DEG-DEG Prof Abdiwahab Sh Abdisamad oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Canfarta lagula Jiro - Guul DDS.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 71

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 5 днів тому +6

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 днів тому +11

    Immaradka waa Cadowga Calamul islamka siiba waa midka Sudaan burburinayo,Dirdhabo Haraar iyo Hawaas iyo deganada 8 sano.xasuuqa Canfarta kawadey.

  • @DudubHufane
    @DudubHufane 3 дні тому +1

    Hagaag!
    Waa saadaalin wanaagsan oo wax badan muujinaaya.
    Professor Cabdiwahab cilmiga iyo aqliga Alaha ku barakeeyo.
    Allaahuma Aamin!

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 днів тому +4

    Soomaalida dhulkeeda haloo nabadgesho bas

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 5 днів тому +3

    Xaqiiqda waa sida brafasorka uu noogu cadeyay. Waa brafasorka kaliya somalidu ama africa ay ledahay waa gesi runta aan kagaban allaha kuxafido Ayaan kuleyahay

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 2 дні тому

    Greate scholar .

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 5 днів тому +1

    Waa yaab wallahi, walaisdhacaya 😢😢😢😢😢

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan 5 днів тому +1

    Taas ayaa ugu dhaw

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj 5 днів тому +1

    Sstv moderator should listen rather than making conjectures.

  • @taajirabdillahi9709
    @taajirabdillahi9709 2 дні тому

    Aay batahay cabdiwahab

  • @AbdillahiAyehAyeh
    @AbdillahiAyehAyeh 5 днів тому

    Macha allah

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 5 днів тому +2

    Ma sha Allah wa wadani dhab ah Allaha ku xafido Dr abdiwahab. Weliba somali deeganadeda o dhan wa lagu so duuley xabibul malayin Rabbi somali ha u so cesho.

  • @siyadadan9307
    @siyadadan9307 5 днів тому +1

    ISKA ILOOW SOMAALI KUDAYO ISAAQ IYO HAWIYA IYO CIISE

  • @ibrahimadendahir932
    @ibrahimadendahir932 5 днів тому +1

    Aad iyo aad ayaan uga xumah 4:48 ay wax aqoon ah u nalaha degaanka uu doonayo in uu wax ka sheego

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 дні тому +1

    Ciisow ha ka qayb galina shirka Nairobi ka dhici doona waxaa ka dambaysa dawladda Ethiopia si loogu burburiyo halkanka galbeedka Gobolka Sitti

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj 5 днів тому

    Mr moderator really you are helping. Would you make short questions and listen. You are highjaking the discussion.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 5 днів тому

    ALLAH burbuuriyo imaraad waa cadowga islamka

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 5 днів тому

    Wa barafisoor caqli badan dalkisa unaxaya

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 днів тому

    Soomaali ayaale jabuuti canfarta Soomaali ayaa kabadan

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 5 днів тому +1

    Maxaad hada ka hor soomaalida markii la baro kicinaayay ee la laynayay uga hadli waydeen

  • @aminabdikadir7796
    @aminabdikadir7796 3 дні тому

    Professor Waa lee xire aa la dhaha😅

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 дні тому

    Dhulka ciise Ethiopia raacinayaa ilaa Qabriga sheekh ciise:

  • @DGul-hf2yw
    @DGul-hf2yw 5 днів тому

    C'est une guèrre par procuration qui risque de mettre en danger la sécurité de la région.

  • @taajirabdillahi9709
    @taajirabdillahi9709 2 дні тому

    6:11

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 2 дні тому

    Cabdiwahab cabdisamad iyo faarax macalin cabdiraxmaan bashiir waa halyeeyo ilaahay hanoo xafido

  • @hassanissa6355
    @hassanissa6355 5 днів тому

    Markii cafarta iyalka ay dilahey iyad hadlahayd

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 дні тому

    Hoyaadaa baa ka talinayso wecel somali ah.

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 5 днів тому

    AXMED YAASIIN ADEER KEEY WUU IDINKU WAREERAY KALAMADAHA ENGLISH KA SOOMALI UGU BADAL WAA MAXAY SCENARIO? WAA MAXAY DEMOGRAPHIC CHANGE

  • @anasyassin7181
    @anasyassin7181 5 днів тому

    Midi iiga hoo jabuuti siidaad moodeen maahaa hooreyba waa naaloso weeraray waanan guuleysanay, midaakale dhuulka laagu daagalamayo maahaa dhuul cafar ee waa dhuulkii somalida, maarka waa inn laaiisla faahmo inn loojeedo amaa laa doonaya oo kaaliiya dhuulkeena soomaliyed

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 дні тому

    i Ciise Ethiopia ka taliyaa Wecel somali ah.

