Farxad & Damaashaad + HEES Cusub KOWDA LUULYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • #arimaheena #asadhagio #kowdaluulyo
    ​Original Content: Heesta Kooxda Onkod • Luulyo ayaa Mudnaanta ...
    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ...
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    560,416 subscribers

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 3 роки тому +823

    Hambalyo 1 Lulyo 2021

    • @hdplus9130
      @hdplus9130 3 роки тому +9

      Istaag walal macan waxan ahay gabdh somaliyeed oo youtuber ah soo gudbisa qisoyinka iyo dhacdooyinka waxan idinka raba garab 1 luuliyo baa soo dhow iga farxi rabi haka farxiyee😭

    • @usaameosmaanmoallim8197
      @usaameosmaanmoallim8197 3 роки тому +1

      @@hdplus9130 aamiin ilaahey hanaga wada farxiyo wll

    • @kingabdull2710
      @kingabdull2710 3 роки тому +1

      @@hdplus9130 hyh wll aniga somali nimo ayaan kugucabiyey

    • @hdplus9130
      @hdplus9130 3 роки тому +1

      @@kingabdull2710
      Mahadsanid wll qali somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hdplus9130
      @hdplus9130 3 роки тому +1

      @@usaameosmaanmoallim8197
      Aamin wll qali

  • @imanabdirahman4306
    @imanabdirahman4306 3 роки тому +50

    Waaaw cake ga baa igu disheen
    Sidaa calanka ugu xusten mashalah
    Wiilashaan bay dadka qaarki rban inay arimo qabiil iyo naag naag so dhexgeliyan mar waliba dadka way ka duwan yihin horumarka ay talaabsadan
    Arimahen iyo asad isha alle ha idinka xijaabo

  • @ipro__power9483
    @ipro__power9483 3 роки тому +45

    Markuu dhiig somaliyed kugu jiro waa sidan oo kale hampalyo dadkayga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 роки тому +112

    Dhammaan walaalheena soomalia hanbalyo 🇸🇴 from Burco soomaaliland 💚🤍❤

    • @SS-vr3bj
      @SS-vr3bj 3 роки тому +1

      1 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨

  • @mohamoudmohamed2913
    @mohamoudmohamed2913 3 роки тому +169

    Congratulations to all Somalia citizens happy independence day🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊

  • @abdallaboss2328
    @abdallaboss2328 3 роки тому +29

    Best editor wlh social media arimaheena🥰❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @maaidamaanka6229
    @maaidamaanka6229 3 роки тому +42

    Nawabiga aan ku salino scw🥰♥️

    • @db6225
      @db6225 3 роки тому

      Sallalahu calayhi wasallam ❤❤

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 3 роки тому

      Scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @Dalalow
    @Dalalow 3 роки тому +3

    Wlh mashallah Somalia hanolato hamblyo tolkey🇸🇴🇸🇴💯....arimahena iyo asadkenaa wanisalamai asc .....arimahena nin culus batahai mahakutagerai aqligatha .. marwalbo waah nosobandigeyso ...wah macneysan waye mashllah .....fikratatha iyo miskaxthatha allahi hakuziyathiyo cafimat taman inshllah.........anigo eeeh tagerahatha kowat...1 anigo kusugan talka kenya 🇰🇪 gaar aaahan (garissa) wanisalamai marlawat all family hagio..damantot melwalbo eejogan love all..............wahafilayaa inta aaarki tontit qoralkeyga marke aahatawo...anasoqathani tontit athiga iyo asad hagio🇸🇴🇸🇴anigo hanunsan bafirsanaya vedio gaaa jecel aniqawo tartes walalaheyga🇸🇴🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @apthe_rizaksaed2307
    @apthe_rizaksaed2307 3 роки тому +129

    Iam from soomaaliland💚🤍❤ somalia 🇸🇴 guul lovta xuntaa waynu ku dhumana

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +26

    Congratulation to all somali citizens
    Happy independence day🇸🇴🇸🇴💙🤍🔥

  • @kaafi91
    @kaafi91 3 роки тому +109

    Aniga ayaa ugu horeeyay ilaahay dartiis like Iigu saar

  • @New-zd6hr
    @New-zd6hr 3 роки тому +17

    Maasha allaah waxad tihdiin labo qof oo aad uqalbi fiican guulaysta two legend's marnaba noo hoos

