Yaaarabi allow wanaaga nagu hanuuni sheikh Mohamed Abdi Umal xaqiiqada kama gabado Allah ha inoo xafido asiga oo kale oo badan wn u baahanahay. Kuwa balanta illaliya naga dhiga dulmigana ka fogaado. لا ايمان لمن لا امانه له. ولا دين لمن لا عهد له.
Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar. Diinta Islaamka Diinta wanaagsan Ilaahay horey uma soo dejin dibna uma soo dejinaayo. Haddi Diinta Islaamka aan Ku wada dhaqmi lahayn cisi iyo sharaf baan Ku wada noolaan lahayn.
Jasaakalah sh siyaasiyiinta soomaalida oo dadkooda iyo dalkooda khiyaantay illahay haka jaaseeyo hana nagaqabto wey khayaamaan balanta waa uga baxaan shacabka waxa ay balan qaadaan inbadan oo kamid ahina waxay ku sifeysanyihiin munaafaqnimo maxaa yeelay 4ta calaamad ee uu nabigu scws wey ka muuqataa markey hadlaan been yey sheegaan markey amaana qaadaana waa khiyaamaan markey dadka isqabtaana waa xadgudbaan marka ay balanqaadaana waa ka baxaan bal soomaaliyeey miisaankaas sara siyaasiyiinta soomaalida oo kasoo hela nin aan taas ku sifeysnayn
Culimadoo dhan Allah haino dhowro lakin Sheikh Mustafa xajji Ismaciil muxadaradiisii hadii tan Sh Muxammed Umal lagu sonkoreeyo wacdi waano waciid la isaga digo inogu filan Alxamdulillah war Toosnaada oo culimada haka tilaabsanina wax weeydiiya iyaga osodhoweeysta umada miskiinta ah e aad dhigooda qubeysaana Allah ugabaqa o kashaqeya midnimadooda amnigooda wadajirkooda iyo walal nimadooda. Fiiro gaar ah: ha isdilina adinku garta cadawgiina uu ugu horeeyo sheydaan Naftiina iyo kan qaarajiga ah e dalkiina udhuun duleela e an mar naba kufarxeynin wada jirkiina iyo astaan qarankiina o ah midqura🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅ insha Allah one Nation one flag and one country
May Allah reward you my favorite sheikh
Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..
Maasha allaah yaarab nooxifdi Sheeqeena ilxun kuma aragto cimriga iyo caafimaadka allaah hakuu barakeeyo
Aaaamiin Yaa Rapp🤲♥️
Ameen Ameen Yaa RAABBI Sister
Yaaarabi allow wanaaga nagu hanuuni sheikh Mohamed Abdi Umal xaqiiqada kama gabado Allah ha inoo xafido asiga oo kale oo badan wn u baahanahay.
Kuwa balanta illaliya naga dhiga dulmigana ka fogaado.
لا ايمان لمن لا امانه له.
ولا دين لمن لا عهد له.
Allaahu akber na badbaadsho meelaan joognaba jkz sheekheey allaah swt ha ku barakeeyo fidunyaa wal aakhiro jkz
Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar. Diinta Islaamka Diinta wanaagsan Ilaahay horey uma soo dejin dibna uma soo dejinaayo. Haddi Diinta Islaamka aan Ku wada dhaqmi lahayn cisi iyo sharaf baan Ku wada noolaan lahayn.
ما شاء الله جزاك الله خير شيخنا الغالي الفاضل العزيز اشهد الله إني احبك في الله
Sheikh umal is my favorite sheikh.
Jazaka All. From Minneapolis ❤
SubhAnallah May God protect our sheikh. JazakhAllah for everything. MashAllah
Ameen Ameen Yaa RAABBI
Xafidu LAAHU sheikh Mohammed Abdi Umal
My favorite sheikh illahay haku xifdiyo aduun iyo akhira baa 🥰🥰 jazakallahu khayr ya sheikh ☺️
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
ماشاءالله تبارك وتعالى مرحبا شيخنا الفاضل وجزاك الله خيرا
Sallallahu Alaihi Wasallam
Sayidu Ambiya en Mursalin
Khatimul
Kheyru Khalqillah
Naxibak Jiddan Yaa Habiballah
ILAHAYOOW Lascanood u hiili waa la dulminaaya Amiin JazakAllahu kheeyr sheikh Umal.
mnsha alh ilahay ha ku xafido sheikh 🙏
Walayal iso duceya wa yara xanuunsnhy bukaan socod iska ahay
Walaal qaali Allah ha kuu caafiyo Allah Qofka uu jeclahay wuu itixaama Allah ha kuu jeclaado ha kuu caafiyo hana kuu danbi dhaafo Amiin.
