Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
Abaayo macaan allaha kuxafido aduun iyo aaqiro ❤🎉
Abaayo adiga iyo samiira maxa idku dhacay ma is dagaasheen plse isoo jawaab
Allaha kufududeyo abayo lolsha abayo sarirta ku muhisan sey ilatahy❤
Horta qolalka samesta fadhiga iyo qadada haku dabeyo
Wax wayn ha gadanin fadhi ama qado wax macquul ah kuu fiican ka fiirso abaayo qado afar kursi iyo miis iska yar dooro❤️Masha allah
ABAAYO. WAX KU CANFACO. OO. AAN QAALI AHEYN. GADOINSHALAAH❤❤
Ikraaney hdaaa xalwa soo wadin fadhi io qada iska daa lacagtas aruurso oo ganacsi ku sameyso waa fikirkeyga
😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
Walaal bilaa sariir ayaadba tahaye mxaa fadhi ku falaysaa mad kaaga haysatid sarirna gadatid
Mashallah abyo ❤❤
Abyo fadhi qurux bdn wd haysata e mis qado ibso lcgtana hayso o ururso
Quruxey talo aan kusiiyo fadhi wuu kuu yaal kaas iska heeso lcgt aruur so ilma yaraa kugu xariiro guri qurxin tiis maxaa dusha kaasaa ray wax meel dhigi ganacsi kusa meeso
Masha allh mcnto hormar ku rajaynah insha alah❤❤❤❤
Abayo fadhi iskadaa sariir gado
Fadhi waad haysataa wuuna kuu qurxanyahay sariir gado
Ikraney fashi qurxun waa haysataaye lacagtaas aruurso wlshey caruurtaada school ku gayso maxaa fadhi kugu xaqsadey ilmaha wax barashadooda ka fakar hadaadba kenya joogto caruurta school kula dadaal dugsi way kuu dhigtaan saan ogaaye
Ilahey ha ku fududeyo abaayo ❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Mashaallaah
Ikraan saxiptede ninka ka kor qada xan iguso gartay run Miya waxas🥺🥺
Saxiibtet Tee waye
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
❤❤❤❤❤❤
Sariir gado kuraaas waad haysataaye
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
Abaayo macaan allaha kuxafido aduun iyo aaqiro ❤🎉
Abaayo adiga iyo samiira maxa idku dhacay ma is dagaasheen plse isoo jawaab
Allaha kufududeyo abayo lolsha abayo sarirta ku muhisan sey ilatahy❤
Horta qolalka samesta fadhiga iyo qadada haku dabeyo
Wax wayn ha gadanin fadhi ama qado wax macquul ah kuu fiican ka fiirso abaayo qado afar kursi iyo miis iska yar dooro❤️Masha allah
ABAAYO. WAX KU CANFACO. OO. AAN QAALI AHEYN. GADO
INSHALAAH❤❤