Ruushka oo hub gaarsiiyay IRN | Isdiyaarintii u dambeysay oo socoto & Turkey Miyuu ogolaan doonaa..|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

КОМЕНТАРІ • 426

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 години тому +20

    Ruushku islaam alla haka dhigo iyo inta uhiilisa muslimiinta allahu akbar

    • @cabdiraxmaanxasan3905
      @cabdiraxmaanxasan3905 42 хвилини тому

      Intuu naga dilay aya ka badan intu yukrayn ka dilay

    • @boqoradajiliinka6668
      @boqoradajiliinka6668 35 хвилин тому

      Tariikhiyahanadu wxy shegaan inu ruushku muslim noqon doono dhan hadi la eegana wx ka tirsan shiishaaniyiinta oo ah raga ugu dagaalka padan islamka

    • @boqoradajiliinka6668
      @boqoradajiliinka6668 35 хвилин тому

      Tariikhiyahanadu wxy shegaan inu ruushku muslim noqon doono dhan hadi la eegana wx ka tirsan shiishaaniyiinta oo ah raga ugu dagaalka padan islamka

    • @abdifidow3870
      @abdifidow3870 27 хвилин тому

      Soo yaab ma ahan in Iran oo ah wdanka aduunka ugu da'da weyn in Israel oo illegitimate State ah ay Iran laga celcelinayo

  • @ChelseaFans-jj3td
    @ChelseaFans-jj3td 30 хвилин тому +5

    Muslim❤ guul ankusalino rasulkena maxamad swc swc scw❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Годину тому +5

    Muslinka Alaaha quweyo yuhuuda Alaaha jabiyo insha Alaah falastiin guul

  • @MohamedAli-zg3qu
    @MohamedAli-zg3qu 2 години тому +18

    Muslimiinta guul❤❤

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 2 години тому +2

    Masha Allah Allah Akbar guuull insha Allah islaamka insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @manazahra9072
    @manazahra9072 2 години тому +15

    Manshaalah tabaraka allah
    Thank you 🇸🇴

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 53 хвилини тому +3

    in la dilo kufaarka illaahow burburi yahuud mareyksn aamiin illaahow guulee islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah iiraan aamiin aamiin

  • @iidmaxuud8680
    @iidmaxuud8680 Годину тому +3

    Guul sxp maxamed sxp Israaiil manta fashil. Ayay wajahaysaa mar haday Iran werarto xarunta nugliyerka insha allah Guul muslimiinta ❤

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 Годину тому +2

    Allooow islaamka guuleey

  • @hassantarabi
    @hassantarabi Годину тому +2

    Walalo maracade Allah hakubarakeyo barnamishkatha wandara whli wahisokordo gacmaha, aqliga, maskahda, intaba Allaha kubarakeyo

  • @mohamedQBashey
    @mohamedQBashey Годину тому +3

    inshallah guul iyo gobonimo

  • @SaacidCabdi-o3m
    @SaacidCabdi-o3m 2 години тому +5

    Waxaa dhihi lahaa horay usoco maadama uumadax adag yahay warna uusanyelenin waxaa kusocotaa wadadii fircown ilaà lagaa halaagayo wax ma maqlesid GUUL MUSLIMIINTA🙌👌👌🤜🤛🤙🤛

  • @Sahraaaaaaaaa
    @Sahraaaaaaaaa 2 години тому +14

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتنى وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذُبك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي، فإنه لا يغفرُالذنوب إلا أنت.
    ku dadala wlalayal

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m Годину тому +1

    Muslimiintu guul ayaan ura jeenaayaa❤❤❤❤

  • @abdirahmanaa5503
    @abdirahmanaa5503 Годину тому +1

    Dagaalka bariga dhexe waafidayaa guushane waa dhanka islaamka insha lallah

  • @مرام-ع9ث
    @مرام-ع9ث 2 години тому +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-....

  • @CumerEleme
    @CumerEleme 53 хвилини тому +2

    Ha weraro Iran sbb to ah waa burburkii yahuuda

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Годину тому +1

    Shaydanyahu waxan udirayaa hoog oo halaag hanoolaan hana dhiman silic adiga iyo inta lajirta illaahow kurid Aamiin

  • @Abdijamac-rk4hf
    @Abdijamac-rk4hf Годину тому +1

    Waxaan udirayaa inuuu illaahay sixun haudilo iyo kuwakuxeeran guushana ilaahayhasiiyo muslimiin aamiin aamiin

  • @CraxmanMohamed-jj8sk
    @CraxmanMohamed-jj8sk Годину тому +1

    Azc pro maracade waa geesi ayaatulah khumayni waxan leyahay feejignaw zxb oo iska ilaali dhagarta yahuda ilaahay hakula jiro

