Djibouti: Kooxdii Xarbi iyo Heestii Bisha tani ma Juun baa Ma balaayo reeb baa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2018
  • Brought to you by Assajog Studio & RTD
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 293

  • @somaliyaasalahhawiye2559
    @somaliyaasalahhawiye2559 5 років тому +84

    Rer Djibouti jiro joga ❤️from somaliya
    Ciise land Allah idin ziyadsho

    • @abdourahmanmohamed8324
      @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому +14

      Yesss Cisse land kuso dawada darta ilbaxnimada hoyiga Somaliyeed 🇩🇯

    • @neimamahamoud4145
      @neimamahamoud4145 4 роки тому +10

      Somaliya Asal ah ! Hawiye wa ruunta wa cisse land anagu somalinimada ma didno 😌

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 роки тому +3

      Allaha ku sharfo ina abti

    • @quruxfahima5268
      @quruxfahima5268 2 роки тому +1

      Amin thanks wll

    • @demabdillahi
      @demabdillahi 2 місяці тому

      Amin machallah ❤ vive somalia 🇸🇴

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 5 років тому +54

    Reer jabuuti abaal wayn baan u haynaa Hiil walaal
    Viva shanta soomaaliyeed🇩🇯🇸🇴😍

    • @aminaambar9047
      @aminaambar9047 3 роки тому

      0⁰00

    • @aminaambar9047
      @aminaambar9047 3 роки тому

    • @yahyastudio
      @yahyastudio 3 роки тому

      Walalaha dhiiga somalia one love

    • @ahmedasad-zq7xo
      @ahmedasad-zq7xo Рік тому

      Waad Mahadsantahy wll Annaguba Abaal Aad iyo Aad u balaadhan Ayaan idi n Dhamaanteen walaalo Ayaan Nahay Waana inaan Ilaalino Soomaalinimada

    • @user-sk5cs1qz1w
      @user-sk5cs1qz1w 2 місяці тому

      Welcome zxp 😅

  • @wariyewiiljalalaqsi7855
    @wariyewiiljalalaqsi7855 3 роки тому +87

    I love my beautiful people Jabuuti from somalia Xawadle ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @warsamakiller5688
      @warsamakiller5688 2 роки тому +6

      Thanks and sorry for late reply

    • @warsamakiller5688
      @warsamakiller5688 2 роки тому +7

      From Djibouti

    • @kadirismael6587
      @kadirismael6587 2 роки тому +3

      We love somalia 🇸🇴❤my second country

    • @nihakila8950
      @nihakila8950 Рік тому +4

      We love you too we belong somaly, but please forget qabil. It s not appropriate. This song is singing specificly for unity. ARAB afar and somali. One DJ.

    • @calisomali9721
      @calisomali9721 Рік тому

      1~•

  • @saytuun10
    @saytuun10 2 роки тому +37

    I love my reer abtiyashey viva Djibouti 🇩🇯 agoma koriya

  • @user-bo9qq4ql2t
    @user-bo9qq4ql2t 5 місяців тому +8

    I love my people and my country love Djibouti jano ❤❤❤❤

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +32

    Vive Djibouti Vive Ciissaland 💪💪🇩🇯

    • @kadirismael6587
      @kadirismael6587 2 роки тому +3

      No qabiil plz

    • @affio6916
      @affio6916 Рік тому +2

      Vrai à dire wallahi 🇩🇯🦁🇩🇯🦁🦁🦁🇩🇯

    • @jetiraisbien2615
      @jetiraisbien2615 Рік тому

      Oui vive cissaland j suis très fier de mon pays et des combattants CISSA qui nous ont léguer cette héritage aux mains des ennemis, ces pervers colonisateurs qu'est la france

  • @nuruahmedi9069
    @nuruahmedi9069 4 роки тому +19

    Jabuuti Wan jeclahay heesahooda

  • @maamulemaamule2234
    @maamulemaamule2234 6 років тому +27

    Bishatani majunba mabalayo Reeba sanad kuna ma baqde masideda buxdo sadex lagu bireyo subag logu biifa ereyo macan guul jabuti

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 5 років тому +11

    Duullaan shisheeyiyo
    Cadow kuma turraansado
    Jabuutaay🇩🇯🇸🇴❤
    Shantu waa walaalo.

