Hadalku Isma Saarna, Waa Waaya Arag, Wax Badan Og, Jecelna in Dadku Wanaagsanaado, Dalkuna Wanaagsanaado, illaaheey Caqliga & Cimrigaba ha u Barakeeyo.. Cadaabtana illaaheey ha Baal Bariyo... ty Oday Soomaaliyeed
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤ 💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰😘😘😘💯💯💯💯💯💯💯
his words are deeep! qofki caqli leh ba fahmaya! Somalilander ban ahay waxa u doodi jiray oo an ku fani jiray somaliland manta garxajis baan u noqday iyo 1994 vs awal
Odayga waxbaa ka qaldan waayo soomaaliya 77 waxay ahaayeen geesiyaasha afrika dadkuna wadaniyiin bey aheen waana guuleysanay laakiin ruush iyo kuuba na jabiyey odaygu maskax ma jirto cimrigii ilowshuhuu gaaray
Nio wariyuhu fudayd badanaa odayga caadibu u hor cararayaa teeda kale dadka waa wayn wa ladhagaysta ila ay hadalka dhamaystana lagama dhexgalo respect baa lo bahanyaha
Waa Duq Somaliyeed ,marka uu ka hadlayo maxay madaxdii hore ka tageen ee lagu xuusankaraa?wuxuu ka wadaa waxa loo yaqaan (Leaving a positive LEGACY behind) .
Odayga Meel Fogbuu Kahadlayaa Maadan Fahmin, Fahankaaga ayaa Xun Marka si Fahankaagu Uhagaago Qof dhageyste ah Oo Dhuuxaya Nururka Noqo, Horay ayaa loo Yidhi, Nin Qalbi'la, Ninkii Qur'aan U aqri is Yidhi, Waar Qaaf dheh Ku Haraad...Kaaf baad leedahay Macalinkaagoo ku leh Waar Qaaf dheh....Su'aasha & Doodaba waad Taqaane Maxaa kuu diiday inaad Wax fahanto?
Odaygan waa indheer garad caqli badan nolosho waa tacab ee tuuggo maaha. Midda kale marka aad waraysiga ku jirtaan telephonada iska damiya. Odaygan dhaqanka reer galbeedka ee hand to hand ayuu bartay waanu ku saxanyahay
Dadka somaliyed wqxa la joga waqtigi gumaysiga dib ugu noqon lahayen awalba sameynt gumaysiga ma ahayn mid somalida daremeyso wayo reer reer ayu isu leynayen Gaysigii ayaa la yaabana o waxa ay dhahen waligen meynan arag dad la gumaysanayo o aan u muqanin ayaga uun is haysta
The most intelligent odey Somali I ve ever listenned to on UA-cam. Talooyin fiican buu bixiyay
He refused to be identified as odoy sooaaliyeed
Ninkaan waa adeerkay, waa nin daacad oo wadani ah, Soomaalinimada ku weeyn tahay, Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer iyo caafimaad leh Allah siiyo Aamiin
Mahamed gaabane waa nin jecel somaaliween waa nin shaqo Aminsan waa nin dun fiican waala soo shaqeeyey mahamed 100/100 No1
Waa runtiiOday somaliyed waa dadka hogamiya from somalia
Waa Adeer fiican talo wax ku ool ahna dhiibay Adeero cimriga, caqliga iyo cibaadada ba Allah hakuu ziyaadiyo anagoo Somali ahna kuwi taladaada fiican weeleeya Rabbi hanaga dhigo Allahumma Ameen ❤
Wariyuhu ciyaar buu kujira odayguna wax series ah buu kahadlaya
Lkn somalida ma ahan dad wano wax ku qaata ❤❤❤❤❤❤❤
Odayga Waa Sheekhaal Loobage Waa oday nadiif ah qabyaalad aqoon
Walee waa taqanaa Sheekhaal Loobage waa nin Buubaal Caagane, reer Jubbada hoose ah , weligiis ganacsade ahaa;
Waaa oday aad u wanaagsan maasha allaah waa aqli badan yahay DUQ SOOMAALIYEED ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadalku Isma Saarna, Waa Waaya Arag, Wax Badan Og, Jecelna in Dadku Wanaagsanaado, Dalkuna Wanaagsanaado, illaaheey Caqliga & Cimrigaba ha u Barakeeyo.. Cadaabtana illaaheey ha Baal Bariyo... ty Oday Soomaaliyeed
Waa oday caan ah odaykaan😮.