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 години тому +1

    Iiraan waa guul islaamka ilaahay baa garbtaagan yahuuda iyo waxa Lasocdaa wayjabayn

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 години тому +2

    Allaahu akbar

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s Годину тому +1

    Iraan iyo Hamas xisbulahi Xurdiyinta Yaman Dhaman illahay ha guleyo Cadawga islamku ha jabo insha Allah

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg Годину тому +1

    mahadsanid sxp maracade israel markay dili jirtay macalinki huubka nuglerka ma turkey 🇹🇷 iyo jordan ayay waydisatay hawada
    sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ mahadsanid sxp

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 45 хвилин тому +1

    JazaakaAllahu kheyr

  • @xaajiali6227
    @xaajiali6227 Годину тому +1

    From canada ka dhagaysan warka maracadashow

  • @HakaanFidaan
    @HakaanFidaan 2 години тому +4

    Maxamad cise ofmaracade show ❤❤❤dhagaysi wacan markasta iyo meelkasta

  • @MaxamedBaashe-v9j
    @MaxamedBaashe-v9j 2 години тому

    Waalxaan odhan lahaa hada uun baad qaaday wadadii halaaga waanad cadab galaysaa muslimiintuna way guulaysanayaan❤❤❤❤❤

  • @MaxamedBaashe-v9j
    @MaxamedBaashe-v9j 2 години тому +1

    Hada uun baad qaaday wadadii aad ku jabaysay muslimiintuna way guulaysanayaan

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o Годину тому +2

    Allah ha soo hanuuniyo putin islaamku waa uu cizoobi lahaa

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 2 години тому +1

    Mahadsanid walalo ❤

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 Годину тому

    Malaga yeelidoono cadawga muslimiinta allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar asc

  • @BushraMaxamud-yi9fq
    @BushraMaxamud-yi9fq 2 години тому +2

    Wadadii fircoon buu hayaa ku soco dheh

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 години тому

    Daaduunka taanaayaahu inta uu waatooh baan ugu ciib caahaay dhuulka iyo ciirka Allaahaa haalaayaaro.

  • @GABALAXMEDIA
    @GABALAXMEDIA Годину тому

    alle ha guuleeyo muslimiinta

  • @MustafeMuhamed-br9sg
    @MustafeMuhamed-br9sg 42 хвилини тому +1

    Inshaa allaah dhimo
    Si dagdag ah

  • @AbdulahiAbdi-e4j
    @AbdulahiAbdi-e4j Годину тому

    From jigjiga

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 години тому

    Allow xaqa adaa u hiiliya yaraball caallamiin Aamiin

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 40 хвилин тому

    Allah hauguleyo musliminta insha allah❤

  • @XasancumarAWaxmed
    @XasancumarAWaxmed Годину тому

    ABayfuulan insha Allah guul

  • @hawoabdirahman543
    @hawoabdirahman543 52 хвилини тому +1

    Nataniyaahu ooyinba udanbese qol haisku xiro hana ooyo hada insha alaah

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed Годину тому +1

    Thanks you pro

  • @MaxamedAdamCali
    @MaxamedAdamCali 2 години тому +4

    Waan dili lahaa tala iska daaye. Haddiiba aan tala siinayana waxaan dhihi iiraan ka weerer xarumaheeda nukliyeerka ah.👍👍👍👍

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 2 години тому +2

      Maxaad u leedahay waxaan talo kusiin lahaa in ay iran weeraraan ma guul ayaad la jaceshahay yuhuudda waayabe🤔😡

    • @MaxamedAdamCali
      @MaxamedAdamCali 2 години тому

      @@Abdinoor51 maya ee inay ayada iyo iiraan is dagaalaan baan rabaa oo halkaasi ay labadooduna iskugu dhamaadaan waayo iran kama gorgortanto

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 Годину тому

      @@MaxamedAdamCali May May walal dab lama soo dhaweeyo waayo yuhuuddu waa waxay rabto

    • @MaxamedAdamCali
      @MaxamedAdamCali Годину тому

      @@Abdinoor51 war nio labadooduba khayr malaha inay isku baaba'aan baa fiican

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 Годину тому

      @@MaxamedAdamCali Hadaysan iran kheyr lahayn maxay u garabtaagantahay dadka ladayacay ee reer falastiin iyo reer lubnaan ee suniga ah
      Dhamaan wadamada suniga sheegta iran ayaa isku dhaanta sababtoo ah afar iyo labaatanka saac waxaa hortooda lagu xasuuqayaa dad la isir ah la diin ah la dhiig ah, iran lama isir aha hadana qawl iyo ficilba wey lagarab taaganyihiin , markaa hasimin yuhuud iyo jamhuuriyadda islaamiga ah ee iran 🇮🇷 👍👍👍🏿👍🏿👍🏾👍🏾