  • @26.salman88
    @26.salman88 3 роки тому +35

    Happy independence dayy to our motherland🤩💙🇸🇴🎉🍾

  • @kingmanka9994
    @kingmanka9994 3 роки тому +20

    Proud to be Somali ❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcomukhtar5136
    @nimcomukhtar5136 3 роки тому +37

    Hamplyo wlladeena somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from somaliland💚💭❤ anakaba waad noo zoo hmpalyeyseen anakuna waxaan idinlee nahy hambalyo hamblyo sanad guuro wacan oo wanaagsan

  • @burhanyuusufsh.hilowle5303
    @burhanyuusufsh.hilowle5303 3 роки тому +1

    Masha allaah hambalyo manta waa maalmihii xornimada 1 luulyo arimahena iyo asad aad ayaad u mahadsantihin waxa iga gadan sida kofida iyo suudka loo gashtay iyo sida keka miiska loosoo saaray cajib hambalyo hambalyo waxan idin leeyahay Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘💯💯🙏

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 роки тому +11

    Suldaan asad iyo suldaan Arimaheena waa idiin salamay 🇸🇴 Somalia haa nolato ♥️♥️ Happy independence day 1 luulyo 💙

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 3 роки тому +11

    Thanks be to God for making me a Somali🇸🇴💙♥️🙏

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter4082 3 роки тому +43

    wllhi bilaahi talaahi comment gaa like baan sarayaa
    Waad dharatee like saar😄😄
    Hambalyo 1d luulyo somalia hanoolaato

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 3 роки тому

      Ma u qasdin dhaarta 😂😂😂 waxaa meelka aqriyay maaligu qabsanaa 🤣🤣

    • @nastexoxuseenali9970
      @nastexoxuseenali9970 3 роки тому

      Apka aan ka tagera

    • @djhaarriswritter4082
      @djhaarriswritter4082 3 роки тому

      @@nastexoxuseenali9970ʜᴀʟᴀ ɪsʙᴀʀᴛᴏ ᴄᴇᴇʙ ᴍᴀ ᴀʜᴀɴ

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 3 роки тому +6

    *Ayyy dhiiga I kacay🩸🩸 hambalyo somali weyn 1da luulyo🇸🇴💙🕊*

  • @mohamethmk5710
    @mohamethmk5710 3 роки тому +64

    HAMPALYO WLLAHEENA REER SOMALIA FROM SOMALILAND JAMHUURIYADA BARAKAYSAN 💚💚◻◻♥️♥️

    • @Yossmedia
      @Yossmedia 3 роки тому +2

      Nasab kaaamila

    • @maxamedcabdirsaaq8801
      @maxamedcabdirsaaq8801 3 роки тому +4

      Somali matihid miyaa adigu wll laheen somali maxaad ula jeeda adiguna
      Qof walbo dhiig somali kujiro ayaa hamblyo mudan mafahante
      Wax somaliland layirahdo makiraan somali waa mid calan kaguna waa buluugs

    • @mohamethmk5710
      @mohamethmk5710 3 роки тому +3

      @@maxamedcabdirsaaq8801 nio MaRKaaN kuu hambalyeeyay hays waaline xaalada daji SOMALILAND WAA DAL JIRA WAANAY JIRI DOONTAA MIYAAD DILAACI MARAXYAW

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 роки тому

      Waxaad adigu bilow day hanogu hambalyeyn

    • @salmamaxamud2937
      @salmamaxamud2937 3 роки тому +1

      Cabtooy maad tahay wxy reer somaliya say Somali Wyn oodhan maraan

  • @yasminali74
    @yasminali74 3 роки тому +51

    1 Luulyo💙 Hambalyo dadkeyga Somaliyeed 💙🇸🇴🇸🇴💙

  • @deeqaahmed4359
    @deeqaahmed4359 3 роки тому +20

    Caaqilada shanta somaliyeed salansare😅🥰hambalyo hambalyo walalahayga somalia 🇸🇴💙from hargeysa

