DO or QUIT XUKUMO ADAG CAMBUUR GASHO HOOYADAA WAC MEEQO POINTS ISIINEE DHEH 100 DOLLAR THE WINER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 тра 2023

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +346

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🕋☝️❤️

  • @abdallahiomar7568
    @abdallahiomar7568 Рік тому +57

    Masha allah hooyooyinka in lawaco oo dhibco laweydiisto gameka ayay xaraaarad u yeelee wa ok qosalkaa iga dhamaaday dhamaan hooyooyinkeena dhamaan muslimiinta allaha noo xifdiyo aduun iyo aaqiraba aamiin

  • @dijc
    @dijc Рік тому +86

    hoooyoo oo dhan inta nool iyo inta dhimatay alle danbigooda hadhaafo 😘🤲🤲

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Рік тому +51

    😂😂❤❤❤Gemkaa intaa Hooyoyinka ugu Qurux badana wlhi 😊masha allh ilahay hayno dhafo Hooyoyiinkena

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +380

    Runta sheeg comments aqris MAA usoo gashay 😂✊ 😂 like ISKA SAAR Team Cumeer Noo hoos congratulations 200k

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Рік тому +138

    Talo Qof Aan La Aqoon Numberkiisa Hala Waco Qofkaan Inta Points Arabto sii dheh 😂😂 qofki u nasiib badan hala arko😂

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Рік тому +25

    Masha Allah allah ino dayo walidkena guul nala raban😂😂cumer is not easy😊

  • @sacadahmed4359
    @sacadahmed4359 Рік тому +31

    The best game I have ever watched at your channel. Love you All Mom's.❤ big respect my brothers👏

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +193

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

    • @ifrahsidow
      @ifrahsidow Рік тому +1

      Adeer Asad xaraam caleyk alle raali kama ahan dumarka wixii loogu talagley iney raga xertaaan alle wuu xaareystameeyo

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 Рік тому +1

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 Рік тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @ashaabdi8788
      @ashaabdi8788 Рік тому

      @@maxamuudcabdi6818 uuuu

  • @shukriabdullahi7263
    @shukriabdullahi7263 Рік тому +29

    Cumeer hooyadiisa lagenad waaye 😂❤ mom is alweys mom ❤😊

  • @aliabdirahmanali5799
    @aliabdirahmanali5799 Рік тому +11

    Hooyoyinkena allah no dhowro 🤲🤲🤲

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +113

    Asadow gamekaan qiyaano lee ku dheesha wiilasha gaaditaanka ka dhaaf😁😅

  • @Apdirzack_ibrahim
    @Apdirzack_ibrahim Рік тому +128

    Waxa igu so Dhacday Gedba deedba ka weyn hooyada cumer AllHa Haku Sharfo Maamo ❤

  • @nabiilahmed6684
    @nabiilahmed6684 Рік тому +36

    This game is funny man we need every week 1 time please 🙏

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 11 місяців тому +4

    ILAAHOW walidiin teena dhamaan toda intii dhimatey Allaah haunaxriisto intii noolna cimridheer iyo caafimaad taam Ah iyo ciwaado suuban Allaah Hanosiiyo AMIIN yaarabbiii ❤❤❤❤❤❤❤

  • @King_ceyda.
    @King_ceyda. Рік тому +178

    Allah is the Greatest ❤☝️

  • @Celin445
    @Celin445 Рік тому +144

    Hooyada asad funny waye barnamijyada halagusodaro😂❤ we love you hooyo

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 Рік тому +7

    1m cumeer hooyadiis waa maamo wx wayn la jecel wiilkeeda

  • @mohamedaliosman8633
    @mohamedaliosman8633 Рік тому +10

    King ceyda Seediyow wllsha codkeed mcn waye allah hai xafido🤲

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +259

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @mohamedkaafi1127
    @mohamedkaafi1127 Рік тому +107

    Asad qayanada jooji
    1: jeebkga mrkaas waxa kujiro laga hadlay walletkana kuma jirin jeebkaaga wa doonatay
    2: points-ka aad iska jareysay xisaabta kuma darin 10 points aad leedahy qayanada daa bossow
    Midda kle codsi iska dhaafa dharka dumarka wll