Waxa waraystay hereri waana oday taajir ah 😊
Wariyaha waa sawir ku cusub waayaha cusub tignoolajigaa
😂😂 Xogaa ii Shiibiyo kudheh haduu Tajir yahay.
tajir beel beer buleyahay meel igu dhaw
Duq soomaaliyeed oo iigu muuqda qaamuus aamusan unabaahan in la dhageysto taladiisa lana weeleeeyo lagu dabakho wacyiga iyo waayaha waxa aad ugu bogey markuu yiri madaxdu ha abuurto is jaceyl bulsho wax tabcasho ManshAllah iyo waliba townships siduu uga hadley wax yaabaha ubaahan in lagaato ❤❤
Deeq darajo runtii kuma fiicnaayn in uu odaygan legend ga uu waraaysto sababtoo ah si fiican oo wariyinimo ah wax u waaydiin maayo
Waa runtii . Odaygu. Masha Allaah
caawo Farxad ku seexo hadaa soo qorto saliga nabiga (SCW)
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤ 💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰😘😘😘💯💯💯💯💯💯💯
Scw Scw Scw ❤❤❤
صلي الله على وسلم ♥️🤍
Scw
Scw
his words are deeep! qofki caqli leh ba fahmaya! Somalilander ban ahay waxa u doodi jiray oo an ku fani jiray somaliland manta garxajis baan u noqday iyo 1994 vs awal
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Abkey loobagow waa dad nadiif ah oo xalal qudato ah
Thank you very much brother I reached this vedio
ألهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.
Masha Allaah. Waa runtii. War wuu dhameyy
Gadoon waa degmo weyn hada Dhuusamareeb hoos imaada
Masha Allah ilaahey ha xafido aderka
Dad ayaaba u haysta qofkii qamiis gashta in uu diinta u shaqeeyo , duqaan waa nin karmeed wax badan soo jabay
Waa Talo aad u fiican somaliyey
Ninkaan sxbkeeya walhi taakeero weenaa uahay wlhi
Deewow sxbow ninkaan dad badan oo shacabaa jecel EE videoga daqiiqadiisa badi from cape town
Maansha.allah shaqo aa sharaf leh gadoon waxa aay hoostagtaa cadaado iyo gablkuna waa galmudug
ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO DUUQ SOMAALIYEED CIIMRII DHEER IYO CIIBAADO SUBAAN ILLAAHEEY HAKU SIIYO
Waa markii ugu horeysay ee aan maqlo Tareen ka jiray Soomaaliya. Ha la hubiyo warkaas.
en.m.wikipedia.org/wiki/Mogadishu%E2%80%93Villabruzzi_Railway#:~:text=The%20Mogadiscio%E2%80%93Villabruzzi%20Railway%20(Italian,colonial%20authorities%20in%20Italian%20Somaliland.
@@MAS_01, mahadsanid. Xiligaa waa dhacdo, gumeysteyaasha intooda badani waxay dhisi jireen dhaba xadiid ah oo isu xidha dhulka (meeshii khayraat leh, beerihii Jowhar (Villabruzzi)) ilaa iyo bada laga dhoofinayo (Muqdisho). Waa isla arinta uu Faransiisku u dhisay tareenka Jabuuti iyo Itoobiya isku xidha 1917 oo isla waqtiyadaas ahayd.
Waaw waa oday khabiir ku ah beeraha
Waa daacad duq soomaaliyeed baan ahay
Love him.
Odaygan noosoo badi nio wlh dadkii xalaasha ahaa waaye
🎉😂deeeq darajo sheeko wass badanaa😊 .maila aragtayn😮😢
Mansha alah odaygi xigmada badna
Asc please waariye daadak warkaa waa suuga
Masha Allah I like the way he is giving advice. Thank you.
Waa oday sheqaal ah loobogow ow yiri 😂 m.a odayga waa qof nabad wax ka yaqaan iyo wada nolashaha umada is dhaxgalka bulshada noloow waligaa
Duq weeyn o somali ah kulahaa!😅 adher funny wye wallahi waana caaqil ninkaan gar yaqaan ah😅
Odayga waxbaa ka qaldan waayo soomaaliya 77 waxay ahaayeen geesiyaasha afrika dadkuna wadaniyiin bey aheen waana guuleysanay laakiin ruush iyo kuuba na jabiyey odaygu maskax ma jirto cimrigii ilowshuhuu gaaray
Oday way haso baxday cali mahdi maxamed 2 beer ayu laha aniga kulahatlayo aya miraha beerta cali wax kasocunay babaay iyo liin
Run badana Mashalah
Part2 iyo p3 please
Ce Monsieur est remarquable il gère seul une ferme en USA.