  • @qalanjaquruxsan
    @qalanjaquruxsan 3 роки тому +1

    Masha allah walaalahay hambalyo 1 luulyo sanadka soo socda insha allah waxaa ku wada dabaal dagi doonaa dalkayna hooyo guusha iyo nabada dalka way soo dhawdahay insha allah anaga kulaabanaa wadanka anagoo wada faraxsan insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali isku duubni iyo guul mar walba

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 3 роки тому +56

    Hambalyo asad iyo arimaheen dhamaan somalia hambalyo from somaliland💚💬❤

    • @abdirahiimofficialmediahd6757
      @abdirahiimofficialmediahd6757 3 роки тому +4

      Ilaahay soomaali ha mideeyo

    • @omalkhyrmahamuut8528
      @omalkhyrmahamuut8528 3 роки тому

      @@abdirahiimofficialmediahd6757 huS waRyaa midow anGu ma Rabneee😢💚🌧️❤️

    • @aziamohamuud9283
      @aziamohamuud9283 3 роки тому

      Horta failed dhista markaasan idinla midoobeyna waad iska sheegataan calanka waad iska sidataan caalamka waad ku ceebaysantihiin

    • @abdirahiimofficialmediahd6757
      @abdirahiimofficialmediahd6757 3 роки тому

      @@omalkhyrmahamuut8528 wyhy wll lkn somalia social media marka lajoogo waa mid

    • @omalkhyrmahamuut8528
      @omalkhyrmahamuut8528 3 роки тому

      @@aziamohamuud9283 ayaad la haDlysaa na amiSom amni Sheeganya ayad thy wll EE haDl kuma banana jamhuuryada barakaysan car hadl kso cali shuubyey

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 роки тому +6

    Masha Allah reer xajiyow mawaadiniin dhab ah aa tihiin 🇸🇴🇸🇴👌😍🌷🙏👏🏼👏🏼👏🏼

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 3 роки тому +28

    Happy Independence Day in somalia we love you ❤❤from hargeisa 💚🤍❤🔥🔥☑

    • @marwanmohamed6193
      @marwanmohamed6193 3 роки тому +3

      FamilY Hagio ONe love🥰♥️ HappY independece day somali 1 luulYo🇸🇴🇸🇴

  • @jannadoon7675
    @jannadoon7675 3 роки тому +3

    Abdillahi Haaji😍 Fikrad iyo Aragti Qurxoon ayaa Kujirta
    Eebbe Haydin Barakeeyo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 3 роки тому +17

    Asadow xaamil baan ahay hadaan wiil dhalo asad baan ula baxayaa insha allah sidaan kuu taageero awgeed❤👏👏👏👏

    • @asadhagio2749
      @asadhagio2749 3 роки тому +4

      Mahadsanid walaal insha allah ila soo socod sii allah kuu fududeeyo soo dhowaaw baby27🙏🙏🙏

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 3 роки тому

      @@asadhagio2749 insha allah aamiin abowe sidoo kale waxaa jirta maanso aan kuugu talo galay adiga halkee kuugusoo diraa

    • @ifrahhussein3646
      @ifrahhussein3646 3 роки тому

      Mnsh Alllha Asaad wa qofa la guu dayido 😍

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 3 роки тому +14

    Mnsha allah congratulations congratulations my people 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @deqaml4134
    @deqaml4134 3 роки тому +61

    Ham balyo Somalia 💚🗨️💓 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 5 somali hanolato ham balyo Somalia

