Abayo istiqfaarta iyo saliga nabiga ha badiso gabadha salatu laylna ha tukato ilahay arimaheeda ha u sheegato ilahay ayaa u xalinaya iinsha Allah fadliga istiqfaarta ama fadliga saliga nabiga scw ama salatu laylka ha ku qorto youtube wey fahmi doontaa wanaaga ay lee yihiin iyo siday nolosha u badalaan
Cabaadka ha deyso be strong ku dheh hadii kale dhulka buu kugu jiidi gabadha soomaliyeed intaadan wax falin u fiirso jaceel😢 kaliya meel Loma galo that is my advice to you xabiibtii. Thanks for sharing qaaliyeey.
Ilaahow bogoda burcad isu mari abaayo habenki xiliyada dambe haso kacdo o hatukato ilaahey ha barido sida la rabo rabbi ba laga helaa markasto waxan Kula talinaya iney samirto o rerkeda usamirto
Reer la dhaqo maba jiree sow kan ku tumanayo naa walaal shaqo tag oo ilmahaaga biilo baahiyahaagana isku day inaad daboolato. Kaas isagaaba cadaaban qof qof kale dulminayo,e
Wlshy reerkaga hayska dumin reerkaga dhaqo Insha allah nin naag lama celinkaro waayo alle ayaa uxalaleeyay ilaa 4 asagaa laga rabaa inuu cadalad sameyo aqalka aska badalin ee dahab gado Insha allah baayo mcn❤
May Allah make for her easy Marriage is communication and trust ☝️🤲💔😭🤲 If you someone let you down that's not love. Believe yourself and be strong 🥰🫶♥️🫶
Wxn dhihi laha hadey u shaqeysan karto wa ok,Hadeysan awoodin Nin iyo qawaadkiisa intey qalbiyan tuurto sida inusan jogin ka so qaado,Ha ku meel gaarto,Mida kale uur dambe jooji daawo qaado si ay Caruurta kugu koraan oo ad uga tashato.Doqon an wax fahmin iska dhig,Waxyalo kake nafta ku mashquuli duceyso.Naf adigo jooga baxdey qalbigada ka reebo.
Inaga waxaan dhihi lahaa hadii labiilaato ayadana ay awoodin nolsha ilmaha iyo teeda sabirto haha is mashquuliso wax barasho ama shqo ama wax kale oo nafteeda anfacaayo Haa ku mashquusho hadii uu cadaalad dark sameeyo asagay u daran tahay
Abayo sorry wa qadar waxkasto qofka hadii saas ku yiri koley ayaad kama so socoto lkn dhibka jiro ayaa shaqa la aanta marka shaqo abuur samee wixi tabartada ah Alle isku xir oo talasaro nolosha maaha mid asaga ku xiran ee ha aminin biilkisa
Horta wllo qurux 1 kafikir naftada ilmahaga iyo ninka ka hor naftada waxa kor u qaadaya waa u dhawaanshaha allah 1 allah u dhawoow afka astiqfarta ku hay iyo scw teda kale dantada ka fakir jacayl iyo dan meel mawada galaan ninka tol iyo qaraabo iskugu yeedh furiin ha dalban ee bil kugu filan meel ka saaro hadu maqnado ha tabin haduu joogona haysku dhajin ka qaado space hana xumayn waxaad maagan tahay hawsheegin hana la murmin hadaad u Bahato meel aad ku nafisto allah u tag saliga dhigo oo halka ku oy waligaa isaga ha Tusin fiilinkaga ilmahana iska xidh waayo hadaad dhashid uun adiga dhibtonaya ilmahana waad kalifaysa
