Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
    Facbookayga igala soo xiriir.
    / tooyoshow .
    Whatsap. +41779012395
    Ahmed Tooyo Axmed Tooyo AhmedTooyo.

КОМЕНТАРІ • 229

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel 21 день тому +8

    Aweys geeddow iyo hubka Galaal laga iibayey baa interview-ga oo dhan fashiilay. Aweys geeddoow wuxuu ka tirsanaa ciidaanka madaafiicda iyo USC hubkii oo dhan bay la wareegeen.

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 6 днів тому

      odaygu waxbuu is dhex dhigayaa jees iyo galaal heshiis ma ahaayn wakhtigaas

  • @kaamil2991
    @kaamil2991 21 день тому +17

    Majeerteenow Cardkaa anagaa Xoqana hadaanu Isaaq nahaye, filmkale samaysta😂😂

    • @saeedhassan8441
      @saeedhassan8441 21 день тому +1

      😂

    • @dgl7347
      @dgl7347 19 днів тому +1

      😂😂😂 xaal qaata

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 19 днів тому

      Hhhh

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 19 днів тому

      Diyaaradaa indhahaygaan ku arkay. Xabadaa lagu riday jawi hoosayna ku socotay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 16 днів тому

      AWEYS GEEDOOW GOORMUU DUULIYE NOQDAY. AWEYS GEEDOW WUXUU AHAA CIIDANKA LUGTA IYO TAANGIGA. BEENTAADII WAAD QARSAN WEYSEY

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 19 днів тому +7

    😢😢😢😢wlh waan Ka naxay runtiii maxamad siyaad bare waxuu Ahaa nin dalka uturaya lkn waxaa dalka heshay daba dhilifyo shisheeye kal kaal ah isagana wuu madax Adkaa Alow Adiga ayaa awoodleh dalka noo hagaaji Aamin Aamin 😭😭😭😭😭😭😭

    • @MoonMedia.
      @MoonMedia. 12 днів тому

      Lacnad haku dhacdo Afweyne 21 sano miyu kursiga isku dhajin lahaa hadii uu dalka unaxaayo

  • @aliolow7663
    @aliolow7663 19 днів тому +6

    2baasuuke oo shan boqol oo neef dishay 😅 waa waayeelkii ugu beenta badnaa aduunka

    • @Commando681
      @Commando681 10 днів тому

      Ogaadeen wax walba ka filo. Hadi ay raban lugaha bey iska tooganayan oo ay oranayan lugahan wa dhibsanay

  • @AHGaney
    @AHGaney 21 день тому +6

    ODAYGII JUURILE AHAA WUU KHALKHALAY AWEES GEEDOW PILOT MA AHEEYN

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 18 днів тому +1

      Waa runtaa anagaa xamar, wadajir jaar ku ahayn, wiilkiisa isku fasal ahay. Sarkaal madaafiicda ayuu ahaa oo aad u adag.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 16 днів тому +1

      AWEYS GEEDOOW GOORMUU DUULIYE NOQDAY. AWEYS GEEDOW WUXUU AHAA CIIDANKA LUGTA IYO TAANGIGA. BEENTAADII WAAD QARSAN WEYSEY

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 16 днів тому

      AWEYS GEEDOOW GOORMUU DUULIYE NOQDAY. AWEYS GEEDOW WUXUU AHAA CIIDANKA LUGTA IYO TAANGIGA. BEENTAADII WAAD QARSAN WEYSEY

    • @mamalula11
      @mamalula11 6 днів тому +1

      Waa daanyeer qabiilaysan

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 7 днів тому

    ❤❤❤ mahadsanid adeer ❤❤

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 22 дні тому +17

    Pro jurule WAXAA muuqata in aadan run sheegayn.
    Waayo WAXAA udadiila AWEYS GEEDDOW POILOT ma aheyn, 2 Janaeal GALAAL USC UMA dagaalamin xamar mana dhaafin.
    Duqa warkisa iskahubiya

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 22 дні тому +1

      Waa runtaa anaa kismayo joogay xiligaa xabad miig ah baa maalin kismaayo agteeda ka noqotay wax hub ahna may wadan oo qarxiyaashii bamka ay xambaarayso ayaa laga bixiyay baa la lahaa,Geesowna madaficda ayay aqoontiisu ahayd.Lakin General Galaal USC wuu u dagaalamay balse dhanka Baydhabo ayaa lagu sheegayay

