Sxb Xusayn mid aan ku fahamsiiyo xogta aad hesho dhan mala soo bandhigo hadalkaaga waxaa ku jirtay in saraakiil ka tirsan ciidanka DFS ee Raaskaabooni joogo oo aad la xiriirtay kuu sheegeen inay ka war hayeen ciidanka soo baxay marka ee soo dageenna ku bilaabeen dgaalka xogtaas waxay halis galinaysaa nolosha sirdoonka DFS ee xogtaas u gudbiyey Saraakiisha ileen la'aantood ma suura gali lahayne qofkii Jubbaland kaga shakisana birta ayee ka asli doontaa iyada oo xogaada adeegsanayso sidaas awgeeda ilaha xogaha aad ka heshay iyo xogahaas qaarka xasaasiga ah ee saamaynta keeni karto u sheeg si maldahan amaba ka jar warka aad baahinayso ilen qof Jubbaland ka irsan ayaa ku dhagaysanaayee
Waa nasiibdaro wayn oo soomaali u soo Toyota war soomaaliyeey waa isku dhamaanay wax aan isku dhamaynayna waa wax aan macna la sheego lahayn. ILAAHAYOOW na kala qabooji waa dhamaanee
@@omarali4265 yayna lashaqayn hadday rabaan ee jubbland lee midkaan hala iga xorreyo xassan tuug waqti uma harin xoogna kuma joogi karo kursigaa, galada dabada cad buu ka baqaahe
Ar Hawiyow duulan iyo been ha isku darina somaliya na magaceeda iska dhiga Ciidanka aad raska geysen inan werarey no shaki kumajiro lkn hada dagaal majiro waa diyaar garow oo geliya aa iska daya cabaad ka. Iska hagajiya warka
Gar iyo gardaro Qaranka la jirnaa
Ahmed kaligiis taliye 2012-2024 ayuu meesha iska joogaa taliyaha ciidanka dhulka waa ogaadeen raysul wasaraha waa ogaadeen ahmed madoobe hadii 5 sano u marto waligiis asaga lee ahaanaayo madaxwaynaha jubaland
Aad ayan kugufaraxsanahay
Ina ay dowlada somali laweegto Gobalka gedo I a dhaman garoomada jublaan way laweege doontaa I.a
Somali guul gobanimo
Masha Allah wariyahan runta ayuu kahadla wallahi hori usoco
Viva Sheekh Axmed Madoobe xafiduhulaah Waana muqadis in Moryaanka Madaxweyne Somaliya ka Noqdey in Awoodiisa la Tusaa
Why are there jubaland if is not part of government of soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul u rajeyna cidamada juballand 💪💪💪
Hogaamiye kooxeed waa waxa halkaa dhigay Somalia waan in la soo xidhaa Axmed Madoobe
Axmed waa adeerkey waa qab qable dagaal hadhaco
Axmed islaam guul 🎉❤❤❤❤
MAASHA ALAAH GUUL SOWLADA IYO CIIDANKEEDA INSHA ALAAH AXMEDNA SIDA UGU DHAQSA LEH HALOOGU SOO CELILIYO DOWLAD NIMADA
Guuuuuul dowlada somaliya from dhoobley waa sugeyna no kaaba koxeed danbe iyo daba dhilif xabashi
Dowlada waa in ey soo xirtaa axmed maraan
GuuulGuuul Dowlada somaliya
Lacnatullah xasan shekh wilal somali a ayu isku dilayaa
Why jubaland is there is not part of the govermment of Somalia 🇸🇴
Dowlada somalia 🇸🇴 guul iyo gobanimo🇸🇴💪🥷🙏
ISKA SUGLEE DOWLAD NINKII LA DAGAALA WAA DAALIN DAALIN NIMADIISA CADEYSTEY WAANA LASOO QABANAYAA INSHA ALAAHU IYADOO AAN QASAARE BADAN DHICIN
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hawiyoow maa jogtid cagtii joogsanwaeydaa Marbey ceeb la kulantaaye
Good news. DFS waan taagersanahay
Subxaanallaah, siyaasiyiinta somaliyeed ee calooshooda ushaqaysta yaasha ah. waxaan alle uga baryayaa in aysan dhalinyarada isaga kaayajabin
Fikir keega: kimaayo haloo daayo Axmad madoobe dawladane goblada kale ee xurta ah ha qabsato Hana xurayso jubada dhexe Hana ka fogaato isku dhac
Sifican❤
If the jubaland are not part government of Soomaaliya they must get off
Kajaab ma urusamaale garyaqaanku waa daarood waadaba dhoob taabacsan tuug x. Sheeq raga labaabinaayo ubixi dalka soomaliya x hadhaca waa ďulmiile ❤
Ideygaas waalan kismaayo waxuu ka dhigtey boqortooyo asaga iskale. Dowlada Soomaaliyeed guul
Ilahey hakala qaeojiyo dhigi umadana waxa si bilash ah udadinayo siyasiyin
Garbahaaray waa inuu tagaa Wasiirka Abniga DFS Mr.Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Lugta XDS.