❤❤❤
Nio wariyuhu fudayd badanaa odayga caadibu u hor cararayaa teeda kale dadka waa wayn wa ladhagaysta ila ay hadalka dhamaystana lagama dhexgalo respect baa lo bahanyaha
Odaygu; waxaan soo arkaan Ka sheekaynaya (not what I did).
Wariye; adigu dagaalka ma gashay? Kkkkk
mashallah
Waa Duq Somaliyeed ,marka uu ka hadlayo maxay madaxdii hore ka tageen ee lagu xuusankaraa?wuxuu ka wadaa waxa loo yaqaan (Leaving a positive LEGACY behind)
.
Waa xaqiiq gobolada Koofureed waxaa qasaayo dad aan udhalan ayaa loo dhiibay xukunka illaa Xornimada
Asc please markaad waxaa waree saneeso. Hàa horboodin qof kaa waressa beeso. Mahadsaniidiin.
Waa nin culus.. deeq darajo ..
Dhawr ka qof e mamulka ka ah gobollada dalka wqxay ahayd in ay isu yimadan dalkana dawlad uso dhisan cadawga dalkana dadka tusaan
Odaygan waa caqli miidhan
Adiga Fiiri 😂😂😂😂😂Odigaan waan kuhaystaa
Wariyaha xeerka saxaafadda ma yaqaano
Xushmad na ma laha
Deeq darajo odayga waxa uu ka hadlayo wu ka dhacsanyahay
WALAKEY NINKAN SAAN U FAANKA BADADAN SAHNBAROTEZE MAHAYESTO AFKIISA BAL EEG
Scw
😊
Walaahi waaruntiis
Odaygaan kii cabdisalaan beeraha ka waraystay sow maaha??
haa
Deeq darajaha lasheega ma qofkan saxafada discipline keda lahyn baa
Walal saxafada cid walba wa iska so gashaa.Minneapolis ban ku arkay nin ka dabeecad xun ma arag
Kkkkk. Caadi mahan duqaan kulaha aniga been kuma qosli karo hhhhhhhh
Oday ruuntii wa somaliidii la yaqan xalasha aha waxu ka xumaday bad somaliyeed aya xamashi la siyay
Dadka fahmi waYAy isbarbardhigga miniyaabalis iyo xamar,iyo jowhar,maaha maanta ee waa tusaale 1940ilaa,1977 soomaaliya waa korYsay waana quruxbadnaanaysay, intii kadanbaysay waa burburAysay adduunkana waa ha
Raysay,meel labarbardhigikARO majirto.sidaa ufahan,
waxaan ku xareeyaa canshuurta qaab online ah waxaan ku xareen karnaa adoo gurigaaga jooga maraykanka oo dhan, haddii aad magaalada Kansas joogtana waa imaan kartaa xafiiska. Mahadsanid
Odey hawl gab dagaalkii 1977 haddii ciidanka la qasbaaye maxay gaareen ilaa Hawaas, Soomaaliya waa la iskugu tegey Russia,Cuba ,South yemen ,libiya & kuwo kale.
Odayga Meel Fogbuu Kahadlayaa Maadan Fahmin, Fahankaaga ayaa Xun Marka si Fahankaagu Uhagaago Qof dhageyste ah Oo Dhuuxaya Nururka Noqo, Horay ayaa loo Yidhi, Nin Qalbi'la, Ninkii Qur'aan U aqri is Yidhi, Waar Qaaf dheh Ku Haraad...Kaaf baad leedahay Macalinkaagoo ku leh Waar Qaaf dheh....Su'aasha & Doodaba waad Taqaane Maxaa kuu diiday inaad Wax fahanto?
