Abwaan Heelaale oo Gabay Cusub ku Ammaanay Baarlamankii Farmaajo doortay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

КОМЕНТАРІ • 131

  • @maryantuuni3230
    @maryantuuni3230 2 роки тому +7

    Insha allah marlabaad ayaan allah ka rajeynena guul farmaajo

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 7 років тому +4

    maashaa Allah abwaan heelaale waan kusalaamay runtii waa gabay aan markii horeba kafilanaynay abwaanku maadaama aan kawarhaynay xikmada ilahay kumanaystay heelaale . Allah haku xifdiyo runtii diigaad ina dhaqaajisay shukran jazaakumullahu kheiran

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 роки тому +3

    Abwaan heelaale allha unaxariisto Haduu ogaan lahaa in farmaajo dhiibaayo qalbi dhagax kuma farxeen doorashadiisa

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 Рік тому +2

      Wllhi benta maha sxb

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 місяці тому +2

      Saxiix✅️💯 kahor muudhintay

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 2 місяці тому +1

      My kadib sxb gabayga 2017 kii markii la doortay waye kadib ayuu dhintay dib aan ka ogaaday waxaaba moodi jiray in Ethiopia iyo liyuu amxaaro ay dileen

  • @abdiqadirmohamed9360
    @abdiqadirmohamed9360 7 років тому +9

    mansha alllaah abwaan heelaale walhi waa gabyaa jiitay ilahay haku xafido waxan codsan lahaa qaybta koobaad inaad soo galisaan waayo waan xiiseeya gabayada heelaale markaa waan dhagaystay qaybta 2,3,4 lkn tii koobaad mahayo waad mahasantin

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 7 років тому +2

    Masha Allah. Abwaanka somaaliyeed ee abwaan Hellaale. Allah haku xaafido. Abwaan wadani ah. ku dayasho mudan. somaliwayn israacday. halyeeyadii. barlamaanka. sharafta leh somaaliyeed. Gobonimo mujiseen somaalaay guleesta. like saar hadaad tahay wadani run ah

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 7 років тому +2

    masha allah abwaan kheyr allaha kusiiyo badiya gabayada qof wal halkiisa hakagalo halganka hadii kale waa leynoo talin madaxtooyey inoodegin ramuud keyna inoo heyn

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 років тому +15

    Abwaan Heelaale caadi maaha waa gabyaa
    is nacay wlhi Noolow mujaahid wiil hoog ilaahay
    ku manaystay Af-tahanimo iyo murti
    inkasta oo aad hido u leedahay murtida aad saydhinaysid
    guul madaxwayne farmaajo insha allah

    • @farhannuut4000
      @farhannuut4000 7 років тому +1

      maasha alah kor alaha kaa dhigo soomaali waa soonoqotay dowladeena waa garab taaganahay waa dowlad shacabku dhaliyay gumaysiga ha dhaco itoobiya soomaaliyeey jaaniska ha beertaraynina

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 років тому +1

      Miskiinka allyarxama axadii ayuu dhintay janada alla ha geeyo

    • @omarmahmudyosuf4421
      @omarmahmudyosuf4421 5 років тому

      Noolow

    • @idilahmed99
      @idilahmed99 4 роки тому

      Nin Banaan Degay dha

  • @cibadurahmanabdiweli7184
    @cibadurahmanabdiweli7184 5 років тому +4

    ((Ilahayow)) unaxariiso ya rabii)) udambi dhaaf amiiin

    • @iqraali8188
      @iqraali8188 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zubeyrjamakhalid1782
    @zubeyrjamakhalid1782 4 роки тому +3

    Barlamanak farmajo waa kii ugu dhaqanka xumaa
    Way ka hoosbaxday abwaanka

    • @Suspectedsupper
      @Suspectedsupper 4 роки тому +2

      Abwaanka Allaha Unaxariisto
      Hada Manoola Balse Siduu Wax Modayey Umey Dhicin😰😱😭

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому

    AAX AAX ALLAAH HA U NAXARIISTO HADUU DHINTAY HEELAALE XABAALEEY CIDWALBA AAMUSIIYA HADUU NOOLAHAY INTAABA MA AAMUSEEN ALLAAH FARDOUSA HAKAWARAABSHO INSHA ALLAAHU.

