Hayaankii Waxbarasho ee Abdirashid, Ph.D | Documentary (Part 1)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @upinasirbicir5596
    @upinasirbicir5596 Рік тому +39

    Aada bay farxad igu tahay inan dawado ano ah yarankii reerka abdirashidna wa curadkii reerka power qli nolozha Farxad ku nolow meel walpo aad tagto❤🎉❤🙏

  • @mohedsaed4393
    @mohedsaed4393 Рік тому +28

    Same school and same city, Proud of you Abdrishiid.👏🏾

  • @amishamish-xk3xq
    @amishamish-xk3xq Рік тому +6

    My city and school sheikh osman 🎉 omar thanks wll abdi Aar podcast ❤

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 12 днів тому

    MashaALLAH qiso fiican oo ku dayasho mudan

  • @abdulahiodowaa8382
    @abdulahiodowaa8382 Рік тому +3

    Msha allah Abdirashid waa nin dhalinyaro ah waqtigiisana naftiisa ku maalgashaday Halgan adag iyo Hardworking layimid Run ahaantii waa tusaale qurux badan dhalinyarada somaliyed ee dadalaysana dadka ay ay Role model ka ka dhigan karaan buu ka mid yahay Guulayso ayan leyahay walal Abdiaar adna noosoo badi walal barnaamij yadaan aad ban oga helnay run ahaantii.

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Рік тому

      InshaAllah wan soo badin

    • @Nolol_Toosan
      @Nolol_Toosan Рік тому

      ​@@AbdiAarPodcast aad ayaan uga helaa documentaries ❤

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon Рік тому +1

    Excellent podcast. The most important interviews for our community. Congratulations Mr. Abdirashiid.

  • @abdikadirahmed9425
    @abdikadirahmed9425 Рік тому +3

    Thank you wall Abdi Aar ma heli karnaa meel aan kala xiriirno wall Abdirashid 👏👏

  • @koshinomar3144
    @koshinomar3144 Рік тому +1

    Abdi aar bro we’re appreciating ❤

  • @paganizonda1000ps
    @paganizonda1000ps Рік тому +3

    Nice educated young brother. I hope other somali males learn from him. Especially the Diaspora like me!

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 Рік тому +1

    great Journalism @Abdi Aar. thank you.

  • @AbdirashiidMuhumedHassan
    @AbdirashiidMuhumedHassan Рік тому +7

    Waa muuqaal aad ayaad u wanaagsan. Documentary noocyadan ahi waa Muhiim dad badana u ah dhiirigalin. Aad ayaan kuugu hambalyaynaa Sxb.

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Рік тому +8

    Wll noosoo badi muqaalada noocan oo kale ah ee ku saabsan dadka somaliyeed ee dadaalka naftooda galiyay dhiiguu nagu kiciyay😍

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 Рік тому

    Ku mahadsanidiin WALAAL,Waan dadaali jaamacadaha USA SIIBA HERVORD SIDAAN U GELI LAHAA AYAAN DADAAL KU BIXIN,ADIGIYO ABDIRISHIDNA WEYNU IS WAREYSAN MUSTAQBALKA IA.
    ILAAHAY HAMMIGA HA II RUMEEYO
    ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏💯💯💯

  • @abdiazizali9589
    @abdiazizali9589 Рік тому +1

    We are Waiting Next PART-2 And I like Decumentary Success People

  • @kadarbile3298
    @kadarbile3298 Рік тому

    Great challenge. It is reasonably you're a great man today's..

  • @Team27.A
    @Team27.A Рік тому +4

    In aan dalkeenna ka cararno waa dayaca ay na badeen kuwa calooshood u shaqeystayaal ah oo jiilkii naga horreeyay kujiray

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Рік тому

    Mahadsanid abdi aar wlaal rajo ayaabaad nagalisay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Рік тому +1

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Рік тому +1

    Wll qabta labaad nosoo day waan suge waaye 15jeer ayaa fiirsadey part1 sooda part2🙏🙏🙏🙏👈👈👈

  • @user-Abdishakur
    @user-Abdishakur Рік тому

    Guulayso wll

  • @abdiwalimohamed6747
    @abdiwalimohamed6747 Рік тому

    Reer eyl in aad tahy hadeey ogaan la haayeen nimankaas wll abdirishiid

  • @cawkemedia433
    @cawkemedia433 Рік тому

    First views My Brother Abdirashiid Mohamed Dahir Farxad bay Ii Tahay Inaan maanta ku daawado❤

  • @arshad0922
    @arshad0922 Рік тому

    prt 2 soo daa sxb.

