RUNTA AAN ISKU SHEEYGNO.... | Naz Ahmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

КОМЕНТАРІ • 74

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 місяці тому +5

    Walayaal, gabadaan ka hadleyo iyo qisadan waxee dhacdee 4 sano wax kabadan. Gabadana waan Kala xarnay. Takalena magaceeda ma sheygin. My goal is not to talk about her specifically but to share what I learned about that toxic friendship.
    Waan isku dayay inaan la taliyo dhowr jeer. Markii ugu dambaysay ee aan sameeyo, way xanaaqday oo waxay bilowday inay i caaydo. Markaasaan go’aansaday inaan xiriirka jarno. Runtii waxaan rajeynayaa in fiidiyowgaan uu ka caawin doono inay fahanto meesha aan ka imid. Laakiin waxay ogtahay sida aan uga fikirayo dabeecaddeeda toxic ah.
    Magaceeda iyo qofke tahayna ma sheygin. My goal was to talk about toxic friendship and unfortunately its very common for women to talk about their marital issues with their friends. That’s why I used her example.

    • @munamohammed6588
      @munamohammed6588 2 місяці тому

      The best solution is to end the relationship. I cannot tolerate negative people in my life who have negative energy and dark thoughts👏🏼👑❤️💋

  • @user-by9qd6sd9z
    @user-by9qd6sd9z 2 місяці тому +6

    Waa sax wll lakin inaa saxibta kajadasho ma aha ha dhow video wey arki weyna kaxumaan waxan Kula wadagimayan iyadu saxib ey humumteda ushegato bey Ku aragta marka iyada sas tirinwaliga hadhohin. Qalbiga ilali thanks and keep going ❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +2

      Wllo Waan isku dayay inaan la taliyo dhowr jeer. Markii ugu dambaysay ee aan sameeyo, way xanaaqday oo waxay bilowday inay i caaydo. Markaasaan go’aansaday inaan xiriirka jarno. Runtii waxaan rajeynayaa in fiidiyowgaan uu ka caawin doono inay fahanto meesha aan ka imid. Laakiin waxay ogtahay sida aan uga fikirayo dabeecaddeeda toxic ah

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin 2 місяці тому +4

    NAZ xgaa ilama qurux badno in qof wxuu kugu aaminay si public oga hadadho ugu yaraan wxay ahyd in inaad si guud oga hasho si qofka qalbiiga u ilaalisdi

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому

      Wllo, gabadaan ka hadleyo iyo qisadan waxee dhacdee 4 sano wax kabadan. Gabadana waan Kala xarnay. Takalena magaceeda ma sheygin. My goal is not to talk about her specifically but to share what I learned about that toxic friendship. That’s it

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 2 місяці тому +4

    Masha allaah xaqiiq jihad baan nafteyda kula jiraa allaha nagu guleeyo aniga iyo kuwa ila midka ah mahadsanid abaayo ❤❤❤

  • @suhuurmxmed985yusuuf7
    @suhuurmxmed985yusuuf7 2 місяці тому +6

    Naas ale haku xidiyo ale haku barakeya ale haku fududeyo dhalitanka ciyal barakaysan ale haku siyo❤❤❤❤❤

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 2 місяці тому +6

    Pareil je suis une hypersensible sensible extravertie. Épanche émotionnel. J’essaye d’éviter les personnes négatives. Le plus difficile était la famille les membres de la famille dont tu ne peux pas t’éloigner. Subxanallah y’a de suceurs d’énergie positif.

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 2 місяці тому +7

    Wlhi the same story happened to me.
    Waxaan la dagenaa inan aan aad usaxib nahay qurbaha markaste wey calaacaleysaa uun waxaan dareemay iney nolosheydii burburinayso oo negative energy iga buuxisey waxaan goaansadey inaan ka guuro. Meelkalena waan degay alxmdulilah aad baan ugu faraxsaney inaan go'aankaa qatey❤😊

    • @Daganhajji2022
      @Daganhajji2022 2 місяці тому +2

      Wax loo dulqaadan karo maahan gaar ahaan qurbaha ayadoo boqol mashruuc qofka ku furanyihiin maskaxdiisu negative maba qaadi karto..