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 роки тому +3

    Maanta farmaajo wallee waa lagu khasaaray 2020

  • @hanadhashim6477
    @hanadhashim6477 3 роки тому +2

    Tarikhda 19/9/2021 Ninki Dawanayo Love Ha isaro

  • @babaali2237
    @babaali2237 7 років тому +7

    waw abwaaan heeelaale cadi ma ahan gabiya

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Рік тому

    Allaah janatul fardowsa ha ka waraabiyo

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd6965 7 років тому +4

    Abwaan Heelaale Abwaan Abwaan dhaley, saasaa loo gabyaa ama waa leyka aamusaa. Cod iyo murti isa saaran Maanshaa Allah. Awowgey baa bilado dhowr ah ku helay tartanada gabeyga laga soo bilaabo 1972kii, walina gabya.

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 років тому +5

    Abwaan heelaale waa gabay qiimo badan ilaahay waxaan ka baryayaa in uuna mudane faramaajo noqonin sidii kuwii ka horeeyay ee soomaalida ogaadenia dhabarka mindida ka galin jiray ee tigreega waa walaalaheen dhihi jiray

  • @barlinjama1238
    @barlinjama1238 7 років тому +6

    mashalah tabarakulah hafadulah!!!!!!!

  • @mahadsanidcabdi4780
    @mahadsanidcabdi4780 7 років тому +4

    Masha allah barakow abwaan

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 3 роки тому

    Ilaahay ha u naxariisto heelaale

  • @yusufahmed5938
    @yusufahmed5938 3 роки тому

    Naxariisto jano alle haku siiyo abwaan 😥😥

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 роки тому

    Mashallaah tabaarkallaah
    Ilahayow naxariisto aaamiiin aaamiiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 7 років тому +3

    maasha alaah afkaaga caano lagu qabay

  • @ruunugaas3613
    @ruunugaas3613 7 років тому +5

    adeerkey afkaaga cano laqabay masha allah

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 роки тому

    Ilahey ha u naxariisto

  • @kzfamilychanell7280
    @kzfamilychanell7280 7 років тому +6

    abwaanka lambarkiisa yaa iga caawinkara

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 років тому +1

    Ilaahay haku xafido abwaan heelaale

    • @mukhtardabcasar7340
      @mukhtardabcasar7340 7 років тому +1

      Masha Allah, very good, gabay macaan oo run ah .oo talo fiican. nin kuu digay kuma dilin. وشكرا

  • @garyaqaanalaawayn4780
    @garyaqaanalaawayn4780 7 років тому +9

    abwaan heelaale aad baan kaaga mahad naqayaa afkaaga caano lagu qabay..

  • @rumanhassan5438
    @rumanhassan5438 3 роки тому

    Alahayo unaxariso walalked abwan heelale

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому

    Allh ha unaxariisto ader Helale 😢💔🤲

  • @somaliamazing5533
    @somaliamazing5533 6 років тому

    wow abwan sare xikmada abwaanka ogadeen ayaan dhagaysanayaa xaga somalida waxa ugu horeeya ....isaaq dhulbahante iyo ogaadeen

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 7 років тому +1

    maasha allaah asax wadani

  • @abdizeyton4674
    @abdizeyton4674 7 років тому +4

    Iidoor Cuqdad Dishay waanala Xasuuqay Siyaad Barre Nalaayay Abdi Iley baa Nayuu police Noo Adeegsaday Maxaan Ku Sameya Ilaahay baa Laangaab kaa Dhigay Awoow-yada Habaar Iyagaan Taariikh kuu Sameynine

  • @qadarfarah4849
    @qadarfarah4849 7 років тому +4

    mashalalah

  • @Suspectedsupper
    @Suspectedsupper 4 роки тому +1

    Abwaanka Allaha Unaxariisto
    Hada Manoola Balse Siduu Wax Modayey Umey Dhicin😰😱😭