    • @MrAntoniyo12
      @MrAntoniyo12 22 дні тому +2

      Mahadsanid prof jure ,laakiin kismaayo anaa joogay markii uu AUN MSBare ka baxay ee uu u boqoolay buurdhuubo mudo 10neeyo maalin kadib ,mana arag diyaarada wax duqeysay eed sheegtay

    • @maxamedaxmed3361
      @maxamedaxmed3361 21 день тому +2

      ninkaan aweeys geedoow mayaqaan

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 21 день тому +1

      Ruwaayad ayuu ka,sheekeynayaa

    • @akhalif579
      @akhalif579 21 день тому

      Hhh Aweys geedoow, madaafiicda goobta ayuu yaqaaney. Duuliye miig hal asbuuc muu ku bartey? kkk bal ninkaas weyn arka ee madaxda ahaa waligiis soomaaliya waxaas baa la degey. Waa ku salaamaya Jurile.

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 21 день тому

    Sheekh Shariif ma ahane, waa shariif Nasir

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 14 днів тому +1

    ABUUKAR GEEDOW
    ARTlirist buu ahaa baan filayaa juriilow,waa sideey ilatahay

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 23 дні тому +6

    Asc, waa taariikh loo baahnaa in la qoro, lana wareysto dadka nool ee ka tirsana dowladdi dhexe ee Siyad iyada oo laga dhowrayo caadifad qabiil.wbt❤

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 18 днів тому +2

    Awes Gedow madfaciiste oow ahaay. ma eheen pilot Diyaaradahaasne hadeey wax ka dhacayaan Siyaad Barre aa u adeegsan lahaa intan Xamar la soo gelin. Diayarahad pilotysdi aa ka bixiyaya bahashi gantaalada rideeysay, kaliyaa sahan lee loo istcmali katay.

  • @HassanWardhere-s7i
    @HassanWardhere-s7i 16 днів тому

    Gabay giii abwaan kaa dheeeri ayaan xasuustay runtiii

  • @mahadsheikh2107
    @mahadsheikh2107 23 дні тому +4

    Sheekadan waxbadan baa ka qaldan. Kow Aweys Geedow Pilot ma heen. Waxuu ahaa Taliyahaa madaafiicda. Tan kale, Daarood hubkii dawlada dhan wey ka soo tageen, oo Hawiya gacanta ku dhigay. Marka see Galaal oo jilib yimid hub Kismayo loogu gadi?

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 23 дні тому

      hubkii kismaayo daarood ku ula soo qaxeen ayaa dib looga iibsanayey si aysan isu difaacin sidaasaan u fahmay ujedada ee hawiyaa ka hub badnaa daaroodka waayo xeryihiin ciidan ka ayagaa qabsaday oo hubkii gacanta u galey

    • @Shan-Shabeel
      @Shan-Shabeel 21 день тому

      Sheekada hubka waa propaganda iyo been cad.

    • @shafiahmed4218
      @shafiahmed4218 10 днів тому

      Galaal USC uma dagaalamin

  • @mamalula11
    @mamalula11 6 днів тому

    Inuu soo gaaroba maahayn kan oo kale xiligaan
    Waana ragii soo horkacay Amxaaradii Abdullahi Yusuf watay
    Awees geedoow maahayn pilot waxuu ahaa madaafiicda goobta

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 12 днів тому +1

    Kkkkk kismaayo kale miyaa jira tolow oo diyaarad lagu duqeeyey aniga waan yaabanahay mise odeygu afkii baa jaga dhacay ereyga

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 23 дні тому +1

    Thank you profosore

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 16 днів тому +1

    Been badanaa Aweys Geedow pilot ma aheen Artily uu ahay Subxanna Allah wa Oday an xishoon

  • @dargo114
    @dargo114 20 днів тому +2

    Somaaliya goorma ayaan musuq-maasuq iyo qabyaalad ka baxeynaa.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 19 днів тому

      Mar dhow insha allah

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 16 днів тому

      AWEYS GEEDOOW GOORMUU DUULIYE NOQDAY. AWEYS GEEDOW WUXUU AHAA CIIDANKA LUGTA IYO TAANGIGA. BEENTAADII WAAD QARSAN WEYSEY. WELIGEEY NINKA KA BEEN BADAN MA ARAG

