MAXAY REER GALBEEDKA MUSLIMIINTA LA DAMACSAN YIHIIN ? | SH ABDIRAHMAN BASHIR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Asc walaal waan ku salaamay sln kadib ku soo dhawaaw maalmaha media oo ah meel lagu soo gudbiyo muuqaalo aad wax ka faaideyso waxaana kaa codsanaa inaad ka qeyb noqoto hormarka channlka
    noogu caawi
    ✔LIKE-TAADA
    ✔SHARE
    ✔IYO WIXII FAALO COMMENT AH MAHADSANID
    #dhiiro galin #wacdi iyo #waano #Quran #Maalmaha #2024
    ✔Qof walba waa loo ogalyahay in uu la dago muuqaalka haddii uu ka helay ama uu rabo in uu la wadaago walaalaha muslimiinta ah si uu wax ugu faaideeyo
    ✔Everyone is allowed to download the vidoe if he/she like or need to share muslim brothers in order to give advantage
    ✔hada noogu soo biir si aad ugu faaideysato muuqaalada aan soo dhigno / @maalmaha24
    - Contact us : asady8393@gmail.com
    -Copyright © Ⓜaalmaha

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому +4

    Shiiqeen anaga aan u duceyno..aniga waan u duceyaa tahajjud.

  • @MustafHaajiaxmed
    @MustafHaajiaxmed Місяць тому

    Masha allaah sheikh allaha ku xafido

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому +2

    Quraanka waa hadalkii ilaahey.

  • @mjepid
    @mjepid Місяць тому +3

    Shiicado waxay aaminsantahay in oo cali Allah yahay سبحان الله

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Місяць тому

      Shiicada isku mid ma aha, kooxa kala duwan weeye.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому +2

    Allahu akbar masha allah ilaahey ajar allah kaa siiy.shiiqeen ubadkeena ayaa waxaa la dhaadhaciyey.nabigeena in uu jaahil yahaye.shiiqeena ubadka soomaaliyeed.teenage gabdho iyo wiilal carruurteena hafiz quraan waaye.laakiin tafseerka ma yaqaanaan.ilaahey ha nagu dilo diinteena macaan.quraanka waa nolosheena.

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Місяць тому

    Quranka iyo hadiska nabiga uun qataa

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому +2

    Sax waaye taariiq ramadan aniga ayaa ka mid dadkii ku xirnaa oo diinta ka bartaye.maxay wax u qabtaan wey goyeen.waxay dhaheen wuu waalan yahaye.gabar ayuu xoogaye.culumo badan oo saaxiib lah ahaa ayaa go yey.

  • @amareto5772
    @amareto5772 Місяць тому +2

    Walee salaadii Jimcaha dhaqan bay noqotay.

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Місяць тому

    Iya inugu yirii galada dhagaysta

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Місяць тому

    Waar hooy wax magaradku inaay idiin haleen

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Місяць тому

    Galadu wa cadawgayga iyo cadawgina iska ilaliya warkodana yareya warka islamkana wayneya

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Місяць тому

    Waar iya inugu yirii Dadka lita dhagaysta ??