  • @wllzaki14
    @wllzaki14 3 роки тому

    hamnalyo dhaman umada ku xiran Arimaheena
    murti yar aan ugu tala galay 1 luuliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴📌🙏
    Abwan ma ihi mana I dhalin dad abwano ah lkn Geraar yar ayaa aniga igaso maxday markan arkay kala qaybsanashaha umada somaliyed oo aan ugu talo galay qof kasta oo muwadin somaliyed ah dhiig iyo damiir somalinimo ku jirto inu kuso xasuusto dhibatada ina haysato manta iyo Sidan shalay ahayn iyo inuu kalintisa ka qaato Sidan dalkena iyo dadkenaba u midayn laheen walibo anago isku duuban gerarkayguna Sidan ayuu u dhacayaa...
    Dalkeenu wuu harersanyahay oo cadawgii
    baa haysta
    dadkuna way dagalsan yihiino dhaxdoodii baa dabka oogan yahay
    Dabiib baan rabnaa allahayow qalbiyada ino wada daweeya
    ee adiga maligow ku miciin waydisanee
    somali mid qura kawada yeel aan mamuskenii hore gaarne iyo
    xurmadan dunida ku laheen
    🇸🇴🐅👮🌍😭💔🇸🇴
    Hambalyo Hambalyo 61 sano guuradii kaso wareegatay munaasabadan qimaha weyn ugu fadhido dhaman umadda somaliyed melkasta ay jogan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Somalia hanolato🇸🇴❤️

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 3 роки тому +19

    Another level keep going Reer xajiyo nolda💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥🔇🇸🇴👑🙏

  • @dekhamud9918
    @dekhamud9918 3 роки тому +4

    masha allah provisional Arimaheena keep going to another level🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedofficial7147
    @maxamedofficial7147 3 роки тому +16

    Hambalyo somali. somaliha nolato from somaliland

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 3 роки тому +1

      Somali aaaa Adigu ma Oromadii Dawarsiga kuso bartey Afka Soomaaliga Meheradaha jigjiga yar baad ahayd mise Dhashi Heego Naceybka iyo Beenta lagu so koriyeey mise kuwa Shilimada lagu so siyeey Beenta Faafinteeda ????
      Maanta waa Farxadii Soomaali oo dhan Waa Calankii keliya Soomaali Laheed Adduunyada Blue baa layno yaqaan kuwa Beenta Gacan ku riniska ah Qabyalad ku kal owdan qofba kiisa wuu haysta bal Eeg Soomaaliland aad sheegayso imasa kala heystaan Khaatumo state Awlad state Qof Raali ka aha ma jiro kuligood waa Mamul Goboleedyo Balse Cawale melkasta kaso jeed kaas baa lagu yaqaan Oo Soomaali baa tahay ma waad oraneysaa ma ahi Soomaaliland bal Eeg weli Adiga isku sii Qiraya inay tahay Dhulkii Soomaaliya maxaad ka qaadi karta ma isha ku toogan waa maya iska Caaac dhaha ilaa Maalinka Qiyamaha Intii Aqli leh wax fahantey mawelada Caruurta wey ka baxeen 30 kii Sano wakaa Xamar lawada tagay inta Cabsaneysa Handaraabka ku jidha iyo dhashii Heego Nacayba Rashin looga dhigay mooyee intii kale way ogaatey Qarna Guryahooda bey ku faraxd qataan Qaarna Isbuuci hada ahayd bey Aadeen kuwii horey u aaday mooye in ay kuso qaataan Damashaadka iyo Farxada waad Aragtey iyago la wareysanaya oo Calankii Mamul Goboleed Darbiyada ku Xardhan yahay Xamar Gudahiisa lagu weysanayeey iyago isku Heesta labada Calan Ee Hooyadii waxaas ka so hoos farcameen Masha’Allaah Tabarakallaah
      “Soomaaliya Soomaali baa leh”
      “One Country, One Religion,
      One People, One language “Adduunyada lagama helo Alxamdulillaah kuwa Calbiga ka Xanuunsan oo Cudurku hayo Danahooda un ka Fiirsada Umada Allaah swt haka Qabto Allaahuma Aamiin

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 3 роки тому

      Aduu miyana soomali ahyn shuuba kudhashee

    • @maxamedofficial7147
      @maxamedofficial7147 3 роки тому

      @@Footballer1165 ayoo

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 роки тому +1

    Istaag walal macan waxan ahay gabdh somaliyeed oo youtuber ah soo gudbisa qisoyinka iyo dhacdooyinka waxan idinka raba garab 1 luuliyo baa soo dhow iga farxi rabi haka farxiyee😭