  • @deeqmaxamed5778
    @deeqmaxamed5778 8 місяців тому

    Alle ha u Naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fadumoabdi1966
    @fadumoabdi1966 7 років тому +11

    ONLF guul isha alh umada soomaaliyeed

    • @yurubhasan919
      @yurubhasan919 7 років тому +1

      mansha allaha abwaan Helaale ilahay ha ku xafido jabhada wadaniga ogadeniya onlf guul guul guul guul guul guul guul guul guul

    • @hassanelme974
      @hassanelme974 7 років тому

      Yurub Hasan b

  • @bilehassan3521
    @bilehassan3521 7 років тому +6

    abwaan sogali gabaya kale caadi ma'ahan

  • @hamdihodan8874
    @hamdihodan8874 7 років тому +1

    Maashaa allah

  • @CeynteShow
    @CeynteShow 7 років тому +2

    masha allah 😍😍😍😍😍😍

  • @عبداللهعبدالصمد-ض7ق

    Maaha allaah guulayso wacan dhaba

  • @hassanh6731
    @hassanh6731 6 років тому +1

    Gabaygan gabay buriya dhibe ladhaho haso tiriyo helale uu ku karbashayo farmajo ama hassan sheikh ha xalsiyo

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 7 років тому +3

    Somalia is one send jamila

  • @xamdaxamda4485
    @xamdaxamda4485 7 років тому +2

    Masha alah

  • @iqraxaji7699
    @iqraxaji7699 7 років тому +3

    manshaa àllah

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 роки тому

    Aun

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 7 років тому +3

    somaaliyey haleys ka daayo musugmaasuqa madaxweyne kahor imaatiga iyo dangaara egadka eega somaliya sidii aan udhisi laheyn hal unoqan laheyn iyo danka guud allaha inna solonsiiyo aamiin

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 5 років тому

    allh ku dhowro abwaan gabyaagu wadadi saxdi buu maray

  • @ستورياتالمسديرة
    @ستورياتالمسديرة 2 роки тому

    Hamilton waa siduu sheegay halyeyvu guul farmaajo soo noqo

  • @mohamedqadar6077
    @mohamedqadar6077 21 день тому

    Maanta oo tariikhdu tahay 9/30/ 2024
    Farmaajo bananka kajooga talada somalia

  • @ayanmohamed2158
    @ayanmohamed2158 7 років тому +1

    ONlf guul iyo gabanimo

  • @abdizeyton4674
    @abdizeyton4674 7 років тому +1

    Taariikhda Awoow-yada waa Gaalo jaceyl, Ina Walanwal wiilkisa wiilka uu dhalaa gaaladu weheshan doona! Adigoo Egland Uraran Waxaa Ku Xoreyay Zayidki oo ahaa Nin Daarood ah Ma Reerka Somalinimada Kaasaray baad Lakaftami kartaa

  • @hanadhashim6477
    @hanadhashim6477 3 роки тому

    AUN ABWAN hellala

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому

    Wasax wasax walal haka hadleen dhalinyaradoodhan

  • @adenali4302
    @adenali4302 7 років тому +1

    abwanka waan jeclahay helale ...ilaa markaa yaraa I used to listen to his Gabay .lakin markaan waaka wareertay ...abwan waxba Kuma Kala duwana Farmajo iyo xassan sheikh ..dhamantood waa dabaqoodhiyaal..Farmajo markuu prime Minister laga qaaday ee uu America Ku laabtay waa kii lahaa shacabka America aan difaacaayya ..marka abwan haku qaldamin kuwaan waa isku mid shayaadiintu .......

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 7 років тому +1

    Qabiil ayuu ku saleysanyahay gabaygaaga waxaad caysay XASSAN shiikh , waxaana amaantay FARMAAJO oo qabyaalad ku amaantay , qabyaalada jooji .gabaygaaga waxba Soo kordhin maayo horumar ah oo dadka u fiican.

