan ey dhici laheed Waxaa fiican in arimaha danta guud eh oo Somali oo dhan ey khuseyso in xukuumada ey kala tashato ama wargeliso si danaha guud wadajir ahaan loo fuliyo Mar mar waxaa fiican in Laga hormariyo wax walbo danta guud intii "anaa amiir " lagu fikiri lahaa waayo amiirka xataa wuu khaldami karaa hadii fikirkiisa Kali uu kukoco asaga oo inta arimahaas khuseyso u latashan Nabiga Scw wuxuu yiri waxaa fiican kuwii wada tashado si fikradaha laiskugu keeno intii fiican na Laga xusho. Then waxaa Soo bixi doono wax kuli ey isku raacsan yihiin Oona fiican Ilaahey waxaan ka baryayaa in xukuumada hada xukunto dalka in ey xaliso khilaaf yaasha ka dhex abuuran ayada iyo mamul gobaleed yada si wadajir ahaan cadowga Ethiopia looga hortago ama gaalo xaarka iska dhaqin oo injir socoto eh ayaa nijaaseen doonto dalkeena barakeysan Unity begets prosperity Soo united aan wada noqono si Ethiopia ey uga faaidin shidaalka somalia waayo taas ayeey usocotaa Bada waa marmarsiyo .hadii dalka xeeb ey ka'hesho bari carqalado ayeey kusameen kartaa maraakiibta shidaalka Sido ama oil rig yaasha Bada ku dhex yaalo 2) masar na waa in Laga joojiyo imaatan keeda somalia SI dalkeena uu u hormaro dhaqso intii dagaal lagali lahaa Oona la curyaamin lahaa dalkeena ama gadaal aan u noqon laheen 20 ama 10 sano because of bilicda yar iyo dhaqaalaha yar aan gaarney hada .masar imaatankeeda ma faaido ayaa noogu jirto ama khassaro waa in pro-cons ka laisu barbar dhigo si mid loo doorto Mar mar waxaa fiican in danta somalia Laga fikiro kocob keeda dhaqaalo iyo hormarka yar aan hada heysano Soo Ethiopia dalka halaga Saaro united nations na halagu dacweeyo si ey cunaqabateen u saarto askartooda na loogala laabto shartiga ey somalia kujoogaan iyo mushaaarka askarta injir duftee loogala laabto Somalia united nations representative na waa in uu codsadaa fadhi ASAP si arinta guracan Ethiopia ey Soo wado loogaga hortago safiirka qaramda midoowey fadhiyo waa in uu sameeyo arintaan xataa hadii xukuumada ey dhihin sameeyo waayo waa shaqadiisa in somalia uu kadifaaco cadow walbo at United Nations Somalia waxey heysataa opportunity ey united nations ka utisi karto damaca guracan oo Ethiopia.asap waayo hadii Ethiopia ey Soo gasho somalia mamul gobaleed yada na qaar ey dabo dhilif u yihiin Ethiopia then somalia waa doomed Soo xukuumada somalia waa in ey hurdada ka'kacdaa ASAP intii ey goorgoor tahay Wabilahi towfiiq
Guul somaliland guul guul Illahay cadowgeeda ha jibiyo
ITOOPIYA WAXAY. WEERAR. CIIDAN KU. QAADI. DOONTAA. MAR. DHOW. XAMAR. IYO GURIGA . XASAN. GURGUURTE FAQASH
Mansha Allah guul somaliland iyo itobiya
😂😂😂😂 riya badanaa
ETHIOPIA WAA KUFSATAY MAAFIYADA XAMAR JOOGTA EE ISLEH SOMALILAND XAASIDA LKN IYAGAA MAANTA UBAAHAN IN ETHIOPIA LAGA KICIYO
Somaliland DAL INZHA ALLAH 1960 26 JUNE WIXII NAGA LUMAY INAAN DIB U HELNAA WAA HADAFKA AY UMADA REER SOMALILAND INAY DALNIMADOODA ILAASHADAN NOW QABIIL QABIIL UMA TALIN KARO SHANTA SOMALIYED ISKU DAN MAHA