Wllo Allah caafimaad ha kuu dedejiyo sabarna ha kugu arsaaqo
Allah haku caafiyo walaashee danbigaana allah hadhaafo
ILAHEY CAFIMAAD KAAMILAH HAKU SIYA IYO INTA KALOO XANUUSAN AAMIIN YAA RABI
Ilaahay haku caafiyo
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
ماشاءالله تبارك الرحمن الشيخ الفاضل الشيخ محمد عبد أمل جزاك الله خيرا خيرا جزاء
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Maasha allaah barakalaah ya sheikh
Mansha allh sheikh runta ayad ka dhawajisey illhey haa ku xafido aduun iyo akiraba mahdsnid
sheekh umul mansha allah xaqa waad cadaysay
Ilahay haa ajaar siiyoo sheekh amin amin
Masha Allah tawarakallah alle Haku barakeyo oo Haku xifdiyo sheikh Mohammed umal jazadada jannah alle haka dhigo allahumma aamiin.
M.a ilahay narta haka koriyo my best sheikh
Allaha ku xafido Shiikhunaa Mohamad Abddi Umall.
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيراً شيخنا الفاضل محمد عبده امل
Salalahu calayhi wasalam Ilaahay kuwa dhowrsan oo waajibaadka kasoo baxa hanaga dhigo Allahuma Aamiin jizaakallahu khayr sheekh
جزاك الله خير وبارك الله فيك واثابك الله الجنة ان شاء الله شيخنا الفاضل شيخ محمد عبد أمل
Asc ilah haku xafido qer anoshegtey kuwiqato alaha nagadhigo mansha alah
maasha alaah jazadaada jano alaha kadhigo shiiqunaa
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ،
اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️❤️❤️❤️
Masha Allah Shugran sh adna ajar illaah hakaa siiyo anagana illaahay hanagu anfaco aamiin
بارك الله فيك ياشيخنا الفاضل
Jazaakumulaah Khayr jazaa, sheikh Mohammed Abdi Umal Rabbii cimragadda ha dheereeyo ♥️🤲 AAMIIN
Ilaahyow intii wax dulmiya ama la,ii dulmiya ayaan kaa magan kalay
Allaha ha ka qabto Daalimiinta Argagixisada SNM Umadda ay Xaqdarada ugu soo duuleen. SSC Guul In Shaa.
Laguweydiindoone Maalinta Qiyaame Carabkagana Naarbacunidoonta. Suntaad Tufayso Jooji Umada Dabkaad Dhexdhigatao .Imaqlaayda Meeshakalabax Iyo I Arkaayda .
