Saacadihii U Dambeeyay intaan la dilin Hogaamiyihi Xamas & Qaabka Loo Shirqoolay Iran Gudaheed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Saacadihii U Dambeeyay Kahor intaan la dilin Hogaamiyihi Xamas & Qaabka Loo Shirqoolay Iran Gudaheed
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 347

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 місяці тому +44

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 2 місяці тому +55

    وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 місяці тому +31

    Shiicada iyo yuhuud waa isku mid waana shirqool iran kadambayso ilaahay ha unaxariisto

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud 2 місяці тому +21

    Yuhuudu meshay calamka Ku badan yihiin waa Iran yuhuda degan asfahan Iran &yuhuud wa isku mid
    Alle how naxaristo wa Shahid.

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 місяці тому +22

    Waa war naxdin badan iran sheeco nacdal ba idinku taala iyaga shirqooley allow falastiin unaxariiso yarabi

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 місяці тому +3

      Kuwa waxaa layaaba dhahaya iiraan waa waalaha muslimiinta way no kaalmeynayan war kuwaas haday islaaam jclyihin moos allaha iga dhigo

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 2 місяці тому +10

    Laa xawla walaa quwata ilaa billaaah Naf waliba Geerida Way dhadhamin Waxaan u tacsiyadaynayaa Dhamaan Umada Muslimiinta Khaasatan Walaalahay Reer falastiin Walaahay Waan ilmeeyey Saaka Waa Saacad Dhamaatay😢😢

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 2 місяці тому +1

    Inalilahi wa ina illeyhi raajicuun Alle ha unaxriisto smaciil haniya Allaah janadii firdowso ha ku abaalmariyo
    Aamiin yaa Rabi

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +11

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ismail Haniye ilaahey ha u naxariisto xazbunalaahi wanicmal wakiil

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 місяці тому +1

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN SHIEKH

  • @FalasCadey
    @FalasCadey 2 місяці тому +11

    sidii aan ugunahay geeridiisa walaahi walaalkeyga dhintey xitaa ugumanaxin ilaahey shahaada haka aqbalo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 місяці тому +11

    allaha unaxariisto halyeyga shihiday allow cadawga cagtamari aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому +4

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun geesi yuhuud jabiyey ayuu ahaa Alaha jano fardowso Alaha geeyo Aamiin kuwii shirqoolay Ale masiibo Haku rido Aamiin

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 місяці тому +3

    Innaa lilaah wa inaa Ileyhi raajucuun. Ilaahay ha u naxariisto waqtigiis ayaa meeshaas ku ekaa.
    Iran iyo shiico inuu aamino ma ahayn.

  • @braziliano12
    @braziliano12 2 місяці тому +4

    Amiin allaha u naxariisto wax badan buu falastiin xoriyad u raadiyey ismail haniya mantana waa shahiid allah ayuu marti u yahay kitaabkisa gacanta midigta allaha ka siiyo yuhuud iyo gaalo waay jabi doonan nacdal ha ku dhacdo yuhuud iyo wax hoos jooga

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj 2 місяці тому +12

    Allaha u Naxariisto Wx Badan Dunida Wu Sabray Balse Manta Alle Ayu Marti La Jecel Yahay u Yahay ismail Haniya Wana Shahiid Kuwa Dhibateyey Allaha ifka iyo Akhiraba ku Cadaabo Falastin iyo Islaam kuna Way Guulaysan Doonan 😢😢😢

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 2 місяці тому +4

    Adeer wararkaaga aad baan UGA helay Soo badi waxan Soo xigataa al Jazeera tv Masha laha waa warar xaqiiq ah

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 2 місяці тому +2

    وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 2 місяці тому +5

    Inali lahi wa inali rajuun. Wa shaheed ilahay isga iyo familygisa iyo inta Palestine ka dimatay dulmiga lugu dilay hawnaxristo

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 місяці тому +9

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة 😢😢😢

    • @fataha1
      @fataha1 2 місяці тому

      امين يارب يارب 🤲 😢

    • @farhiajama5556
      @farhiajama5556 2 місяці тому

      Allah ha unaxariisto

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 2 місяці тому

    Wixii shirqoolay iyo wixii dilayba, Alle ma mooga. Allaha raxmaanka ha u naxariisto Haniyah, asagaa ka sharaf badan markii noolaa iyo maantuun dhintay madaxda maant hoogaamsa ummada islaamka ah 😢😢😢

