BUNIS IYO IKRAAN JAMAC IYO XUSUUS HORE

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 55

  • @sayidali6472
    @sayidali6472 Рік тому +3

    Iga raali noqo ayaa la yidhaa heesta waxaana qaaday cumar nuur cabdule iyo caasha cabdi ❤❤

  • @fadumoabdi7015
    @fadumoabdi7015 2 роки тому +4

    Ikramey abaayo macaan adiiga iyo buunes jiir jooga waligiin amiin inshallahi

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 2 роки тому +4

    😁waaw mansha allah ikraan jaamac iyo Bunis war aan caadi ahay❤❤🌹👏🥰💯👌n

  • @MotherNature1886
    @MotherNature1886 2 роки тому +2

    Omg. That was beautiful. This is great comeback. I hope more people discover this legend. Make more music please. Such a musical genius. So talented. I’m gushing because I’m a a big fan of Buunis as you can see🤗.

    • @awilali3904
      @awilali3904 11 місяців тому

      Absolutely I couldn't agree more and I was lucky enough to see him perform in Aruba and Juba clybs❤

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 10 місяців тому +1

    Mashallah dadkii fanka hibada ulahaaa ❤❤❤

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 роки тому +1

    Nin kani aad iyo aad ayuu ugu cod dhowyahay Cumar Nuur Clle

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 2 роки тому +2

    Two legends 💜 love you 😍

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Рік тому +2

    good luck with everything. my ilraam❤

  • @rasnamaxamed4020
    @rasnamaxamed4020 2 роки тому +1

    Waaw bunis iyo maamo luv u

  • @abdalla165
    @abdalla165 2 роки тому +1

    waaaaaaaaaaaaaw buunis waan kuu xiisney

  • @nassirbotan1275
    @nassirbotan1275 2 роки тому +1

    Waaaaw maahan allaah

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 2 роки тому

    Wow wow I'm speechless 🥰🥰❤❤

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 7 місяців тому

    Maama Ikraan Shukran Nolow Sidaan Noogu Baadi Goob Dadkii Hore Ama Fanaaniintii Zamaani Axsante

  • @yusramohmett6099
    @yusramohmett6099 2 роки тому +2

    Mamaday adeerkay❤❤❤

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 7 місяців тому

    Maama Saara Adigoon Dhihin Baad Mudan tahay Waana Qasab Ninkii Wax Garad ahow Hooyo Macaan Noo Noolow Cimriga Allah Kuu Barakeeyo Adiga Awlaadaada Asxaabtaada Iyo Dhamaan Fanaaniintiina Hore Runtii Daawada Maskaxda Dejisa Aya Tihiin Hooyo Hal Codsi Ayan Wataa Adna Dhib Kuguma ahan Waa Inaad Igu Salaantaa Al Fanaan C/X/Buunis Kudheh Nin Layiraahdo Sheikh Nuur Shariif Kuulow Aya Kaaso Salaamay Baraawe Wuxuuna Kuu Jecel Yahay Allah Dartiisa Shukran Hooyo

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому

    Legend mashallah

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 роки тому

    Woow masha allah

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 2 роки тому +1

    Mashallaah my sis keep going

  • @qadanabdillahi6744
    @qadanabdillahi6744 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤ waaaaaaaaw mansha allaaaaaaah❤❤❤❤❤

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic 11 місяців тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 роки тому

    Manshalaah ❤️ ❤️

  • @eartrail
    @eartrail 2 роки тому

    Masha"Allah Wa Jacaylke Halka ka wada Fananiin QARAN BAD TIHIIN. aad ban idin jecelnhy. Somaliland

  • @idilmahad439
    @idilmahad439 2 роки тому +1

    Ikraan jamac inabtiday wanku xiisnay❤

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 2 роки тому +1

    Waaaaaaaaw

  • @mujaahid75
    @mujaahid75 2 роки тому

    Wow ciyaalkii hore is helay

  • @anisaahmed7753
    @anisaahmed7753 Рік тому

    Nice video ❤

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 2 роки тому +1

    Waaaw

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 2 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️ buunis

  • @kinsicismaan3710
    @kinsicismaan3710 2 роки тому

    waaaaaw nice

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 2 роки тому +1

    Fanaaniiti saxda ahaa

  • @aboubakarali2044
    @aboubakarali2044 2 роки тому +1

    🤩🤩💯💥💯

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 2 роки тому

    Waa dhag fahano

  • @MohamedHassan-jh3zk
    @MohamedHassan-jh3zk 2 роки тому +1

    Waxaan u jecelahay Hesstaada Hawd . Wana ku salamay Ikraan adiga alfanan Buunis

  • @mustafatess8298
    @mustafatess8298 Рік тому

    Waabari team ba isla heley bahasha✌️

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud5170 2 роки тому

    Waaaaaaw

  • @halhaystv
    @halhaystv Рік тому

    Ikraan fananajnta noo soo badi I hee

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🥰🥰🥰

  • @fadxihassan2378
    @fadxihassan2378 2 роки тому

    Waaaaw

  • @cabdilaahicali6212
    @cabdilaahicali6212 3 місяці тому

    Iyadaa ka codweyn waa sidee

  • @dagannuur397
    @dagannuur397 2 роки тому

    Laba fanan lajan cqadir iyo igraan

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 4 місяці тому

    ❤❤

  • @ashaabdulahi8501
    @ashaabdulahi8501 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 4 місяці тому

  • @kaysecaliwarsame6158
    @kaysecaliwarsame6158 Рік тому

    Waan idiuxi xay

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 2 роки тому +1

    Howda walle waad isla he's been. Hambalyo hambalyo waad naga farxisen!

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed4535 2 роки тому +1

    Buunis nin ilaahy cod udhiipay

  • @HassanAhmed-jl9fo
    @HassanAhmed-jl9fo Рік тому

    Buunis oo ku hadlayaa loqada waqooye

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. Рік тому

    Heestaa labadiina wada qaadeen xagee laga heli karaa

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 Рік тому

    Waan idin ka qaadeY.

  • @user-pb7dj9er8w
    @user-pb7dj9er8w 8 місяців тому

    ❤😢😢😮wmvà

  • @irshaadaxmed9466
    @irshaadaxmed9466 2 роки тому

    Waaaw

  • @kaysecaliwarsame6158
    @kaysecaliwarsame6158 Рік тому

    Waaaaw

  • @farhiyamohamed1596
    @farhiyamohamed1596 Рік тому

    Waaaaw