Sababaha Ugu Waa Wayn Uguna Xoogan Ee Qoys Ku Burburo Waa Midaan Oo Kale.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

КОМЕНТАРІ • 30

  • @hm1c586
    @hm1c586 7 днів тому +11

    Madasanidiin wacyigalinta bulshada🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Cabdulaahi88
    @Cabdulaahi88 7 днів тому +5

    Filimkaan dheer ookale waan kahelaa jiil media

  • @Ahmeddheeg-n8y
    @Ahmeddheeg-n8y 7 днів тому +6

    Waa xaqiiqa arintaasi

  • @CINAJIIBMawliid
    @CINAJIIBMawliid 7 днів тому +4

    Walahi waudin tageera hoore usoocda❤❤❤❤❤❤❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 7 днів тому +2

    Mashallah gabdhahaan waa taageerAaa

  • @SalmaMuhammed-ej1pv
    @SalmaMuhammed-ej1pv 5 днів тому

    Ala ilahayow hainagu saladin sodoh xun🤲🏽💔🤲

  • @HaniMohamed-h8e
    @HaniMohamed-h8e 6 днів тому +2

    Waa sax labadaan maama wee isoo mareen waana kasoo gudbe alxamdu lilaah

    • @HaniMohamed-h8e
      @HaniMohamed-h8e 6 днів тому +1

      Hada waxaan ah daneesato maamooyin ka waakuqoslaa waxnamadhoho aan hooyo eheen

  • @Daarul_Kheyr_Media
    @Daarul_Kheyr_Media 7 днів тому +11

    Waa maalin jimce kusaliya nabiga SCW ❤
    Codsi iso booqo channel ka

  • @AishaAhmed-p9p
    @AishaAhmed-p9p 7 днів тому +6

    Ani rerkeyga cidna kama hadli karto wlley hoyadey xittaa ha ahaaato lkn qofkii ani iyo ninkeyga nasoi dhax gasho waa loo yaaaba wax uusan waligiiis ka kabsan baa ku dhacaya 😅😂

  • @hm1c586
    @hm1c586 7 днів тому +2

    Sodoh tan ugu fiican waa tan gabadha dhashay

  • @NasraDhicisow
    @NasraDhicisow 7 днів тому +2

    Daahi top waye m.a❤🎉

  • @Muna-Cumar
    @Muna-Cumar 7 днів тому +5

    Waali guri dhusaa la arki jire waalid guri dudubinyaa bisinka

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 7 днів тому +7

    Xaqiqi jirto waye labda qof isku ficn sadxiiyo lagam wayo

  • @apu-pakarhange7902
    @apu-pakarhange7902 6 днів тому +2

    Wllhi waaqaca jiray ka soo hadlayaan lkn gabdhahaan maamooyinkii bay Caadi u copyeeyeen😂

  • @NasraaxmedYaasiin
    @NasraaxmedYaasiin 6 днів тому

    Thanks

  • @Amiiroqurux-u9r
    @Amiiroqurux-u9r 7 днів тому +1

    First comety

  • @hm1c586
    @hm1c586 7 днів тому +2

    Gabadha kuleela kufuran
    Wiilkana talefonko nicirabaa

  • @abdz85
    @abdz85 7 днів тому +1

    Fartuun abdullahi

  • @maarizacadeey6142
    @maarizacadeey6142 7 днів тому +3

    Subxnalah ma dad nocaan ah ayaa magalada kujira

    • @AishaAhmed-p9p
      @AishaAhmed-p9p 7 днів тому +3

      Ma ogidee badanaa reraha kala taga ayagaa u sabab ah 😢

  • @IkraamaXasan
    @IkraamaXasan 7 днів тому +2

    ❤❤😂🎉😢😢😅

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 7 днів тому +1

    Cv

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi6338 7 днів тому +1

    😂😂

  • @Yaracilmi
    @Yaracilmi 7 днів тому

    😂😂😂😂

  • @Amiiroqurux-u9r
    @Amiiroqurux-u9r 7 днів тому +4

    First comety