    • @abdourahmanmohamed8324
      @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому +1

      Gal iyo Gumeysi aya nakala kaheye wllo lakin wadan kaliya nahay 🇩🇯🇸🇴 inshallah the great Somalia weey sonoqan

    • @nurabdi5521
      @nurabdi5521 4 роки тому +1

      Guul walal somalliyaad jabuti aad baan eediin jacallaahaay from putland somalia bosaso

  • @quenmalabo942
    @quenmalabo942 3 роки тому +18

    My second homeland ✌️ heestan waxa dhegaysanaya 18-06-2021

  • @housseinmohamed6877
    @housseinmohamed6877 3 роки тому +7

    Ma cher patrie, mon amour, ma vie inchallah ilahey haku barakeyo jabuuti janno

  • @Suhaybmuumin-wv2pm
    @Suhaybmuumin-wv2pm Рік тому +3

    Waaw my motherland🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @miguilabdillahi7507
    @miguilabdillahi7507 2 роки тому +4

    Vive mn pays natal djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @unlockedmedia3589
    @unlockedmedia3589 3 роки тому +9

    Happy birthday jabuuti noolaada aamin

  • @LadanAhmedgeudi
    @LadanAhmedgeudi Місяць тому

    ❤❤❤❤ I'm Ibrahim from m'y sweet home DJIBOUTI 🇩🇯
    Happy Indépendante Day

  • @LadanAhmedgeudi
    @LadanAhmedgeudi Місяць тому

    ❤❤❤❤ I'm Ibrahim from m'y sweet home DJIBOUTI 🇩🇯
    Happy Indépendante Day ❤❤❤❤❤

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 2 роки тому +4

    sanad guuro wacan reer jabuuti iyo kooxda xarbi ee aan aad u taagero kooxda shidan hargeysa somaliland
    05.06.2022

  • @mouhyadinmed694
    @mouhyadinmed694 6 років тому +22

    Machallah my bled my home my Djibouti my love my qalbikayki wllji waan jaclehaay Djibouti merci bcq frère assajog

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 4 роки тому +19

    i love walala heyga jabuti from somalia

  • @abdourahmanmohamed8374
    @abdourahmanmohamed8374 Рік тому +3

    Ma patrie Djibouti 🇩🇯 macaan ❤

  • @dahernazar280
    @dahernazar280 Рік тому +5

    Mon papa daher djama kamil de la troupe harbi long vie a toi

  • @lanebrown2605
    @lanebrown2605 3 роки тому +23

    Vive Djibouti 🇩🇯 pays connu dans le monde entier ainsi que groupe xarbi all the best

  • @maamulemaamule2234
    @maamulemaamule2234 6 років тому +58

    I'm from jigjiga I love jabuti my people

  • @abdikhalifa8999
    @abdikhalifa8999 3 роки тому +6

    Masha allah dadkygi happy indépendance day my home djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @adennastehoilsan8912
    @adennastehoilsan8912 4 роки тому +16

    Vive Djibouti ✊👏❤mon pays natal

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 3 роки тому +8

    koxda ugu qurux badan heesaha markaad eegto

  • @yasminemoussaali6072
    @yasminemoussaali6072 4 роки тому +11

    Jabouti Jannoo Allow no hafide

  • @medhoch9233
    @medhoch9233 Рік тому +6

    Machallah que le miséricordieux nos préserver nos pays ❤❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 роки тому +13

    Heesaha gopanimada lagu xuso ta Aan ugu jeclahay waa heestan.