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 19 днів тому +3

    Col. Aweeys Geedow ma aheeyn pilot. Hadalka Juriile meeshaas uu ka qurmay

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 18 днів тому +1

      waa runtaa, Geedow madaafiicda ayuu taqasuskiisa ahaa.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 16 днів тому

      AWEYS GEEDOOW GOORMUU DUULIYE NOQDAY. AWEYS GEEDOW WUXUU AHAA CIIDANKA LUGTA IYO TAANGIGA. BEENTAADII WAAD QARSAN WEYSEY

  • @AM-zo7pn
    @AM-zo7pn 15 днів тому +1

    what a great story, we need to document on writing, and let our young generation understand Somali civil war.

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 23 дні тому +2

    Waa taariiikhaha loo baahan yahay in da' tartu ogaato si markay dalka dhaxlaan ay uga digtoonaato

  • @Abdixakiim-gb9fs
    @Abdixakiim-gb9fs 13 днів тому

    Waa shariif nassir

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 4 дні тому

    Jabhadihii Jaan oo dhintan horseeday
    Waa "Dameer iyo labadiisii Daan"

  • @ismailmohamoud7219
    @ismailmohamoud7219 22 дні тому

    Anaa ka markhatiah Warkaan waxaan dega xafada kismaayoo

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 4 дні тому

    Adeer Juurile
    Maxaad Degaan kaagii ka qabatey

  • @fahadaxmed-to8fs
    @fahadaxmed-to8fs 21 день тому

    Walahi waa taariiq xanun badan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 21 день тому

    Yaa hindhise, RaxamkAllaah 😀

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 23 дні тому +2

    Mashaa allaah Dr jurule taariikh waalan ❤1991xiligaas xaasaasi 24:42 ah waa taariikh loo baahnaa waaaw

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 23 дні тому +2

    Waa taariikh la soo maray.Ama ha fiicnaato ama ha xumaato.weliba waa in la qoro oo dugsiyada a lagu dhigo si aan taas oo kale mar danbe u dhicin.

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 21 день тому

      @@abdikhaliqjibril7726
      Taariikhda sanadkee laga bilaabayaa taariikh xun oo badan ayaa jirtee walina waa socotaa

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 6 днів тому

      ma beenta uu sheegi ayaa la qori waxani waa been

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 19 годин тому

    Godka lagu cadaabyow Maxuu go'ohu beensheegay1

  • @abdirahmanhassan5536
    @abdirahmanhassan5536 21 день тому

    Title ka waa khaldan yahay

  • @frank77w
    @frank77w 23 дні тому +4

    Taariikhdan kala duwan waa in la ogaadaa. Ragna waa kii kufoo kaca. Alxamdulilah wixii dhib ah ee la soo maray hadii la soo dhaafay inta badan. Ilaahna intii hartay hanoo dhamaystiro

  • @saidahmedabdulrahmanal-hat6380
    @saidahmedabdulrahmanal-hat6380 16 днів тому

    Aniga reer Kismaayo ayaan ahay. Daarood, Hawiye, Dir, Isaaq toona ma ihi. Maxamed Siyaad, Alla ha u naxriistee, markuu Kismaayo yimid magaalada ayaan ku sugnaa. Sheekadan uu professor Juriile sheegayo, oo ah in meelo ka tirsan magaalada Kimaayo diyaarad lagu duqeeyay, aniga ma arag mana maqal. Teeda kale haddii Maxamed Siyaad Xamar joogin yaa amray duqentaa?

  • @user-vy7od2zz8k
    @user-vy7od2zz8k 6 днів тому

    Juxa siyaasadii-weriyenimo ayaad ku bedeshay hhh😅😅😅 siyaasad to saxafi.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 21 день тому

    Waa been awesome geedow wuxuu ahaa Colonel, General Galaal wuxuu ahaa ma dhaafin Xamar, intaas ayuu kuu sheegayaa oo aanan la rumeysan karin, annagoo og wixiidadkii dagaanka lahaa dhibtii loo geystay. Ilaa haddana waa lagu dilayaa.

