Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
UMUL QEER ALLEY HA U SOO FUDUDIYO NOBILAWA ❤
Ayy waaku Faraxsanahay in Ruwaayada Dhalma Doon La soo Celinaayo Shukran Dhamaan Team Qasaal TV ❤
Ilaahay ha ku Barakeeyo Cabdishakuur waxaad tahay Ruux Wanaagsan oo Qalbi Fiican
Masha allh noo so celi ruwaayad ii dhalma doon cabdi shukri qalbi saliim❤❤
Ilaahay Hacaafiyo Walaasheen kurbadana Haka Feydo Hal Codsi Ooqura Xujo In Laga Dhigo 30 daqiiqo Dadka Gabdha Xanuunsan Darteed Filimka Ulasocda Muhiimada Karaaca Nafbey Leedahay Wey Dhimankartaa Nin Raba Gabdhaas Aragtideeda Meeshay Joogto Ha Ugu Tago Hana Caawiyo Lkn Qiimeeya Dadkaan Filimka Idin Soo Gudbinayaa Dadaalkooda Oo Fahma Nuxurka iyo Metelaada
Allow inti ubad haysata ubarake intan Haysana Allow si yarabi🤲🥺
Mash Allah walalal cabdishokuur Allah haa koo barakeyo ad baa oo mahadsanthahy hada soo celisey filiki dhalma doon
Waa run wllky wixii ilaahay kuu qoray ayaa helaysaa
Walal Abdishukri waa mahadsantahay Allaha xiftiyo Allaha uu gargaro Allaha cafiyo bi idnilallah ya Rab
Ilaahey ha caafiyo walaasheen umulqeyr🤲🤲🤲🤲
Noso celiya filimka dhalma doon muhimadu wa qisada filimka ee mahan dadka ku jira Allah ha caafiyo walashay umulkheyr Horey uu socda team qasal ❤
Amul khayr ma la helay. Mahad sanid. Waa filim wanaagsan soo celsha
Waa sax soo daaya dhalmadoon inkasta oo uu San dhadhan lahayn umalkhayr la aanteed
Thanks walal cabdi shugri wad mahadan tahay sad wakhtiga aad nagu soo hurdaay ❤❤❤❤
Asc wllo cshuri aad iyo aad ban ugu qaslay hadalkaaga
Mashallah 😢
Umu khayr soceliya waan u xiisnay😢
Asc wll cabdishugri wad mhadsantay umul khayr allaha caafiyo
Umulkhayr la aanteed macno mayalaneyso alle hacaafiyo
Masha allha umul qeer laa aanted masoconayo markay solabato nogadhiga hoyo la aan nodhames tira adin koo mahad san umul qeer allha cafiyo❤❤❤❤
Walaal waan ku salaamay, walaal waxaad moodaa inaad ka hadlayso waxaadan aqoon u lahayn
Hye waa diyaar sodaya dhalmadoon lkn xamza shaacir halkee kudambeeya jwb cabdi shuri ❤❤❤❤
Yes
Wiilkani sheeko xumaa Muxuu uga jeedaa hadaladan bilaa macnaha haduu film dhamays tirikarayo muusoo daayo oo kaliya
Asc abdi shugri Umal kheer may ku jirtaaa
Wcs wll aawaymusalkii hooyo laan
Su aasha waxaa waaye mar hadii filim bilaabdeen waa inaad dhameesiin
Yas.yas.yas❤❤❤❤❤
SOO CELIY❤
Meel mcn nooga ko'day walhi❤
Allaha caafiyo umul khayr
Soo celi wll umul khayr kwrn allaha ino cafiyo wlllhsen
ما شاء الله تبارك الله
Waa runtaa dad baa moodaya wax dad hirgelin karo waxay odhanayan maxad dhaqtar utegi weydey
Marko horay maxa u jojisan abdi shukri wa enacsisan yutube
Umu miya timi wllo riwadii umu ku jirtay ba ficaney ❤❤
Cadi shuri filimka soo daya inkastoo umulkhayr la,anted usaba nuurayn ini filimkas ad ayuu tabtay marka nosooday umul khayrna allaha soo cafiyo
Wa sax lkn hadii ayna ku jirin umulkhayr wax mooraal ah male
Umalkhayr alle ha caafiyo
Soceliya dhalmadon❤❤❤
Hoyo laan waa hoy lan walahi aa rabnaa❤🎉
Yas Yas ❤❤❤❤😊
Kuso dhakhsada wll
Asc.cabdi.shugri.mahad sanid.guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Weww ❤
aad io aad filimka dhalma doon walaga mar man noso celiya bowe❤from. nairobi
Haaa warkasa imaraaa
Waa lagama marmaan hadii ay umul khayr ku jirto
Filmkaa waa nacnay maxaa yeela waad nagu jarteen
Umulkhayr ayaan rabnaa
carbi mahn carabig waxa lgu dhaha عجوزة madhaliis
Filimka sax uwada hadiikale nagadaayo wareerka please
😅
waa rabnaa dhalmadoon
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nosoo celiya Umul khayr makujidhaa
Noosoo celiya wllhi ani waa uxiise
Wasax nosoceli warbanaye umulkhayr Alle arimaheda huufududeyo wan usooducaynayaa
Anigu waxan dhehila haa hala kan salo dhalmadoon
Yes yes wan Sugi la ahay
❤❤❤❤❤
Aaway filinkii hooyo la aan waa howla aan
Ayaan hooya la aan bey ku fiican tahay
Hhhhh
Aniga kuma hesto hoyo la an wa hoy la ah
Oo umal kheyr caruur ma lha miyaa ?
