"Ninkii Naftiisa Qaranka u Huray ka u Heesayaa Ma Qaranimo ayuu Ilaalinayaa" Madaxweyne Muuse Biixi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

КОМЕНТАРІ • 92

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 години тому +11

    Madax weyne Muse Bixi Allah ha ku daayo guul Somaliland❤❤❤❤❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Годину тому +4

    Madaxweyne MBC Halyey Qaran Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 3 години тому +8

    Waan ku taageesanahay mudane madaxwayne

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 3 години тому +4

    MaashaALLAH GUUL SOMALILAND ... Muuse ha loo codeeyo wixii Somaliland dan ka leh, Huwanta inaga ilaaliya

  • @fuaadbare1314
    @fuaadbare1314 Годину тому +4

    Madaxwayne qaran
    Muuse biixi cabdi

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 години тому +5

    Thanks my president ❤❤🎉🎉🎉🎉 well said guul kulmiye insha allaah ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Годину тому

      Am sorry if think one is your prezo.he must go.he has no excuse to come back.his film is vinished😂😂

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 3 години тому +7

    Waad mahadsanatahay madaxweyne ❤muse bixi cabdi

  • @YuusufAskarAskar-qm5kb
    @YuusufAskarAskar-qm5kb 2 години тому +5

    Muuse biixi cabdi uu sonoqonayaa insho Allah

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 3 години тому +6

    Madaxwayne guulayso❤❤❤❤❤❤

  • @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
    @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 3 години тому +6

    Mahadsanid mujahid mbc madaxweyne gul isha allah somaliland ❤❤❤

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 години тому +6

    Nikani Waa Nin Qaran ! Wuu kasbaday codkayga ❤️

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 Годину тому +3

    Masha Allah guul io gobo nimo somaliland io xisbiga xaakinka kulmiye

    • @IfrahJama-d4n
      @IfrahJama-d4n 15 хвилин тому

      Guul soomaaliland bedalu kulmiye

  • @modaahir3401
    @modaahir3401 Годину тому +4

    Mnsha Allah mxwyne Allah ha kugu guuleeyo

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 36 хвилин тому +1

    Noloshu waa Halgan. Madaxwayne Muuse Biixi waa Geesi Qaran. Noloshu waa halgan. Muuse Halgankiisu waa sax. Dariiq saxa ayuu hayaa. Muwaadin Codkaaga sii Halgamaanka Qaranka. Guul reer Somaliland.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 23 хвилини тому +1

    Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi dadka reer Somaliland wuu ka horeeyaa. Walaahi wuu ka horeeyaa dadkiisa. Muwaadin raac oo daba soco Madaxwayne Muuse Biixi. Somaliland Cadow bay leeday how hiilin Cadowgaaga

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Годину тому +1

    Muuse biixi cabdi❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 15 хвилин тому

    Masha allah madax weyne mbc geesu qaran cadawga maciil baxo viva guushu waa kulmiye💚💚💛💛💛💛💚💚💚💚💛💛💛💛💛💚💚💚💛💛❤🤍💚

  • @Nooral265
    @Nooral265 51 хвилина тому

    هذا الرئيس وهذا القدوة 👍🏻
    صوتنا لك 🗳️🔰🔰🔰

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 Годину тому

    ❤❤guul Somaliland ❤❤ Qaran jira alhayoow noo adkee

  • @Heromanwy8my
    @Heromanwy8my 2 години тому +1

    Mayeeee waa dameeer dameer dhalay oo balayo raadis ah lkn incha Allah guushu waa xagaaga once again ayaa dalka hogaamin doontaa incha Allah

  • @anabali8433
    @anabali8433 Годину тому

    Masha Allah Markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Годину тому +1

    Guuulay so madaxweene waxii cadow inoo ahna ilahay ha inaga qabto

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 40 хвилин тому +1

    Wadani waa Cadow Duliya. Cod sanadkan siin mayno. Wadani hay soo saxo. Waa inoo doorka danbe ee doorasho la Qabto.