  • @najmoclladiif5011
    @najmoclladiif5011 Рік тому +1

    Mansha allh

  • @chamsoudine5017
    @chamsoudine5017 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @Yusib1
    @Yusib1 Рік тому +1

    Abdirashiid mohamed daahir guulo badan gaar sxp

  • @najmaismail6467
    @najmaismail6467 Рік тому +1

    Mshallah

  • @mohamednasri7759
    @mohamednasri7759 Рік тому +1

    Wiil dadaalay mnshl
    Anba hada PHD baan.wadaa mnshl 27 years waan.ahay
    Mnshl Abdi AAR
    barnaamijyadaas oo kale somalida usoo.badi.

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaasha allah ❤❤❤😊😊😊😊

  • @abdiazizali9589
    @abdiazizali9589 Рік тому

    maasha aallh Top

  • @ahmedali6242
    @ahmedali6242 Рік тому +1

    Part two gormee waaye

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 Рік тому

    Raggeddii, maah-maah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda, "dhididka ka yimaada maalinta tababarka, maalinta dagaal ayuu ku badbaadiyaa". Guul ayaan ku rajeynayaa

  • @AhmedHussein-le7og
    @AhmedHussein-le7og Рік тому

    riyo aan leeyhy maalin uun bay rumoobi insha Alh

  • @Airdrops3
    @Airdrops3 Рік тому

    Waa sheeko aad u xiiso dhiiira gelin ayaan ka helaa marka aan dhageysto sheekooyinkaan oo kale

  • @EngMechanico
    @EngMechanico Рік тому +1

    Part 2 Goormaa noo soo dayneysaa ustaad

  • @esteemND
    @esteemND Рік тому

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Рік тому +1

    Part2 aaadbn uga helay noosobadi

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 Рік тому +1

    Sxb eng. abdirshid waxan iskala shaqaynay shaqooyin ee mglda garowe waa nin dhalinyaro aad u dadaal badan ayuu guuleyso sxb

  • @cfitaxyasinaftaag1442
    @cfitaxyasinaftaag1442 Рік тому

    Good story

  • @arafatshire2328
    @arafatshire2328 Рік тому

    Xagge kala xidhiidh abdirashiid

  • @xudayfixudaysi-px1ke
    @xudayfixudaysi-px1ke Рік тому +1

    Part two soo dhig

  • @amishamish-xk3xq
    @amishamish-xk3xq Рік тому

    Interesting story❤ we'll done

  • @ibrahimdeheye5166
    @ibrahimdeheye5166 Рік тому

    Python and Ruby with research is nor easy

  • @EngMechanico
    @EngMechanico Рік тому

    Mcalimow Abdi Aar aan mar is Contact Greyno sidaas si la mid ah Wxaan ku Qaatay Batckyga wadanka ethopia Mechanical Engineering si aan wax kaaga Weydiiyo Fursadaha Departmentgaas maadama aan isku foculty nahy.
    ama Contactgaaga i reeb Ustaad, Mhdsnid.

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Рік тому

      Instagramka walal nagala xidhiidh. @ abdiaarpodcast weeye

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Рік тому +1

    The diaspora folks need to learn from him they've got an access to good educations in the host countreis...time to throw the chips and takd the pen bros.

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 Рік тому

    Abdi Wll Marka Hore Salaaman 🙌🏼❤ Marka Xigta Waxaan Kaa Codsan Lahaa inaad Markaasi Wllkaa A|najeb abdi aar aad interveiw nogala soo duubto markaasi qaabka Uu Scolershipka Uu Markaasi Uu Kaga Helay Collageka Abaarso 🏫.
    SBBta aan Kuu Wayd¡nayaana Waxa Waaye an¡ga iyo asxaab bdn oo markaasi jeclaan lahyn inaan collage-ka kusoo biirno haddanah! Waxaa Kolba Naga Hor ¡maanaYa Caqabado Yar-yr ayaa aan lakulanaa markaasi haddaY noqoto qaabka imtixaanada u qaadan oo kaduwan colleg Yada magaalada ku Yaalla ¡Yo Dhaqanka S¡da Macal¡minta IYo Qaabka Collage-ku U ShaqeeYo 🤍😊 I like it my brother ☺