Waa Lagu kala Adkaaday Hawshaa
Maanta ayaad u Muuqata Weriye Somaliyeed, Waxaad Muujisay Dhex dhexaadnimo, Waana iga Talo weligaa iska ilaaali inaad ku dhex Hafato Siyaasadaha Is Diidan ee Somalida gaar ahaan Somaliland iyo Somalia
Somali waa somali amxaarna awoowgey ba hada ka hor kufsaday anigana inan kufsado ayan u taganahy
@@cadceed-wt5 Amxaar Hadaad kufsanaysid iyo Haduu isagu ku Kufsanayo Aniga ima Qusayso lkn Waxaan kuu sheegayaa inaanad Sheegankarin Dhul iyo Dad aanad lahayn, Hadaad sheegatana Aniga ayaa diyaaar u ah inaaan adiga ku kufsado 😃
@@msa_1439😂😂😂😂😂😅😅😅 Hayaay Qacabaa ka yeedhay nacabkii😅😊
Republic of somaliland waaw wllhi waan kasohorjeda heshiiska 2 dal sewaxakeenaya inanku farxo xukumada ka arimisa banaader iyo inyar ookle somaliland allow nabada udaa amiin somalia na haku celin abid amiin
الحمداللة ع نعمة الإسلام
Snm hurdada haka kacdo hadi kale libaxa geeska Africa wu xanaqa hayey Black loins Army 🇸🇴🫡🇸🇴
Bal aan eegno
Cabdi jaliil noqo weriye shanty soomaaliyeed u dhexeya oo mid walba realise geliya
Aqli yaraa kuwa amxaaar daba sucda kaaga daraan damiiiir xumaaa
Runtii waxaan la yaaba marka aad go'aan ku gadho inad wax qabsato oo mid xaasidi ku yidhaahdo ma samayn kartid runti waa inanu ogayn waxaad tahy misana u rabo inuu adiga ku xaasido kaas gaalka wax ku ogol baa dhama waa munaafaq bilaa rajo ah.
Maxa laga xasdaya doqonow Ethiopia oo rabta inay kudulayso 😂🥱🤣
@@yasiinmaxamed3549jawaab fiican ayaad siisay. Markii uu waayay aqoonsi ayaa ay rabaan in dalkeena Hooyo ay Amxaar ka gadaan. Waa in Somali ay arinkaa maw-qif isku mid ah ka yeealato iidoorna cashar loo dhigo.
.. idoor 😂
MoU-gaasi wuu hirgalayaa !
Xasan Xafaar iyo xulafadiisuna cirka jeex hasoo ridaan haday doonaan cidina u dhag raaricin mayso nin maqsin 4km ah 20k oo ciidan ajanabi ah ku ilaaliyaan oo talaba gacan ugu jirin
SOMALILAND 4 EVER 💪❤
Riyada iska dhaafa 😂😂😂😂
Adiga .miskiina tahay cuqdada la dhiman rabtahe kan ka waalayaa leeyahay car hadad xaniyo ledahay ku dhawaq
Snm hadey dalka iney dowlad utahay aaminsantahay wey riyoneysa
Dagaal ha loo diyar garoobo dhalin Yaro
I aamina Soomaali dhab ah, ma ahan qof kasta oo comment negative ah soo qoraayo,
He told international community in addisababa that mo agreement is over and now you telling pple in hargeysa the agreement is gona work what a jokes 😂😮
Goormaa kkkkkkk caruur ayuu u sheekeeynayaa dadkii kunoolaa waqooyi caruur ayaalagdhigtay
Hawshaasi madhacyso I.a
Waxaasi waa Riyo
Kkkkkk
Adeer wey dhacaysaye adna Xasidku ha ku dilo
Si fiican ugu fiirso Ciid Kayd. Ma Soomaali buu u egyahay mise Xabashi? Layaab maleh inuu Xabasho jecel yahay sababtoo ah asalkiisa wuu ogyahay. Sow ma aha ninkii intuu tagay South Africa u labbistay sida ay Zulu u labbisan jireen markii ay cawaamka ahaayeen. Maxay kaa dhimi lahayd haddii uu jir nin rag ah soo bandhigi lahaa!
