Ani waxaan layaabaa dadka markay heesaayaan maxay dadka kale ay sanka oga galaan oo ay mid wax uxirayso mid calan siinayso mid dhibacyada ka ciriirinayso mod horteeda marayso maxaa ka qaldan Soomalida? Dadka heesaayo jaanis siiya ha ciriirininee.
Islaamahan calosha weyne waxeysan awood ulaheyn ayey ka hadlayan wana ujeedna sababta ku kalifeyda lacagta ku shubo mr xarmajo siiyo aya waxan oo niiko ah ka keeneydo lk somali been wa iskugu hiilisa lk iskuma difaacdo biri
Horaa loo soconayaa insha allah.
Horusocod, horseed, horumar, horjoog, hormuud, horyaal, hordhac, horeyn, hore... 👉
Allaha Nabad iyo Amni midnimo horumar leh,Somalidu qulubta iyo masiiboyinka Dhigga sokeeye qarax iyo xaqdaro IAllah baryada Alle badiya culimada iyo agoonta masajida halaga duceyo xilka iyo waa Awood Allah iman yeesha Adun waa koobanyahay isudura.
Maasha alaa guuuuuul iyo farxad kanaxoow nafta waa soomaaliya soomaali baaleh lah hooyooyinkeen ale idin kaqabtay cadowga aamiin
Doowladeena ciidankeena dadkeega soomaaliyeed Insha guuuuuul
@@somalisomlia6720
Allaahuma Aamiin Wllo
allaha unaxariista nakruma
Ilaahay ha u naxariisto 😢
Inshallah hora loosocnayaa jajuus iyo cadow hajabee inshallah 💚💚🇸🇴🇸🇴❤️❤️💘💘💖💖💕💕🦋🦋🐪
ilaahay ha u naxariisto Aamiin
Maa sha allaah allahayow Dalkeena nabad nooga dhig
Allaahuma Aamiin Wllo
Mashallah
Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawii wll
Ilaahow nohagaaji dalkeena amiin Ilaahow madaxweyne farmaajo nosoceli hanahogaami sanado badan oo kalle.
Allaahuma Aamiin Wllo
Wow caadi mhn very beautyful
Horaa loo soconayaa❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Away dadkeygi Like ta waxagiina
Boqorada addundka 💓💗
Ani waxaan layaabaa dadka markay heesaayaan maxay dadka kale ay sanka oga galaan oo ay mid wax uxirayso mid calan siinayso mid dhibacyada ka ciriirinayso mod horteeda marayso maxaa ka qaldan Soomalida? Dadka heesaayo jaanis siiya ha ciriirininee.
waan kusoo biiray familka
Naagahan yaa wadanka ka. Qabto
Maxaa ku gubayaa hadal ka waa Xanaaq Horaaa lo socnayaa miyaad Diidan tahay waa Adiga mel walba ka Nacalad tama intaas Gubaneysa Subxaanallaah
@@umusheikhabdalaikhyaar2082 adiga meel walbo oo ka hadleydo wa adiga taganee shaqo kama dhacdo labo runta waxey tahay hees iyo faan iyo horaa loosoconaya wadankanka waxba uma tareydo adigane naftada kaliya uhadal wayo hadhow afka ka hadlosid walaga so tagaya iyo bootada
@@lovemyselfbeerlipaah2865 horaa loo socanayaaaàaa
Duf kubax qofkan rabin hurumarka dalkenu