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt 2 години тому

    Maracade show mahadsanid ❤

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 5 хвилин тому

    Sida halkaa ka muuqata , way iska cadahay in cagta la saaray dhabbihii 3 rd . World War .
    Waxay u daran tahay , Irael iyo wixii la socda .
    Nacasyaahun , waxaan oran lahaa : is casil oo welibana is - dhiiib !
    Thanks : Mr. Maracade Show .
    From : Jigjiga .

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Годину тому +2

    Inuu isdilo ayaan usheegi lahaa😂😂😂

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod1684 Хвилина тому

    Waa i dilaah si naxriis la.aan ah

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan9668 Годину тому

    ilaahay muslimiinta dhamaantood ha ugargaaro

  • @daudibrahimali5864
    @daudibrahimali5864 2 години тому +3

    Carab dad ma aha shekadood daa ruushka kafiican

  • @ahmedmattan6748
    @ahmedmattan6748 58 хвилин тому +1

    Isdil oo isdaldal ayaan dhihi lahaaa

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 Годину тому

    Muslimiinta allaah quraan kiisa ayey akhrinaayaa xiligii geedaha ay sheegayeen ayaa lagaaray asc

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt 2 години тому

    Waxan odhanlahaa wuu dhamaaday waqtigii gumaysta. Yaasha rergalbeedka iyo yuhuuda waana gabogabo ee hore usoco

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Годину тому

    Hargaysa guul maracade sxb

  • @YaasiinYaasiin-bc2sb
    @YaasiinYaasiin-bc2sb Годину тому

    Masha allah

  • @Sakimahadcllaahi
    @Sakimahadcllaahi 2 години тому

    Guul wadamada islaamka

  • @YaxyeMuxumed-jd8rc
    @YaxyeMuxumed-jd8rc Годину тому

    Marka hore waad mahadsantahay
    Maracade sidaad macluumaadka iyo xogahaba aad noogu soo gudbinaysid afkeena hooyo
    Waxa kadhacaaya barga dhexe
    Iyo gardarada qaawan ee sahyuuniyada iyo maraykanka
    Lkn waxaa dhirbaaxo xoogan ku dhuftay iran iyo xamaas xisbulah iyo kuutiyiinka ay udheertahay
    Intaa kadib
    Car haduu hooyadii nin aydhashay
    Car haweeraro xaruumaha ugu muhiimsan iran

  • @MaxedcaseSuldaaN-pf6cf
    @MaxedcaseSuldaaN-pf6cf 2 години тому

    Baga zxp hays garab taago islaamka

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 Годину тому

    Guul inshaallah xm sq xb xuuti Iraq yamen Iran

  • @Najibalfa1212
    @Najibalfa1212 Годину тому

    Inshalah falastine guul Ayaan u rijaynaa ❤

  • @caadilcade
    @caadilcade 3 хвилини тому

    MARACADDE Waxan Ku Suganahay Bariga dhexe Mhdsanid Boss

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 29 хвилин тому

    Allah akbar❤

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 8 хвилин тому

    War Fiican Ee Faah Faahsan Ayad Noo Sheegtay Mahadsanid

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Годину тому

    Ilaaheyow argagax,daweelo,dhulgariir,udur aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @HasanbashiirAhmad-m8m
    @HasanbashiirAhmad-m8m Годину тому

    Mana guulaysan doono
    Insha allahu

  • @nourabow8248
    @nourabow8248 2 години тому +1

    Isdil ayaan dhihi lahaaa

  • @MahirCade-bs1yr
    @MahirCade-bs1yr 49 хвилин тому

    Dar darankii ugu danbeyey ayan sinaya 1 bur burkisa wuu bilawday 2 Waa inu joo jiyaa duqeymaha shacabka musliminta ay ku lay nayso 3 waa inay iskaga baxan dhulka Palestine 🇵🇸 iyo lubnaan ❤❤

  • @IdilMohamed-h3s
    @IdilMohamed-h3s 47 хвилин тому

    Allahu akbar

  • @KhadarAbdi-p1e
    @KhadarAbdi-p1e Годину тому

    Allhu akbar

  • @najibyare6841
    @najibyare6841 2 години тому +1

    Waxn odhan laha
    Xadhiig tuuru aduun iyo akhiro midna maa haysiid 😂😂
    W

  • @kmuse1359
    @kmuse1359 Годину тому

    Asc Habaryar dadka marwalbo kuugu xiran Ahay oo ku dhageeysto,. Waan kuu duceeyey.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Годину тому

    Viva❤ruushka❤

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 22 хвилини тому

    Waxan udiri lahaa habaar , hoog iyo inuu sisilic leh udhinto oo gaanta muslimiinta ku dhinto .guul umadda muslimiinta ah,gaar ahaan reer falastiin.

