ciidanka puntland guul bay gaadhen meel laso laabto majirto laakin madaxda puntland waxay wadaan caqli maaha oo oromo ictiraaf lagu raadiyo iyada kuisir guurin ee warsangeli dhulkisa haloo daayo wallahay siro badan iyo edbdaro badan ba jirta oo xata siciid deni bal hadikisi dib udhegeysata oo ahaa itoobiya dad ba uga baahanahay oo puntland wa dhul weyn hader dhulka jiilal soomliya ba iskaleh ee ma ajaab ba lagu wareejinaya wa yaabe
Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa dad aan Astaahilin in ay dalka Somaliya xukumaan baa hogaankii Somaliya gacantooda galey Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
Waxaan jeclaan lahaa in somaalidu ay kawaan towdo in ay madax weyne ugu yeeraan xasan sheekh, oo loojeedo sida uu u dhaqmayo oo ah jamhad beeleed yada kan ugu xun.!!
Waa inan is waydiinaa dagaalka ka dib dhulkaa Laga saaray argagixisada Inanay kusoo laaban karin Mise caadifadeena ayaa laga Faa idaysanayaa barina wxn Arki doonaa nimankasoo soo Laabtay iyagoo waliba sidan Manta ka awood badan ???
madaxda puntland soomaali wa wadan madax banaan suurto gal maaha in ajaanib puntland ladegijo warsangeli na dhulkisa isaga iskaleh xata haday dhoohanyihin ee horta saxa fikirkas dee hadi maamul gobeld layahay maaha idin soomali la isir guuriyo
Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa dad aan Astaahilin in ay dalka Somaliya xukumaan baa hogaankii Somaliya gacantooda galey Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
Allah ha uu hiliyo Mujaahidinta,geesiyada,shacabka iyo dawlada Puntland 💯🦁💪🏼💙💚
Puntland waxan urajeynaa guul xasan anakoo na fashiliyay ee iska ilaaliya walaalayaal ilahey ha idin garab galo
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
Insha allah dalkoo mida malin waa iman ❤
Mansha allaah gaylan ilaahay ha ku barakeyo
Mayee Alle ha ku duleeyo qabyaalad iistaha liita uffff
@@mohamudulusow3668 xnunka ku haayo mxa wye shabab ma thy 😅😅😅
ماشاءالله الله يحفظهم يارب العالمين
CIIDAMADA PUNTLAND GUULEYSTA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Marna Vila wardhiig lay dheha. Marna federalka no iman waayey
Bal isqabadsii😂 caac kama dhamato
ciidanka puntland guul bay gaadhen meel laso laabto majirto laakin madaxda puntland waxay wadaan caqli maaha oo oromo ictiraaf lagu raadiyo iyada kuisir guurin ee warsangeli dhulkisa haloo daayo wallahay siro badan iyo edbdaro badan ba jirta oo xata siciid deni bal hadikisi dib udhegeysata oo ahaa itoobiya dad ba uga baahanahay oo puntland wa dhul weyn hader dhulka jiilal soomliya ba iskaleh ee ma ajaab ba lagu wareejinaya wa yaabe
Argagixisada waa iskaga filantehe puntand iyo shacabeeda👍😊😊
Munafaqa HSM iraygi Dal xoreye waxaa uu kubadalay Dal xarashe,Gaylaan waxaan qabaan in wareysi qotta dheyr waxqabadka HSM Amniga horumarka wadashaqeynta Mamuladii shalay wada jiray, Mudda kordhinta iyo fashilinta CXD oo ah mid ah in lagu wada shirqolayay hayayadii dalka loo soi tababaray.
Hormoodka argakixisada waxaa u ah waa md dani dalka guushiisa waadani ❤❤❤ puntland power 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👈
Faaido aan kala fogayn somali ahayn xasan sheekh malaha
Garland guulays
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
Maya awelna lagama dhegaysan jirin xasan dal xaraash dibna loga dhegaysan maayo waayo hiiraan ba waa tuu hagrday waayo isaga argagaxiso ah xsan shekh puntland lkn iyadu ilaa suuj ilaa galgala ilaa calmiskaad waxay ahayd puntland hormuudka qudha ee somalia ka jira
Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa dad aan Astaahilin in ay dalka Somaliya xukumaan baa hogaankii Somaliya gacantooda galey Sheekha ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
Zxb awey hee soomaalidii damiirkaas leh wllhi marwalba isweydiya aniga arintaan
Gaylan ❤❤❤❤
madaxda puntland surtogal maaha in wadanka soomaliya laga dhex sameyo dowlad ajaanib iskudhex jira ee oromo dadka laba degto ee cagtay marisa
Xaaar firdhiye kwrrn
Dib udhaca dalka waaye xasan shiiq
Waxaan jeclaan lahaa in somaalidu ay kawaan towdo in ay madax weyne ugu yeeraan xasan sheekh, oo loojeedo sida uu u dhaqmayo oo ah jamhad beeleed yada kan ugu xun.!!
