Yaa ilahal calam Zhp guribarwaqo wxd thy majajilyste weyn blse Zhp ninka duncarbed camera da ka daba bax dheh si uu clip Ku u qurxonado qosolkisa bdna ha yareyo Thanks Zhp lama kla xanqaN
Walhi sxp channelka dun carbeedow ha inacsiin kadaa qosolkan aad iskaga so dhex darsaneysid fadlan wa codsi kaw maaha oo laba maaha intan video ee aan ku arkey qosolkan aad iskaga so dhex dareysid video-ga ma fiicana sxpe kadaa
Waxaanu idiin soo wadnaa Waxyaabo faaido uleh Bulshadayda Ahow mid dhanka wanaagsan had iyo jeer Wax ka eega Waa Hassan Handulle Duncarbed oo Idin leh Horaa Loo soconayaa.
Dun Carbed TV waar nio videoka waad ku Ciyaartay Qosol aan jirinbaad zaartay nio ninka ka Hapee
Zxpow Hassan waxa guri barwaaaqo zxp waa tagaraa waliba waxa ka tagaraa dalka frence ayaa jogaa lkn wxa ahay reer borama wlahi zxp Kal iyo laab iga qosliyey adaa ku hyaa zxp go forward my friend
Reewaasuutiiy
Maanta ana uso horeyaye liketa hayla dhafina wixi duriyadayey qudhacdowna iga daysta like tiina
Guri barwaaqo hargeysa noogu dhig show-gaaso kale plz like inta tagerta jilaaga
hhhhsultanaw seexo
First intii gurey tagerta liketa ha ilaawina
Mursal Muse Cumar like waa istaahisha zx
Mursal Muse Cumar alfanaan mursal sln sxb👋
Mursal Muse Cumar
hey
@@salmanjamal2598 kkkkkkk war wAa marmasoyo raadis waa qpf kle
taagerayaashee guribarwaaqo like iisaara asxpy
Kulahaa kaantaroolkii ugu horeyay ee togdher
qofkii labaad ee dawaaday zxpkay guri barwaaqo wlhi waaan ku tageeraa 😂😂😂😂😂❤❤😂😂❤❤😂❤😂😂
@ibnu jamhuur 😂😂😂😂 ugaas ninka burjigii jaa ka dumaye 😂😂😂
@ibnu jamhuur waxanan noqday qofkii ugu horeyey ee subscribe kusaree ana isaar ugaas😂😂😂
@ibnu jamhuur I mean that guy! Use to be a funny guy but not anymore😂😂😂😂
KuLahaa Waa Cotrolkii 😂😂😂Ugu HoreeYaY Ee Laga SameYo GopoLka Togdher 😂😂😂😂
🤣🤣
Gurey barwaaqo burco waan imaanaa insha allah caweyskaaga waabllan inaan hal sheeko lawdaago
Guri Barwaaqo Kulahaa waa kantaroolkii ugu Horeeyey ee Gobolka Togdheer laga sameeyo
ka tag ruuxa kaa tagay way dhici karta qolyaha rer burco markay Hargeysa nogu yimadan difaaca ayaan dhigan jiray ilay chances ayay ka luminayaane hhh
@@caalinAbyan nacas nacas kkkk
Guri parwaqo am died tlh
Wa zhaKhziga keLiyeN ku qozlo
Garac weeYe😂😂😂😂😂
fiLzan qalnjo 😂 kkkk
hhhhhhh
Guribarwaaqo riwaayad
Best majajilayste Guribarwaaqo anana wan ku sugaynaa
From laascanod
Guri barwaaqo iswedhan noogu kaaalay zhp qosol badanaaa sheekada dadka uu ku dul sameeya one love ugaas
ee idinku ugu yeedha sxb
Legend guri barwaaqo walahi intaan qoslay markan daawadey sheekadan illkcase
Guri barwaqo Sxb wan qoslay walahi .. Thanks :😀😀
Guri barwaaqo waxa soo sameesa barnaamijka masraxa furan oo kle waa codsi keep going Abtiyo
Qadh qadhlee guri barwaaqo inta tagerta like to hailawin
Yaasiin Kaafi
Guri barwaaqo waan ku taageeraa 100%😂😂😂
Alle haku daayo walhi waad iga qoslisaa anige
Firs intii guray taagerta like pleasa
Guray barwaaqo riwaayad sidan ookle boorama nuu dhig pilesa intii taagarta like
guri barwaqo nin jira wlhi halkaa ka wad
Afsomaligan ilahey amarkiis boqolkiba 20 aanka fahmay kix kix waraa Aniga maaha yaaah too aankaso maqlay showiste ah 😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wa controlki ugu horeyay ee laga sameeya gobolka togdheer waxa sameyay guri barwaaqo😂🤣😅
Guri barwaqo ha ban ku haya😍😅
Abwaan Guri Barwaqo RapiH Kuma QaadoH Aadpaan Kuu Taageeraa Hadaanu Nahay Reer Laazcaanod Showgaazoo Kale Waan U BaahnaYn
Inta 2020 daawanysa beer casaadka farta taag 😂🤣😂
21/12/31
Guri barwaaqooy magaca kooxdu ma waxa weeyan fc ilkacsayaasha
guribarwaaqo axyaa zheeko inyaroo qarqaraa Ku jirtah
waa kantarolki ugu horeeyay ee gobolka togdheer laga sameeyo kulahaa
Guri barwaaqo wlhi waxaad tahay xikmad socoto qosol socdo waxaana kahelay codkaaga macaan uu ilaah kuugu maneestay noolaaw saaxiib waanku taageeraaa Hore usoco😘😘😘
P
Sxp gurl barwaaqo imisa jirbaad tahay
Heheheh waa kontoroolki ugu horeyy eelaga sameyo tog dheer
Hhhhh kaantroolkii ugu horeeyey ee gobolka Togdheer wax walan
Guru barwaaqo aabaha qosolka
Gurey barnamijkan nooso badiya🤣😂😅
kkkkkkkk *Wlhy waan ku qoslay guri barwaqo hore u soco*
Waaw wAd ku soo baxysaa number 9 nine
Abwaan waan ku salaamy
sheekadada waad jaraysaa qosol aan jirinba ku soo dhex tuuraysaa waa laga caajisaya kadayaa fadlan
Guroow walhi qosolkiii sidaan u qosley
Sxbayaal subscribe igu soo saacideeya ha igala caajisina
Yaa ilahal calam
Zhp guribarwaqo wxd thy majajilyste weyn blse Zhp ninka duncarbed camera da ka daba bax dheh si uu clip Ku u qurxonado qosolkisa bdna ha yareyo
Thanks Zhp lama kla xanqaN
Nio wixii hore meel sooke wlee beentii aduunka
قال صلى الله عليه وسلم :هلك المتنطعون
niin jira zho guriparwaaqo
Ala qaldaankaan waa qosol miiran
ku xidhnow Guri Barwaaqo channel , hadana Jama duale aya kuqoran maxay tahy horta ?