Ilmaha kla korso iskaga samir abyo in Alle ku sojediyo laga yaba naftada ku dadaal iyo tan ilmahaga 5 kori ilmo kle ha udhalin nin mel kle u jedo wye intu siijedo adna isku mashqul gurigagana iska jog nolosha marba wa marxalad
Gabadhan Astiiqfarta qabso iyo saliiga nabiiga Scw ❤❤❤
Allaha qalbiga ha u qaboojiyo abaayo tasbiixda ha badsato iyo saliga nabiga scw scw ilmahaada korso maadaama familkaada aysan waxba heysan xaqna waad kuleedagay familkaada usheeg xaqa allaha tusee nin bini aadam waa sidaas qaarkood xumbo iyo xiisaba waa dhacaan iska adkeyso qeyr wuu kuu danbeyn doonaaye ❤❤❤❤❤❤
Ilmaha haku Korsato abaa ilam kle yay udhalin ilmha iska soo xir margee caqli kuuyeesho midka ugu yar marka kadaneeso abaa intaasna wax sii radraadsho noloshada hormar saa ugarsiin leheed kufakir saas kula talin lahaa
Abayo istiqfaarta iyo saliga nabiga ha badiso gabadha salatu laylna ha tukato ilahay arimaheeda ha u sheegato ilahay ayaa u xalinaya iinsha Allah fadliga istiqfaarta ama fadliga saliga nabiga scw ama salatu laylka ha ku qorto youtube wey fahmi doontaa wanaaga ay lee yihiin iyo siday nolosha u badalaan
Waaa runteeeed samiraaa waaa fariiiid Mar hdiiii aaad qaldantidd mar Labad ama mar sdexaaad yaaan lugu sidhin ❤👍👍
gabadhaa ha ku dadasho saliga nabiga scw❤
SCW SCW SCW❤❤❤❤
Wallahi 10sano aya reer leyahy adunka sabar aya lagu mel mara ilahey. Ilmaha hakulla koriyo ciyalka. Kukoorso farxad. Weykudaambeyni biidnillah ❤
Wardiga badso dheh saliga nabiga scw scw scw istqfarta ❤❤walaa xowla walaa qubati ❤❤yaa xayu yaa qayuum ❤❤
Abaayo ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo istiqfaarta iyo saliga nabiga badi ku dheh inasha Allah
Asc wlladey runtii wanka xumahay gabadhas walashen dhibta hesata insha allh markahore kusabar arimaha kuhesto marwalba alle xagiisa udhawow gacmaha uhorso mida labad hablo marwalba yeesha raasumal meel waxkala dhigta biilka lagusiya nusba allh kadhigo meel waxka dhigta mida labad ubadkiina kalakoriya shaqestana siwalbo wax uqabsankarto uqabso xita hadow ninkas sixad dhafa kujecel yhy gabarey nafta lambar one 1️⃣ haku ahaayo stress iska ilaaliya ❤❤
Abyo aniga waxan kugula talinaya inad xaga tinta kucarar inshaallah caruurtada korso nin bili adima lasma raciyo marka sas samey❤❤❤❤❤
Nin hadu maanta ku qayaanin biriyu ku qayaana sheydanka
Abaayo dhib allah hakadul qaado faraj dedg allaha haufuro abaayo cibaadada wanaji dhib dhan wad ka bixi dontaa qofki kudulmiyay rabigaa aya kaga hiilidoona alla ayaana xaqaga kagasodhicin doono adiga ducada badso saladaha wajibka ah iska sax wakhtigodana kuduko duceyso marwalba
Cabaadka ha deyso be strong ku dheh hadii kale dhulka buu kugu jiidi gabadha soomaliyeed intaadan wax falin u fiirso jaceel😢 kaliya meel Loma galo that is my advice to you xabiibtii. Thanks for sharing qaaliyeey.