  • @abdizeyton4674
    @abdizeyton4674 7 років тому +1

    Alaylahe hadaad Nagadhaqdeen Dhiiqadii hore

  • @qadarfarah4849
    @qadarfarah4849 7 років тому +4

    alaay lehe waxaad Naga dhaqdeen dhiidii hore e!!!!!!!!

  • @cabdiraxmaanmaxamad8530
    @cabdiraxmaanmaxamad8530 3 роки тому

    Ma aha heelaale

  • @xamdaxamda4485
    @xamdaxamda4485 7 років тому +4

    qofkii ilahay jecel yahay dadkuna way jecladaan

  • @mhkuukaay3395
    @mhkuukaay3395 6 років тому +2

    abwaan axmed shiikh ali waa dhagaysta lakin qabiil kabuuxa farmaajo onlf dhiibay waa in aad gabay cusub kenta hati aad abwaan somalitahay

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 Рік тому

      Nio ninka wu dhintay inta an la dhibin ayu dhintay ma nola

  • @sadiafarah7486
    @sadiafarah7486 7 років тому +1

    helaali awoowga la gubye gabaygad ku amaantay waa khasaaro ee mid aad ku karbaashayso sooo saar

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 років тому +2

    ee tigreega waa walaalaheen dhihi jiray

  • @ahmedkahin4838
    @ahmedkahin4838 4 роки тому +2

    abwaan ka gobyaya waa adeerkay waana nin inbadan Ethiopian la soo dagaalamay inbadan soo jabhadeeyay adeerkay mar kuu gabaygan ku amaanayay xaarmaajo mingiste magafe waxay ahayd markii ladoortay waana lawada farmaajaysnaa waayo in uu jaajuus Ethiopian ah uu yahay maanaan ogayn in uu qabyaaladayste yahay maanaan ogayn abwaan kuna muuna ogayn in uu dhiibo doona masuul somaliyadeed mudane qalbi dhagax muuna ogayn in jabhadiisii ONLF in uu liiska argagaxisada uu ku daridoono muuna ogayn in uu rreer jubland uu damcayo in uu ethiopian ku xasuuqo markay u shaqayn waydayna godoomiyay cir dhul bad intaba ogaden absame nacayb uu uqabo dartiis waa nin kii xasuuqay baydhabo o Ethiopian ku xasuuqay waa nin kii Abdishakuul iyo asxaabtiisa laayay qaar Baaleh gabaygan qabyaalad ayuu ahaa ma aha sidaas ee xasaan sheekh isagaa tagay jig jiga deedna aflagaadeeyay ONLF sidaas ayuu ogu gobyay xasan sheekh lakiin markaas farmaajo waalada taageersanaa umada somali odhan lakiin waxay noqotay kadar o dibi dhal qabiil meesha mayaalo wax daarood la isku dhahana majiro waa been kana alle umada ha ka qabto tuug waa khaainul wadan qabyaaladayste ah abwaankana Wuu dhimatay ee alle ha u naxariisto maanta haduu ogaan lahaa farmaajo siduu ogalay onlf gabaygan Wuu ka shalaynlahaa

    • @baaldahab7464
      @baaldahab7464 4 роки тому +1

      Anigana waa Adeerkey Ahmed sh. Ali helaale Allah haa u naxariisto wuxuu ahaa nin halgamaa ah oo Allah xikmad u dhiibay Haduu maanta joogi lahaa waxuu dhihi lahaa wax ku haboon xaalka maanta jira Lkn Allah ayaa naga jclaaday Allah janadi haa ka waraabiyo Anagana Halkuu maray ayan mareynaa ma yeeleyno dulmi iyo Gumeeysi raac

  • @fatimayusuf8300
    @fatimayusuf8300 6 років тому

    Gabayaga waxaa laqaso jajaya dhulara gabagisa weeye xata ino codokiiai ku luqeyo aayuu isku dayaaa ? Waa yaab

