"Muuse Biixi iyo Teemkiisa waxaynu kaga guulaysanaynaa inaynu Bulshadda Midayno" Muniir Axmed Cigaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 54

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 дні тому +2

    Muniir axmed cigaal geesi aan runta kagaban qofkii Dr cirro waxlarabaa waa inuu

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 дні тому +3

    No Ciro , No Huwan , No Faqash

    • @josephyasid9142
      @josephyasid9142 3 дні тому

      Hda ma odaygan xun ee samaroon is ku sii diraya ee dalka kala jar jaraya ayan ugu celiya

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 дні тому

      @@josephyasid9142 cid dhaanta ma jiro , ciro oo daba dhaq faqash ah lama rabo

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 3 дні тому

    Masha Allah guul wadani guul iyo gobanimo somaliland

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 дні тому

    Ilahay umada soomaliland ha idinka qabto

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 3 дні тому

      Illaahay muuse biix iyo inta lanooca hakaqabto qaran qaawiye soomaslilaan ceebeeyay oo jabiyay isnacsiiyay dadkii wadadhashay wadankii handaraabay la arag 7 sano halaga jaro taariikhda soomaalilaan

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +2

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar. Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah guul Ciidanka SSB.

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 дні тому

      Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayo ilahaye maa so celiyo

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 3 дні тому +3

    Absolutely No Cirro,

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 3 дні тому

    Subxanalaah ilahay umada haka qabto cadaw kalkaalka somaliland waar iska Aamusa inaad tuug tihiin rabta inay umadan xamar geeyaan

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 дні тому +3

    NO CIRRO FAQASH WADANI FAQASH NO REER AFDILACSADEY NO URURKA XASAN SHEKH

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      Abdirahanyousuf: nacas qudhmis baad thy

    • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
      @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 дні тому

      @@Dulmi_diid123 XAASID KUNOOL DOQON NACAS DHALEY QADAADWEYNEY FAQASH QUDHUN DHALEY.. VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA LAILALIYO AFKANOOL ITAAL BARABARO

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      @@Abdirahmanyousuf-mw5gz nacaska la wasaa caytama adigu nooca wasma ku fiican baad thy qudhmis qudhmis qudhmis qudhmis qudhmis qudhmis qudhmis dhalay

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 3 дні тому

      Faqash sidaas ulahaydeen baad waalateene 😂😂😂😂

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      @@user-pl7du6nc8t faqashtu waa kuwii adiga ku wasi jiray

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 3 дні тому

    Munaadaqiin kursi hor maray uun wax kale granayn ilaahaw hanuu keenin

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 3 дні тому +3

    Kaah iyo wadani midna maso baxayo idam illahay from habarjeclo

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      Wuu baxayaa nin wanaagsan oo saliida sifiican kuu siiyana waa heli

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 дні тому

      @@Dulmi_diid123ibnu xaleel ma tihid , sara joog baa lagagu dhalay , gabadhaasi islaameed maxad ku cayday inan gumeedyow

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      @@yaasir1936 waxa ku dhalay askartii siyaad bare ee hargeysa joogtay .xaaraan xaraani dhashay baad thy yaasir xaaraami xun la xaaraay baad thy adiga iyo gabadha aad sheegaysaba waa idin wasi doonaa

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 3 дні тому

      ​@@yaasir1936ciro hadaaad rabto waakanuuun

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 дні тому

      @@yaasir1936 nacas xun oo liitaa thy adiga iyo inta kula mid ahi .yaasir xaaraan xaaraani dhashay baad thy

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 21 годину тому

    Wadani waa xisbiga cadawga gudaha somaliland indho qudhaanjo baan ku arkayna waanu dhacaya insha allah munaafaqu wuu jabayaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 дні тому

    Muuse biixi doorasho aan ku shubasho aheeyn rajo kama laha 😂😂😂😂😂

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 дні тому

    Xisbi aan Somaliland ahayn oo leh dadkaanu u midaynaynaa burburinta Jamhuriyadan barakaysan hay'adaha amnigu maxay u daawanayaan Adeer ?