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 місяці тому +2

    Arintaas waan arkay waliba laba dumara ku arkay mid markay ninkeeda isqabtaan saqda dhexe ayay isoo wici ooy ninkeeda ka ashkatoon inta kale lkn asc imasoo dhahdo waataan layaabay mid ka lena ayadoo gabadh yara oo sodonkii gaadhin ayuunbay maanta dhan meeshanaa ixanuunaysa dhahaysaa qof wax kaqaldanyihiina uuma eeka waa lay sixray madax baa ixanuunaaya waa hadaladeeda hal mar ayadoo dhahaysa ALX ma arkaysid dumarka qaar Ayaan ku arkay

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 місяці тому +5

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ua-cam.com/channels/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q.html
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @Soodhawowsamia
    @Soodhawowsamia 2 місяці тому

    thats so true. Some people need constant supply and they have no intention of changing themselves or their situation. For some people the chaos becomes peaceful. May Allah protect us and guide us. Also, congrats on your 100k achievement sis! 🥰

  • @echajabeur507
    @echajabeur507 2 місяці тому +1

    Barak allah oufik ❤❤❤❤
    Tunisie à jerba je suis tout à fait d’accord qu’Allah te récompense
    Avec ta petite famille

  • @KowtharAhmed-c3t
    @KowtharAhmed-c3t 2 місяці тому +1

    Allah haku xifdiyo abyo adiga iyo caruurtadaba wax badan baan kaa faaidaa aniga ❤

  • @user-tv5xp6wf6n
    @user-tv5xp6wf6n 2 місяці тому +4

    Wa run naz dad badan oo sidas ah aya jira waxba kuguma kordhinyan wa in laga gabsado dadkas buq iyo warer bay kugu kordhin

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +2

      Waa sax wllo. Su fiican ayaad ii fahamtay

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 місяці тому +1

    Naz Ahmed that is great idea ❤ thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 місяці тому +2

    Jazak allhu khayr wlo qaliyey ❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 2 місяці тому +1

    Thank you Naz haa walahi waxan aqanaa dumar manta dhan kaga sheekaynaya wan qurux badnan jiray raga baa idaba yaci jiray iyo dadka dhan baa ixumeyay noloshooda dhan waxay kabilabataa kuna dhamataa alabta guriga tal sidee kubadalaa😂

  • @laila8091
    @laila8091 2 місяці тому

    Very good reminder sis. Although I can be a bit like that myself

  • @rumanmahamoud9409
    @rumanmahamoud9409 2 місяці тому +2

    Maasha allaaaha huno Naz Ahmed

  • @AlmaazDanteedgarad
    @AlmaazDanteedgarad 2 місяці тому +4

    Muuqaalkan wuxu iga hor yimid xilli fiican❤

  • @user-hz6kt5lj5r
    @user-hz6kt5lj5r 2 місяці тому

    Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin xiifdiyo bi jahi Mustapha ❤❤❤❤❤

  • @zenamohud
    @zenamohud 2 місяці тому +1

    Waan kugu racsnhe wlhye that's true sister ❤❤

  • @NajahAbas-jt3ww
    @NajahAbas-jt3ww 2 місяці тому +4

    That is true

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 2 місяці тому +1

    Those people are in the energy suck stay away from their drama all the time going on never Freids woman besides my twin sister you talk truth sis naz ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому +2

    MAASHA ALAAH. ABAAYO WAA RUN. IN. NOLASHA. LO FIIRSADAA

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 2 місяці тому

    Maash allaah walaahi kula mid banahay mar kaan arko qof walwalsan wan laa walwalaa

  • @user-zl7wp1yj4h
    @user-zl7wp1yj4h 2 місяці тому

    J'ai vécu la meme amitié avec une personne, à chaque rencontre c'était tout le temps de discussion très négative et comme je suis une hypersensibles je portais le poids de son énergie apres je me suis demandé pourquoi cette personne se plaint toujours de sa vie alors nous tous on a un problème d’une maniere ou d’une autre le pire si un petit bonheur m’arrive et qu’elle apprend elle changeait et elle pleurait et puis je perdait tout enfin notre amitié a pris fin alhmd

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 2 місяці тому

    Asc ....
    Nasteho waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i 2 місяці тому

    Hambalyo sweetheart 100k 🎉❤

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 2 місяці тому

    Marka ugu horeysa dumar badan in lala saxiiba maba fiicna
    Wana in aad isku filantahay kaligaa.