  • @xamzash8184
    @xamzash8184 17 днів тому

    Professor ka waa ceeboobay
    Beenttisa waa la qabtay

  • @shafiosman3564
    @shafiosman3564 22 дні тому

    Maalinkaa ay diyaaradu duqaynayso kismaayo si live ah baan udaawanayay
    Waxay ahayd qiyaastayda MIG 17 chines ah
    Aadbaan uxusuustaa

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 4 дні тому

    Maajeerteenku laangaabsanaa maalin waliba hebelaa nadilay iyo calaacal miyey ku jiraayaan shalaydaan 2008 dii ayeey eheed markii Abdullahi Yuusuf uu kudhowaad 250,000 oo qof muqdisho iyo deeganada u dhow kulaaayey asigoo amxaaro wato markii laweydiiyane uu dhahay qaxaan qaxaa ka horeeyey cid sheeg sheegee oo calaacaleene ma jiro ayaga 35 sano ka hor wax ahaay oo Somali dhexdeeda lee ahaay ayeey ilaa maanta ka calaacalaayaan war isku xishoodo ragu waa diriri jiray waana heshii jiraye

  • @Gla277
    @Gla277 21 день тому

    Pro jurile waa kaxu mahay inaad ogolaato inuu ku waraysto juxa
    oo ka shaqeeya kala gaynta daaroodka
    Waan ciyaala suuq
    aad iliita

  • @isseahmed8720
    @isseahmed8720 11 днів тому

    Waxaan marqaati ka ahay in 1991kii ano ka mid ah dadkiiku haray muqdisho in aan arkey diyaarad mig ah oo hawadda duuleysey oo la lahaa faqashtii ayeey soo xabadeysey waxaana ka maqley warar la isla dhex marayey waxaana iivsheegey dadkii joogey xamar ee fadhi ku dirir yadeedii waagaas

  • @abdi1502
    @abdi1502 23 дні тому

    Aweys geedow pilot ma,ahayn

  • @MaxamedMaasbaro-yo7fu
    @MaxamedMaasbaro-yo7fu 20 днів тому +1

    Ninkaan majeerteen ba maahee maxaa ka galay majeerteen

  • @ogademabsame1515
    @ogademabsame1515 8 днів тому

    Ciddii majeerteen ma sidanaa kkkk

  • @omarali4265
    @omarali4265 10 днів тому +2

    Majerteen iyo Isaaqoow dhib ka dhaafa wadanka xiligii 😂siyaad barre idinkaa xukuumadii siyaad barre idinka ayaa dhisay idinkaana burburayay 😂

  • @LihleNukani
    @LihleNukani 23 дні тому

    Litaariiq 1991 laba bilood ka dib waanu solaabanay waxan gaar nay ceelasha biyaha Litaariiq

    • @princeabdala6087
      @princeabdala6087 6 днів тому

      Kadib waxa dhacay sheeg 😂😂😂😂 xadka iyo xawaaraha iyo jananka litaariiq

  • @mohamedabdulwahab7661
    @mohamedabdulwahab7661 23 дні тому

    Maxamed xaashi gaani qoladee buu ahaa

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 11 днів тому

    USHEEGA IIDOORKA MARWALBA DHAHA WANALA DUQEEYE O KALIGOOD UN U MALEEYA IN LA LAAYE SIYAAD BARE SOMALIA MEELUSAN DHIBKA GEYSAN MAJIRIN

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w 22 дні тому +1

    Diyaaradaa Aweys Geedow Mawadin Ee Waxaa Waday Duuliye Gaarac Waana Miigii Ugu Danbeyay, Markii Danbana Weey Dhacday , Duuliyaha Gabar Uu Dhalay Baan Romania Ku Arkay oo Hooyadeed Romaniyad ah.
    Wixii Lasoomarayba Weli Waxlagama Baran.

