Shicib iyo dawlada toona somalidu is a dhaamaan. Somalia xisbi ilaahay ka baqaya ayuunbaa hogaamin kara, laakiin nasiib daro shuyuukhdii lagu kalsoonaa oo dhan lectures bay jeedinayaan, oo ma rabaan inay siyaasada wadanka ka qayb qaataan
Sheeqow qeyr allaha kusiiyo dadka dhahaaya kawaran iney balan dadka la galaan oy uga baxaan hadana dhahaayaan balan war waaye o balantuba ey culeys la ehen
Alx ale caafimaadkiisa ha u siyaadiyo sh maxamed cabdi umal lkn nasiib xumo maalinkii 10 aad ayaan Nairobi joogaa oo sh maxamed cabdi umal wali ma arkin sorry lkn waan arki ale idankii
Shiikha maxaa loo lahaa wuu xanuunsanyahay oo waa Jiifaa xanuun owgii War Dadaka qaar kamaida been badanaa waxaas waxay u samaynayaa nacayb ay sh uqabaan war alle ka baqa
Alle aakhiro iyo aduunba haku barakeeyo hana kuu naxariisto.
Rabbiyow Cumriga Sheekha Noosii dheeraa , Rabbiyow Waaya Badann Dhaxdeenna Ku dheeree Dhax joogeenna , Rabbiyow Waanadiisa Dhagahayaga Haka Goyninn , Rabbiyow Caafimaadkiisa Noo dheeraa Yaa Rabb 😢❤
Amiiin YA raabii 🤲🤲🤲🤲
Allahuma amiin 🤲🏾
Aamiin yaa Rabi
Amin ya rabal calamin
Aamiin aamiin yaa rabi
jizaaka alaah dhamaan inta kharyka kaqeeb qadatay soo gudbintiisa iyo sii gudbintiisa
illaahay swt caafimaadka iyo cimriga ha u dheereyo sheekha
Yaa allah shiiq umul sii caafimaad sareecana uu nagu waaniyo nooguna wax sheego qaayerka nagu soo gudbiyo yaa rabi anagana naga dhig kuwii qaato waanada alle
Ilaahaw shii kheena noo caafi oo cimri dheesii aaaaaaaaamiiiiiiiiin yaa Rabil caala miin
Masha Allah Allah haa ku xifdiya umadda soomaaliyeed kala hadal qabyaalada oo ku cilciliya
Rabiiyo sheekh umal Cafimada dhiiga iyo dheecanka galo sii allaahum amiiiin
Manoo sheegikartaa sababta kugu kaliftay inaad sidaas uhabaarto wadaadkaan
Ilaahay waxaan kuu waydiiyey
Aduunka nimco aqirana jannatulfirdows aclaa
Amin yaa rabil caalameen
Man shaa Allah tabaraka raxmaan shukran Shiekh
MashaAllah our Sheikh may Allah protect and bless him
اللهم احفظ شيخنا الفاضل شيخ امل واحسن عافيته وعاقبة امره ووفقه لماتحبه وترضى
Alx waaku farxay sheeikheena Aragiisa ilaahoow cimrigaaga dheereey cibaadadaana wanaaji.
Sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅
masha allah sheeikh allah cafimaadka ku siyaadi yaa rabii🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️
Allaha siyo cfmd taam ah sheikh Mohammed abdi umal
M.a ilhy shikhena hano xifdiyo
اللهم اشف شيخنا الفاضل محمد أمل وعافيه آمين 😭😭😥😥🤲❤️❤️
آمين
❤❤ see no no by😅😅🎉 . See no. As
Amin Amin ya Rabi Ilahay haa Ajaar sheekh Amin Amin
M.a❤ilahay haku caqfiyo my fv sheikh umal wllhi dar ilahay kujeclahay 😢😢😢
Allah akakbarrrr..❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤❤❤
JazaakaLaahu Khayr sheekheena BaarakaLaah, denbidhaaf Allaha ku siiyo. Allahuma Aammiin.
Mashallah sh umal Illahay ha ina danbi dhaafo shuran 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Salalaahu caleyhi wasalam
qabyaalad ayuu jecelyahay sheekhan alle dartii ayaa wanaagsan in dadka loowaxdiyo
Maasha allah shiikh alle hakubarakeeyo 💚❤️💚
Cirmri Dheer iyo cibaada suuban Allah ha ku siiyo sheeqii
MashaAllah, May Allah guide us. jazakaAllah Sheikh
Waa xadiis wanaagsan
Jasakallahu khayran wajasaa sheekhunaa ilahay Haku xifdiyo❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Salalaahu caleyhi wasalam
Salalaahu caleyhi wasalam
Maashaa allah guulayso sh
Masha Allah, wax fiican yaad sameysay
Allow shekhena shekh umal cafimad buuxa sii ..