  • @abdihakeim1196
    @abdihakeim1196 3 роки тому +16

    Arimaheena legend on 🔥

    • @deeqsiaadan2377
      @deeqsiaadan2377 3 роки тому +1

      Meshaane maiga soo horesaa xagee lagaaga badbaada legend😂👊👊🤛

    • @abdihakeim1196
      @abdihakeim1196 3 роки тому

      @@deeqsiaadan2377 hahahahahha iska dul qaado caadi waye

  • @amalkaaba2634
    @amalkaaba2634 3 роки тому +2

    Hamblyo from jamuriyada barakaysan💚🤍❤we love you asad and arimaheena🙌🇸🇴

  • @abdulkarimnoor3843
    @abdulkarimnoor3843 3 роки тому +7

    صلوا على النبي محمد صلى الله عليه وسلم

  • @abdikhaliqciise8458
    @abdikhaliqciise8458 3 роки тому

    Sxp arimaheena mrkad suudhka so xidhanyzay waxaa quruxbadnyd inaad kursiga wareejisid kadibna aad soo jeedsatid inta ila aragtay like 👍🥰🥰respect arimaheena and his young brother👍👍👍

  • @ramlaomarmuhumed4534
    @ramlaomarmuhumed4534 3 роки тому +32

    HanBalYo HanBalYoArimaheena 🇸🇴 lkn heesti liiCato reaction keda aa suGayna

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 3 роки тому

    Asad iyo arimaheena xaqiiqdii waxaa tihiin dad dhiig somali-nimo ku jiro labo wllo aan kala dhicin keep going sxbyl❤
    Hambalyo hambalyo 1-luulyo🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🙏

  • @Abdirahman_ToTal
    @Abdirahman_ToTal 3 роки тому +27

    Hanbalyo 1 luulyo 🇸🇴🇸🇴 From Hargiesa

  • @suheylasaid8337
    @suheylasaid8337 3 роки тому

    Mnsha alaah asad farxad said ka muqato iyo arimahena ba ilahey haa idin xiftiyo asad nah alaah haa u so celiyo lugahisa amiin yaa rali

  • @xasanmubaarak8506
    @xasanmubaarak8506 3 роки тому +5

    Congratulations one love somalia 🇸🇴 😍😍

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Рік тому +1

    🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏💐💐💐guleyso arimeena guleeyso dhamaan kooxda onkood waxeey ku leeyahiin guuleeyso lajan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎷🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 роки тому +3

    الف الف مبروك علينا. كل عام وطن الف بخير. دام غزك ي وطن صومالي 💙💙💙🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎂🎉🎉🎉💙

  • @shukrishire2105
    @shukrishire2105 3 роки тому +1

    Ayyyy dabaaal dagiii ugu qurxda pdnaa aan arky wlh m.a congratulation zoomali weyn💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️

  • @MrMe-lj2jx
    @MrMe-lj2jx 3 роки тому +3

    i love this men for the sake of Allah🙏💙💙

  • @nastehoabdihusen3350
    @nastehoabdihusen3350 3 роки тому

    Mansha alah ilahay waxan kabaryayaa wadankena in uu ilahay nabad nogadhigo 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abaymuniro
    @Abaymuniro 3 роки тому +3

    Hambalyo Somaliweyn 1jul happy 💯

  • @ahmedabdalla5933
    @ahmedabdalla5933 3 роки тому

    Soomaaliya hanoolaato waxaan ugu hambalyeynaa dhamaan umadda soomaliyeed meelkasta oo ey aduunka kajoogaan maalintan aadka u qiimaha badan ee 1da Luulyo waxaan rajeynaa inaan sanadaha soosocdo inaan sidaan iyo si kawanaagsan aan u dabaal dagno WAAN KU FAANAA DALKEYGA IYO CALANKEYGA SOOMAALIYA HA SAREYSO MARWALBO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @sulddanabdiasis7898
    @sulddanabdiasis7898 3 роки тому +5

    Hambalyo dadkeygi somaliyeed meel walbo Aad joogtaan🇸🇴🥰❤️

  • @shandhow9281
    @shandhow9281 3 роки тому

    Masha allaah wallky asad farxadaada waa farxadeena abowe farxadaada allaha kuu dhameestiro wan ku jeclahay allaah dartii abowe illaaheey hakaa farxiyo