  • @garada6921
    @garada6921 8 годин тому

    ILAAHAY UMADAHA IYO DOWLADAHA ISLAAMKA HAKA KOR QAADO SHARTA UGU WAYN EE ISLAAMKA WAA KUWA XUKUMA WADA MADA KHALIIJ KA OO UU KOW KA YAHAY EUMAARTI IYO KUWA BOQORADA ISKU SHEEGA KUWAAS OO LOOSOO ISTICI MAALAYO WADAMADA SUUDAAN FALASTIIN LIIBIYA YAMAN SOOMALIYA EITHOOPIA DHAMAAN WAXA MASIIBADA NAGU AH EE LAGU WADO DALAL KAAS

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 днів тому +1

    Profesor Abdi Samad Allaha kuxafido,Aqoonyahan wadani ah,

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 5 днів тому

    Waxaan u baahan nahay foundation account for the institution to engourage them

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 5 днів тому

      Meey iskaa wax u qabso u shaqeeyaan, maxaa niman dheregsan lacag loogu ururin?
      Lacagta hala siiyo danyarta dabka aanan shidan. Ma NGO baa na mooday?

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 5 днів тому

      Lacagta adeer agoon sii taas baa kaaga khayr roon.

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 20 годин тому

    Oo miyeey qarsontahy Waxa ka jira Siti iyo Aas asayasha Dagalkaan mida kale Imisa shir baa khuburo ka soosaartay maa Laka jaro garta oo cida Dulmiga wada dhabarka loosaaro hadal badan han ma buuxsho

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 5 днів тому

    Canfarta waa ineey dhulkeey degaan degaan a dhulka somalia galbeed katagan ayna joojiyaan dowlada Ethiopia so hubeey neeyso si somali iyo canfar dhulka somali xoog ku degaan say dowlada Ethiopia rabto

  • @mimininjaali9752
    @mimininjaali9752 5 днів тому

    Iraq maxad kadoni lascano ayuu kadhacay galmudug aya kadhacay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 5 днів тому +1

    Viva Somaliland-Ethiopia friendly relations , M.O.U and ports deals .

  • @SurprisedBeachCoast-ry2jz
    @SurprisedBeachCoast-ry2jz 5 днів тому

    Arinkaasi meshaa mayaalo
    Had Adugu imika xasusineyn itoopiyankaa

  • @CumarhaybeYackoo
    @CumarhaybeYackoo 5 днів тому

    Imaaraadku waa cadowga masaakiinta

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 День тому

    Adeero warku waxaa jirey codsi iyo rabitaan u lahaa menelik oo reer galbeedkua ka codsaday in u qabsado jabuuti .
    Ma jirin wax heshiis ah oo faransiiska la galeen , ogow ciisaha ayu fransiisku heshiis la galay marki u xoog ku qabsan kari waayey dhulla jabuuti.
    Heshiiskaasi wa qoran yahay waana hayaa hadi ad rabto wan kuuso diraaya.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 5 днів тому

    Siifican oo fahmay wan dareensaana in mustaf iyo liyuu police dawlaada federalka qorshaahan laa oogtaahay ee anan dhul soomaali laa diifacayniine qorshe kale haalis ah soo socdo

  • @alijama6723
    @alijama6723 5 днів тому

    Dadku haday wax la arko isku hayaan dhul ceelal xoolo hanti waxaa haboon waxaa la taaban karo ee la arko ee ay isku hayaan in loo xaq sameeyo la dhex dhexadiyo laakiin yaa kazan beeya hadii la dhoho wixii ayaa la marin habaabinayaa danbayn iyo horayn macana ma samayso ee waxa laysku hayo in la taargid garayo ayaa sax ah

  • @alinuh5564
    @alinuh5564 5 днів тому

    Dahlan waa camiil ushaqeeya cadowga islaamka
    Dadkiisii Palestine wuu gatay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 5 днів тому

    Laba cuqdad iyo xasad buuxiyey oo isu nacamlaynaya iyo noocani waxba ma yeelikaraan xidhiidhka jaarnimo , saaxiibtinimo iyo danaha ka dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia . Caqliga Somalifaqash nooca u yahay wuxu ka muuqda xaaladda Muqdisha , A-Shabaab , Xasan-qoslaaye iyo xabaalaha la faganayo . Dirty mentality

  • @mimininjaali9752
    @mimininjaali9752 5 днів тому +1

    Xafartane waxay rabta wax aysan lahen

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 День тому

    Imaraadku israaïl ayu u adeegaya , waxaana loo xil saaray in wadamada badda cas xiga ay ahaadan kuwo israaîl u hiiliya ,heshiis la yeelata.