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 7 хвилин тому

    Maraykanku.isagaa.israaiil.
    Horboodaya.laakiin.
    Ma.guulaysanayaan

  • @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
    @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 2 години тому

    Nacdasha allaah ayaa ukusocotee cadaabkii allaah na waakahoreeyaa alaah haduleeyo

  • @Fandisheeusmaiil
    @Fandisheeusmaiil 58 хвилин тому +1

    Xarumaha Shiicada Raafidada Ah Waa Inaad Dhulka Dhigtaa

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 години тому +1

    Isdil.ayaan oraran lahaa

  • @maxameddhiifnuur
    @maxameddhiifnuur Годину тому

    Walan lanaya ee waxaa gaadhay 100 boqolii Sano ee yuhuuda latirtirayay insha alah

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale Годину тому

    Kafiirso intaadan falin aan dhihi lahaay

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming Годину тому +1

    Sababta ay esrael dadkeda ugabaxayan waa dad aan dal lahayn oo is'og oo xoog meesha kuhaysta mahadsanid galkacyo

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 14 хвилин тому

    Ruushku haduu gardarada kasocota bariga dhexe ee mareykanku uu wado uu wax 𝓴𝓪 qaban wayo ugu Yaraan uu iiraan garab istaag siin wayo waa lamid mareykanka iyo yahuudiisaba

  • @hassantarabi
    @hassantarabi Годину тому

    Musliminta Allah haugargaro

  • @سعيدجمع-ث7م
    @سعيدجمع-ث7م 2 години тому +1

    isbuuca soo socda ninkaa bakhtigiisa inoo balana insha allah 😎

  • @AdanAbdillahi
    @AdanAbdillahi Годину тому +1

    Wan wayn ilaa lagawraco indhiisu circa ma arkaan Netanyahu sidaad ayuuka dhiganyahay

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 2 години тому

    farin ban udiri laha taso ah marwalba ana gacan sarayn dona ma sii soconayso yahudkow mar uun dhulka waa walagugu dhufan dhawan iyo dheran ku donaba ha ahade

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 години тому

    Isdaldal dhihi lahaa saad janamo meesha ugu hoseeso ugashid intu Muslimin layay waa xisaab dheeriya

  • @GuloDaahir
    @GuloDaahir Годину тому

    Ha Seegeeyo

  • @fardousadirir2390
    @fardousadirir2390 59 хвилин тому

    Waxaan odhanlahaa alhah haku qabto oo alhah haku cadaabo

  • @KamaalCllahi
    @KamaalCllahi 2 години тому

    Masar weerar ayaan ujeedin lahaa

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n Годину тому

    Raashiya guul

  • @FarhanjabrilOmar-u9o
    @FarhanjabrilOmar-u9o Годину тому

    Waa inoo is dal'dalo Malcuunka ,Waalan ...

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Годину тому

    Malcuun yahuudka waxan dhihi lahaa horay usoco oo nosoo dadaji dagalkii gaalada iyo muslimka lagu kalabixi lahaa

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Годину тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
    @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn Годину тому

    WAA DHIMASHADISA

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Годину тому

    Bismillah asc horta turkiga ma ogolaan doono ciraaqna waalamid lkn sacudiga kuma kalsoni joordanna waaba iska Israel oo in la sheego

  • @mahamedgood2000
    @mahamedgood2000 Годину тому

    waxaan dhihilahaa Ha is casilo natenyahu si Bariga dhaxe nabadi ugadhacdo

  • @abdishakurkala6554
    @abdishakurkala6554 7 хвилин тому

    Xilka ha. Iska casilo ayaan qabaa

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 2 години тому

    Allaha ugargaaro Ree Gazza

  • @zahraajo9869
    @zahraajo9869 8 хвилин тому

    Hargeysa❤

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 години тому

    Waxaan kulatalinlahaa is casil iimaanka allaah hakaaqaadee caafimaadkana hakudhaafiyee katagmeesha halagaanastee

  • @fattoabdo9737
    @fattoabdo9737 57 хвилин тому

    HAMAS iyo HEZBOLLAH Haa Guleystan Incha ALLAH Amin 🙏🙏