  • @durre1069
    @durre1069 3 роки тому +18

    Hᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ sᴏᴍᴀʟɪᴡᴇʏɴ🇸🇴

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +1

    Mash Allah waa shidan tihan hamblyo hamblyo ale dulka nabad nagu dhigo

  • @sabdowmahamed1022
    @sabdowmahamed1022 3 роки тому +3

    Manata waa Koda luuliyo 🥵🔥🔥🔥🌍 am proud of to be somalian

  • @djkartik3760
    @djkartik3760 3 роки тому +1

    Somalia hanolato 1Lulyo 2021.............❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aamacaddeh726
    @aamacaddeh726 3 роки тому +4

    HampalYo hampalYo 1 LuuLiYo inta so maaLi sheegato likta waa ku dhimanah maanta O kle ♥️

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 3 роки тому

    Mzha Allaah Video qurux badan wlh waa ubogay Daawashadiisa 🇸🇴 Soomaliya Hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @abdirahmanrahow2753
    @abdirahmanrahow2753 3 роки тому +11

    SOMALIA HANOLATO ♥️

  • @manitoofficial2960
    @manitoofficial2960 3 роки тому +1

    Mansha allah waxan ku rejenaya wllahayo Somaliya guuuul iyo gobanimo hanbalyo shacabka somaliyed si gara Arimaheena iyo wllkii ka yar ased xajiyo clahi xajiyo sanad ka sanadkiisa alle ha idinku gadh siyo bash bash iyo barwaaqo

  • @rahmamohamud8106
    @rahmamohamud8106 3 роки тому +3

    Happy independence day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 3 роки тому

    Ad iyo ad ayad u mahadsantihiin asad iyo arimahena iyo masulka Cabdullahi xaaji dad qiima badanba tihiin 🇸🇴🇸🇴👏💪🙏

  • @allfootballchannel5776
    @allfootballchannel5776 3 роки тому +6

    Zxp qali pls reaction heesta lii caato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🇮🇹🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇸🇴

    • @bellasisou1044
      @bellasisou1044 3 роки тому

      Walaal 🇸🇴💙🇩🇯waan gartay labadan
      Calan ee ka 3dexaad ayaale ma talyaani mise magsiikiyaan wee yaan 🤣🤣😂😂😂

  • @bakarcali6524
    @bakarcali6524 3 роки тому

    Masha allah hambaliyo wll asad io wll armaheena asad wlhi ado kufirsanayo aya moobel ka leegadhacay taagero lmbr wan1 kuahy marwalbana wankudceeya wlhi Allah ayan kaaka barya caafimat inshallah guul leso walikaa

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 роки тому +13

    Hanbalyo somalia manta waa malintinii from somaliland 💚💭❤

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 3 роки тому

      Somali aaaa Adigu ma Oromadii Dawarsiga kuso bartey Afka Soomaaliga Meheradaha jigjiga yar baad ahayd mise Dhashi Heego Naceybka iyo Beenta lagu so koriyeey mise kuwa Shilimada lagu so siyeey Beenta Faafinteeda ????
      Maanta waa Farxadii Soomaali oo dhan Waa Calankii keliya Soomaali Laheed Adduunyada Blue baa layno yaqaan kuwa Beenta Gacan ku riniska ah Qabyalad ku kal owdan qofba kiisa wuu haysta bal Eeg Soomaaliland aad sheegayso imasa kala heystaan Khaatumo state Awlad state Qof Raali ka aha ma jiro kuligood waa Mamul Goboleedyo Balse Cawale melkasta kaso jeed kaas baa lagu yaqaan Oo Soomaali baa tahay ma waad oraneysaa ma ahi Soomaaliland bal Eeg weli Adiga isku sii Qiraya inay tahay Dhulkii Soomaaliya maxaad ka qaadi karta ma isha ku toogan waa maya iska Caaac dhaha ilaa Maalinka Qiyamaha Intii Aqli leh wax fahantey mawelada Caruurta wey ka baxeen 30 kii Sano wakaa Xamar lawada tagay inta Cabsaneysa Handaraabka ku jidha iyo dhashii Heego Nacayba Rashin looga dhigay mooyee intii kale way ogaatey Qarna Guryahooda bey ku faraxd qataan Qaarna Isbuuci hada ahayd bey Aadeen kuwii horey u aaday mooye in ay kuso qaataan Damashaadka iyo Farxada waad Aragtey iyago la wareysanaya oo Calankii Mamul Goboleed Darbiyada ku Xardhan yahay Xamar Gudahiisa lagu weysanayeey iyago isku Heesta labada Calan Ee Hooyadii waxaas ka so hoos farcameen Masha’Allaah Tabarakallaah
      “Soomaaliya Soomaali baa leh”
      “One Country, One Religion,
      One People, One language “Adduunyada lagama helo Alxamdulillaah kuwa Calbiga ka Xanuunsan oo Cudurku hayo Danahooda un ka Fiirsada Umada Allaah swt haka Qabto Allaahuma Aamiin