Waa talo wanaagsan simaney❤ dhiiri galisadeena noqo please 😁🤎
Ilaahow bogoda burcad isu mari abaayo habenki xiliyada dambe haso kacdo o hatukato ilaahey ha barido sida la rabo rabbi ba laga helaa markasto waxan Kula talinaya iney samirto o rerkeda usamirto
Reer la dhaqo maba jiree sow kan ku tumanayo naa walaal shaqo tag oo ilmahaaga biilo baahiyahaagana isku day inaad daboolato. Kaas isagaaba cadaaban qof qof kale dulminayo,e
Wcs walashey qali wanku salamaya adiga iyo caruurtayda alle ha idin wada xafido aad ayan idunkugu xiisa alle dartisna waan idin wada jeclahay ❤❤🎉🎉❤❤❤❤
Mashallah gabar wngsn ayaa tahay hooyo karti leh
Waligaaa caruurtada aabahood si kasto uu ku xumeeyo waligaaa haka so hadlin
😂😂😂😂😂❤❤❤ mash Allaha hakuxafido. Xabibit ❤
Asc abaayo samiiro sey kutahy gabadhi yariisata allaha ku barakeyo caruurtaada ❤❤ abayo codsi ayan wataa waxan leyahy you tube cusub ee abayo icaawi oo asaxabtaada igu bandhig macanto
Xiisaha Wuu dhamaadaa ilaahay jacaylkiisa qalbigaaga ka buuxi ilmahaaga jeclow ayaga ku anfici hadayicin wakhtiga ayaa kuu boogo dhayi doona
Wlshy reerkaga hayska dumin reerkaga dhaqo Insha allah nin naag lama celinkaro waayo alle ayaa uxalaleeyay ilaa 4 asagaa laga rabaa inuu cadalad sameyo aqalka aska badalin ee dahab gado Insha allah baayo mcn❤
Guuleysoo walashay Guuleysoo
Dadkayga tahay samiro Alle haku xiftiyo adiga hablagab
Gabadhaas waxaan leeyahay hadoowba bixinaayo biilka iyo kirada iska dulqaad waxbaa isbedeli noone inasha,Allah
Abaayo taantada gaaro oo ilmahada korso ninka dhaan iska daa biilka ilmaha io xaaqada dhacso cidada usheg kadib adiga neh wax raadso isbaadal un youtub ama wax uun ❤
Warun arsaqad alla haya lkn waxa kasta qorshay leyihiin hadanay dadkodu waxba haysan xagay gan naku korso caruurta faraax isqurxi ducayso ilahay talo saaro naftadan iyo tan caruurtan kumashaquul
Woow team gabdho iska dhagaysta dardaranka gabadheena samiiro
samira siman ❤❤❤
Maasha Alaah
Qof kaa ordaaya. Kamaa ceshto
Guuleysoo walashay
Mash Allah
wcs samira adiga jani bari af somali a ika dumin holland jogaa wni xiiisi jomin k
Ameen
abaayadaas waxa dhahdaa salaadaha istiqfaarta iyo saliga nabiga badso dheh 💯💯guleysan insha allah
Naa nimanka amaan siiya iyagaa idinka masuul ah...الرجال قوامون علي النساء بمافضل الله بعضهم علي بعض و بما أنفقو من أموالهم
Adiguna maanta watagersantahay ninkaas lkn bari hanaguso ooyin😢
@fardowsomahamud-pt9mq 😂😂😂
😂😂qosol AAA ka baxay
Asc abayo ad ayaad udagan tahay benma ahan ilaheey adiga iyo caruurtada haidin xafdiyo
Mash alaah amaan kuso amaana marka aad ila joogtide
qisada sarbeeb miya😮
samira anigu waxan ahay ninka salami jirey usa gabadha barwaqa kama maqna hadeey haysato 5 cunug bilkii iyo kirada guriga waxad u shegta hadan dhahno iskafur 5 caruur waydhumi ninka carurta u samir ninkan foganmayo walaley korso caruurta asaga hos imaandona salama caleykun
Istiqfaarka habadsato wayliibanaysaa
May Allah make for her easy Marriage is communication and trust ☝️🤲💔😭🤲 If you someone let you down that's not love. Believe yourself and be strong 🥰🫶♥️🫶
❤❤❤❤❤❤❤