  • @waiswais5526
    @waiswais5526 4 роки тому +10

    Ma Djibouti on t’aime on va t’aime vive notre pays

  • @AyanKalil-uf4ff
    @AyanKalil-uf4ff Рік тому +1

    Happy indepance day me contry Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @bnki9674
    @bnki9674 Рік тому +2

    Waan ku faraxsanahay nabadda aynu haysano ❤ raabiyo noo wasici 🎉 bonne fête d'indépendance 2023 I'm enfants du pays 🇩🇯

  • @lulamussa7122
    @lulamussa7122 3 роки тому +8

    Ça c'est mon pays🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋💋❤

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 років тому +99

    LYRICS
    Bishatani ma Juun baa ?
    Ma balaayo reeb baa ?
    Sanadkunaa ma baaqdee
    Ma sideetan buuxoo
    Saddex lagu bireeyoo
    Subag loogu biifaa ?
    Ma dharaartii baaqiiyoo
    Runtu ay bislaatee
    Indhihi basaasiyoo
    Qalbigii bukaan qabay
    Calankeena baygale
    Bayaan ahaan u aragnee
    Farxad lala balaadhaa ?
    Ma dharaartii boodhkiyoo
    Budulkii ka toostee
    Beeshu ay xorowdaa ?
    Ma dharaartii baahi iyoo
    Balo laga xijaabtee
    Xoolaha bariisigaa
    Barqo dheer an maalnaa ?
    Ma dharaartii beentiyo booli cune
    Dadkay kala baheeyeen
    Loogu baaqay nabadee
    Farxad laysku booqdaa ?
    Ma dharaartii baladiyoo
    Basanbaas xumaantii
    Buuggeedii laabnee
    Dowlad buuxda aan noqonee
    Aduunyaduu na barataa ?
    Badh badhaadhnay Calankeenaa
    Badh Badhaadh leh x2
    Waa barwaqadeenaa
    Waa barwaqadeena Bisha Juun
    Waa badhaadhaheenaa
    Waa boodadeenaa
    Waa boodadeena Bisha Juun
    Waa bixitinkeenaa
    Calanyahow bil dhalatiyoo
    Bilic waxaad wadaagtaan
    Waagoo bardaadoo
    Cadceeduna ay soo bixin
    Baddu heema leedahoo
    Fad baruurya ah oo da'a
    Baalaha la soo boxoo
    Barkan yihiin falaadhuhuu
    Barwaaqada dhulkeeniyoo
    Blu-caddaa la midaboo
    Ku biirsaday caddaanoo
    Xidig dhiig ku bilanno
    Biya dhahab la moodaa
    Badhtankaagaa lagu dhigay
    Inuu kaa badbaadin
    Calanyahow wixii ba'an
    Ciidankaaga buuxaa
    Balan kuugu qaadoo
    Beel-daajahaaga
    Baradaad ku nagidahay
    Bayaan kugu sahanshoo
    Nabad nabad kuugu baaqee
    Cadow kaama baqaysidee
    Dabaylahaa bulxamayaa
    Bariidadaa ka qaaddoo
    Naacowda loo boggay
    Baalaha usii daa
    Ereyadii AUN abwaan Cali Diiriye (Cali Gaab) iyo codkii kooxda xarbi

  • @wizmichelmartinez71
    @wizmichelmartinez71 4 роки тому +25

    Vive Djibouti mon pays ❤😙👑😭❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
    @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj 2 місяці тому +2

    Jiir oo joog HARBI, Amin !
    Vive l Armée Nationale Djiboutienne ! AND !
    Vive la République de Djibouti ❤ !
    Vive l'Afrique !❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ !

  • @oumalkairefarahguireh880
    @oumalkairefarahguireh880 5 років тому +40

    Très nostalgique en entendant cette chanson.