Why is there jubaland if is not dowlada soomaaliya
😮😢😢😢subxanalah alow biyo qaba kushub
WARKA WAXVA KAMA JIRAAN ANIGA AYAA JOOGA HADA
RAASKAMBOONI
WARKAN SAL IYO RAAD TOONA MA LEH EE WARKA ISKA HUBO SHEEKHOOW
maxaa meesha ka socod hee no sheeg wlla
Waa arin farxad leh hadii dowladu lawaregtay gobolka gedo iyo garbahaarey guul SOMALIA 🇸🇴 dowlad nimada ha sareydo
Shacbiga jubaland waa in afduubkaan iskasaan😢😢
Thenkes
ADEER SIR DOWLADEED SUUQYAAL MAAHA GUUL GUUL XASAN IYO XAMSE
Guul jubalan🎉
Dowlada waa inlamideeya
Xaqa & 'Dowlada Soomaaliyeed Allaha Ka Guuleyo.Madoowayaasha & 'Cadowda Soomaaaliyeed Oo Emirates - Al Yaduural.Carab Oo.Hor kacaayo& Ethiopia " Amxaarada/ injireyda ....!!
🥺.🥺.🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Stop stop stop stop Mr Hassan
Guul dowlada
Ahmad Libaaax Waayo Waxan Idin Tusahaya Ayaga Xasan O Samray
Hawiiye iyo jobaland dhah
War xassan dhiiqo munafiiq ilahay umada somaliyed ha ka qaabto
Axmad waa ahaaday
Maxaa Dadka laysugu layn
Khilaafka siyaasadeed waa qayb ka mid ah hanaanka siyaasadeed ee dal kasta, balse muhiimadu waa sida loo maareeyo. Dowladda dhexe iyo Jubaland waa inay muujiyaan hoggaan mas’uuliyad leh oo u taagan xasiloonida iyo midnimada qaranka. Kaliya wada-hadal, is-qaddarin, iyo aragti dheer ayaa noqon kara furaha xal waara.
Axmed sheydaan waa la soo qabaha
Top aqbaar saxiixa saxib, wankutageraa
Allaha hanuniyo Ahmed madobe
Puntland waa in ay ciidamo ka difaaca xassan guurguurte boobka kismaayo u dirtaa Islaam Ahmed Madoobe
AUSSOM inay kamid noqdaan ayaa loo ballan qaaday ciidamada Itoobiya sidaas ayey ugu leexdeen mas'uuliyiinta Dowladda Federalka
Maxmada maxaa Naga galay
Meeshaas waa inaa degdeg loo shabiya dhuxulka qaabka daran
XDS gulaysta
Waxaa muuqata in uu jiro Isfahan dhexmaray DF & itoobiya haddaba ma soomaaliya ayaa tanaasushay mise itoobiya?
Alle somaliya ha dejiyo dagaal faa iido malahan
WALEE AXMADOOW WAXBADAN BAAD ISWAASHOO WAX WAABSATEE HADA ADIGEY KU HEYSATAA WELIBA WAXAAN KU ARKAA ADIGOO KATIINADEYSAN OO DIYAARAD MUQDISHO LAGUU SII SAARAYO SI AAD MAXKAMAD UGA SOO MUUQATID WAR WELI FURSAD BAAD HEYSATAAYE WAROOY IS DABAQABO
Mansha allah
Dawladda xasan-xaarwayne waa shufto waana laqaban
Ciidamo beeleed haday noqdaan Gorgor iyo Haramcad Axmed madoobe miyaa haysta ciidan dowladeed
Wadeeca Allah 😪
Sxb Xusayn mid aan ku fahamsiiyo xogta aad hesho dhan mala soo bandhigo hadalkaaga waxaa ku jirtay in saraakiil ka tirsan ciidanka DFS ee Raaskaabooni joogo oo aad la xiriirtay kuu sheegeen inay ka war hayeen ciidanka soo baxay marka ee soo dageenna ku bilaabeen dgaalka xogtaas waxay halis galinaysaa nolosha sirdoonka DFS ee xogtaas u gudbiyey Saraakiisha ileen la'aantood ma suura gali lahayne qofkii Jubbaland kaga shakisana birta ayee ka asli doontaa iyada oo xogaada adeegsanayso sidaas awgeeda ilaha xogaha aad ka heshay iyo xogahaas qaarka xasaasiga ah ee saamaynta keeni karto u sheeg si maldahan amaba ka jar warka aad baahinayso ilen qof Jubbaland ka irsan ayaa ku dhagaysanaayee
Waa nasiibdaro wayn oo soomaali u soo Toyota war soomaaliyeey waa isku dhamaanay wax aan isku dhamaynayna waa wax aan macna la sheego lahayn. ILAAHAYOOW na kala qabooji waa dhamaanee