  • @mohamettutorials3467
    @mohamettutorials3467 Рік тому +1

    🎉🎉🎉

  • @abdihakinabdillahiosman979
    @abdihakinabdillahiosman979 Рік тому

    Did you know the deep meaning fo Somalia to PHD subxaanalah aqoonyahan sida wax uqoraya somali aya laga hela inaga cilmigu waxbu ino dhima.😂😂😂😂😂😂

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Рік тому +1

    Sida kle wu u fican yhy lkn kan wu dhimanyhy kulha wadanja ugu cinriga yar ader manad aminsanyn in naf walba xiligeda dhimanyso waxba lyga tusay kute kan galaada wayku bashalen😂war tag jahilyhow

    • @Yusib1
      @Yusib1 Рік тому +5

      Jaahilkii Oo Aqoonyahankii jaahil ku sheegaya waa aduun

    • @suhaibdek
      @suhaibdek Рік тому +3

      @@Yusib1 runtaa weeye wlhi waxbaa la caaya bay maqleen isga jaahila aan waxba fahmeyn ixtiraam iyo xishoodkiiba laga qaadey

    • @miskijama
      @miskijama Рік тому +1

      @afar dhaan walaal afkaaga miya kari waayey masha Allah bisinkee noo tuf wiilka yaahuudaye jaahil nimo waa tan adiga inadhaha ku haysee imikaba ee afkaaga ka nabad gali ahlu cilmiga bakhti ba tahe

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Рік тому

      Nolosha iyo geerida Alle ayaa qaddera oo mas'uul ka ah. Walaalkaas ardayga ah wuxu sheegay dadkaas reer korea waxyaabaha ay ka fiirinayaan dalkiisa Somalia sida saboolnimada, heerka cimriga dadka iwm.
      Dabcan, Eebbe ibnu aadamka wuxuu ka fadilay makhluuqa kaleeto oo idil wax badanna qur'aanka waxa lagu baraarujiyey dadku inay aad u fekeraan waxna u fiirsadaan madama ay yihiin wakiilka Alle ee dhulka.
      Life expectancy ama heerka cimriga dadka ee dal, daraasado ku dhisan caddeymo la soo aruurshay sida jinsiga qofka, Awooddida daryeel caafimaad, fayo dhawrka, heerka nafaqada iyo cuntada, Jimicsiga, heerka dambiyada dhaca iwm.
      Qoddobadaas ayadoo maanka lagu hayo ayaa lagu saleynayaa dal kasta intuu ka haysto. Meel aan daryeel caafimaad laheyn miyaa muran ku jiraa in hooyo iyo dhallaan badan ku geeriyoon karaan marka loo barbar dhigo dal adeeg fiican oo caafimaad dadkiisu haystaan.
      Hadda adiga iyo aniga iyo qof kasta Allaa naftiisa haya lkn waxyaabo badan waxa la sheegaa inay cimriga dedejiyaan:
      1. Hurdo badnaan ama hurdo yaraan midna ma fiicna
      2. Balwad sigaar iyo Alcohol
      3. Fadhi badan/ Jimicsi la'aan
      4. Werwer badan oo joogto ah
      5. Qof aan waxba akhrinin
      6. Keli socodnimo aan bulshay aheyn
      7. Qof mar kasta dhanka xun wax ka fiirsha ( Pessimistic)
      Allaa nafteenna haya gaalna ma sheegi karo waqtiga dhimashadeenna, lkn waa qodobbo cimrigaaga soo gaabinaya oo kugu ridi kara xanuuno iyo dhibo kale.
      Hadda inaad si fiican u fahantay ninkaas dhallinyarada ah ban rajeynayaa wll. From Garowe.

    • @ashiyadots2028
      @ashiyadots2028 Рік тому +2

      Jaahilnimadan aad jeebka kala soo baxdey iska daa. Qof walba xilligiisa ayuu dhintaa se waa la xisaabiyaa celceliska dadku ku dhintaan, taas baa lagu ogaadaa in waddanka dadkiisu da' hore ku dhintaan.

  • @anfacabdukadir7678
    @anfacabdukadir7678 Рік тому