Dagaalki 3aad Aduunka inuu dhaco Hubka Nukliyerna la isu isticmaalo O Ruushka sheegay & Ciidanki Lub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 63

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 години тому +13

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @ali09ify
    @ali09ify 2 години тому +4

    Waxaan la yaaba nahey.yahuudan qof Muslim ah sidaa doonto u dil .u kufso dhibaato kasto ugeeyso..lakiin qofkaas ilaaheybaa aaqiro janada ugu waraabinaaayo

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 Годину тому +1

    Allah wakiill muslimineta inchallah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 години тому +3

    Subxanalah walee aakhiro war baa jiro,cadaaladna waa tii ilaahay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Годину тому +2

    Wararks Reer Galbeydka kuwa Mareykanka waxa iyaga eey qeyb kasoo ahayeeyn ayaa markii Dalalnimada lagu heshin waayay ayaa eey sii daayan.Dakhtar kass waa uu shahiiday Darajadisi Aakhiro ayuu qaatay.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 години тому +6

    Allow wad aragtaa Yahuuda waxa ay samaynayso Allow uga gaar Reer Gaza

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Годину тому +2

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @marianali6233
    @marianali6233 3 години тому +6

    Illhow gacanta sareeso muslimiinta sii yaarab

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 години тому +2

    illaahow Ugar gaar Walaalahena Reer Falastiin Yaa Rabi Allow Jabi Yahuuda iyagoo Dulaysan

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 години тому +1

    Wcs scw scw scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid mahamed respect yuhuuda mareykanka xuulafada nacdal haku dhacdo Carab soudia arabi emarate muslimane haaguleistane Inshallah

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 2 години тому +2

    Ustaad 1 iyo labd ba Gaaluunba Islaynaysy wax dagaaal 1.2 Odhacy Majiro oo aduuuN
    Like Inta igurcsaN
    Hala saxo ustaDka😊

  • @KaafiYussufAbdi
    @KaafiYussufAbdi 2 години тому +2

    Guuleyso ustaad

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 3 години тому +2

    Wcs sheekh dulmi diid

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 години тому +4

    Allaha u gargaaro muslamiinta.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 години тому +3

    Sacuudigu waa yahi
    Uud immaaraadkakuna waa yahuud 😊

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Годину тому +2

    Allow ugargar palestine iyo intii habsiyada kujirto amin amin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 години тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 3 години тому +5

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Годину тому +2

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Годину тому +2

    Kusaliy❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Годину тому

    Ninkaan Sacuudiga heysto waxaa la Taliye u ah yahuudi marka maxaa laga sugayaa, waa dad cadawad u haya muqadasadka Muslimiinta, Illaahey shartooda ha qabto dhmntood aamiin

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 3 години тому +1

    Alloow dhulka lajar sacuudiga,,, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco libaax

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba Годину тому

    Allow guule reer gasa falastiin iyo muqawamado dhan Rabbiyow xure oo quwe dalalka Islamka oo dhan Amiin Allahuma Amiin

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 21 хвилина тому

    يا حكام السعودية ..... عند الله الحساب .

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 26 секунд тому

    Waa Dad duloobay madaxda Carabtu

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 3 години тому

    ENSHA ALLAH HA DHACO DGALKA 3 QAZA KALIYA MAHA INEY DHIBTODAAN BANAN IYO XABSIBAH😭😭😭😭😭💔

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 9 хвилин тому

    😪.😪.😪 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 години тому

    Yahuuda waa dadka aduunka jixin jixin laheen kuwa xabsiyada warkooda haba sheegin kuwa banaanka jooga ayaanba aragnaa siday ugalaayeen
    Saas aytahayna waxaan uqaban karno malahan ee ilaahay hau gargaaro walaalaheena falastiin

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 34 хвилини тому

    Cimaro iyo xajka aaan la aadin sanadkaan

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 Годину тому

    ILLAAHEY WATIGIISA KAMA HALI KARTID BEENTAADA ISKA DAA

  • @haa8793
    @haa8793 3 години тому

    Wah sheikh wuxuu dahay it should be investigated toos umuna dihin waa genocide

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 20 хвилин тому

    Haa walaxeray lkn arinkaa wax uukahadly 2018 wx laxikumy 2020 wx laguxukumy 10 xabsi arintaan kahadly

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 хвилин тому

    😪😪😪😪 .. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 Годину тому

    TEEDA KALE CARAB IYO YUHUUD WAXBA HA INOOGA SHEEGIN WAA DAMEER IYO DHEGIHIISA INKASTOO AAD TAHAY MUWALAD

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 5 хвилин тому

    Ax ilaahow falastiin u gargaar😢

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 3 години тому

    DHULKA ALAHA LA GOOYO SIDII QOOMU CAAD

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l 15 хвилин тому

    ilaaahow reer cabdcasiis xukunkooda baabi qoyskaas gaaloobay

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us Годину тому

    Haduu wadan Muslim ahayn samayn lahaa muslimiintu way banaan bixilahaayen lkn hada waaba sacuudigii nacuudu bilaah

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 Годину тому

    Aaqiro saman waaye

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad Годину тому

    Xaqaa so daahireya

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 11 хвилин тому

    Ilaahy idin ciqaab yuhuudeey iisolac udhamaada .aawey hiniaadmimadii aduunkan?