  • @barcafans5119
    @barcafans5119 Рік тому +3

    Hooyo waa hooyo mcn hambalyo cumeer yare

  • @xidigtamudug4894
    @xidigtamudug4894 Рік тому +8

    Masha Allah Asad hooyadiis Waa Mamo Qalbi Fican Wiilkeedana Jecel Alle haku daayo hooyo Mcn 😘🙏

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +260

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤️❤️

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 Рік тому +26

    Barnamijkan inta uu ku xun yahay waxa weeye asad isagaa soo diyaariyay waxkasta oo qorana waa uu ogyahay wuna isusii diyarinaya oo uu kasi fikiray sida tan jeebkaga lacag hadad ka hesho ah waxan dhihi laha qof kle hasoo diyaariyo
    Anyway wlhi waku haysta barnamijkan🥰

  • @caliyasiin128
    @caliyasiin128 Рік тому +28

    Daraad Xataa Rajabeeto lagu galiyay Masha Allah ha iXasuusaniin 😂😂😂
    Aar ilmahanaa i lovet Maamada Asad Hagio Nolow Maamo❤❤

  • @cabdulaahiaxmed5483
    @cabdulaahiaxmed5483 Рік тому +4

    War Asad boqortoyo waligey Coment ma soo qorine Xamaasadda i qadey wllhi waa xaraarad nio Caqligaas hooyada Ninka keeney nin sahlan ma aha nio 🙏💯💯💯💯💯

  • @laylalaylo-ip3vl
    @laylalaylo-ip3vl Рік тому +49

    inta cumeer guu shee sa ku farax san lik esara❤

  • @NaciimaMoalimAadan
    @NaciimaMoalimAadan Рік тому +69

    jah walhi asad💋 barnamijyadaada 🌹 hooyadey xitaa waxay dhehdaa🥰 asad hagio iiso shid ❤️wlhi wanku tagernaa 🦁wana ku jeclnahay❤

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 6 місяців тому +3

    Denbi weeyeb in ragu dhar dumar xidhaan Allah ka baqa

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Рік тому +71

    Wallhi wan ku hestaa xukumada Yaa igu racsan mar kasta hooyo yinka hala Waco saas fcn 😂😂😂😂😂😂❤

  • @MUNASARR23
    @MUNASARR23 Рік тому +129

    Asad wax kasta haku kaftamin Qof kii Isku ekey siiya dumarka ama waxooda xiirta nacalad ayaa ku dheceeysa iska jiir marka wll asad😢😢

    • @queenbushra7662
      @queenbushra7662 Рік тому +1

      sax wllhi😢

    • @zunish6
      @zunish6 Рік тому

      War lama rabo 😏

    • @maryanraage6202
      @maryanraage6202 Рік тому +1

      Runta sidaa ah quen😏

    • @Abdirahman-fv1cb
      @Abdirahman-fv1cb Рік тому +1

      ninka asaga raali kama aho inuu qabo ee waa game ciilbaa ka haya inta uu qabo diintana waxy dhahday qofkii xirta asoo ku qanacsan

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 Рік тому +2

      ​@@Abdirahman-fv1cb diinta sidaa rabto maa ufasiranee bro

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Рік тому +26

    Wlhi asal ayu ahaa asad hagio
    Maamoyinka macan ka dhigey challengela 😂😂😂😂 nuclear ayey mamada cumeer so tuurtey ❤❤❤

  • @awiljama3350
    @awiljama3350 Рік тому +41

    Ilaahay haw naxariisto hooyaday wllhy murug igu dhamaatay game-ka intiisa danbe😢

  • @CabdalleBurhaan-vl3kg
    @CabdalleBurhaan-vl3kg Рік тому +83

    Tiimka kaliya aan kuraaxaysto daawashadooda team 27💪 guulaysta dhalinyaro❤️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +238

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

    • @NasteIbrahim-eg9ed
      @NasteIbrahim-eg9ed Рік тому +1

      Wlh game.form.waa

    • @ablamohamed2834
      @ablamohamed2834 Рік тому +1

      Wlo asad iska dayaa dharka dumar ciyarta kadayaa

    • @ahmedabdi9234
      @ahmedabdi9234 Рік тому +1

      Asad game ka waa qayaantay raga jeebkaaga haduu wallet ka kujirin waa qalad inaa banaanka iiga so qabta dhahdo waa aniga fikirkeyga