  • @emazzg
    @emazzg 2 місяці тому

    That’s true habibti wlhi Arintas darteed ayan ku Kala harnay my best friend sababto ah si walba aan u waniyo ma is badaleeso cabasho soconaysa 24/7 illa an garay Ina sideda umurgoodo o bilaabo Ina cawdo markas ayan goan sadey Ina xirirkena jaro kana amuso Since that day noloshayda way isbadeshay alhamdulilah. Wax wlba way I hagageen nolosha I furfurantay

  • @hawomuse7675
    @hawomuse7675 2 місяці тому +1

    Masha allah habo

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 2 місяці тому

    Ww dhiirigalinta inoo soo badi wll

  • @Ceebla7696
    @Ceebla7696 2 місяці тому +1

    Masha Allh keep going hnoh

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 2 місяці тому +2

    Ma jecli anba dadkaas😂 Markaba wan karahsada takale qof walba imtixaanadkiisa hayste ma qofba bila problem ah

  • @mouna5137
    @mouna5137 2 місяці тому +7

    I understand your point but you sound quite arrogant specially when you have mentioned the person who called you and told you private conversation. If this person is creating you issues just tell them but don’t come here and tell about them think the way she’ll feel when she’ll watch this video

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +2

      As I mentioned a few times in the comment sections. This happened more than 4 years ago. We are no longer friends and I told her how her behaviour was affecting me more than once. But she never wanted to change. So we decided to take our distance from each other.
      I also didn’t mentioned her name and she does know how I feel about that trait of her personality. So even if she watches my videos, this is no news to her.

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +1

      My intention wasn’t to talk about nobody’s business, but to talk about that type of toxic friendship. And I chose her example because it’s typical for women to talk about the marital issues with their friends.

    • @mouna5137
      @mouna5137 2 місяці тому +1

      Sorry I didn’t get through the comments section I just watched the video and I made the comment in base of what I heard anyway thanks for clarifying

  • @YelefishinkaQarankasomaliye716
    @YelefishinkaQarankasomaliye716 2 місяці тому

    Asc abaayo adoorali ah meeshad finanka ooga hadleysey aan dhagestey Ana sidaaso kale Ayaan noqdey dhaqtarka Ayaan utagey waxaa uu isoo siyey Roacctane hada Ayaana iigu horeysa markaan gogolgareeyeyna waxaa laiguyiri dhibaatadiisa ayaa badan kaniinkan dhaqtarkana wuxuu iguyiri waxkareen ah ma istacmaali kartid intaad kaninka wadid ama waxsaabun ah iiga soo jawaab plz

  • @sadushshire8299
    @sadushshire8299 2 місяці тому

    Mahadsanid wllo

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 місяці тому +6

    Hàddii àlle àwood ku siiyey ku hàmdi àlle dàdkànà ku cààwi ee hà kà sheekeyn fàdlàn

  • @ismahandeksan7492
    @ismahandeksan7492 2 місяці тому

    Thank you Naz

  • @hafsa720
    @hafsa720 2 місяці тому

    Thank you this is true

  • @Shukri418
    @Shukri418 2 місяці тому

    Waa runta abyo mahadsanid aniga ma jecli dhibka nafyayda dhan waa bedelmaysa maalinta qof cabanayaa arko marka waxaa fican in aad ka dhex baxdo dadka cabashada badan

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 місяці тому +1

    Wcs xabibti gaali ❤❤❤

  • @ismahanahmed4632
    @ismahanahmed4632 2 місяці тому +1

    Asc haboo ❤

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 2 місяці тому

    Insha. Allah. Runta. Aan. Sheegno. Waan. Isku. Insha. Allah. Waan. Isku. Shegaynaa. Xilikasta. Dhaman. Adanaha. Dunidoa. Dhamaanteyd

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 2 місяці тому +3

    Hi nas I’m first lol

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nafissaomar6192
    @nafissaomar6192 2 місяці тому +4

    Naz raali ahow walaashay lkn inaad gabadha sida uu expose garaysa maha waayo videogan markay daawato way iska fahmi inaad iyada ka hadlaysid...that hurts