Intay dhabuubtiyo ahmaradu ilashegan Dhagaxbuur maradi ahmarkuna dhabanyso iimay wle ianan dheelayn
Odaygan waa indheer garad caqli badan nolosho waa tacab ee tuuggo maaha. Midda kale marka aad waraysiga ku jirtaan telephonada iska damiya. Odaygan dhaqanka reer galbeedka ee hand to hand ayuu bartay waanu ku saxanyahay
Tareenkii soomaaliya hadaad been u qabtaan kasoo raadiya maskax quudiye channel
ua-cam.com/video/0WnSYYmzcpM/v-deo.htmlsi=Qgmi-r2zVGmoosOf
😂😂😂😂😂😂😂
Oday somaliyed wareysi yada u bixiyo wada Qosol socdo
Odayga lafa hore waaye Ma waalantahay adiga markoo dhahaayo 😅😅😅😅😅
maxamed gaawane inoo sooceliya markale
Dadka somaliyed wqxa la joga waqtigi gumaysiga dib ugu noqon lahayen
awalba sameynt gumaysiga ma ahayn mid somalida daremeyso wayo reer reer ayu isu leynayen
Gaysigii ayaa la yaabana o waxa ay dhahen waligen meynan arag dad la gumaysanayo o aan u muqanin ayaga uun is haysta
Somalia ayaa train station iyo train laheyad, oo Minneapolis ka fiicanyed, mafahmin 😮😮
😂😂😂😂😂
Niyahow MARKAAD QOF WAYN LAHADLAYSIS IYO QOF KULA DA AH KALA GARO. WAXKASTA QOSOL HAKA RAADIN MIDA KALE DHAGAYSO EE SU ALLAHA BADAN DAA.
Deeq darajo waa iska caruur waraysigiisa waxa ka muuqata inaanu waayo aragnimo shaqsi aanu u lahayn habka loo waraysto dadka waaya araga iyo sida warka looga keensado cabdisalaab hereri odaygan markii uu waraysanayay cajiib ayuu ahaa talooyinka uu bixinayay markaa haysku waraysan qof waayeel ah adigoo aan darsin sidaad warka igala bixi lahayd iminka isagaa iskaga waramayay waxba maad weydiin sababtuna waa su aashii koobaad ee iska weydiisay idinkoo isla jaanqaadin ee ahyd imisa jirbaad tahay 😂😂 aar cali xaraare odayga u gee ha waraystee
ODAYGAAN WUXUU UBAAHAN YAHAY TALO, WAA NIN DA'AH , WUXUUNA IILAMUUQDAA NIN REERA ADDUUNYO AH
Waa wariye hadana bal fiiri sida uu xogta kolba dhexda hadal caruureed uga kala jarayo, derejaa ba,day.
Waryuhu wuu yareestay odayga. Ma aqaan
Deeqa darajo dadbadan oo waalan ayaa magaalada jooga ee marba midsoo kaxee oo warayso dadku dadka sidaas ah ayaa dadku kuhadlaan
Odagan hadakahorna wuxuyiri ilmo malihi hareri yaxasuuta?
Maya muusan dhihin ee wuxu dhahay ilmaheyga ilama noola hada
Kkkkkkkkkk
Odaygaan caaqil waaye
Odayga shaqadiisu waa beere dhanka beeraha ka wareyso wax kale lama Socode 😂😂
Abkay Loobagow kulahaa war ninku ma Sheekhaal baa mise waa Habargidir
Waa Loobage
Dadka intii aad colaad iyo naceyb aad bari leheed bar aqoon iyo wax sosaar waa hadal nin weyn fiicnaan laheydaa in waanada waayeelka laqaato
Hhhhhh
hhhhhhhh
War odaygan waa ganacsade hilible ah hareri baa waraystay
Bal qofkan uu wareysanayo muxuu ka sheekaynayaa jawhar iyo muqdisho ayaa minosotaa ka fiicnayd
Qofkna umaducaynayi kulahaa war odaygu imtaxansana
Scw nnkh
nin kaan duqa ah run wuu shegey lkn yaa ka qadanayo
tariikh ayu ka tagey
Odaygan waa dadki horeh o xalasha Ahah Adeer waxaan maqlay in xasan dhiqoh u talyanigi u waydstay in gumaysigi talyanigih u ku so noqdoh
oday gan waa reer puntland koonfur ku koray masha allah
😂😂 adiga miyaa ka dhigtay farac xitaa uma galin
@@naxnoofficial4445 maka xuntahay in uu yahay reer puntland?
Khaalid gaabow falisoofarkan waa adigoo kale hhhhh