    • @abdihakiinfaysal
      @abdihakiinfaysal 3 роки тому

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 waa runta somaliya somaliba leh somaliland somaliba leh

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 3 роки тому

    Arimahena iyo asad xaalku caadi maha waxaan idiin magacaabay wasiiro arimaheena wasiirka arimaha dibada iyo duul duulka
    Asad wasiirka arimaha bulshada iyo isku dubaridkooda
    Shaqo wacan

  • @fatushosman9796
    @fatushosman9796 3 роки тому +4

    Hambalyo hambalyo hamabalyo hambalyo hambalyo hamabalyo 1 july🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪❤️🥰

  • @fardowsamaxamed1375
    @fardowsamaxamed1375 3 роки тому

    Mashllah hampalyo hampalyo umada somaliyed 1da luuliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wan idin salamay walahayka farxad ku nolaadaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcoahmed2048
    @nimcoahmed2048 3 роки тому +3

    Hampalyo 1Lulyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 роки тому +1

    Wowowo mansha allah sand guuro wacan 1 luuly ❤️ hanbalyo wllday❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😀❤️😀😀😀😀😀😀😀❤️😀😀😀😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😀😀❤️❤️❤️❤️.

  • @idirisMoe
    @idirisMoe 3 роки тому +6

    Happy independence day 🇸🇴 ❤ 1-luuliyo

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 3 роки тому

    Hampalyo Hampalyo somali weyn meel walba on kala joogno ba guul iyo gobonimo 😊👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ all somali weyn thanks asad iyo arimaheena

  • @arimahiinaofficiel5661
    @arimahiinaofficiel5661 3 роки тому +8

    Cawa wllhi wn sugi LAhay 12:00a.m inta ila mida farta taaga
    Sacan wexe notahay 7:07pm

    • @malabey197
      @malabey197 3 роки тому

      Anigana 6:40 Germany 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 3 роки тому

    Dhaliyaro lagu faano qablaad kafag Somalinimo udhow dhaliyaroow wiilashaan kudayda hanbalyo umada Somaliyeed gaar ahaan asadkeena and arimaheena thanks again 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdiwaliofficial8979
    @cabdiwaliofficial8979 3 роки тому +4

    Plsss wll arimaheena wllhi waxan kuu xushmeya sida wllkey iga weyn big fun please mobile ma heesto plss hal mobile ii garo😭😭😭😭😭

  • @hamdaqueen5952
    @hamdaqueen5952 3 роки тому

    Manshallah tabarakallah hambalyo walalahay TikTok banka so orday hambalyo wilashena team asad ❤️❤️❤️❤️🇫🇲

  • @anshaxmedia6473
    @anshaxmedia6473 3 роки тому +4

    Sixid: 61 sanad guradii waye mahan 51 sano guuro.