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 роки тому +4

    Vive sjibouti bientot anniversairw 27 juin 44 eme anniversaire mashallah 👄👄👄👄❤❤❤❤

  • @libanosawled9178
    @libanosawled9178 4 роки тому +8

    Machallah force arme Djiboutienne avec de dans le madame kadija abdillahi badar ma tata

  • @lunicitedallahswt8385
    @lunicitedallahswt8385 3 роки тому +15

    ALLAH EST INÉBRANLABLE À DES MILLIARDS ET DES MILLIARDS ET DES MILLIARDS DE FOIS À L ' INFINI !
    DONC , Oui , nous sommes devenus de musulmans à part entière 100% pure
    Et les Mondes entiers nous ont connus y compris LES NOBLES MESSAGES D ' ALLAH ( EXALTÉ SOIT - IL ) LES ANGES PAIX SOIENT SUR EUX !
    MashaALLAH quelle célébrité !
    Quelle noblesse !

  • @ifraahabdi3620
    @ifraahabdi3620 3 роки тому +4

    Walalaheyna aan jcelhy heer jabuuti guulbaan idin rajeyna

  • @ilyasmohamed6721
    @ilyasmohamed6721 Рік тому +3

    Nostalgia missing every June 27th I miss my Djibouti my home alot as well vive le Groupe Harbi l'armée Nationale

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +4

    27 jun xuriyada qaten Congratulations

  • @MukhtarHassan-xs7ji
    @MukhtarHassan-xs7ji Місяць тому

    Djabouti waan jecelahy iyo soomali ❤

  • @asmadheeman8091
    @asmadheeman8091 3 роки тому +8

    My lovely country Djibouti jano🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 Місяць тому

    I love my country vive la république de Djibouti ❤❤❤❤❤❤

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon. Рік тому +6

    Waan ka xorownay gaaLkiii cadaaa, waxa inoo hadhay inayno ka xorowno guumaystaha Dhiigeena ah. Joyeuse fête d'indépendance à tous les djiboutiens du monde. Big love à tous mes compatriotes depuis rouen Normandie, france. ❤

    • @loukmanalhakim1248
      @loukmanalhakim1248 Рік тому

      Fait attention ⚠️ yarowe

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Рік тому

      @@loukmanalhakim1248 t'es qui pour me parler ainsi ? Va te faire ailleurs.

    • @Ayanita110
      @Ayanita110 2 місяці тому

      Je suis très malheureuse de avoir un méchante comme toi , nous somme ici en paix et un seul peuple pas des gumeysii

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Місяць тому

      ​@@Ayanita110 premièrement tu me connais même pas et tu me traites de méchant ? Secondo, ai-je parlé d'un manque de paix ? Quel esprit médiocre !

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 років тому +6

    Machallah group Harbi ARMEE NATIONAL DJIBOUTI TOUS ET toutes Djiboutiens filles GARCONS INOLOWDAAS

  • @safasouleiman6492
    @safasouleiman6492 6 років тому +29

    My homeland 😘😘🇩🇯🇩🇯❤️️❤️️💯💯🙏🙏

  • @abdisamadahmed1606
    @abdisamadahmed1606 4 роки тому +7

    Walahi wa hes dhiga ko dhaqajinaysa cida ka dalkayga gool ayan o rajeynaya

  • @SoumeyaInaOmarMoussa-qe9it
    @SoumeyaInaOmarMoussa-qe9it 2 місяці тому

    Vive Djibouti ❤mon pays natal

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 3 роки тому +2

    Inta sanad guurqda owgeed usoo booqatay 👍👍👍👍 likta iisaara

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 2 місяці тому

    Maasha alaah kooxda warbi guul❤❤❤jabouti guul❤❤❤mudane ismaaciil guul❤

  • @SalmaSalma-ld5xk
    @SalmaSalma-ld5xk 2 роки тому +4

    Je suis Djiboutien je besoin mon pays Djibouti toujours félicitations mon armée Djibouti