Umal khayr gabadhbay leedahay
@@faizafarah3830 wanba yaaby filimku inuu iyda ka hdlyn mooday iyo tgidii india
Yakuyiri ilmo maskuberigaro
Xaynoosh mee isna
kkkkkkkkkkkkkk har iyo haweeenna?iska garta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xilima
Xamse shaacir kusoo dara😢
Wcs
Mhdsnid cabdi shugri noso daya filmka dhalama doon umalkhyran ilahay murdked haw fududeyo
Dad badan baa kugu Xiran laga yaabo in ay dhibaysoHadaladaad ee xooga bahasha degi😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Diyar wan sugeynaa
Dhalmo doon oo aan Umulkhayr loo helin dhadhan ma leh. Lkn hadii ay lama huraan tahay inoo wada.
Sodhawayn
Dhalmadon
Sooceliya sooceliya sooceliyaa
M.a wlhi dhalma Don le sugi kara ❤
Wanu ka cajisnay sidaan u sugaynay e naga daya😂😂
Cabdi shukri is not aesy❤
Sax warunta
Dhaxda in lagu joojiyo ma aha
noo so celiya
Ala noo soo celiya
War wax gadmaya keena
Noosooceli
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
UMUL QEER ALLEY HA U SOO FUDUDIYO NOBILAWA ❤
Ayy waaku Faraxsanahay in Ruwaayada Dhalma Doon La soo Celinaayo Shukran Dhamaan Team Qasaal TV ❤
Ilaahay ha ku Barakeeyo Cabdishakuur waxaad tahay Ruux Wanaagsan oo Qalbi Fiican
Masha allh noo so celi ruwaayad ii dhalma doon cabdi shukri qalbi saliim❤❤
Ilaahay Hacaafiyo Walaasheen kurbadana Haka Feydo Hal Codsi Ooqura Xujo In Laga Dhigo 30 daqiiqo Dadka Gabdha Xanuunsan Darteed Filimka Ulasocda Muhiimada Karaaca Nafbey Leedahay Wey Dhimankartaa Nin Raba Gabdhaas Aragtideeda Meeshay Joogto Ha Ugu Tago Hana Caawiyo Lkn Qiimeeya Dadkaan Filimka Idin Soo Gudbinayaa Dadaalkooda Oo Fahma Nuxurka iyo Metelaada
Allow inti ubad haysata ubarake intan Haysana Allow si yarabi🤲🥺
Mash Allah walalal cabdishokuur Allah haa koo barakeyo ad baa oo mahadsanthahy hada soo celisey filiki dhalma doon
Waa run wllky wixii ilaahay kuu qoray ayaa helaysaa
Walal Abdishukri waa mahadsantahay Allaha xiftiyo Allaha uu gargaro Allaha cafiyo bi idnilallah ya Rab
Ilaahey ha caafiyo walaasheen umulqeyr🤲🤲🤲🤲
Noso celiya filimka dhalma doon muhimadu wa qisada filimka ee mahan dadka ku jira Allah ha caafiyo walashay umulkheyr
Horey uu socda team qasal ❤
Amul khayr ma la helay. Mahad sanid. Waa filim wanaagsan soo celsha
Waa sax soo daaya dhalmadoon inkasta oo uu San dhadhan lahayn umalkhayr la aanteed
Thanks walal cabdi shugri wad mahadan tahay sad wakhtiga aad nagu soo hurdaay ❤❤❤❤
Asc wllo cshuri aad iyo aad ban ugu qaslay hadalkaaga
Mashallah 😢
Umu khayr soceliya waan u xiisnay😢
Asc wll cabdishugri wad mhadsantay umul khayr allaha caafiyo
Umulkhayr la aanteed macno mayalaneyso alle hacaafiyo