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr Рік тому +2

      Nabi muxamed halagu salliyo scw scw scw scw

    • @qalbikaabaofficial4224
      @qalbikaabaofficial4224 Рік тому

      Scw scw scw

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Рік тому +52

    Cumeer hooyadiis is not easy 😂

    • @safiadahir576
      @safiadahir576 6 місяців тому

      Hhhh cumar waa ku mahadsanthy intad diiday dharka dumarka diintana ma ogola
      Waadn guulaysatay mansh Allah

  • @aishapharah9381
    @aishapharah9381 Рік тому +14

    Bring such challenges bro they are amazing

  • @BishaarFarxaan-cl3ij
    @BishaarFarxaan-cl3ij Рік тому +23

    100/100 cumeer saxan jeebkaaga kuqoran meesha hadana waan doonanaayaa aah yaab😀😀😀😀

  • @canabeeyfruitplatter8859
    @canabeeyfruitplatter8859 Рік тому +56

    MashaAllah game ka qeeybta hooyo lawacaayo uku xaraarad badan😂😂 ❤❤❤❤ Allaha xifdiyo dhamaantood

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Рік тому +18

    azad adi qiyaanada daa yaaah jeebka dhahday walad ma oran 😂😂😂 😂 ciiil igu dishay bee 😂😂 team 27 guleeysta❤❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +1

    HOOYO MACAAN WAA HOOYO MAASHAA ALLAAH MAAMADA DHASHAY CUMEER IYO KULI MAAMOOYINKIKA KALE EE CEYDA AND ASAD KULI RABI HA XAFIDO HOOYOYINKEEN

  • @cadnanmohamed8174
    @cadnanmohamed8174 Рік тому +52

    Hooyo point la weydiisanaa markaas ayey macaan tahay❤😂

  • @mariaabdullahi753
    @mariaabdullahi753 Рік тому +48

    Cumer 1M cabsi cabsi
    😂😂😂
    guleystah❤ team 27

  • @hudadheyman5654
    @hudadheyman5654 Рік тому +4

    Masha Allah ❤❤hooyo macan janada Allah geeyo

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Рік тому +5

    Wlahi waa xaraabo ciYaartaan HooYo la wacaYo mnsha allah Hooyooyinkeena allah Noo daaYo 🤲❤🖇 Siaad baan ugu xiisnaY 💫

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +35

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @faadumoxadhfe1971
    @faadumoxadhfe1971 Рік тому +10

    Wllo waa danbi wayn oo kaba ira nin inu xirto maro dumar naclad rabi bana ku socota marka adon iga xuman qaldna ii arkin wixii xun akhiradada u ficnay kulama jecli igana rali noqo hada hadal kayga xuman u aragto wano lee iga tahy😊

  • @hafsahajji1777
    @hafsahajji1777 Рік тому +9

    Waxaas danbi waaye asad wax walba challenge ma galaan hada dambiga aad gashay daqiiqado gudahood adoo nin ilaahay kaa dhigay baa wax dumar leyahay xiranaysaa 🙏

  • @safiyaaidid6559
    @safiyaaidid6559 Рік тому +1

    Cabuurka hoos ma tagayo marku dhahay wn ka naxay wlh ilin ba igu so is tagtey ilahow cafimad sareecna ku sii o lugahaga kugu istaji yaa rabi🤲🤲🤲

  • @QUEENMEYMA
    @QUEENMEYMA Рік тому +12

    M.a asad hagio masjaxdada allaha ku barakeyo sida musalsalka cml ayn usugaa muqaaladada❤

  • @NimcoMuhumed-oe5ov
    @NimcoMuhumed-oe5ov Рік тому +6

    Keep going my brothers noo guso celi

  • @cxaliimjiimisalawad9338
    @cxaliimjiimisalawad9338 Рік тому +1

    ❤wa jahelay cumiir hoyadiis ad ayeey u jeceshahay 100 d❤lar udir hoyada marwulba wexey kula jeceshay wax badan

  • @bisharoilmiali5620
    @bisharoilmiali5620 Рік тому +96

    Asad wuuu ku qaldanaaa warega koowaaad. Jeebka la dhahay, inuu radiyo ma eheeen yaa igu racsan😂

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 Рік тому +20

    Asad hooyadisa qosolkee iga dhameysay wlhi 🤣🤣🤣🤣 ilaahay ha inoo xafido hooyooyinkeena inta ka dhimatyna hooyo alle ha unaxariisto

  • @Vivacious-jz4fw
    @Vivacious-jz4fw Рік тому +2

    Aniga 100 ilaa 500 maskaxdeyda ku wareegsaneesay hooyo meeshaana 1million ii dhahday, mashallah hooyo ❤

  • @sahroaxmad8883
    @sahroaxmad8883 Рік тому +1

    Mashllha. Allha xafido hooyinka dhan dhamaantiin. Hoooyo hooyo hooyo mcnto mel kasto joogo nabad ku waar ❤❤❤❤❤❤

  • @libanaden6444
    @libanaden6444 Рік тому +183

    Hooyo will always give u the most. ❤❤..