🤣🤣🤣🤣🤣Oo ma Deni logu yeeri
Hassan sheikh waa madaxweynaha dalka diid ama yeel deni baa doortay haka xaabxaabiyo mnta😂
madaxweyne Xasan shiikh wuu ku fashilmay hogaaminta dalka
puntland maaha meel khiyaaligu kashaqeeyo
dowlada soomaaliya daacad kama ah in argagixisada laga cibtiro wadanka ee wiilka siyaad bare hala doorto soomaliya dib hauso nooleye ilaahay idinki
puntland waxay rabtay in puntland oromo lagu beero iyo ajaanib kale tiibana argagixiso uskubedeshay wana sababta puntland oromada hooy ugu noqotay
Mxaaa kaaa gly siilbhnte
madaxda Allahino hagajo
❤❤❤❤❤❤❤
Warkii uu MW trump uu ugu hambalyeey Dawlad Gobaleedka puntland dagaalka daacish ee buuraha maxaad kuu diiday in aad dagaystayaaha kugu xiran ula socodsiisay
Soomaaliya hanoolaato sxb
Waan ka dhageysaneynaa waana ognhy cida la dagaalantay shabaabna waan ognhy hana marin habaabin shacabka
Armaajadii abiina nagu soo noqon meyso
Wax laga qorayo majirto xasan shekh
waxanoocaa ahaa buu danay doortay kawaran
xasan sheekh madaxweyne maaha waxana lawada edb daro ah in dowlada federaalka maamul goboled loo badelo wa dhaqanka dadka waal waalan
Adiga wariye sax ma tahay mase lagu dhagaysanaya wayo dhaxdhaxad ma tihid
S
Waa wariyaha kaliye runta ka hadla isla markaana dhexdhexaadka ah
Waa dal dumiye
Reer puntland, dawlad Somalia majirto mana soosocoto, katashada oo isku tashada.
😮
Alshabaab ha cirib tiro
Wariye daacad ah
Putland ilaahay habara keeyo
Ciidan iyo shacaba
PuntLand Force AbtiyaaL guuLaysta💪
Hadii xasan bilaabay in ninkasto dhulkiisa xoreysto maxaa diidayo ciidada u dhashay beesha daarood oo ku dhamaanayo shabeelada dhexe ka soo baxaan aadaana punland sida ciidanka gorgor kuwii elatareya ilaa 1970 askari oo mareexaan majeerteen ah yaa joogo shabeelada dhexe waxaana ku 879 Askari oo daarood ah dhulka xasan dhiiqo adeer daniyow dhaqaale waad haysta ka Saar ciidanka daarood mamulka xasan sheekh ilaa runta la isu sheego walaan rag la iska celi nenin
Bacaa habar tawas
puntland iyada ajaanibta rabta oo ictiraaf kuraadin rabta waleba dhulka warsangeli yacni dhulbahante iyo warsangeli dhulkoda waxa kala saxiixday puntland iyo snm wax garsoona maaha welibi horgalo dhulbahante iyo warsangeliya kashaqeeyay iyo majeerten iskujira
Freee siilbhnte
Hassan munaafuq isagaaba argagaxiso ah,waayo dagaalka daacad kama ahan ee waa mashruuc uu lacag ku raadinayo ,ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
Cali jeyte asagu ma toosh marwalba beeteri lagashadaa
Markuu xumaadana latuuraa
Hhhh
Warjiraaba cakaar
Uu iman
Waa inan is waydiinaa dagaalka ka dib dhulkaa
Laga saaray argagixisada
Inanay kusoo laaban karin
Mise caadifadeena ayaa laga
Faa idaysanayaa barina wxn
Arki doonaa nimankasoo soo
Laabtay iyagoo waliba sidan
Manta ka awood badan ???
2 sano ki uku jiray waxa la hedeen waa qatar waxaa hubena qabaail io aflagado mantana idinka qela zxp dagalkina waa qabil ilaa aad kii shabab tagerta tabarta meshey ku gedo an aragno
madaxda puntland soomaali wa wadan madax banaan suurto gal maaha in ajaanib puntland ladegijo warsangeli na dhulkisa isaga iskaleh xata haday dhoohanyihin ee horta saxa fikirkas dee hadi maamul gobeld layahay maaha idin soomali la isir guuriyo
Freeee siilbynte
Xasan Sheekh waa idinka yaabiyey, halkaas ka wad madaxweyne yaaba yaab ha dhalo hana dhakafaaraan kuwa kugu mashquulsani.
Mooryaan xasan xaraash qaran asaaba shabaab ah rooboow wasiir ka dhigtay ciidanka qaranka shirqool ku dhameeyay
Xasan Dal-dumiye
Nothing ayuu noqday in wax laweydiiyo ma.aha Odayga
Dagaalkan argagixisadu waa
Siyaasad meel walba waana
Inan fahanaa dhalinyarooy ?
Waxan ognahay in hadii si
Dhaba loola dagaalamo iny
Ku qadanayn 1 sano lkn wxn
Aragnaa inan la rabin ????
Boowe putland wa isku filantahy😂😂😂
Cabaadka iyo wan isku filananahy bal isqabadsiya.
Bedmboode gaylan nages farmajo uf
Putland somalia ma ah
Dhilo siiilbhnte ah o fardawsomuuse wadata ka ooyeysa meesha mxaaa siilbhnte pl ka gly
Gaylan qabyaalad
Dalkaga duco ayuu kaaga baahanyahay
Yaa wax kaa weydinayo adiga cuqdadyahay yuurarta
Daarood oo idil nama barayaan caqligii liitay
Hasan ma rabo puntaland iyo daarood dhan wuxu rabaa tuuganimadiidu iska wato
Xasan waa tuuk islaamka iyo gaalada oktahay
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
Xxx