Masha allha umul qeer laa aanted masoconayo markay solabato nogadhiga hoyo la aan nodhames tira adin koo mahad san umul qeer allha cafiyo❤❤❤❤
Walaal waan ku salaamay, walaal waxaad moodaa inaad ka hadlayso waxaadan aqoon u lahayn
Hye waa diyaar sodaya dhalmadoon lkn xamza shaacir halkee kudambeeya jwb cabdi shuri ❤❤❤❤
Yes
Wiilkani sheeko xumaa
Muxuu uga jeedaa hadaladan bilaa macnaha haduu film dhamays tirikarayo muusoo daayo oo kaliya
Asc abdi shugri Umal kheer may ku jirtaaa
Wcs wll aawaymusalkii hooyo laan
Su aasha waxaa waaye mar hadii filim bilaabdeen waa inaad dhameesiin
Yas.yas.yas❤❤❤❤❤
SOO CELIY❤
Meel mcn nooga ko'day walhi❤
Allaha caafiyo umul khayr
Soo celi wll umul khayr kwrn allaha ino cafiyo wlllhsen
ما شاء الله تبارك الله
Waa runtaa dad baa moodaya wax dad hirgelin karo waxay odhanayan maxad dhaqtar utegi weydey
Marko horay maxa u jojisan abdi shukri wa enacsisan yutube
Umu miya timi wllo riwadii umu ku jirtay ba ficaney ❤❤
Cadi shuri filimka soo daya inkastoo umulkhayr la,anted usaba nuurayn ini filimkas ad ayuu tabtay marka nosooday umul khayrna allaha soo cafiyo
Wa sax lkn hadii ayna ku jirin umulkhayr wax mooraal ah male
Umalkhayr alle ha caafiyo
Soceliya dhalmadon❤❤❤
Hoyo laan waa hoy lan walahi aa rabnaa❤🎉
Yas Yas ❤❤❤❤😊
Kuso dhakhsada wll
Asc.cabdi.shugri.mahad sanid.guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Weww ❤
aad io aad filimka dhalma doon walaga mar man noso celiya bowe❤from. nairobi
Haaa warkasa imaraaa
Waa lagama marmaan hadii ay umul khayr ku jirto
Filmkaa waa nacnay maxaa yeela waad nagu jarteen
Umulkhayr ayaan rabnaa
carbi mahn carabig waxa lgu dhaha عجوزة madhaliis
Filimka sax uwada hadiikale nagadaayo wareerka please
😅
waa rabnaa dhalmadoon
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nosoo celiya
Umul khayr makujidhaa
Noosoo celiya wllhi ani waa uxiise
Wasax nosoceli warbanaye umulkhayr Alle arimaheda huufududeyo wan usooducaynayaa
Anigu waxan dhehila haa hala kan salo dhalmadoon
Yes yes wan Sugi la ahay
❤❤❤❤❤
Aaway filinkii hooyo la aan waa howla aan
Ayaan hooya la aan bey ku fiican tahay
Hhhhh
Aniga kuma hesto hoyo la an wa hoy la ah
Oo umal kheyr caruur ma lha miyaa ?
Umal khayr gabadhbay leedahay
@@faizafarah3830 wanba yaaby filimku inuu iyda ka hdlyn mooday iyo tgidii india
Yakuyiri ilmo maskuberigaro
Xaynoosh mee isna
kkkkkkkkkkkkkk har iyo haweeenna?iska garta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xilima
Xamse shaacir kusoo dara😢
Wcs
Mhdsnid cabdi shugri noso daya filmka dhalama doon umalkhyran ilahay murdked haw fududeyo
Dad badan baa kugu Xiran laga yaabo in ay dhibayso
Hadaladaad ee xooga bahasha degi😮😮😮😮😮😮😮😮😮