Wxn dhihi laha hadey u shaqeysan karto wa ok,Hadeysan awoodin Nin iyo qawaadkiisa intey qalbiyan tuurto sida inusan jogin ka so qaado,Ha ku meel gaarto,Mida kale uur dambe jooji daawo qaado si ay Caruurta kugu koraan oo ad uga tashato.Doqon an wax fahmin iska dhig,Waxyalo kake nafta ku mashquuli duceyso.Naf adigo jooga baxdey qalbigada ka reebo.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Watalo fiican
Al muhim ilmaha kala korsada
Hasawarto xiisawaye mardabo ayaduu kasotagidonaye aya hasawarto Quran halasaro
samira siman waxaanka hela adoo gabar yara iyo caqliga kugu jira mansha ahlah
Ma i taqana ama famil keek
Haday jeceshahay maxay ucabaadee marka
Saliga nabiga aqri dheh abayo nin ilma marabo hadee iska furta wee kasiidaree hada wuuba qabaa nin kufuray ciyaalkana wuu furaa abayo haoyni adkeeso oo samir adiga guuleysaneysa furoow faaiida malahan
Abayo wllhi aniga ayaa hada ku jira xalada o kale waliba qurbaha ayan jogaa😢❤
Abayo farxadada qof haku xirin
Na haduuu biilka baxsanaayo haaji raali ayaaan kaga ahy ku dheh eee iska sooo maqnow intey u korayaaan ha sugto ha dhahdo aboowe masertir isiii kadibne wuxuuu siiyo haka qaadato oo wax ha ku qabsato cunug danbena yaaanay u dhalin markii wax usugu aadaana ha iska furto waaa taladayda wixiii xun shaydaaan iyo nagteda wixiii fcne alle ayay ka ahaaadeeen
Inaga waxaan dhihi lahaa hadii labiilaato ayadana ay awoodin nolsha ilmaha iyo teeda sabirto haha is mashquuliso wax barasho ama shqo ama wax kale oo nafteeda anfacaayo Haa ku mashquusho hadii uu cadaalad dark sameeyo asagay u daran tahay
Abayo sorry wa qadar waxkasto qofka hadii saas ku yiri koley ayaad kama so socoto lkn dhibka jiro ayaa shaqa la aanta marka shaqo abuur samee wixi tabartada ah
Alle isku xir oo talasaro nolosha maaha mid asaga ku xiran ee ha aminin biilkisa
Samira 22 ma tahay an 29
Sax wlhi
Nin ficn ayaad haysataa hayka sheeg sheegin 😂 waayo kuwo aan biilba bin ayaa jirah
Horta wllo qurux 1 kafikir naftada ilmahaga iyo ninka ka hor naftada waxa kor u qaadaya waa u dhawaanshaha allah 1 allah u dhawoow afka astiqfarta ku hay iyo scw teda kale dantada ka fakir jacayl iyo dan meel mawada galaan ninka tol iyo qaraabo iskugu yeedh furiin ha dalban ee bil kugu filan meel ka saaro hadu maqnado ha tabin haduu joogona haysku dhajin ka qaado space hana xumayn waxaad maagan tahay hawsheegin hana la murmin hadaad u Bahato meel aad ku nafisto allah u tag saliga dhigo oo halka ku oy waligaa isaga ha Tusin fiilinkaga ilmahana iska xidh waayo hadaad dhashid uun adiga dhibtonaya ilmahana waad kalifaysa
Iska fur dheh ilmahisana ha biisho
Samira tagaii mano walalo
Waxan dhihi laha walshey asqfrta badso sladan ku dadl abyo iska adkeso hadi familkad waxabo haysanin ku karso ilmahad iska samir ilmahad aya ku abal gudi dona asagan haba ka fikirin isi quraxi ohinta iskada istqafarso saga isaso garan done15:07
Wixi caafimad keeda ku jira. ha samayso. Ninmanka maanta jooga wa qayrul masuul..luga aasto. Calool kuusan layz nimo balwad .
Ilmaha kla korso iskaga samir abyo in Alle ku sojediyo laga yaba naftada ku dadaal iyo tan ilmahaga 5 kori ilmo kle ha udhalin nin mel kle u jedo wye intu siijedo adna isku mashqul gurigagana iska jog nolosha marba wa marxalad
Sheekadi meeday
❤❤❤❤❤