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Годину тому

    Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi wax aanad adu qorshayn kama dhicin Goojacade🙏
    Micnaha jabka ciidanka adigaa qorsheeyay🙏

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 47 хвилин тому +1

    Waligeed Nalagama Guulaysan Huwantiina Umaan jabine Walaakay Baa lugta Iiqabtay

  • @AbKaadir
    @AbKaadir 19 хвилин тому

    Mashaa Allah MBC24 MAR kale mbc mar kale mbc mar kale mbc mar kale mbc mar kale

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 19 хвилин тому

    Allah akbar qaranka somaliland long live ❤❤😊

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 Годину тому +1

    Ninkii naftiisa qaranka u hebeeyay ee shihiiday ama nool(SNM) kuu xoreeyay ee uu cadawga ka dulqaaday ee u heesayo waa damiir iyo dareen la'aawe kiniin ku socda amaba biidhiqaatenimo/cadaqaatanimo cadaw u shaqeeya oo dibindaabyaynta JSL loosoo kiraystay si raqiis ah.

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 3 хвилини тому

    Masha allah

  • @mahamedb4505
    @mahamedb4505 2 години тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤Viiv Somaliland

  • @Nooral265
    @Nooral265 39 хвилин тому

    الله يحفظه ويطول عمره رئيس دولتنا

  • @UbaxAflax
    @UbaxAflax 52 хвилини тому

    allahayow daa yaarabi

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 Годину тому

    Madaxweyne Muse-libaax Allaah Swt ha Guuleeyo cimrri dheer, caafimaad iyo cibaado; JSL baa u baahane. Guul iyo sarrayn iyo gobanimo JSL ee Alle Swt barakeeyay.

  • @xarshinyoutube2751
    @xarshinyoutube2751 Годину тому

    𝑴𝒂𝒂𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒂𝒚𝒏𝒆 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒂𝒏𝒐𝒐𝒌𝒂𝒂𝒅𝒂𝒂𝒚𝒐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝒂𝒏𝒅 𝒂𝒏𝒅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 3 години тому +3

    nolow musse bixi qaranka sii wad ciro gursiga ha uu banayn wayo ilaa malinti aad noqotay madaxwayenaha laba jeer buu jabhad sameyey waa munaafaq bal darood uu uga hiilayey ciidanki qaran cood ha siiyan

  • @xudeefi099
    @xudeefi099 2 години тому +1

    Aad baan kugu mahad calineyna inaanu baraney basic dastuur inkasto aanu ka jeclayn dastuurko dhan

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 34 хвилини тому

    Maasha Allah ❤❤guul insha Allah Madx wayne😂

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Годину тому

    Ciilgabayaashu ha ciyaan madaxwayne waxba kuma yeeli karaan

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Годину тому

    Madaxweene dadka teer somalilan ma Rabaan ee dhulkooday rabaan wax wallanimo ah na inomahayaan

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Годину тому

    Muuse sabaya waad Jabtey xishoo nacaas

  • @mustafamustafa-et6ek
    @mustafamustafa-et6ek 26 хвилин тому

    Manta carurti ayu dontay dadki wawayn markay ogaden

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq Годину тому

    Muuso bixi cabdi madaxwayne geesiya oo cadwga mamulka fashilmay ee somalia kaga qaylisiyay

  • @MyMotherland99
    @MyMotherland99 Годину тому

    Mudane madaxweyne mujaahid Muuse Biixi Cabdi
    Diyaarbaanu u nahay inaan mar labaad Ku doorano.
    DIFAAC QARANBAA DANGUUD U MUDAN
    social media waxa kaliya ee aan usoo galaa Waa difaaca qarankayga Jamhuuriyada Somaliland ee Lama taabtaanka ah

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 29 хвилин тому

    Madaxweyne kuwa wax caynaya maxaad sharci qabta u soo saari weyday, halka aad dadka weydiinayso in ay sheegaan khaladkooda.Cajiib.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Годину тому

    💛💚💛💚💛💚💯💚💛👍

  • @cawilcolaadcawilcolaad1039
    @cawilcolaadcawilcolaad1039 Годину тому

    War calacalka iska daa niyaw

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 Годину тому

    Ninwaalan oo afka furtay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 17 хвилин тому