  • @moumou8252
    @moumou8252 2 роки тому +4

    dowlad buxda noqonee adunyadu na baarataa vive nos drapeau

  • @zahragouled9125
    @zahragouled9125 Місяць тому

    I love ❤my cidan somalia

  • @AliAden-xy2ty
    @AliAden-xy2ty Місяць тому

    J'aime beaucoup mon pays Djibouti tu es notre vie ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @fathiaosman8188
    @fathiaosman8188 2 місяці тому +1

    I love you Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @Abdi1856
    @Abdi1856 Місяць тому

    Djibouti la terre des braves et nous oublions pas l aide que la grande Somalie nous a donné

  • @tatstats3223
    @tatstats3223 Рік тому +1

    Nolada TOUT les djiboutien et djiboutiennes 😍🥰😍😋

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    I love you hilib ki leyga beray jabuti Jirkena isku yalo

  • @cabdiqaboojiye591
    @cabdiqaboojiye591 5 років тому +7

    mashallah vive notre country Djibouti long life

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 3 роки тому +6

    Tiktiko hees walbo l iloway way kalkicin yaa ilmdah tiktiko ku soo arky heest int hore

  • @abdiidris2332
    @abdiidris2332 3 роки тому +3

    Heestan usbuci mar ama laba jer ayan nagaysta. Allow dalkena ino xafid, umadaydana duliga kaqad.

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 2 місяці тому

    Kooxda xarbi guul❤❤❤iyo gobonimo

  • @hibomoudsimane922
    @hibomoudsimane922 6 років тому +7

    Vive my patrie vive aussi nos heros ki defend ntr drapeaux ainsi ntr patrie

  • @salmaabdi5142
    @salmaabdi5142 6 років тому +10

    masha allah ma partrie my homeland long life

  • @moubarekbarrehassan8220
    @moubarekbarrehassan8220 3 роки тому +2

    Ma Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇩🇯❤❤🇩🇯🇩🇯❤🇩🇯

  • @moussahassan9546
    @moussahassan9546 3 роки тому +4

    Mashallah guul my home peace and lovely

  • @mohamedyoussouf1819
    @mohamedyoussouf1819 2 роки тому +4

    je t aime mon pays, Djibouti pays des braves

  • @karaomar8142
    @karaomar8142 Рік тому +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️HBD MY BEAUTIFUL COUNTRY WISH YOU PEACE and HAPPINESS

  • @nicolaskaderpitbull3454
    @nicolaskaderpitbull3454 3 роки тому +2

    Ce seul chanson ke j aime tt le temps, j adore ce scène

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 3 роки тому +3

    xasuus igu qaali ah xudunteydu halkey ku asantahay inkastoon kasoo fogahay waligey ku xasusan doona my homland

  • @solnad1
    @solnad1 Місяць тому

    Jabuti jano agoon koriyaye Alaha ku xafido reer Jabuti barwaqo iyo Baash bash ku nolada meelkastood joogtan qayrkin Gadha oo Horay u soocda no qaabil sumaada Jabuti oo qudha ha ina midayso

    • @solnad1
      @solnad1 Місяць тому

      4:19 ❤ REP OF DJIBOUTI

  • @mohamedmuktar6244
    @mohamedmuktar6244 2 роки тому +1

    Nabad allaha idin daayo reer jabuuti

  • @galalsaid3900
    @galalsaid3900 18 днів тому

    C etais la 1ere fois devant le public que ali dirieh

  • @admahahmedadmah5368
    @admahahmedadmah5368 Рік тому +1

    My home Djibouti 🌍

  • @abdiibn-said7343
    @abdiibn-said7343 3 роки тому +5

    Inshallah...Soon Djabouti, Somali kenya, Ogaden will all join Somalia......AMIN

    • @zakiabdo6519
      @zakiabdo6519 2 місяці тому

      No we don't wanna join you

  • @XamudXamudsxb
    @XamudXamudsxb Рік тому +1

    Vive Djibouti ❤mÓn pays❤

  • @hamzahoussein8661
    @hamzahoussein8661 2 роки тому +2

    Proud of that ☺️ my home land

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 роки тому +2

    Bischa tanni maa JUINBAAA MAAA balawoo reeb raab Sanagou maaabardaii 8OBOURWOO SEDEX LAGOUBIRAIHYER SOUBACK LAGOUBIIIFAAA ADOWGINOUS HAA JAABOO DHAMANTIIS IIL HOUNNE NIMAA HARAKTOOOO NILIMA HOUNOOOO NILIMAA WORWOOOOOOO BOYS&GIRLS BRAVELY BRAVESMY HEROES LONG LONGUENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 4 роки тому

      😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 3 роки тому

      GRONTUALATIONS FELICITATIONS HAMBALLOS my group HARBI Armee NATIONAL REER DJIBOUTI INOLOWDAS HORREYHOUSSOdaass INOLOWDAS

  • @AminaHoussein-te6di
    @AminaHoussein-te6di 2 місяці тому

    Mon pays mon sang ❤❤❤❤❤j'aime mon pays 😊😊❤❤❤ notre président aussi et notre arme Djiboutienn ❤

  • @ibrahimifrah8887
    @ibrahimifrah8887 Рік тому +3

    Respect mon pays et nos cher armés ❤❤❤❤❤❤

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 4 місяці тому

    Ce sont chansons patriotique mais il faut pour nos futurs generations les i croient

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 роки тому +5

    Ma dharaarti boodhkiyo budulki ka toosnee beeshu ay xorowdaa.
    Heestan xasuus khaas ayay mudantahay

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp Місяць тому

    Nollow le chef d etat major des armees zakariah cheikh ibrahim

  • @rayalahaabdiga8588
    @rayalahaabdiga8588 Рік тому +1

    Congratulation my country Djibouti I love you my country

  • @dinimohamed4543
    @dinimohamed4543 Рік тому +1

    "Enfin,la RTD,pour une telle belle diffusion."

  • @hodanismaciil7377
    @hodanismaciil7377 Рік тому

    Dadkaygiiiii layga beerow 🇩🇯

  • @qalbinoor902
    @qalbinoor902 Рік тому

    D jabout hadan dhiman Mar waa idiin so boqaan Inshallah hiil walaal

  • @abdourazackmouhoumed
    @abdourazackmouhoumed 8 місяців тому

    The best army of the world !
    The best infantry !
    Best military doctrine. Period !

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    26 Jun and 27 Jun proud of him somali and jabuti

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому

    Todobaadka xorriyadda shantii soomaaliyeed 3 ka mid ah hambalyo soomaaliya qaybtii igariiska ka xorowday 26 juun,hambalyo 27 juun qaybtii faransiiska ka xorowday walaaleheen reer jibuuti iyo 1da july oo maalintii midowga iyo xornimada qaybtii koonfur ee talyaani ka xorowdayku oo nagu soo fool leh 5ta soomaaliweyn hambalyo.

  • @issahak85
    @issahak85 4 роки тому +1

    Bishi balayadii dabadheer rebtay ba .
    Ma bishi shaydanki dishay ba
    Ma bishii cadceedu iftiimiisay geeyigan ba.

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 4 місяці тому

    Ali dirieh une legende comme le président le voulait

  • @neimaahmedjama9726
    @neimaahmedjama9726 5 років тому +4

    My home 🇩🇯🇩🇯

  • @yasmiinyare166
    @yasmiinyare166 Рік тому +1

    Vive mon pays natal 💞💞💞🤲🤲🤲👋👋🤗🤗

  • @abdillahisaidossob3284
    @abdillahisaidossob3284 2 роки тому

    Alxam dulilah dawlad iyo dad jira nehay ’ ilaahow noda cidamadayada. Haa nolato jalousie iyo Président ISMAËL OMAR GELLEH .

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому +2

    Beautiful people and great songs

  • @mohamedfarahadaweh1970
    @mohamedfarahadaweh1970 Рік тому

    Masha allah dawlaad buuxda an noqonee adunyando nabarataa