DEG DEG Axmed Madoobe oo qatar weyn ku jira,shirarka socda iyo xogta qorashaha....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 2 години тому +1

    Wariye Wwrkaagu hawaaro wax wanaagsan baad soo gudbisay Guul,Qaranka Somalia 💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 години тому +2

    Walaalaha Warbaahinta waxaan ka codsanayaa in ay erayga “ Way is dhiibeen” aad ka waantowdaan waayo ma ahan ciidan shisheeye oo cadaw kasoo goosyay ee waa ciidankii Qaranka ee maamul goboleedka juba Land
    Erayga ugu haboone “ waa ay ku soo biireen “

  • @fadumoadow-w6k
    @fadumoadow-w6k Годину тому

    guul insha allah

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 44 секунди тому

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 3 години тому +1

    Warbahintu ayay qayb kanoqon khilaafka ee wanag un ka shaqeeya

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 2 години тому

    AXMAD MADOOBE WUU GUULÀYSANA HAS SABOBTOO AH ITOBIYA EEGAB MAYSO INLAQABTO SOMALILAND IYO ITOOBIYA WAA FUSADDII AAN SUGAYNAY

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm Годину тому

    Waar inangumeed Ahmed naar madow xaaraan nijaas lagu dalacay inaalilaahi wainaa ilayhi rajicun waar saw kadurug maaha waar soo dhaaf umada yaa akhasu naas

  • @maheapnourofficial7997
    @maheapnourofficial7997 Годину тому

    Kenya haday fardhaqaajiso dagaal Ogaden hasudiyaariso 🔥🔥🗡️🗡️

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 2 години тому

    Waxan idaacad ma ahan waa iska kaalaxad u shaqeeysah xasan culusow 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @MustafshukriTamuuje
    @MustafshukriTamuuje Годину тому

    Benale tahay

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 2 години тому

    Caac

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 години тому

    Ilaa iyo hada Wax Isdhiibay lama Haayo lakin Idinka idin lama yaabayo inaa ku Qasban Tihiin ina Faafisan oo la idin yiri ereyadaa ku hadla lakin Xassan sheikh kala Qeybinta Umadda Somalia Ayuu Wadaa Guurgurte u Socon Meyso