Oo hawiyoow ma ahmed baad soo qaban kartaan agtiisa xitaa mari kartaan ma ogaadeen 26 November 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 10 годин тому +7

    Waa hawiye daarood ku soo duulay bal waa la arki wixii ka danbeeya

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 10 годин тому +8

    Xasan culusow iyo hawiye waa in jubaland iska difaacdo

  • @hashiali689
    @hashiali689 4 години тому +1

    Waa sual mahiim ah cidanka jubaland lodiraya maa cadowga umada somaliyeed lodiro waxba khaldan waana iska muqataa shabab aya wadanku gacanta ugu jiraa shati aya umada logashaday waxan dacad ahayn dabaday ka xumataa kuwan somali illahay meel ha udhafiyo meel xun ayey kuwadan

  • @samir7657
    @samir7657 8 годин тому +1

    Waliga maantaad run dheegtay

  • @ikranita4709
    @ikranita4709 9 годин тому

    Somalia Somalia baa leh ee allah ha mideyo aamiin aaminn

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 11 годин тому +1

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 8 годин тому +2

    Hawiye fake army wa alshabab

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 10 годин тому +1

    Dadka reer jubaland ayaa jecel sayid axmed sayid maxamed islaan

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 48 хвилин тому

    Sayidka nool ahmed madoobe mustafe cagjar liyuu ssc firdhiye siciid deni ciidanka xamar qanimo irir lanjilec gurgurte kahabee

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed2370 9 годин тому

    Ninkan haweye necebaa madabada kagelsheen

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 10 годин тому

    Xasan dawlad ma aha waa mooryaan

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 3 години тому

    Xassan dalkii dib buu u heshay 91

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 6 годин тому

    Farmaajo haduu dadkiisa raaco maxaa kujaban soota xaszn tuugba qabyaalada iyo qudhunka ugu guntan yahay ee hawiyaha ku weerarayo kismaanyo

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 7 годин тому

    Qof soojeeda markuu riyoodo waxanoo kale buu matagaa axmed libaax ha,isku dayin inaad juqa juqaysid aqoon baadan ulahayne

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 10 годин тому

    Xaafad ayaa ku duushay xasfad

  • @maxamuudmacalin-rj7rq
    @maxamuudmacalin-rj7rq 8 годин тому

    Xayawan matihode waxaad lahay
    Xaasid sababtoah raga aadey
    Axmad madoob waanimankii cunay
    Raanjsriskii mareykanka
    Adiga iyo hooyadaa iyo ax .wala idin
    GBznayss

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 11 годин тому

    gubkaan kala hadhaaynaa mooryanta xamar laga keenay

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 10 годин тому

    Waar adigu hadad naf leedahay reerkiina digil iyo mirifle ee laandheeraha ah ka qabo odayga aadan madoobe ee jeebka u galay hassan mooryaan oo u ololee sidii aad odaygaa ugu bedeli lahaydeen qof qadiyad leh oo soomalinimo ka shaqaynaya lafti gareen waanu la soconaa in culays la saaray oo odaygaasi ku noqday laf dhuun gashay hadii aydaan sidaa yeelin daarood wuu ka tashanayaa mooryaantaa cida dhibane u noqon doontaa waa digil iyo mirifle

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 8 годин тому +1

    Eeylay baa tahay ka aamuus ummada soomaaliyeed waxba Kama tihid laangaab baa tahay. Tan aad leedahay Hawiye ka fuq nijaas baa tahay in lagu gumeystay baa tahay.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 4 години тому

      Umada somaaliyed ma mooryaanta hawiye baa

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 2 години тому

      Moryanta hawiye caqli iyo siyasaad maleh umada somaliyed watee elaay hadaaay langaab tahaay maxaad shalaay cod oga baryeysaaay

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 11 годин тому

    Sxboow haddii ciidanka Qaran la dilo, Ogaden ma joogi doonaan jubland marka shacabka deegaanku hub helaan...

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 9 годин тому

    Xasan halayska celiyo

  • @hashiali689
    @hashiali689 4 години тому

    Waar maxad tiri caadi maha adkaatay oo fogaatay cajaib sheikhow waxba ka dhacay illahay Amarkii ileen tanoo kale ku cadee aya ka dhacday waad iga qoslisay 😂I 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 годин тому

    XAMSE DANAYSTE OO KU DHASHAY ITOOBIA OO BEDELEY BAASABOORKIISII UMA TALIN KARO JUBALAND 😂😂😂😂.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 10 годин тому

      Nayaa oromo xamse waa nin madax waye xolo tahay qumayo meshan ka tahay xamse waa nin somali waye adiga oromo ah

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 9 годин тому +1

      Xamse lahjad dds malahan wa rer wamo lakin ma tagersani rasalwasare uma qalmo

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u 8 годин тому

      Hodan waa runtaa. Xamse uma qalmo xilka loo magacaabay. Hada wuxuuba isu qaatay jeneraal ciidan oo ku duuli kara ciduu doono. Muu muqdisho ka xoreeyo alshabaabka qaraxyada maalin kasta ka geysta, intuu u socdo gobolka JUBALAND oo nabadi ka jirto ? Xamse waa calooshiise u shaqayste xasan u adeegsado in uu weeraro beelaha daarood. Xasan wax kale uma haysto xamse. Masuuliyadiisii intaas bay ku ekaatay. Dalkana maba maamulo oo awood kuma laha.