Ahmed guul ayaan u raajeeynaaya
gaddo anaga dagna waxna kama galin madoobe hala dhaafiyo cadow ka wayn malahan jubbland iyo beelaha oo siyaadasa aan u sineen
@@yunankkays3901kismaayo iyo garbahaareey waa inay la shaqeeyaan federal ka dawlada Somalia 🇸🇴
@@omarali4265 yayna lashaqayn hadday rabaan ee jubbland lee midkaan hala iga xorreyo xassan tuug waqti uma harin xoogna kuma joogi karo kursigaa, galada dabada cad buu ka baqaahe
Waxaad abuurataad goosataa yaan maqlijirey kkkk
30 sana ayan tiih ku jirnaa alow no maciin😢
Hasbunalaah wanicmal wakiil
😢Ahmed madoobe waa jaahil dictator,ha joojiyo fawdhada ha la shaqeeyo federal ka mise wuxuu rabaa in Somalia 🇸🇴 u celiyo 1990
nikii rag nimo isku tilmamayo ha isksno JBN
Xar mashan laga marabo
Top aqbaar saxiixa saxib
Kuwan weriyayaasha isku sheegaaya ayaa ah belo sheega yaal
Dastiur beel dheh
Qabiil iyo qaranka mel mawada galaano qaranka shaqenayo amarkisa jubaland ila gedo galbahaarey wa in shacabka helaan xuquuqdoda xaqodi hogaamiyo wanaagsan so doortan
Guuul soomaaliya xasan sheikh
Asc
Wariye qibrad leh aya tahy saxib. Marwalbaan kudhageystaa
Axmed madobe xlda kuxun 😂
Xasan lacag xoog leh buu haystaa awood a gado ha saaro oo ciidamada gado gado galiyo ha soo af jaro
Xooga dalka guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥷💪💪
Ciidamadaas ma abgaalaa
FARMAAJO WAA MAREEXAN XAMAR UNUKAA LEH........KKKKKKKK
Xasan Sheekh waa dagaal ooge kowad waa in maxkamad degdega lasoo saaraa oo laxiraa
Alle ha kala qabojiyo insha allah dowladana waxan lehey guul guul iyo gobanimo 🥰🥰🥰🥰🥰
Munafaqada dagal jaceyl kuwan
Tuugta ha is taageeran guul dowlada somaliya no more hogaamiye kooxeed
Xasan iyo madobe wa labo daalin allaha isku diro
Diiradaha qaarxiy o u diida dhuLkaba guur gurte hajaabo
Hawiye nacalaa idiin ku taal
Weey iska cadahay dagaalkii beelaha ayeey usocotaa daarood iyo hawiye goba nima doon hore deeqoow usheegay daarood inuu dawlad nimo rabin waadna aragtaa madoobe iyo dani ineey hortaagan yihiin dawlada
Waa war lagu kalsoonan karo
Xamse aqligagi ma wuxu noqday in aad tolka iyo somali isku dirto
Ar Hawiyow duulan iyo been ha isku darina somaliya na magaceeda iska dhiga Ciidanka aad raska geysen inan werarey no shaki kumajiro lkn hada dagaal majiro waa diyaar garow oo geliya aa iska daya cabaad ka. Iska hagajiya warka
Aloow ya ay fahaman in an xasan iyo axmed midkodna wax uhaan idin ma na dhalen ee kalajooga hadii ad islaasan wax Dana idinkumajirto
Beeenle
Kismaanyo
Xoog hakula wareegto dowlada
Wnnku raac sanahay
Ahmed Black afduub hadaad ku haysan karto Kismaayo waa la arki doonaa.
Basaas Axmaar ayaad tahay.
GUUL DOWLADA SOMALIA
Been been baad sheekhatay
Duulaanka.wuxuukuwajahanyahay.beelwaynta.daarood.waxaana.lagusooqorsheeyay.jabuuti.waalaiska.dhicinayaa.cidkasta.oosooweerarto.daarood
😢❤❤❤😢😢❤❤❤😢😢❤❤
Axmad madoobe waa nin raba inuu geeriyoodo mooyee inuusan kismayo kadiga rogan doonin dani waxay tiraa moyee dowladuna iney dagaal uga saarto mooyee aaney wax wadahadala aysan lagelin waayo war magalo ax mabiobe
Axmedmadobealxidho
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