  • @deekahussein9252
    @deekahussein9252 2 місяці тому +2

    Ismaciil haniya allaha unaxaristo waa shahiid kuwa nool allaha bad baadiyo khaalid mashcal int kale

  • @maryanmohamed8621
    @maryanmohamed8621 2 місяці тому

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa Ilaahey ha geeyo aamiin

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 2 місяці тому

    Ilaaheey ha unaxariiso ilaahey dila ayaa dhinta ajashiisaana intaas ku eg laakin aniga sida ey ilatahay inlasumeeyay oo cuntada wx loogudaray shiica majecla suniga laakin wixiijira allaa og

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому +6

    Shiico waa shirkiyiin shaydaamo ah Ale idin jabi Iran masiibo Alaha ku rido Aamiin

  • @sahraahmed4379
    @sahraahmed4379 2 місяці тому

    Illaahay ha u naxariisto Ismaacil Haniaya
    Waa shiqool waxa lagu dilay 😢😢😢😢😢😢
    Saaka marka arkay aad baan uga naxay Alle how naxariisto

  • @CanabCabdi-n5l
    @CanabCabdi-n5l 2 місяці тому

    Ax ax ax wllhi wa xanuun iyo naxdin subaxaallah wa war xanuun badan Allah ha ku casuumo janatulfardaw acla waa shahiid haniya iraan iyada ku lugleh shirqoolkan

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 місяці тому +13

    Yes Iran Wey ku Lug Leedahey. Weyna Isla Shaqeystan. Shiico Sunni walaalnimo Ma Dhex Taal

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 місяці тому

      Xayaakalah waa runtaaa wlh iiran iyo isrealw waa wllo

    • @naimaadan2635
      @naimaadan2635 2 місяці тому +1

      Wa runta wakula qabaa..

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 місяці тому +2

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun ismaciil haniya ilaahoow janadii gee halyeey taariiqda galay

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 місяці тому

    Abu caabid ilaaahay ha u naxareesto eran iyadaaa shir qooolaysa waayo waa cadowga ehla sunah .
    Ta kale kuwweedaba maa difaaci karto ma abu cabd haniyaa ayay ilaalinaysaa Allah yarxam shekh haniya .

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 2 місяці тому

    Inaa lillaahi Wa innaa ilayhi raajicuun 😭😭😭😭😭😭 Allaah ha u naxariisto ismaaciil haniyah shahaadana ha ka aqbalo ,
    Aad Ayaan uga naxay Wallaahi geerida
    Iyo gardarada inagu dilay haniyah
    Mawciduhu gil janah inshaallah

  • @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi
    @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi 2 місяці тому

    Cadow bay aamineen iyo shiico kabadaran gaaladaa ,, wllhi waa geeri xanun badan Alla yaa Allah illahow nasrigaaga nosoo dadajii

  • @liibaanosmaan6497
    @liibaanosmaan6497 2 місяці тому +1

    Allaha unaxariisto

  • @AKAz369
    @AKAz369 2 місяці тому

    Inallillahi waa inaa illeyhi rajicun wllahi sidadn unaxay waxan Moday Inan qarwayo yaarabi cadawga islamka ciqaab malinba midey labaxaya

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 місяці тому

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 2 місяці тому

    Illaahay ha u naxariisto, inshaa allaa maamul khayr qaba ayaa u iman

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 2 місяці тому

    اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة ❤

  • @amalhassan8576
    @amalhassan8576 2 місяці тому

    innalilahi wa inna lilahi rajicuub, Allah u naxariisto firdows al acla allaha geeyo dhaman muslimiintana sabar Allaha nagu irsaaqo gadashiis fidno Allaha naga haayo baal kheyr qabo allaha siiyo gar ahan dadkiisa

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 2 місяці тому

    Inaa lillah wa inaa ileyhi rajicuun wey shirqooleen iiraan yahud wax ma dhaanto allah jebiyo cadowga islaamka iiraan madaxweynaheeda ayey shirqooleen ma qof kale ayey u daahayaan yaa dambe oo aaminaa iiraan

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 місяці тому

    Inaa lillaah wa inaa illeehi raajicuun allaha u naxariisto subxaana allaah❤❤❤❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 місяці тому +2

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى الجنة اللهم تقبله شهادته اللهم امين يارب العالمين

  • @fahimamuse
    @fahimamuse 2 місяці тому +3

    La ilaa aillah inaa lilahi waa ina illahay rajucun 😢

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 місяці тому +1

    Aniga waxaan idiin sheegay in islaamka munaafaqiin lagu dhexbeertay alaahuma yahdiik muslimiinta islaamka caqabda ku ah allaahu thuma aaaaamiin

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 місяці тому

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 місяці тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين🤲

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 місяці тому

    Ina lilahi wa ina ilayhi rajicun allah u naxaristo janatul firdaws allah geyo dambigisa rabi ha dhafo.