Inla riyodo inla seexdo aya ka horaysa somaliland haiska riyoto waligedba
waxa so deddejiye in mou hirgalo wa somalia oo masar uu yeedahatay thank you walanweyn
@@khalidqawdhan3265Waxa aad ku faraxsantahay soo Abyssinia oo ku qabsata ma ahan.
SOMALILAND WAXY KA CABSATY IN BASAASINTA MASSAR ALKAAS UGU SOO DHUUNTAAAN
FAATAALE MAAD MAANTABA SAXIIXDID.ITOBIYA HADEEY WAXAY RABTO KA SAMEYN KARTO SOOMALIA ANAGUNA WAXAAN RABNAN KA SAMEYN DOONAA ITOBIYA GUDAHEEDA
well done gouvernement of jsld waxaad yeesheen wax ay ahayd mar hore wax aan la hurayn walaahi turkiga ayaa issaguna inooga baahan in sidaasoo kale loo saaro waayo dalkayaga anagaa u talina waananu siman nahay anaga iyo dalallkaasi waayo nin waliba issagaa atoor ka ah dalkiisa illahay baa wayn oo waaxid ah ninkii aaminaa awood leh allahu akbar allaaahu akbar allaaahu akbar
Dqomoda commentiga kahdlya ethopia somalida kale nigama jecla
Waa Somaliland aah aya kule wayriyodeen wliba malincadey madax kushegtanadu😢
Dhaman sida abdijaliil shegay maalamaha soo aadan iyo biluhuba waxa dhacaya is badal wayn runtii caayi mayno qoladaa somalia lakin runtii calosha haka ooyaan somaliland way tagtay 😅😅😅😅😅
Nio lacala hadii la kala goayo afti baa meesha taala boorama wad ogthy meshay raci donto
Lascano iyo sanagna wad ogthy 😂 riwaayd ba kujirtaa
Guul Somaliland 🎉 somalia wax ay sare karto na ma jiro, inay bariyaan dunida ii soo carara,
Waxaan rabbi ka rejaynayaa in maali in adiga iyo inta kula midkaaba inta lagu soo qabto abaalkiina la idin mariyo heer kaas inay gaaraana waxaa sabab u ahducfinimadz dawlad ku sheega soomaaliya
Abdi jaliilow waxaa noo sameysa masar warkeedu waa cad yahaye
Turkiga xaalada somalia iyo ethiopia meesh u rabo inuu ka galo, tusaale inuu ethipia runt u sheego iyo inuu dantiisa ka raacdo oo uu dhaho somalia waa saxan tahay , ethiopia adna waa saxan tahay
Waa iska riyo waa Laso hire donaa waqti ee noqore kuwa itobiya La socdo Somalia 🇸🇴🥰💪
Wat anaga yaab aragnay ethiopia marka futadiina ilaalinayan kama hadalyne ma mou badaha idin. Galiyay 2 wadan kala nahay 😂
😂😂 markay na ilaalinayso waa walaalaheen lkn markay somaliland heshiis la gasho waa cadowgeena oo dhulkeena dhacaya 😂😂😂 caqliyada mooryaanta @@Abdishakour_Tube
😂😂waar waa leydin haystaa waa wareey Hooy naga soo gaadhay 😅😅😅 Ma idinka hadlinkra car masaari hasoo gasha leydinku leeyahay Ordoo Is wada daba Naf malihidiiiine
Sxp kandaalada Turkish oo wadanka Somalia lakeenaayo maxaa kajiro
Anak maxaa naga galay xukumada,somalia ma kolayba anak masar noo imabaysaa
Reerkan 😂😂😂 beentu waa u xalaal idoor
Anagane waa inaaa itoobiyo kasaarna wadankena cayaarta hala bareejeyo
Nonsense maamul goboleed bada heshiis. Kama geli karo. Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah
Gormee wye iiso weydii qorigeyga waa sifestay maku dhawaqi kartan lee amxaarow hadan ku wasin oo naagaha ka wasin
Wax cusub maha maxaa dhamaaday Waa intuu hore
Dawladu Waa in ay turki ku wareejiso saylac si dhaqso ah
😂😂😂
Ma waxas aa guul la’oran karaa waa daciifnimo cabsi ey ka qabaan Xabashi oo kaashaneeysa Yahuud, wxn u arkaa Go’aan aad u qaldan
Masar iyo s/land maxa kala dhaxeeyo