Somaliland Ilaahay Sulux Hadhexdhigo Amiin
May allah reward you for it
Mansha allah shugran ❤❤
Jasaaka Allah Sheikh Maxamed Cabdi Umal
شكرا لك يا شيخي محمد عبده أمل حسن من إقليم الصومال ايثوبي
Masha Allah jazakallah
Xaqu qabil male allah ku xafido sheikh
Masha Allah may Allah bless you sheikh Abdi umal
Wlhi waan Arkay gabadh la dhibay gurigeeda lagadumiye dadkii illaahay kajaray 😭
جزاك الله خير الجزاء الشيخ محمد umal
M.a sha allaah
Masha allah jazakallah yaa sheikh❤
Allaha kaa abaal mariyo sida ad khyrka no xasuusisay
May Allah reward and bless our sheikh
SallAllahu u caleyhi wasalam
Jazaaka laaah shiekh umul
Mansha allah
Masha allah❤
Kabisa sheikh umal
Masha Allah
Allaahu akbar
Allaahu akbar
Waa siday tahay
MANSHALAH SHEEKH SIYAASIYIINTA SOMALI EE UMADAAN 33 SANO RAFAAD IYO DHIIGBAX IYO DALKI EY CADOWGA KA IIBIYEEN DAGADAHEENI IYO EROPORADI ALAHA SUBXANA HANAGA QABTO QAAINUL WADAN YAA RAB
Aamiin ya rabi
Ilahownoxafid culumada yarabi
Alxamdulilah
Ilahey kaba qah
بارك الله
Mashaallah
Allah u Akbar
Màsha Allah
MASHA, ALLAAH,
MashAllah
Masha Allh
Ameen Yaa Rabb
SubxanAllah
Jasaakalah sh siyaasiyiinta soomaalida oo dadkooda iyo dalkooda khiyaantay illahay haka jaaseeyo hana nagaqabto wey khayaamaan balanta waa uga baxaan shacabka waxa ay balan qaadaan inbadan oo kamid ahina waxay ku sifeysanyihiin munaafaqnimo maxaa yeelay 4ta calaamad ee uu nabigu scws wey ka muuqataa markey hadlaan been yey sheegaan markey amaana qaadaana waa khiyaamaan markey dadka isqabtaana waa xadgudbaan marka ay balanqaadaana waa ka baxaan bal soomaaliyeey miisaankaas sara siyaasiyiinta soomaalida oo kasoo hela nin aan taas ku sifeysnayn
ماشأا لله
ما شاء الله
M.a.
Scw scw ❤
♥️
GACANTA HADAAN LAGA QABAN WAALA HUBAA BALANTA ALLE INUU OOFIN
Warun gabdow iyo wilal ha isqayanina
M.a
Asc shekh if somebody killed you will you go to jana
Allahu Akbar may Allah make easy for us 😭😭😭
Allahu akbar mashallah
Allahu akbar
adne khodbada afsomaliga kadaa waa dhaqan uusan noola iman nabigey iye
Culimadoo dhan Allah haino dhowro lakin Sheikh Mustafa xajji Ismaciil muxadaradiisii hadii tan Sh Muxammed Umal lagu sonkoreeyo wacdi waano waciid la isaga digo inogu filan Alxamdulillah war Toosnaada oo culimada haka tilaabsanina wax weeydiiya iyaga osodhoweeysta umada miskiinta ah e aad dhigooda qubeysaana Allah ugabaqa o kashaqeya midnimadooda amnigooda wadajirkooda iyo walal nimadooda. Fiiro gaar ah: ha isdilina adinku garta cadawgiina uu ugu horeeyo sheydaan Naftiina iyo kan qaarajiga ah e dalkiina udhuun duleela e an mar naba kufarxeynin wada jirkiina iyo astaan qarankiina o ah midqura🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅ insha Allah one Nation one flag and one country
Dadka laga Hadlaya ku jirta, hada dulmi wada,
Aayadaan waligeed waa jirtay laascaano kima soo digenn allshabaab oo laascaano ka daran ayadaha illahay ayaa noosheegay siday tahay waaynu ognahay laascaano wax badan ayay soomaliya ka bedeli doontaa
Dawlada iin lagukaco waa xaraan hadanay wax diinta islamka ka hor imanaya anay la iman dawladuu wa tii dawlada u ahaayd haday melkale u socdana inay wanag gooni ugu baxanbay ahayd lakiin marba qofba dhuumashu lagu dilaya sii shacabka loo kiciyo oo xumaan laradiiyo ma fiicna dawladuuna inay xal aan xabad ahaayn radiisay ahaayd qadar rabiba dhacye xumaantan halakala joojiyo iyo bunbuninta iyo isku diirka iyo munafiiqada qof kasto xumaan iyo kiciin masha kaga qayqatay ilahay waa arka ciidna kama dhuumato
Gobolka Mudug bay ka dhacday, gaal Talyani ah iyo nin Somali ah oo is habaaray oo isla helay wixii ay isku habaareen si degdeg ah.