    • @cheyyene
      @cheyyene 21 день тому

      Bam yar ayey ku tuurtey Garoonka Diyaaradaha Agtiisa, ka dibna Safiirkii Talyaaniga ee ahaa Ninka kaliya Ajnabiga ah ee U kala kooshey dhexdhexaadin Xamar iyo Kismaayo oo joogay Airpoortka ayaa loo sheegay in Diyaaradu adiga oo Xamar ku yimi kusoo daba gashey kuna rabtey iney ku disho, Dadkaasina aysan Nabad rabin.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 19 днів тому

      Daarod yar iyo weyn waxey aaminsanyihin in dadka somalida ay qaldi jaraan😂

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 23 дні тому +1

    hawiyaha cid walba oo puntland dagta majeerteen beey moodaan ninkaan waa qolo la yiraah dashiishle oo majeerteen isla yihiin harti ee mj maaha

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 22 дні тому +1

      Ma hawiyaa ku qoray meesha soo adinku kuma qoran tooyo miyaa hawiye ah haddii aad adinku is xaqirteen maxaad noogu hiigan annaga

  • @amoudboy
    @amoudboy 9 днів тому

    Prof. Jurile waa aqoon yahan weyne oo shahaadada PHD ku sita beenta. 😅
    .

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 8 днів тому

    Langaab majerten oo ay yasan weeye jurila oo majertenka waaweyn wey yasaan

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA 22 дні тому +2

    Brofosorka Beesha Dishiishe waayuu soo joogay

  • @hassanahmedhassan9892
    @hassanahmedhassan9892 6 днів тому

    Awees godown wuxuu ahaa madafiicda goobta ee xagee ka keen tey awees baa duuliye ahaa amaa nin kale ku qaldee

  • @AdanAhmedabdi-mk5bz
    @AdanAhmedabdi-mk5bz 7 днів тому

    Asc jubilee waxba ka Chaldon ninja uu leyahan 00 ah dulayaka awees gdow migration 21ka ayu eeadey oo kismaya nagu werarey aser awes gedoow duliya ma aheyn wuxu ninjka somali ugu fican xaage madafic Wawen ayu sh

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 7 днів тому

    maxaa ina siyaad barre ku daba dhigay, qabyaalad waa tan oo kale

  • @xamsesamaale6389
    @xamsesamaale6389 20 днів тому

    Shaydaan taayo maa dadba waraysi siya uu lasheekaysta yaab

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 15 днів тому +2

    Xamar ayaan joogey maalinta miiga la kiciyey, waa xaqiiqo.
    Kamana fogeyn School police'a oo u dhoweyd airporka ay ka kacday.

  • @user-qv2qn2zk4e
    @user-qv2qn2zk4e 22 дні тому

    Aweys Geeddow Pilotna ma ahaa. Madaafiicda goobtana maridi jiray. Odayga warkuu shaagahayo waxbaa ka qaldan.

  • @MaslaxAdem
    @MaslaxAdem 5 днів тому

    Juxa waa reer magaal kulaha warkaa lama hayee

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 9 днів тому

    Cid waliba waxay shegtey qaraxyo Anay lahyayn bal nin Kan Wayne beenta la so fadhistey warbahinta

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 23 дні тому

    Darod hadii laqaxiyay maxay uga daba qaxeen hawiye iyoehelkii oo kadaba donerm

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 17 днів тому

    Waxa aan ka cabsanayaa in uu Ceydiid ku qaldayo Galaal

  • @XuseenAhmed-lm9qq
    @XuseenAhmed-lm9qq 20 днів тому

    Kadaab hadad maqasho waa kan oo kale

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 24 дні тому +2

    Taariikh wanagsan baad Ka hadleysaahe Somaliya adinkaa dhibkeeda Ka masuul ah.

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 22 дні тому +1

    Warkaada run maadan sheegin in badan oo ka mid ah. Bal Itixaadkii ku dagaallamay Kamsuuma ee aad hubka kala dhuumateen maadan sheegin. Raaskambooni Itixaad baa sameeyay ee beenta dhaaf. Yaab

    • @MohamedabdullahiDahir
      @MohamedabdullahiDahir 19 днів тому

      Wadaada u hubeysan uu kuu shegay waa alidtixaad

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 19 днів тому +1

      @@MohamedabdullahiDahir waa beentiisa. Itixiaadka difaac wuxuu kaga jiray Kamsuma. Halkaasi oo ay darsi lama illaabaan ah u dhigeen caydiid. Waxaa ka mid ahaa Itixaadkii Caydiidh la dagaalay Xasan Dahir. Markii Itixaadkii lagu jabiyay Kamsuuma Daroodkii Kismaayo joogay waa kuwii hubkii kala dhuuntay Itixaadka. Midda xigta Raskambooni waxaa sameeyay Xasan Turki oo diiday inuu aado saldhiggii Bari ee nasru diin. Another point , dagaalkii Mj iyo OGaadeen ee majeerteenka adeegsadeen ciidamada Belgiumka taasi oo keentay in madaxdii OGaadeen u baxaan buulo gaduud. Taariikhda baro saaxiib

