Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi oo Qado sharaf ku maamuusay Madax-dhaqameed ka Yimi Jigjiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #SKY_CABLE_TV
    Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi oo Qado sharaf ku maamuusay Madax-dhaqameed ka Yimi Jigjiga
    Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
    Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
    Facebook : / skycabletv.tv
    UA-cam : Https://www.youtube.co...
    #Skycabletv #Skycablesports

КОМЕНТАРІ • 7

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Місяць тому +1

    Waliiba way is dhaleen

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Місяць тому

    SWARIYE WAAD KHALDANTEY. HABER-AWAL MA LAHA 2 SULDAAN OO GUUD. XASSAN NA SII HAYE AYUU AHAA, NINKII SALDANADA XAQA U LAHAA WUU JOOGAA, WAANA WALAALKII. XASAN YARE, WAA SHAQSI DADWEYNAHA KA MID AH

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Місяць тому

    ISAAQOW walaalnimadu waxba tari meyso hadaad wadanka kala jareysaan oo cadowga ugacan haadineysaan.

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu Місяць тому

    Dadkii maskaakiinta ahayee jigjiga dhulkoodii laga qaaday maloosoo celyay

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Місяць тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Місяць тому

    Kani suldaan maaha afka dowoshkaa leh, saldanadii wuu bahdiley, suldaan kiiloo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому

    War Kuwan farax macalin iyo xamse bare ninka la idah ha qabsdan hadi kale labada nin somaliland talabay ka qaadi