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому

    Warun warun

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 2 роки тому

    Waxa gabay gaa loo tiriyay baaa qalbidhagax dhiibay nin abaal galaa waa la arkaa lkn nin gudo maha ilahay ha kuu naxariisto abwan heelaale lkn ninkaad gabay gaas u tiray saad moodeysay ma noqon oo isku xaaray

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 7 років тому +2

    soomaaliyeey israaca

  • @bishaaradam5836
    @bishaaradam5836 7 років тому +1

    wiil hoog libaax kkkk
    kadhunkada dhafoorada sarsaran asaga yaad udhimateene kulahaa

  • @koosjama5110
    @koosjama5110 7 років тому +4

    soomaaliya ha noolaato

  • @SahalMaxamed-sv5tx
    @SahalMaxamed-sv5tx 5 місяців тому

    Download

  • @bishaaradam5836
    @bishaaradam5836 6 років тому

    Abwaan heelaale Abwaan hal adaygleh. Noolow dhuuxa somaliyeed baadtahay

  • @husenbeihi8037
    @husenbeihi8037 5 років тому +1

    kani maaha abwaane waa qabyaaladiiste xasan shiikhna waxaa uu yidhi mayd dhunkade
    xaar maajona waxaa uu dhanbaal daaroodiisiyam aad u liita ayuu ka shaqeeyaa orodooo is xoree

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 7 років тому +1

    dhiilo maran gabre latagay Viva baarlamaanka soomaaliya

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 5 років тому

    abwan helaaale runta buu ka hadlya

  • @abdisalanmohameddiiriye48
    @abdisalanmohameddiiriye48 3 роки тому +1

    Ogaadeen dhib bey qabaan marna tigreee maa rarata marna kii ey daarrood nimada ka dugsan rabeen baa u siii geeya xusuusta qalbi dhagax taariikh ma lihidiine

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 роки тому

      Ogaden hadduusan taariikh lahayn yaa taariikh leh?

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 років тому

    Dal dowlada shisheye korsaranyihin ee baabuuro tahriibis looga shaqesta diyaradaha lagu sooceliyay madaxdi ilahey waxa wanagsan hanagu saacido jaadkana tacbada ee kusira culuma iyo caamigod markey fahmen xoog loosokorsaray adoonimadii lagu ibsaday anigaa mukulal leega soodhigay culimadina cirkaa lodiray jaadkina waa lafududeyay shalayna jadka wixii galisiyay inlagu aqriyo quran hadey fahmen leskudiray haiska socoto lugta gala qaladkas cidii uweyn suqyo dab laqabdsiyo markaey bilabatay dadka isagoo waxwalba ah uuis hagoogi idinkana waiska hadashan guryihin dhista gaalo booli iyo xaq umakala qorno ilaah idinka siiyay kumahdiye guryihi kusonoqda xaq dadoow lacunaa masahlano waa waxa dhulka ugudhacden laguuma jeedo jiney lataalaa reerkana jees ba ayey kayeeshaa cirka yan ladayin hoos halafirsho waxan layabi jiray 114 aan aqanaa kaama aqrisanaya ka adag qeybtiba sisalka loodhigto wax lesku3fahamsiyo lama horayo gobol kobol oo qofka qafkale wax kudul cunin inlomidobo gobolgobol siloo aqristo 114

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 7 років тому +1

    gobgobi dhashay

  • @abdizeyton4674
    @abdizeyton4674 7 років тому +1

    Ninkad Dartii Soomaali Uga Carartay Miyaad Lakaftami kartaa!!! Ilmaha Naasaha Hooyadii wuu ku Ciyaari karaa Balse Kuma Dhaco Inuu Taabto Xiniin-yaha Aabihi, Dabeysha Geedaha Uma Ruxdo Iney Ciyaarsiiso, Habiqleyso kkkkkkkkkkkkkkk