  • @ibrahimmaxamedsaid5742
    @ibrahimmaxamedsaid5742 22 дні тому

    War ninku waa moorcase ee maahan majeerteen lkn habar majeerteen bay wadaagaan

  • @user-hf8qx8vr2u
    @user-hf8qx8vr2u 16 днів тому +2

    Cuqdad Ogaden buu qabaa waa caqli majeerten iyo naxligoodii

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j 10 днів тому +1

    War qofkaanu waa beenlow cuqdadu kabuuxdo duli waxasaa prof sheeg Anaya yahuu nacas

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 16 днів тому

    Kkkkkkkkl uweys geedoow ayaa diyaara wadey kulahaa.

  • @leohart7468
    @leohart7468 11 днів тому

    Waa beentii Daaroodka... Aweys Geedow ma u ahayn Baylood ee wax uu ahaa madaafiicda goibta..

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w 22 дні тому

    Aweys Geedow Wiilkiisa Mr Dictionary ayaa Macalin ii ahaa Al-Itihad Private School , Wwxuuna Kunoolyahay Washington DC .

    • @xasandheere3294
      @xasandheere3294 22 дні тому +1

      Laba laba dee waxa uu hargays ugaystay waa wax taariikhda ku qoran

    • @user-xm3vz1zu7w
      @user-xm3vz1zu7w 21 день тому

      Wax fiican Ma ahayn laakin Nafwalbaahi Waxey Kasbatey Leedahay. Waana Sababta Jano iyo Naar uu Allah U Abuuray. Marka Sabar .

    • @xasandheere3294
      @xasandheere3294 21 день тому

      @@user-xm3vz1zu7w waa runtaa wuxuu laayey maati yaryar waayeel caruur ciroole aan dagaal ku jirin

    • @AbdiRoble-mu6cz
      @AbdiRoble-mu6cz 19 днів тому

      Aweys Geedow nin jariir ah oo cid walba siday rabto u adeegsatay ayuu ahaa, pilotse ma ahayn

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 21 день тому

    Hooyadaa iyo mj ba was inan gumeed

  • @AhmedMaxamud-bp3ij
    @AhmedMaxamud-bp3ij 16 днів тому

    Siduu beri ahaa loo dadqalatowbaa ka dgacday

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 17 днів тому

    Aways geedow malha madaficdu ahaa

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 17 днів тому

    Galaal waligiis dagaalkaas kama qayb galin. Aways geedow pilot ma ahayn

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 16 днів тому

    Aweys Geeddow pilot ma'aheyn, hadalkaas waa beentaa ee dib u baar.

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 12 днів тому

    Been badanaa ruuxu anagaa kismaayo joognay02/16/1991to 04/11/1992

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 21 день тому +2

    Qaxii MAJEERTEENKA! Ummad wada qaxeysay bey Soomaaloo dhan aheyd ee maxaa keeni kara in la sheego QAXII qoys kaligii, Dhaqanka qabaligu waxa uu dhaawacay shaqsiyadda Soomaalida

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 21 день тому

      Runta ku dhibysa somahan

    • @MA-rf6sg
      @MA-rf6sg 20 днів тому

      @@dilara-jj5yj silka hoyoda baa ah intas khanis baa taahahye majerteen kuu xosgeey meshaa iskaga tageey somalia dhan vs Majerteen weligeed waa na lii wasaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      @@MA-rf6sg majeerteen kuwuu gumystey baad thy futo ukuneey bax xabaalaha qufo

    • @MA-rf6sg
      @MA-rf6sg 20 днів тому

      @@dilara-jj5yj Ana MJ aah langaab baa tahaye uskud

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 19 днів тому

      Majerteen wagaa waxba ma eheen nimanka darod e dagalay waa ogaaden iyo dhulmhnte

  • @cheyyene
    @cheyyene 20 днів тому +1

    Titelka inaad ka dhigtid Qaxii Soomaalida ee Kismaayo ayuu ku haboona, Soomaali cid walba isugu jirta oo Xataa Isaaq ku jiro ayaa u qaxey Kismaayo 1991.

