Qoyskaan Musiibo An Lagaraneyn Ayaa Kuhabsatay Nabsigii Ay Galeen Ayaa Laga Jaray
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Join this channel to get access to perks:
/ @binuzakipro
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:
• maxeey ku kala duwanyi...
• Wiilkaan macalimadiisa...
• waxuu dilay oo jarjara...
• dadkuu dilo dhiigooda ...
• ninkeeda ayeey u keeni...
• waan soo laabtay ? max...
• Sidee ayuu u dilay 100...
• xiligii arroskooda waa...
linkiga chanaalka: / @binuzakipro
igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin
50k coming soon
Sax saanaa kaarabnaa yaan lagaaga hormarin qiyooyinka🎉🎉🎉🎉
Masha Allah halikasi kawedi wani ku Dhiiri galineena
Scw scw scw scw
Insha llh 2025 100k
318 view..... 96 likes😮😮😮😮🤨😳😳 BUT WHY.
Waxaan la yaabanahay dadka qisada dhagaysanaa, misana like ta u quurin qofka wakhtiga u galiyay si uu adiga waqti baashaal ah kuu siiyo.
Jamaaca HAGARTA ma fiicna.
Ma daarood banu nhy
@@MrZanawiwaraa iska aamu jaahil yahow qalbiga qabiilku kagalay
@@sayidyasin-f2u waa runtey
Aniga waxa layabanahey why no amreesa ama like an sarno ama Yan sarin wa dhagesanena mana sarayi
@@MrZanawi Daarood waligis buu ku mamulayey kuna maamuli Dona wax badan Daarood WA ku riyon
😢😢😢😢😮 مساكين
🎉yes fast 🏃♂️ like and comment 🎉🎉❤ keep going bro😊
😂😂
Alahandulilah nicmti islam ❤❤
Subxanallh subxanallh subxanallh 😢😢😢
My favorite UA-camr binu zaki pro
Wcs
🎉
Allahu akbar scw scw scw scw ❤❤❤
Masha allaah sheekoyinkaga aad ayan uxiiseeya horey u soco habo
Niyohow 🎉 wn kuwadana
Good job 👏 waay arsataay gaar dheeh
Subxanalaah
LAGEND KEEP GOING SXB ZAKI
Thank you ugaas no soo badi dambi baarista❤ kuwa ah
Zaki waan jeclahay muuqaladaada lagend😢😢
Jacayloow warkaa ba
Wn ku salaamay zxp legend
Welcome back pro
Sorry 😢😢😢
Mahadsanid saaxiib ❤❤❤
ninka ugu horeeyo
Thnks huno🎉🎉🎉🎉🎉
Wll maku guursadaa❤
Naag adag wye😂 waaba kufarxay iney layso😂
Sidoo kale😂😂
Libaaax
Wey ku sugtay rag ciil cadaab kadooray ayaa layiri maxey uciileen gabadha maskiinta ah ee hooyadeed iyo aabaheed is dileen ayadana xuriyada kaqaadeeen
Ya kaso qasbay hoyaded iyo abahed so ayadabkamaso tagin
Bisinka 😢😢
Sorry 😢
Mu. Qalo cusub no sodiyari sakariye
Sxb waa markii 2aad so gudbineyso wax cusub no raadi
Anigu sakiyow aduunkawaan ka kaxayn lahaa waxaana siin lahaa Sunday iyadu dadka siisay
Zaki waxay ahed inaa labadooba la dilo
Wax wayn kumaan xukumeen jeelka suruya ee uun baan gaynlahaa masakiinta danbiga lahayn sidaa looga dhigay wixii gacan ku dhiigle ah iyo dadka wax kufsada ku ururin lahaa si ay xataa magacyadiida u ilaabaan 😂
😂😂😢bisnka miyad bilawday 😂adiga neh jeelka Syria 😢dheldhel mahan 😊
@@SowdaRashiid-r3b maxay ayagu dumarka masakinta ah u kufsanayaan si kufsiga ay isaga dayaan 🤣🤣🤣🤣
😢😢😢😢😢
Qoys hindi u bdn oo la sumeyey uun ka hadal ma inaanu cuntada ka soonaad doneysa anagabay waxani nagu socdan oo ay yidhaahdan waa nuux ismaile ma ugu darnaA
🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰
Yaab yabkis 😂
Hayee BINU 🤣🤣🤣🤣 Waar Hooy ha ka tagin kabahaaga African ayaad tahay