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому +8

      Wllo I already told her I felt about her behaviour. And she is no longer in my life because she didn’t like when I told her her negativity was creating a lot of anxiety to me. Instead of understanding me she starting calling me hurtful names and cut me off. I’m my opinion she has toxic traits and it’s better to stay away from those people

    • @nafissaomar6192
      @nafissaomar6192 2 місяці тому +3

      May Allah protect you huuno ameen in sha Allah khayr

    • @HodanIbrahim-ds7hh
      @HodanIbrahim-ds7hh 2 місяці тому +2

      Wllo qaali malaaha waxa ka qurxoon inaad iyada waanada usheegto anaga markaad nooso gudbineyso qof walalaka dhaliishisa ha tusaale ha uso qaadan waa gabadh walashayaa uducee aduunku waa daarul intixaam waa iga waano khaldna ha ifahmi mahadsanid

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому

      Wllo Waan isku dayay inaan la taliyo dhowr jeer. Markii ugu dambaysay ee aan sameeyo, way xanaaqday oo waxay bilowday inay i caaydo. Markaasaan go’aansaday inaan xiriirka jarno. Runtii waxaan rajeynayaa in fiidiyowgaan uu ka caawin doono inay fahanto meesha aan ka imid. Laakiin waxay ogtahay sida aan uga fikirayo dabeecaddeed toxic ah.

  • @ifraaxkhalil8943
    @ifraaxkhalil8943 2 місяці тому +1

    Mahdsani hno ❤

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 2 місяці тому

    Waxaan aqaan qof 20 years later waxuu dareemayay wali ku dacwooda ma la dhihi karaa qofkaa wuu jiran yahay?

  • @ifraaxkhalil8943
    @ifraaxkhalil8943 2 місяці тому +1

    ❤️❤️

  • @IsmahanOsman-rr2nb
    @IsmahanOsman-rr2nb 2 місяці тому

    That is ture sister

  • @rachou3460
    @rachou3460 2 місяці тому +2

    J’ai remarqué sur tes vidéo tu parles bcp de tes « amies » ou famille « toxique » si ta un truc à leur reprocher dis leur en face je comprend pas pourquoi tu viens les afficher en public même si que tu mentionne pas leur nom eux peuvent se reconnaître..

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 місяці тому

      Excuse moi mais si je ne parle pas des gens autour de moi de qui dois je parler alors? Je partage mon expérience, comment puis je le faire si ce n’est pas à partir des interactions autour de moi. Je dois parler dans le vide? Tu dis afficher en public, personne jusqu’à ce jour s’est sentit visé car les gens qui me connaissent, savent mon franc parler.
      Le but de cette vidéo était de parler des relations amicales toxiques, et non d’une personne en particulier. Alors stp ne me parle pas d’afficher qui que ce soit en public. Car tu es carrément passer à côté de la plaque.

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 2 місяці тому

  • @qaalicadey3640
    @qaalicadey3640 2 місяці тому

    Gabar aan shaqo wadaag nahay maalin kasta negative energy gaas dhanka shaqada ah igala hadasha adiga shaqadaada ma dhibsanaysid miyaa qof damiir leh ma tihid miyaa saan ma lagu shaqayn karaa ayay mar walba i dhahdaa aniga wxn ku dhahy wan ogahay shaqada dhibkeeda lkn mxn ka qaban karaa jaliya in aan ka tago lee i banaan inta taas laga gaaraayo wan in aan is dhaafiyaa waxa socda lkn ayada kama daashabo in ay ka cabato waxyaabaha qaar ee shaqada kasoo wajaha ayada isku sababtay balse ma qaadanayso waxne kama bedelayso kaliya wey cabaataa un

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 місяці тому +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 місяці тому

    Victim personality weeye waaba toxic , dadka noocas ah waa layska jaraa

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p 2 місяці тому

    apyo ani video wan dawada marka dabecadada arkay dumar lama socon karti ama saxiib lama noqon kartid marka ina iska dhafto aya fican dumar saxiib maleh drama😂

  • @sadiyosharaf1318
    @sadiyosharaf1318 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @fosiyaabdi5031
    @fosiyaabdi5031 2 місяці тому

    ❤❤❤