    Musse odey somaliland

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Годину тому

    Nikani waa maa xishoode waa munaafaq tuuga waa jaahil dhibjira oo ciil qhaba waa nagargabe allaha ummada ka gabto maasiibo weyan waa waslad xaaraana oo beenale

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Годину тому

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Годину тому

    Yaahu beenale Munaafaq

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl 2 години тому +1

    Qaranka waa lagaa qabanayaa insha allah ee dhibaato la'aan nagu dhaaf uun

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 години тому +1

      Hoyadaaba laga qabanaya guul kulmiye insha allaah ❤❤

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 2 години тому

      War adigu hooyo cayga maxaa ku baray ​@@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 2 години тому +1

      Ilaalinta Qaranimadu waa waxaanu ku dooranayno madaxwaynaha geesiga ah mudane muuse biixi insha Allah adiga huwankalkaalow labadible ayaanu qaranka kaaga xidhaynaa ka quuso huwaneey quud baa jira aan la cunin

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s Годину тому

      Tartanka soo gala inkon caytamin

  • @saalaxy
    @saalaxy 2 години тому +1

    Waxbaa baalihiisa Yaacay Tukaraq Ilaa Oog maxabiista Laascaanood hubkii ciidanka qaranka

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 години тому

      Hoydaaba yacen 😂😂😂

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 Годину тому

      Sowtii huwan kalkaashu dhabarjabinta sameeyeen guul jamhuuriyada barakaysan ee soomaaliland ka naxow nafta waa

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Годину тому

      Silkii hooyada weydi taad Ina dhiloy gunxajis faqash kahadhenki yusra harti habar yuusa nacalah abiihin kuyale nijasyahay qudhunki

  • @saalaxy
    @saalaxy 2 години тому +1

    Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto

  • @saalaxy
    @saalaxy 2 години тому

    Cadowga Somaliland waa Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Годину тому

    Oo ma hargesa uun baa la ba rayaa sharciga dastuurka gobalada kale maxaa loo geyn waayey

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 2 години тому

    Beenta mouse wataa😂😂😂😂😂😂😂

  • @deeqmohamud8930
    @deeqmohamud8930 Годину тому

    Muxafid iyo mucaaaradba waxa leeyey goobaha waxbarashooyinka taliyo tusaale farxdeed waxbarashadiyo hiigisaga musqabalka dhiirigelinaaya ardayda mooyee waxsiyaasada goobaha ardaydiyo waxbarashada in lagaga hadlaa masaxabaa mise waa khalad

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 Годину тому

    markay aragto inay dhacayso ayey been iyo qabyaaladi ma jirto ku meeraystaan isagoo qalinkiisu jufadiisa keliya ayuu qabtaa

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Годину тому

      Ina dhilo cuqdada kuhaysa Kama baxdo caac bacaac kakakkaka kursiga iyo siyasada midna mageeydiin ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮

  • @AadanMaxamuud-n9p
    @AadanMaxamuud-n9p 2 години тому

    WAAR FILM KAN HORAAN U SO DAWANAYY MAR LABAAD LAY KHIYAAMI MAYO 😅😂😂

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud 2 години тому

    Beenaale

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 години тому

    BACAAAC . Ciidan looma heesin AFSOMALIGA AWALBA OROMO ayaad ka ahayd . ADIGA WAXAA LAGU YIDHI
    Seeskii cigaal taagay
    Daahir iyo siilaanyo
    Sarre bay u qaadeene
    Adiguna sidaad yeeshay
    Sool Bari xagaad gaysay . Adigaa lagula hadlayaa ciidanka qaranka maaha duliyahow meesha dhaaf

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Годину тому

      Caac bacaac haciyane wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮 kursigu xaran bu idinka Yahay

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Годину тому

      Bal awood Hadi aad ledihin caar kursigan fuula , deee weydan lahayn ma awoodin, coz cilmi iyo aqoon malihidin hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 години тому

    Soo idho adagaa Madaa difaacay waad jabisee

  • @IndhoOmar-vb9pw
    @IndhoOmar-vb9pw 2 години тому

    DEE HAAYE ADIGU WAAD WAALANTAHAY MUUSE JUUDAN EE JUUDAANKA ISKA DAWEE

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 години тому

    ina caabdi daameer