Waxad noqotay qabil wano kama rabno
Wllo xaqa qaado dulmina ha u hiilin reer hebel meel kuu raaci mayso
Qado wanada joji dadka aad laynesan wax qabil la dahayo ma jire
Subhanallah @nimohassan2768 shekha runtuu sheegay ee qado ama iska daa lkn Hakkaa magangalo
Jacel been ah haisku shegina oo ha isqayanina hada qof qayanto adika neeh qof kuqayano ayet heli
MUUSE BIIXI WUU DHAGAYSANAYAA.🤣
Eng. Osmanito huu haa
1.0. Sheekh umal, waxaad noo akhridaa kitaabkii daaroodismka. 2.0. Sheekh waxaad tahay nin ogaadeen ah.
3.0. Haddaba oggaadeen waxa uu jidderyey juuca ifka iska illaali juuca aakhiro yeelkadiisa.
4.0. Waxay oggaadeen arkaan way dhacaan.
5.0 Shacigaasi waxa sheegga kitaabka ogaadeenka.
6.0. Ogaadeenka waxa ay sheegaan inuu sayid mohamed cabdulke xassan u shafeeco qaadayo ogaadeen oo dhan.
7.0. Waxay dhahaan wejiga illaahay iyo wejiga ustaadka yaan aaminsanahay inuu noo shafeeco qaadi doono.
8.0. Waxa uu sayid nohamed cabdulle xasan uu ugu jiro halkii nabigeennii mohamed SCW.
9.0. Sheekh umal iyo sheekh shibil waxay diinta ka dhigteen qabiil iyo yaa daaroodism ahay.
10.0.Yaa daarood ah. Dhulbahante yaa la dilaya. Sheekh umal iyo sheekh shibil waa argagaxiso ku shaqaystax khiyaamaynta kitaabka quraanka ah.
11.0. Kitaabka oo been ay ka sheegaan oo aany runta ja sheegin. Umal iyo shibil waa qabyaalisteyaal aan caqli lahayn.
Ilaahay ka cabso
SUBXANALAH MAGACAGABA AH HUHAA QABIIL IYO HUHAA BAA 33SAN DHIIGBAX IYO GAAJO INA BADEY.
Allow na soo hadee quraan iyo hadiith buu sheekhu inoo akhriyay allah ha ina fahamsiiyo
Ilaah ku abuuuray kabaq aad horistaageysid kuna xisaabaya.
what is wrong with you are you crazy
Magri iyo qiyaano kabadan majirto in aad taageerto fowlafiidalka baabi isay ee farmajo oo aad cc kugaaleysiineysay maxaa umucaaraday
🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑Odaygaani umul waa gaal quraanka yaqaan balse macnahiisa kaweeciya markuu kuganascsanayo hadana gaalo asaga iyo saxiibadiisu lictisaam lagaleen ayuu quraankii iyo axaadiistii u qaloocinayaa, bal gaalada uu dhahayo nabiga scw ayaa balan kula galay in uu muslimiin ugacan geliyo eeg oo muslimiintaas miyuusan kala balamin in aysan dhibaato noocay rabto ugeysan? Haah rasuulku axdigiisa ayey kamid ahayd in aysan dhibaatayn oo sicaadi ah ugu noolaadaan dhulka gaalada ayaga oo muslimiin ah balse lagu celiyo dhulki gaalada ilaa mudo yar ayey ahaydna, ogoow in uu qarinayo sheekh mujrim umul oo uu doonayo in muslimiin gaalo dhibaataynaysa loodhiibo.
Intaanad qof wanin adu iswani iskuma jeedaa islaam layey
Ilaaha waxwalba og kabaq oo ku arkaaya.
Fariintani Muse Biixi ha la gaadhsiiyo waa nasiixee inuu ku waansoobo ayaa la arkaa
Naftaada waani
Dintina waynu ku heeshin wayanay adana bilabay
Sheydaanka iska naar alaa og qofkii dahirsan adi hadaa fiicantahay naftaada ufiic natay
Muse Shaani ayay fariintu ku socotaa Allah ha ku anfaco
@@taqwalaah5911naftaada keliya ayaad mas'uul ka tahay.
@@ND-ln1hi xaqa in la isu sheego diinteena ayaa ina fareysa
SallAllahu u calayhi Wasalam