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 місяці тому

    Inalillilah wa inaa Illahu rajucuun Illahay haw naxariisto janadiisa haku casuumo cadawgana Illahay ayaa jabin doona

  • @hassan-8474
    @hassan-8474 2 місяці тому

    Iraan isku haleyn ma laha. Allahha unaxriisto Ismaciil.

  • @mahadaden247
    @mahadaden247 2 місяці тому

    Allah ha u naxaristo ismail hannya😭😭😭🥱

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 2 місяці тому

    Ma aqaano waxaan qoro oon ka aheyn innaa lillaahi wa Innaa ileyhi raajicuun allahaa unaxariisto ismaaciil haniya allahaa kuwada kulmiyo isaga iyo family kiisa iyo shaikh rantiizi iyo shaikh axmed yaasiin jannatul firdows al aclaa gadaashiisa rabi nama fitneeyo😢😢🤲🤲🤲

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 місяці тому

    Ilaahay hawnaxariisto 🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 2 місяці тому

    Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajucuun
    Aloow aduun dhibbadan yuu ka tegaye rabi jano sifudud ha ku geeyo israaiil na guusheeda alaah hasoo afjaro wayna xanuujiyeene aloow xanuuji

  • @ConfusedBuffalo-ic7gm
    @ConfusedBuffalo-ic7gm 2 місяці тому

    Alle ha unaxariisto mujaahidka

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 місяці тому

    Waa shirqool saxeex waa saan aaminaanahay Allah ha u naxariisto

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 2 місяці тому +1

    Alla ha u naxariisto

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 місяці тому

    Inaa lillahi wa inaa ileeyhi raajicuun ilahay haw naxariisto haniya shahaadadana haka aqbalo

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 місяці тому

    Yahuuda shiicada baa kadaran waa dhagrayaal😮😮alle naxriistiisa ha u waasiciyo❤

  • @TonaliAhmed
    @TonaliAhmed 2 місяці тому

    Ina lillahi wa Ina ilaahi raajicoon ilahy hawnaxariisoto ismaaciil haniya 😢😢😢😢😢

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 2 місяці тому

    Allahabad.unnaxariisto.ismael.haniya..eebe.janatu.fardowsa.ka.waraabi..Aamina.aamin.

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 місяці тому +5

    انا لله وانا اليه راجعون 😢

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 2 місяці тому

    ina Lillahi Waina ilehi Rajicun😢😢😢😢Ya Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲ilahow Ugar Gar Dhaman Muslimintaaa

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 2 місяці тому

    😭Inaalillaah wa inaa Illayhi raajicuun . Waa War naxdinle geeridaa ku timiday Ismail haniya , in badan Buu Ilaahay ka badbaadiyay Shirqoolka yuhuuda Maanta waa maalintii Illaahay uku tala galay Ee saacadiisu buuxsantay ,Allaha unaxariisto Qabrika Allaha u faalaliyo Allaha U fududeeyo Suaallaha Munkar iyo Nakiir jannatal fardaws aclaa Allaha ku casuumo Naftiisii uu waayee kii Nabigiisa la kulmay Allaha ka yeelo
    Aduunka uu ku daalay
    Ee aakhiro kii ku nasta Allaha ka yeelo . Allaahu ma aamiin 🤲🏽

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 2 місяці тому

    inaalilaahi w inaa eleh raajicuun ilaahow unaxariiso

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому

    Ilaahoow been ka dhig oo badbaadi ilaaheey ha badbaadiyo ismaacil haniya AAMIIN cadawga muslimiinta waa yuhuud iyo gaalo ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 2 місяці тому

    Allah ha unaxariisto Firdowsal aclaa haku arzaaqo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 місяці тому

    😢😢😢 iiraan mahan meel fiican oo laysku halayn karo.walhi waa naxdin dheeraad ah geerida Mujaahidkaas ilaahoow kucasuun janooyinkaada amiiin yaarabi 😭💔🤔

  • @samsamabdi6394
    @samsamabdi6394 2 місяці тому

    Asc Allah ha u naxaristo Ismail hannya

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx 2 місяці тому

    ALLE ha u naxariisto ismail haniya aamiin aamiin 🤲😭

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 2 місяці тому

    Allah ha naxaristo, Falastin Allah ha gargaaro.