  • @kingabdla2170
    @kingabdla2170 3 роки тому +1

    Hampalyo dhaamaan inta jecel hormarka somaliya waxan idin leyahay hambalyo 💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈

  • @aliaftinabdi7341
    @aliaftinabdi7341 3 роки тому +6

    Somali waa dadk kiliya mell waliba eyjogaan, wadanwaliba eyjogaan kudabal dego Masha Allah Somali 🇸🇴 haisracdo

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 3 роки тому

    M.a Hambalyo hambalyo 1-luliyo 2021 sanadkaan sanadliisa alle hanagu gaarsiiyo bashbash oyo iyo barwaaqo iyo caafimqad fiican 🤲🤲🤲🤲🇸🇴❤🇸🇴❤❤🙏 asad iyo arimaheena waan idin salaamay walaalayaal❤❤🙏

  • @hibakyusuph5726
    @hibakyusuph5726 3 роки тому +8

    Hanbalyo kun jer brothers 🇸🇴from somaliland ❤🤍💚

  • @Fawziajey
    @Fawziajey 3 роки тому

    Hampalyo Hampalyo 1da luuliyo maalin ngu wayn maalintii xoriyada oo aan ka xorownay gumaystayaashii allow nabad nooga dhig wadankyna 🥰🥰🥰🥰💞❤❤❤💋💋🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cawaaloo jiroo joog sanado badan 🥰❤❤❤❤

  • @sheekeeyecali499
    @sheekeeyecali499 3 роки тому +6

    REACTION liicaato hees cusub

  • @zihaamcabdiraxman1137
    @zihaamcabdiraxman1137 3 роки тому

    Masha Allah amazing video
    Vedio aad u qurux badan wlhi wllhay an jeclahy arimaheena iyo asad noolada waayo badan hno

  • @beec_waaye
    @beec_waaye 3 роки тому +4

    9:18 Maanta maaha 😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    Wllo is jecel somalia inay sidaa soo kale isu jeclatan jeclaanlaa😥🇸🇴😍

  • @muhsinsheikhmukhtar8299
    @muhsinsheikhmukhtar8299 3 роки тому +1

    M.a walaalo is jacayl Allah idin dhowro.

  • @hazoosaasofficial914
    @hazoosaasofficial914 3 роки тому

    Masha allah runtii caadi maahan waa muuqal aan caadi aheeyn

  • @mahamedherromohamedherro5520
    @mahamedherromohamedherro5520 3 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴maanta waa maanta waa maalmehee xunimadoo maanta waa maanta waa 1 luuliyo🇸🇴🔥

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 3 роки тому +1

    HanpLyo wadAkena somalia hanpalyo from Awdal gobolkii aqoonta somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 3 роки тому

    Hambalyo 1da luulyo somaliya waan idiin salaamay

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 3 роки тому

    Masha allaah hambaalyo hambaalyo somaali guuuul mar waluba insha allaah 😍😍😍😍😍😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐🖐🖐💋💋💋❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @zamzamofficial6007
    @zamzamofficial6007 3 роки тому

    Hanplyo 1 luulyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 роки тому +2

    Congratulations Congratulations my beautiful people ❤💜💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zamzamabdullahi2168
    @zamzamabdullahi2168 3 роки тому

    Very very Amazing vediow runtiii vídeo ka qurxoon ma dawan sidaa hestah ula qadaaaan mnsha allh🇸🇴💞🇸🇴💞💞💞🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞💞💞💞

  • @moustaphamohamed4856
    @moustaphamohamed4856 3 роки тому

    Hambalyo kowdaluulyo from 🇩🇯 Djibouti

  • @apdirashitahmed580
    @apdirashitahmed580 3 роки тому

    1- Hamalyo 1Luuliyoh 🇸🇴
    Watalabaade An Kaftame Horta Azad Uunba Dadkiisa hadiyado Siiye Ana Maanta Arimaheena Ayan Uga Fadhiya Iphon 12 Ama 11 from hargisa FamilgiiN Quruxda badan wan Idsalamaya Azad zhp Adan Waxn ku so rayaynaya Bari ka maalin inaa luga haagi dib u heshid jimicsigiina si wad wall wan ujeedna maal ba maalinka ka danbaysa wad kaso roonanysey inkastoonan comnentiga intabadan kaso muqan hadan maalin ima dhaafo wax so dhigtaan Nolada WallyaL💯🤴

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 роки тому +1

    Mashaa allh tabaraklah calhi xaajiyow asadxaajiyow iyo cumar xaajiyow (arimehena) alle ha idin xifdiyo wlalayal wadajirkina waan kufarxayaa wlhi asadna alle lugihiisa haku istaajiyo asagaa awoodee🤲🤲♥️