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 5 днів тому

    Wadanka wuxu rabaabad baado laga bad baadiyom madaxda hada haysata oodhan ilaamamul ilaafadaraal way wareejinayaan dulka waxa imaandoonta sida falastiin falastii sidaas ayalagu qabsada waxaloosameeyay dadmadaxa ooayaga kamida soodhaweeya yuhuuda yiraahda wahormar inlawada noolaado hada sidi soomaaliya kasocotaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 5 днів тому

    Kan miya professor sheeganaya .Wuxu ku leeyahay NATO ayaa ku soo duushay Russia . Ma oga in dagaalku ka socda gudaha xuduuda caalamiga ah ee Ukrain ay Ruushku ku soo duuleen immikana ka qoomamaynayaan ay faraha kaga gubteen . Professor ma tihide waa forgery warqadaha ay sidato

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 днів тому

    😂😂😂eeshiyankaasi wax la sheegi karo maaha ,melna kama shaqaynayo waa la tarxiilayaa ,ogada

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 5 днів тому +1

    Dhulka cafari maleh,, waa deegaan soomaali ah

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 дні тому

      Cafar waa DIR Daaroodna waa noo marti

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 2 дні тому

    Beenta jooji CAFAR waa DIR Ogaadeen waa Dabodhilif lagu GUURO. Viva Somaliland, Viva Cafar iyo Ethiopia.

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 5 днів тому

    Adeer canfar dhul somaali ayeey xoog kuheystaan adeer adigu mawsxaa tahay canfar adeer isxureey waxaad ta tahay laheeyste laaluush adigu keen canfar

  • @user-my8xr8yk6i
    @user-my8xr8yk6i 5 днів тому

    ujeeda dagaalka waxan u malaynaya oo ay badantahay in nidaamka itobiya ka jira uu ka danbeeyo ujeedadisuna tahay in gacanta somalida laga bixiyo dulka somalida dagantahay ee ay marto wadada djabuti ka timada

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 5 днів тому +2

    Aan idin saxo wadada tareenka ayaa laga fogeynayA qabiilka ciisaha waxaan la wareegaysa canfarta si jabuuti canfar ula wareegi waana macquul wayna dhacaysaa waayo ismaaciil ayaa la dagaalamaya soomaali oo dhan wayna imanaysaa
    Waxa ka sii.darean in aan soomlidu u hiilin doonin.ismaaciil cumar geele
    Waan wax aad u fudu d in jabuuti öaqabsado .

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 5 днів тому

    Arinkaasu waa haboon yahay waayo dagaal dad muslimiina oo daris ah ay isku laynayaan marna wax lagu farxo maahan,waxaanse layaabay in dr abdiwahab iyo aqoon yahanada kalaba aanay indho hoodu qaban dagaalka soomaalida dhexdeedaa kaas oo in kabadan 35 sano kataagan marka waxaan u arkaa profereska soomaalidu inay tiktok isu badaleen.waxaanan arkaa arinka c/wahaab iyo koixdiisu inay ajandayaal kadambeeyaan tiisa nin gabay tukale uma taalo.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 днів тому +1

    Profesor Abdi Samat walaal wada hadalka Abiy Ahmed Immaradka Caqli darada Muse Bixi oo daneyste dilla gar aan qaadan lagu shegay Ictiraf iyo Dhulku badalasho,HSM xukumadiisa oo Afkisa wali uu san Caddeyn waayo Gudi difaca dalka oo uu magacabay waxa ahayd in Qubaro Aqoonta Abdi wahab uu shegay talobixinta Turkiga u dira.

  • @roblehhassan
    @roblehhassan 5 днів тому

    Abaha iyo jahilkad tahay nucasay leyin wa professor war cafar ba kuso dirsatay wana dhul somaliyed waxay degen yihin

  • @hassanissa6355
    @hassanissa6355 5 днів тому

    Professor, where were you when the massacre took place in Garba Cisse? Stop the Chinese crying and find another project. Afars and Cissas know each other better than you.