Kusaliya nabiga scw
JazakaAllahu kheir sheikh Allah haku siyadiyo cumriga
Somaliyeey dhagaha fura oo qaata oo ku dhaqma in sha alah
Mashaallah, barakallahu fika
الله يعطيك الصحة والعافية ويطول عمرك شيخ محمد
Allah inoo xifdiyo sheeqeen cimriga allah u dheereeyo oo cibaado suuban leh Allahuma aamiin yaarabi
Ilahayow sheihk cmri der oo barakesan hakusiyaa
الله يشفيه ويعافيه
Shicib iyo dawlada toona somalidu is a dhaamaan. Somalia xisbi ilaahay ka baqaya ayuunbaa hogaamin kara, laakiin nasiib daro shuyuukhdii lagu kalsoonaa oo dhan lectures bay jeedinayaan, oo ma rabaan inay siyaasada wadanka ka qayb qaataan
Masha Allah jazakallah
حفظك الله شيخنا
Asc Sheekh ale ha ku barkeeyo
M.a alle haynoo xifdiyo shiikheena
Cimrigaaga ﷲ hadheereeyo
Mnsha allah allah ha ku barakeeyo
جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل
ALLE CIMRIGA IYO CAFIMADKA HA KU BARAKEYO
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allh
MashaAllah xafidahullah❤
Shekha inuu xanuunsanyahy marunba talow ilahow cimriga iyo cafimadkama kuu raaji 🥹🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Allaha kucafiyo shiikhuna
Masha allh sh alle haku barakeeyo
اللهم اشف شيخنا محمد أمل🤲🤲❤
Masha allaah Allaah ku xafido ❤❤❤❤
Mashallah mashallah jazaka allah kheir
Sheikh Allah haku xafido
Scw scw scw scw scw
SallAllah u calehi wasalam
Jazaa kumullah khayr
Allah u Akbar
ALLAH inoo dambi dhaafo dhamaaten Aamin
Sheeqow qeyr allaha kusiiyo dadka dhahaaya kawaran iney balan dadka la galaan oy uga baxaan hadana dhahaayaan balan war waaye o balantuba ey culeys la ehen
Ameen Yaa Rabb
Jummca Mubarak.
Masahallah ❤🎉a ,n
Sheekh
Masha allah
Alx ale caafimaadkiisa ha u siyaadiyo sh maxamed cabdi umal lkn nasiib xumo maalinkii 10 aad ayaan Nairobi joogaa oo sh maxamed cabdi umal wali ma arkin sorry lkn waan arki ale idankii
Asc sheikhow waku duceye maanta Alxamdulillah hada cafimaade e sheikhow sheikh hasaan la heshi wa walalkaaye iska cafi
Shiiqa mafiicnaaday alx lilaah
Sheikha markiisa hore wuu caafimaad qabay. Dadka wuu xanuunsanaa leh oo beenta kashegaayaan hadhageysan
Asalamu aleykum aqyarta sharafta leh waxan rabay sheikh mohamed umal telefon number kisa masala ayan rabay inu igajahil bixiyo indinko raali eh
amin
Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidka Abubakar Al sadiq ee Nairobi.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowaan ka yimid Dalka Hindiya ayaa Xaaladiisa Caafimaad halkaas lagula tacaalayay.
Waa jimce Dhamaanteen aan uducayno Sheekh Maxamed Cabdi umal oo kamid ah Culimada loogu Jecelyahay Somalida.
Oo illhy kula oga ma skadan illhyow cafimaad noo sii shekhenaaaa 😢
Waryaa beenta dadka kadaa sheikha kumabadukado 6ka salaada subax wuxuu kutukadaa masjid kale oo gurigiisa udhow (masjid al faruuq pumwani) hindiya goor horey eheed xanuunkaasna wuu kacaafimaaday. Anigaa nairobi joogee dadka halugoynin oo hakanixin inkaar qabayahow
Qofkan run badanaa
🤲🤲🤲
❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Balan daro waa Diin daro
😙
Umal wuu doorsoomay siduu rasuulka u aflagaadeeyay ilaahey hasii dooriyo
War illahey kabaq culumada warathatul ambiyaa wayo
Allahayow qofkaan iyo sh.Umal kala xukun oo kii gardaran ciqaabta uu mudan yahay usoo dadaji
War ilaahay kabaq sheekhu ajirkaagii ayaad siisay ogow tobad keen
@abdulrashidismail5810 war meel khalad ah ayaad comments kaaga u dirtay , inigu waxaan u jawaabayey ninkii sheikha hadalka dulmiga ah usoo qoray , waliba Ilaahay ayaan u baryey inuu ka jaaseeyo
Subxaanal Allah war kani muxuu yahay
Shiikha maxaa loo lahaa wuu xanuunsanyahay oo waa Jiifaa xanuun owgii War Dadaka qaar kamaida been badanaa waxaas waxay u samaynayaa nacayb ay sh uqabaan war alle ka baqa
Sootii ay qaar lahaayeen shiikhu waa xanuunsanaya maxaa beenta ku falayaan?!
Waa beentood sheikha wuu caafimaad qabaa
🤍
Masahallah ❤🎉a ,n
Masha allah