  • @Dunio-p7d
    @Dunio-p7d 2 місяці тому +2

    Eeraanaa ka fambeyso naarta allaha ku fogeeyo inshaa allaahu aamiin yaa rabi

  • @OmarAhmed-gz2kx
    @OmarAhmed-gz2kx 2 місяці тому +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😢

  • @CanabCabdi-n5l
    @CanabCabdi-n5l 2 місяці тому

    إنا لله و إنا إليه راجعون الله يرحمه و يغفر له و إجعل قبره روضة من رياض الجنة 😢😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 місяці тому

    Allahu Akbar 😢 Allaw u naxariiso 😢😢

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan3024 2 місяці тому

    Allah ha naxrisoto❤

  • @najmosaid3584
    @najmosaid3584 2 місяці тому

    Waa warkii ugu xumaa aan maqlo 2024 INAA LILA AHI WA INAA LILAAHI RAAJICUUN

  • @MaxamedYusuf-p8r
    @MaxamedYusuf-p8r 2 місяці тому

    Alle ha u naxariiso 😢😢😢😢😢cismaacil haniya😢😢😢😢😢😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭Wan ka xumahay,Geesigii xoriyad doonka in la dilay.Ilaahay ha u naxariisto😭Cadowgii dilay Ilaahay ha cadaabo meelkastey joogaan.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    Inaalilaahi wainaa ilaahi raajicuun .

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 місяці тому +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافيه ؤاعف عنه ؤاكرم وانزله ووسع مدخله وأسكنه الفردوس الأعلى. 😢😢

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 місяці тому +1

    Wcw Inaalilaa wa inaa illahay rajucuun xabad xabad ayaa loo dhamayay madaxdaeel kasta ayay joogan yuhuuda wasn naxay manta reerkisana la dhameeyay 😭😭

  • @ismailqanuni3551
    @ismailqanuni3551 2 місяці тому

    Allaha unaxariisto walaalkeen

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 2 місяці тому

    Ilaahay ha unaxariisto😢😢😢😢

  • @hibaqsaleban7887
    @hibaqsaleban7887 2 місяці тому

    inaalilaahi wainaa ilayhi rajicuun Allah haw naxriisto Amiiiiiiiiiiiiiin yarabi

  • @IsmailDhitaa
    @IsmailDhitaa 2 місяці тому +4

    🥺🥹 garida waa xaq inaa li allah wa inaa allah rajicuun wlhi wan ka naxey garida ismail haniya😭😭😭

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 місяці тому

    Inaalilaahi waa inahiliraajicun 😭😭😭, Maanta waa Malin madow ay maslimiintu usoo tahay yihiin, Geesi halyey ayaah baxay🇵🇸🇵🇸😭😭

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 місяці тому +2

    Inaalilah wa inaa ileyhi raajacuun 😢😢😢😢😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 2 місяці тому

    رحمة الله علية ان نشاء الله الي الفردوس الأعلى من الجنة

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 2 місяці тому

    Innalillahi wa inna illeyhi rajucuun wa u shahiiday sida urajeneyno bi,idni raxmaan

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 місяці тому

    Inaailaahi wanaailyahi raajicuun

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 місяці тому

    Inna lillaahi wa ina ileyhi Raajicuun,Alle SWT ha ku arzuqo firdowsal Acla Aamiin 😭😭😭

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭WALAHI WAN NAXAY INA LILAH WA INA ILAH RAJUCUUN....WA SHIRQOOL AY SHIICADA IRAN 🇮🇷 AY KA DAMBEYSO...BALAYO ALLAHA KU RIDO IRAN 🇮🇷...SHIICO IYO SUNI WALIGOOD ISMA JECLAN...

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 місяці тому

    Alaha haunaxaristo yarabi 🥲🥲🥲

  • @user-jk7kf5tg4k
    @user-jk7kf5tg4k 2 місяці тому +1

    Allaha unaxaristo waxaa qiyamay iran

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 2 місяці тому +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 2 місяці тому

    Ilahayo unaxaristo 😢❤❤❤

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 місяці тому

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 місяці тому

    وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝ فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُوا بِهِمْ مِنْ خَلْفِهِمْ أَلَّا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ

  • @Aboabdulkader
    @Aboabdulkader 2 місяці тому

    Allaha u naxariisto

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 місяці тому

    Walaal jacel channel.
    .Tim..dulmi diid .....lek..nosaara .wll yaal❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