  • @Fays2010
    @Fays2010 Годину тому

    XB with Iran vs Isreal with 3 Vito powers including USA and other Western, Arab and Muslim countries against humanity.

  • @BogbaHinho-we6oj
    @BogbaHinho-we6oj 2 години тому

    😭😭😭

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 16 хвилин тому

    Ila hadaa xaxya sinwar 😢warkesa mabaa haynoo inoso sheeg

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 Годину тому

    WAX KA JIRO MALAHA BEENTA ISKA DAA

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c 2 години тому

    Kkk hadda maad is weydiinee 24 sano ayuu socdaa cadeyntana aniga isoo weydii

  • @ElmiHaji
    @ElmiHaji 3 години тому

    Asc

  • @312fasikazenebe
    @312fasikazenebe 3 години тому

    Wcks am frist ❤

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 2 години тому

    Ninkan sucuudiga utaliya wax qabta oolataliya majiro miyaa away ehelkii dagaalka 3 eelasheegaayo yaa uga dawo xun iyagaa dunidan Jano utahay

  • @QadiijomaxamadYuusuf
    @QadiijomaxamadYuusuf 2 години тому

    URaaaa

  • @MohaJorjinho
    @MohaJorjinho 3 години тому

    Wll ale haku sharfo aad ayaan uda wada warar gaga wxana kada wada balad weyn hiiran somalia

  • @Iimaanaxmed-p6l
    @Iimaanaxmed-p6l 2 хвилини тому

    reer salmaan waa in lagu jihaado toos ay u gaaloobeen odaga jareyhaa iyo gaalka sanka weyn leh uu dhalay muslinimo hadey jirto halagu jihaado jahaad meeshas uu ka waajibay

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 2 години тому

    Ninyahawxaniinlagaasarimaayeegabdaxaankaguduboosifiicanwaxumuuji

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 3 години тому

    XISBULAAHI DUQENTOODA MA LA YAABTAAN?? WAXAD MAQLAYSAA ISREAL AYEY GARAACEN SHINBIRNA MA DILAAN

    • @deekahussein9252
      @deekahussein9252 2 години тому +1

      Walal xisbulahi wadisha yahuda meelo badan waa laga burburiyay laakin dadkoda loma ogolo iney so bandhiga caalamka yahuud jabkoda waa qarsata

    • @umxasan7407
      @umxasan7407 2 години тому

      @@deekahussein9252
      Walaal waad ku mahadsan tahay jawaabtaada
      Wey dhici karaan jabkooda inay qarinyaan
      Allaah ha dilo yuhuud
      Allaah ha
      اللهم احصهم عددا واقتلهم بددا

  • @خلودحسن-ع1ح
    @خلودحسن-ع1ح 3 години тому +4

    My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women. You cannot go out or work like you, my brother. Where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. Brotherhood. There is no mercy, no compassion, no humanity. Giving good news to the patient is the greatest hope of waiting for what we want.'''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. We have nothing to do with it, brother. Even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilo of minutes. 00967717018744. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my number. The one who can help us. Message me on WhatsApp. We will send it. The full name will transfer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street in the rain because of... Please see my condition for yourselves, I ask you by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, and God is the Great, even at night we cannot sleep from fear. We have neither mattresses nor blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me be disappointed. Help us as much as you can. So, do you please us that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and offer and help me as much as you can. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €...' ',,,,,,,,;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€(/)'|\€\>|\≧≫;;/😢🎉:; -/;;!;?;%😢%&🎉&.،..،.

  • @منال-ت5خ
    @منال-ت5خ 3 години тому +2

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967712522202. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇............,,,,,,😢😢

  • @سلمى4
    @سلمى4 3 години тому +5

    My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women who cannot go out or work like you, my brother. Where are our brothers? Faith in your hearts, we are women of brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity, and giving good tidings to the patient is the greatest hope for what awaits. We want'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. Don't worry about us, brother, even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilogram of minutes, brother. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my WhatsApp number 00967.735964727. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will refer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street between... The rain is due to the rent, see my condition for yourselves I ask you, by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, by God the Great, even at night we cannot sleep for fear. We have no mattresses or blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me feel disappointed. Help us with whatever you can. Is it satisfactory to you that we We live in this place. We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters. And you offered and helped me as much as you could. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €;'!:! ":":'!;,!":";NLRNNLLRTRL] ♡>[

  • @moha4778
    @moha4778 3 години тому

    One

  • @suleekho232
    @suleekho232 26 хвилин тому

    I felt all this info isn't beneficial if you can't do anything. Is time for change to be quit and close your ears and eyes. Do dua for 🇵🇸 umah.
    Sheik, also you need time for sincere dua for our brothers and sisters in Palestine 🇵🇸.