  • @qadarfarah4849
    @qadarfarah4849 7 років тому +2

    wwwwww

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 6 років тому

    Qabelaysti iga dheh

  • @fadumoabdi1966
    @fadumoabdi1966 7 років тому +2

    cadi ma ah

  • @habibaaddow4095
    @habibaaddow4095 3 роки тому

    Haleele waa nin qabiilku ku weynahay

  • @habibaaddow4095
    @habibaaddow4095 3 роки тому

    Somali waa qabiol miiran

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому

    ABWAAN HEELAALE WAXAN LEEYAHAY, DHIIQADII SOO LAABATAY, AADBAANAN UGA XUNAHAY HADABA AMAANTA BAARLAMAANKII DHIIQADA UMADA SOOMAALIYEED KA DHAQAY 100% WAXAY AHAYD MIDAY MUTAYSTEEN ADNA KU MAHADSANID HADABA SXB KA HADAL MARKALE KUWAN DHIIQADII NAGU SOO CELIYEY MARKALE EE KHANIISIINTA U BADAN, WAXAANAN AHAYN INTII FARMAAJO U CODAYSAY, ADIGA OO AAN U EEGAYN DHIIBISTII QALBI DHAGAX, OO DHIIQADU FULISAY UNNA ADEEGSATAY SANBALOOSHE OO NISA HAYSTAY, HADII SHAKI KAAGA JIRO WAXAD GASHAA UA-cam KA WEB SITE, WARARKA HORUFADHI MEDIA OO SALEEBAAN XAASHI WARAYSANAYO CABDI XAASHI GUDOOMIYAHA AQALKA SARE OO KA WARAMAYA SIDA LOO AAMINAY SANBALOOSHE BALSE UU NOQDAY DAGUUG WASAKHIKAMA DHAMAATO.

  • @jaallegeedi8936
    @jaallegeedi8936 7 років тому +1

    sax

  • @habibaaddow4095
    @habibaaddow4095 3 роки тому

    SabulnHu wa nicma wakiil

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому

    😚❤👌🤙🤞🤘

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 7 років тому

    shire to Jamila shirwa

  • @abdikadirabdiyare5232
    @abdikadirabdiyare5232 6 років тому

    Dhiiqadi hore

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Mabnuuc adiga isku ah jog mesha jogtid jooker

  • @عبدالرحمنابنأبيليلى

    Ma'anfacayso

  • @bosteyoabdi4494
    @bosteyoabdi4494 6 років тому

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 років тому +2

    oday xaaraaye iska aamus cudurka qabiil ha kudilee

  • @haybeqadiye6839
    @haybeqadiye6839 7 років тому +1

    faqash is urursada kii uun ban ahay #isaaq 💪🔫🔫🔫

    • @abdizeyton4674
      @abdizeyton4674 7 років тому +2

      kii Tigreega Xaaska u ahaa miyaa tahay Ileen Gabre ayaad udanqatay Marna Gaashamo kugu kufsado Adiga Ciyaalki Morgan iyo Gaani Baatahay Hooyo soo weydii aabaha

    • @haybeqadiye6839
      @haybeqadiye6839 7 років тому +3

      Abdi Zeyton. adoo xarooda inAad ila murantaa wa ku ceeb
      dhulbahnte iyo warsangali ayan gumeyey. adoo ogadenana ilaa gashmo bari ila xarshin ilaa doolo afkedan daganahy
      alaylhe arladii hantiyey tani iyo hiraaan hhhhhhh
      ilhay oradoo u codho anu kaman dhigin darooodde
      meel wlba wa lagugu bahdilaa
      muqdishana hawIye aya ka danbaba
      hargeisa #somaliland laba xininyood wrkisu cad yahay aya daga
      bal malin sheego faqshay

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 роки тому

      @@haybeqadiye6839 Hal maalin ayuu ogaden ku gumaadi oo dhulka oo idil kaa qixin ee maxaad samayn markaas? se yaad u caban doontaa?

  • @fade9984
    @fade9984 7 років тому

    Baac

  • @jamacalabah4494
    @jamacalabah4494 7 років тому

    dhilo ku dhashay fuck darood

  • @jamacalabah4494
    @jamacalabah4494 7 років тому

    dhilo ku dhashay wasi