Riwaayad ka turjumaysa waxa maanta taagan! Halkeedi ayey dhigeen! Inshallau Tacalla!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • "It's Deja Vu" all over again as Yogi Berra stated! --and the beat goes on!
    "If there is no enemy within, the enemy outside can do us no harm!"
    Somaliland is reeling from combined attacks supported by some from the inside and no one can deny that! Yet some are fixated on exploiting sit this situation or state of emergency as a campaign platform! Abdirizaak Khalif did not undermine Somaliland actively in a vacuum, he was ushered in by Waddani intentionally and deliberately! We have one of the worst parliaments to date deliberately ushered in by Waddani and the traitor Khalif! They are not just illiterate or semi-literate at best, sadly some don't even know what the Somaliland Constitution stands for! Most are remnants and agents of the traitor Abdirizak Khalif and the Somaliland governance needs to weed them out-we must weed these elements out to start off from a healthy place
    Somaliland waxa ay la ciirciiraysaa weerarro is biirsaday oo ay qaar gudaha ka taageerayaan cid dafiri kartana ma jirto! Haddana qaar baa ku go'an inay ka faa'iidaystaan ​​xaaladdan ama xaaladda degdegga ah sidii goob olole! Cabdirisaaq Khaliif Somaliland si firfircoon uma wiiqin meel madhan, waxa si badheedh ah u soo galiyey oo la shaqaynayeey Waddani--cidllaa inagamu so weereerin! Waxaynu leenahay Baarlamaankii ugu xumaa ee ilaa maanta si badheedh ah ay Waddani iyo Khaa'inul-jiid Khaliif u soo galiyeen! Ma aha dad wax kal garanay oo dasturki Somaliland ayanay fahansanayn -waa qaar an waxna qorin waxna akhriyin oo kaliya, waxaase murugo ah in aanay qaarkood garanayn waxa uu dastuurka Somaliland u taagan yahay! Inta badan waa hadhaagii iyo wakiiladii khaa'inul waddankii Cabdirisaaq Khaliif waxaana loo baahan yahay in dawladnimada Somaliland ay ka jarto-waa in aynu ka jarno waxyaalahaas si aynu uga bilowno meel caafimaad qabta.

КОМЕНТАРІ • 2