Guri barwaqo
Kulaha guri bas ah
Ala maye guri biohazards ah muxu ku dul sameyay
Guri prwqao kutaageeraaa
InTa 2023 daawaneysa like zaara 🤣
keeeeep going pro we love u
Alla guri parwaaqo allaha haku dhawro
CIDII GUrey barwaaqo tageerta saar SUBSCRIBE chanalka
Gurey
Walhi sxp channelka dun carbeedow ha inacsiin kadaa qosolkan aad iskaga so dhex darsaneysid fadlan wa codsi kaw maaha oo laba maaha intan video ee aan ku arkey qosolkan aad iskaga so dhex dareysid video-ga ma fiicana sxpe kadaa
Hehehehe ala garacsanaaa guri barwaaqo
Wraaa guribarwaaqo cadima ahan
GURI BARWAAQO INTA JECEL LIKE
Weriye dun carbeed videoga waxaad kusoo dardarayso kadaa qosolka waqtigiisa lasug qosol aadsoo jartay baad meelkale keenaysaa waa qalad weyn xeerka saxaafaddana waaka mamnuuc!!!!
abdiasis mustafe waa runtaa zhp wlhy
abdiasis mustafe eesh qiyaasak afkayga inaad ka xadaybaad moodaa weedhaa waa sidaad ugu sheegtaye qoslka xiligisii maaha
abdiasis mustafe waa runtaa wlhay madhax buu kadhigay
Hhhh haa wllhi imikaan islahaa usheeg
maxay kula tahay channel waa jaahilnimo waxasi walahi
Caadi maaha Guri barwaaqo
Guri Barwaaqo😍
Gurawo nala saa'ir anagoo ku arkayna ayaad samaynaysaa🤣
ana WlHY qofkii we
123 iga horeesay
Guri Nin iga qozliyah wlhy😂😂😂
Kaaalayde wadnaha nagu dhace naga qabo😁
😂😂aar Horta Gureybarwaaqow sooraan maku qozozhaa😂😂
Hhhhhh
Reer miga kadanbeeya iska reeb sidada kale top
Ma malYunBa Ha haLkaGa FadHi 😂😂😂
Kkkkk
Qosol iga dheh hhhh kkkk nin wacan
Guri Barwaaqo Nin Kaliya Ee Iga Qosliya😅🤣🤣❣
Hhhh waa kontorolkii ugu horeeyay oo togdher laga sameyay 😂
Kkkkkkkkkl
Waaarkan waaaa balaaayo
good
Zaaaha nio marka wax lagaa sugayo adagaa❤😂😂😂
Masha Allah
Dee haaye wixiiba qosol miidhanbaad ka dhigty
Nio editing xumidaa
Alla qosol badana
Still 2021 guri barwaaqo 😂😂😂
Still 2022😂
@@dhowrzankaztaro4735 weli mala gaadhine😁
67
3:27 labada birood hoostooda oo xagal sagaashan degree ah
16:14 bishii hal mar baan ku ceshadaa,🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
5:45
Liibaaxii Reer Borco
Guri barwaaqo aad ayaan kuu taageeraa
Guri barwaqo
Guri barwaaqo wlhi sxb qaraaxo ayaad hysaa nacalaaye 😂😂😂😂😂
Natural draw Sacramento
koostabeeshan caloos itaag idha beelow kac...mid isoo raaciya 😂😂😂😂
Waa funny ninkan runtii hhh
ninaan tageero guri baarqo like ila ogaada
Kkkkk mid bay raacdaa aar igala hadha waataase 😁😁😁😁
Haye Haye haye haye
Guray kulaha :Adeeroy inankagi ilkuhu bash madaxu dhazh 😂😅😃😂
Kkkkkk waaa controlkii u horeyey ee laga sameeyey goballka togdheer yacni kubada
Duncarbeed sxb vedioga qosolka badan aad kudaraysid kadaa sida kalle funy wlhy guray
Dadka qosolkooda aad camerada Ku qabanayso huuno kadaa jilaaga un Ku hay camerada
waaaaaaw guri barwaaqo jila wayn an qosliya khatara wlahi i like dheekoyiinkaga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Guri barwaqo
+Nimcan day I'd 👎👎👎👎👎👎👎👎💓
Iska daa nacdasha aan ku daawanee
mursal muuse cumar
First