S/land inay kabo unoqoto oromada ayaad dan u aragteen miyaa
Somaliland iyo shacabkeedu iyaga iyaa garamaya meesha aya dantu ugu jirto e, somalia hakadayso fara galinta qaawan ee kuhayso dadkeeda
I'm from Somaliland and against Ethiopia! Most people are against Ethiopia. No Gallo madow
Exactly 💯 no more black Israelis
Beenta iskada Ethiopia anaga ka raaliya wax kale ma haysa
Allaah ya nacalak. Ma adigaa ethiopia dal iyo bad siin kara!!! Futada ayaad ka hadashay weligiinba Amxaar ayaad kabaha u qaadi jirteen
Ilama ahan hadii xukuumada somalia ey latashan laheed mamul gobaleed yada madaxdooda in sidaan ey dhici laheed
Waxaa fiican in arimaha danta guud eh oo Somali oo dhan ey khuseyso in xukuumada ey kala tashato ama wargeliso si danaha guud wadajir ahaan loo fuliyo
Mar mar waxaa fiican in Laga hormariyo wax walbo danta guud intii "anaa amiir " lagu fikiri lahaa waayo amiirka xataa wuu khaldami karaa hadii fikirkiisa Kali uu kukoco asaga oo inta arimahaas khuseyso u latashan
Nabiga Scw wuxuu yiri waxaa fiican kuwii wada tashado si fikradaha laiskugu keeno intii fiican na Laga xusho. Then waxaa Soo bixi doono wax kuli ey isku raacsan yihiin Oona fiican
Ilaahey waxaan ka baryayaa in xukuumada hada xukunto dalka in ey xaliso khilaaf yaasha ka dhex abuuran ayada iyo mamul gobaleed yada si wadajir ahaan cadowga Ethiopia looga hortago ama gaalo xaarka iska dhaqin oo injir socoto eh ayaa nijaaseen doonto dalkeena barakeysan
Unity begets prosperity Soo united aan wada noqono si Ethiopia ey uga faaidin shidaalka somalia waayo taas ayeey usocotaa Bada waa marmarsiyo .hadii dalka xeeb ey ka'hesho bari carqalado ayeey kusameen kartaa maraakiibta shidaalka Sido ama oil rig yaasha Bada ku dhex yaalo
2) masar na waa in Laga joojiyo imaatan keeda somalia SI dalkeena uu u hormaro dhaqso intii dagaal lagali lahaa Oona la curyaamin lahaa dalkeena ama gadaal aan u noqon laheen 20 ama 10 sano because of bilicda yar iyo dhaqaalaha yar aan gaarney hada .masar imaatankeeda ma faaido ayaa noogu jirto ama khassaro waa in pro-cons ka laisu barbar dhigo si mid loo doorto
Mar mar waxaa fiican in danta somalia Laga fikiro kocob keeda dhaqaalo iyo hormarka yar aan hada heysano Soo Ethiopia dalka halaga Saaro united nations na halagu dacweeyo si ey cunaqabateen u saarto askartooda na loogala laabto shartiga ey somalia kujoogaan iyo mushaaarka askarta injir duftee loogala laabto
Somalia united nations representative na waa in uu codsadaa fadhi ASAP si arinta guracan Ethiopia ey Soo wado loogaga hortago safiirka qaramda midoowey fadhiyo waa in uu sameeyo arintaan xataa hadii xukuumada ey dhihin sameeyo waayo waa shaqadiisa in somalia uu kadifaaco cadow walbo at United Nations
Somalia waxey heysataa opportunity ey united nations ka utisi karto damaca guracan oo Ethiopia.asap waayo hadii Ethiopia ey Soo gasho somalia mamul gobaleed yada na qaar ey dabo dhilif u yihiin Ethiopia then somalia waa doomed Soo xukuumada somalia waa in ey hurdada ka'kacdaa ASAP intii ey goorgoor tahay
Wabilahi towfiiq
Absolutely manshaalah alle caqliga ha kuu barakeeyo
@@FaadumoMaxamed-hf7nd Ameen mahadsanid 👍👍