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr Рік тому +5

      Nabi muxamed halagu salliyo scw scw scw scw

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 Рік тому +1

      @@dhaqan-dhawr nabiga ha ku radin like salalahu caliyhi wasalam

    • @libanaden6444
      @libanaden6444 Рік тому

      @@dhaqan-dhawr wll saliga nabiga waa fiicanyahy in dadka la xasuusiyo lkn hadey kaa tahay like badan aad ku heshid waxba kafaa'iidi meysid wlhi ...

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +13

    Oh mom is my life Alle dambegeena io midka walidkeen ha dhaafo wllhi wa qofka ugu dhaw hooyo Alle ha dhawro Inta ka maqantahy Alle ha usoo dhweeyo intay ka dhimatayna Alle ha u naxariisto🤲🥰

  • @ashrafcadde8360
    @ashrafcadde8360 Рік тому +16

    That specific final sheet is so interesting and makes this game so 😊😮🎉🎉🎉❤ congratulations to cumer _ ❤

  • @khadiijomaxamed5921
    @khadiijomaxamed5921 Рік тому +5

    Geymka qurux ayuu aha lkn kasara dhrka dumrka jalanjiga kuma qurux badna keep going💢💓

  • @sunish-kk6qc
    @sunish-kk6qc Рік тому +4

    Wow mashallah🎉🎉

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Рік тому +18

    Wllhi noso badi asadow waliba gabdhaha aabe uga dhig🤣waa xaraarad miiran gamekan thnk you sidi musasal ban kula socda🤣

  • @halish-officil1
    @halish-officil1 Рік тому +75

    Team 27 is not easy keep going my team ❤️❣️🥰❤️

  • @ahlamhirsi607
    @ahlamhirsi607 Рік тому +2

    Asad markuu cambuurka xirtay hooyo hooyo uekaaday kkkk asad team 27 waa idin wataa

  • @cawalaemaxamed646
    @cawalaemaxamed646 Рік тому +2

    Cumeer hoyadii way fahansanthy gimka hanbalyo ilahayaw hoyo yinken noda inti ay kadhimatayna alaha unaxaristo ilahayaw hoyo hano wayin❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoaadanCumar-wo2ub
    @XaawoaadanCumar-wo2ub Рік тому +21

    Asad wll اتق الله dhar dumar rag ma xirto illaahey wuu xaaraan timeeyey 🥺

  • @HabiHabi-il5zd
    @HabiHabi-il5zd Рік тому +33

    Subxanallah nacdal ba kugu soda gaysa dhar dumar markad xidhato😢

  • @Qaribayecade
    @Qaribayecade Рік тому +1

    War Asadow Top Wye soo badi nio Wlhi Ma filaynin Cumer hooyadiisa Waawaynka wye
    yaqa wxa yaba kulan danbo inay maamada ku dhahdo 100,000,000,000 ee Nio samee marka le kiki😁

  • @abdirizakabdullahiahmed6359
    @abdirizakabdullahiahmed6359 Рік тому +23

    Cumeer hooyadiis she is a lejen😂😂 so funny wlhi

  • @ilhaanilhaanhassan9868
    @ilhaanilhaanhassan9868 Рік тому +15

    Allow itus asadoo lugihiisa ku socdo🤲🤲

  • @kamalaydarus6134
    @kamalaydarus6134 Рік тому +3

    Mashaallah keep going my team 27

  • @salmannuurkey8345
    @salmannuurkey8345 Рік тому +3

    Hooyo wac caadi mahaa very nice good job bro 🎉

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +47

    Aan kusalino nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @cayniaxmed9208
    @cayniaxmed9208 Рік тому +39

    Inta rabto challenge ka pause gacnta taag❤

  • @user-tw1cu3dz3w
    @user-tw1cu3dz3w 10 місяців тому +1

    Cumeer nin waalan biiti ayuu sariirta kaga dul jarayaaa keep going cumeer big fan