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 3 дні тому +1

    kkkkk
    ma.iyadaa
    dooradhaba.dhacaysa

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 дні тому

    mujaahid muunir

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 23 години тому

      Muniir maraan
      Aabihii ka faane
      Magacii badale

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 3 дні тому

    QARANKA CIDII WAX KA DIFAACAYSA WAA INOO AH. WAA LOO DHINTAY EE DHAYAL LAGUMA KEENIN SOMALILAND. MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA EE SOMALILAND MUDANE FAYSAL CALI XUSEEN.

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 3 дні тому

      Garanmaayo wadankii nabadgelyada loogu dhiibay waxan difaac uun ka yeedhsiiyay ninkan umadii somaliland isku diray somali qabyaalad ku kiciyay

    • @faisalosman9906
      @faisalosman9906 3 дні тому

      @@abdiyousuf3157 DAB MUNAAFAQ SHIDAY MUUMIN BAA KU GUBTA. RAGGA SOMALILAND GUBAYA EE HADDANA EEDA LA SOO TAAGAN WAA LOO JEEDA SIDA DAAHIR YAA SHAMIS WAASE LALA XISAABTAMI DOONA. AMA QABIIL HA ISKU HOOS QARIYO AMA BEEN HA KU DHAARTO AMA SIYAASI HA SHEEGTO AMA CUMAAMAD AAN JIRIN OO LOO GADAY GARBAHA HA SAARTO. WAA LA KALA BIXI DOONAA BACDA AYAAMO YAR. MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUDANE FAYSAL CALI XUSEEN ALLAH HA KA RAALLI AHAADO.

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +1

    DDooraalayaashii weli ways dalbanayaan

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 3 дні тому

    No cod😂😂😂😂

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 дні тому

    Qorshe keena oo iskadaaya wax walba inaad muuse dartii kaga horjeedsataan Wayo muuse dalka malaha idinkuna hadad dalka inad hogaamisaan rabtaan wa inad qaranimada taageertaan oo meel adag iska taagtaan

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +1

    Dalka Cadawgiisii oo dhinac walba kasoo Qalab qaatay ayaad yaroow doonaysaa inaad hesho meel aad Xoolaha Masaakiinta ku dhacdo

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 3 дні тому

    Kkkkkkkk ķkkkk

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 23 години тому

    Muniir saaqid, horta English-kii ma baratay? Caydii 7 sii sanadood oo kaydsan budhcadii Cirro ee gacanlibaax ciidankay jidgooyada ku laysay ee maydkoodii oo ay madaxa kaga taagan yihiin ku faanayeen baa idin hortaal cadawga gudahoow. Guularadii U waynayd ayaa idinku dhacaysa idam Allah

  • @keyowxgaldile2863
    @keyowxgaldile2863 3 дні тому +1

    Ciro guuul

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 3 дні тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk xirsi baa guri u dhisay 2015

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 23 години тому

      Waa laga qaadi goor ay noqotaba

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 дні тому +1

    Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye kori daba iyo wata waa kuwa awdalna balayo donaya inu kaa shiito

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 23 години тому

      Cadawgii gudahaa kashifmay mayd garaaca
      Maydkii ciidankii jidgooyada budhcadii Cirro ku laysay ee madaxa layskaga taagay baa qoorta u sudhan dhagar qabayaasha cadawga gudaha

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 дні тому +1

    beenale beenta jooji

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 3 дні тому

      Run weeye Miniir Waa Geesi

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 23 години тому

      Maxamed aabihii iyo magaciisaba ka faane muniir isu bixiyay saaqid

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 13 годин тому

      @@jamaadnuura10 maseerka jooji waryaa
      Magaca waa caadi waalabafalaa
      Magaca Aabihii WALAYQAANA