  • @ubaxmaxamed2035
    @ubaxmaxamed2035 Рік тому +4

    Masha alah hooyokasta ilmaheeda inuu gulaysto ay jeceshay ❤❤l love you maamo❤

  • @WalkAroundMalaysia
    @WalkAroundMalaysia Рік тому +78

    Satu lagi konten menarik dari ASAD. Semoga penonton2 semua sihat dan bahagia selalu ❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Рік тому +86

    Inta asad markuu muuqaal soodhigo aan isla habeenki fiirsan oo xili kale fiirsato waa idin salaamay 😂

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +4

    Asadow Sxp Gemka kuwiikale wuka xamasad badanyahay wuneh ka mcnbadan yahay wlhi
    Hoyo lawacayo neh Gemka xamasad ayadaa uyeshey runtii Ee nosobadi Gemkaan sxp ☝️❤️

  • @user-tl4ww3gx9v
    @user-tl4ww3gx9v Рік тому +3

    Abaaye iyo hooyo wlhi waaa diamondka dunida kala haga m.a allow cimriga idin barakee❤❤❤

  • @Minaa_Abdalle
    @Minaa_Abdalle Рік тому +17

    Waa sbbtaa cumeer guusha ugu rajeeyay markii ciyaarta bilaabaneysay u deserve it wlhi❤

  • @faizahassan-sj4uj
    @faizahassan-sj4uj Рік тому +16

    Cumiir hoyodis is not easy ❤ wallhi wax garad hoyo m.a

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Рік тому

    Wllhy Inta hoyo lawacay ban ku ilmeyay aniko ilve you hoyo ♥️♥️♥️

  • @user-eg4lc7dd5z
    @user-eg4lc7dd5z 5 місяців тому +1

    Aynu kuwada salino
    Suubanaheenii
    Mohamed scw scw scw scw
    Farxad kunoolaada walaaal iyo waaalid team 27

  • @husensalah1977
    @husensalah1977 Рік тому +52

    Wll hadad jeceshahy nabi muxamed sscw like isar❤❤

  • @xawizatamm5519
    @xawizatamm5519 Рік тому +19

    2dan haween aad nga maqned waa uqabnaa bro hore usoco ani neh marwalba cumeer ayaa watay wuuna gulestay gedba geedba ka weyn 💪👊😍 hore usocda wan ka helay hooyoyinka lawacay 🤩

  • @rahmahassandjama9016
    @rahmahassandjama9016 Рік тому +2

    Asad xagio team 27 horay u soco you are legend❤

  • @hsss698
    @hsss698 Рік тому +4

    Kaamahyo afkaaka iskudil nosoosame pls next video inshallah mahadsanid 😊

  • @user-wm1bt1kh1n
    @user-wm1bt1kh1n Рік тому +41

    Ilaahay lugaha ha kuu soo celiyo😢

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Рік тому +53

    Welcome back to our old home asad hajio😮

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Рік тому +2

    Jah hoyaday Bilyan bay idhihi laheed😍❤M.a Baramij Wacn waye nosobadi Asad abowe Guulaysta Team Anjeclhy❤🙏

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Рік тому +3

    Congratulations big fan guleyso marwalpo ❤️❤️

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 Рік тому +7

    Cumeer hooyadis ugu update-san

  • @m0att_
    @m0att_ Рік тому +12

    nabiga igula sali wllo (sallalahu calayhi wasalam)❤

  • @cabdicaziizsheekhey6330
    @cabdicaziizsheekhey6330 Рік тому +2

    Hooyo waxa aduunka yaalo dhan hadee ku siin Karto wey kusiinee runti 🥺🥺🥰😍

  • @abdifitahteenka5875
    @abdifitahteenka5875 Рік тому +2

    Big win wlhi 100000 kulahaaa illahow abaayo hanoo waayin ❤

  • @mohamettbulshawiofficial.
    @mohamettbulshawiofficial. Рік тому +7

    Hooyo runtii waa lama huraan hooyo janada allah ha geeyo 🤲🤲🤲

  • @hamdicadow9780
    @hamdicadow9780 Рік тому +23

    Salluu calal xabibil mustafaa scw❤❤❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +2

    Allow inoo daa hooyooyinkena iyo gabdhaheena ❤❤❤❤❤