  • @abdiroble9668
    @abdiroble9668 22 дні тому

    Jurille waxan u filaa in uusan aqoon u lahayn,Aweys Geedo, maxaa yeelay maha'ahan Duuliye,
    Waa Gantal ride, sheekadan mee shuu ka keenay dib haloo waydiyo,

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 21 день тому

      Waa marhore ilowshaha-na waa iska jiri kara

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 20 днів тому

    Duli jurile

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 22 дні тому

    Mursal Muufe ayuu ahaa, ee ma aheyn Aweys Geedow.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 21 день тому

      Waa marhore ilowshaha-na waa iska jiri kara

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 15 днів тому

    Duqu benta iyo mala,awalka warysiga hakadayo.Awes gedow wuxu kamid ahaa raggi ugu firfircona artileriga militeriga dùuliyana manoqon . Kismayo diyarad maduqeyn . Galana waqtigas xamar marna kama bixin.

  • @user-oq6zp4yk8d
    @user-oq6zp4yk8d 12 днів тому

    Caqligahawiyewakaa

  • @greentruckllc362
    @greentruckllc362 15 днів тому

    Meesha aad tiri mashruuci bariiska waa qalad mugambo wuu istaagay cidna wax ma siin anaa joogay qaloocowna halkas waligii kama shaqayn waxaa maareeye ka ahaa cabdi xasan shirwac oo rer kooshin ahaa markaasna wax meesha yaalay ma jirin

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 21 день тому

    Dadka afka somaliga ku hadla dhaman caqli iyo cilmi kasto oo ku jiro waxa ka qadayo qooq iyo qabiil😂😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 17 днів тому

    Wa beenti oo tay gashan

  • @worldcitizen9102
    @worldcitizen9102 20 днів тому

    Waar Pro. Juriiile Ma aha Nin MJ. Alla maxaa Dad Cuqdad haysa badan Yihiin. Dadkii Reer Magalka ahaa ee Mutacaliinka aha iyo Waxgaradkii ayaa dhibku Gaaray oo qolo walba leh. Maxaa laga dhaxlay.

  • @saeedhassan8441
    @saeedhassan8441 21 день тому

    Kk Odayga xasuusta ka luntay aweys geedow pilot maaheyn, madaafiicda ayuu ahaa tan kale galaal waxuu ku qalday malaha general shabeel oo hg ceyr ahaa asna

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 9 днів тому

    Aweees geedoow maba ahayn duuliye diyaradaha dagaalka ee wuxuu ahaa sarkaal ku takhasusay madaafiicda goobta

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 8 днів тому

    Isha Pilot_ka diyaarad saaran lagu arky inuu Aways Geedow yahay ayaaba yaab leh kkkkk
    Aways Finland ayaa igu danbaysay bal ka war doona ninka kkkk

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 23 дні тому +1

    GODKA LAGU CADAABYOOW MUXUU GO UHU BEEN SHEEGAY .
    WARYAA MAHUBKII AF MADOOW LAGU QAYBIYAY AYAA GALAAL LOO GEEYAY

  • @aminmohamed3648
    @aminmohamed3648 4 дні тому

    Beenta Jurile, Aways Geedow, ma ahayn duuliye, wuxuu ahaa sarkaal madafiicda oo caan ah

  • @omarabdi2650
    @omarabdi2650 16 днів тому

    Walee waa run waxkastq oo ù ka sheekenayo waa maalintii kismayo diyaarada naduqeysay

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 8 днів тому

    waar qofku been badanaa ,aniga ayaa 10 sanadood joogay ilaa dagaaladi manay jirin duqayn loo gaystay diyaaraduna maalin ayay kismaayo dul Marty waxna kumay ridin kismaayo qabsan jirin marka ay qolo dareento in laga awood badinayo toos ay uga bixi jireen oo dhawr jeer ayaa lakala qabsaday iyadoo marna daarood marna hawiye ayaa qabsan jiray marka laga reebo imaatinkii U N SOm oo ay Maalaea qolaba dhinac haysatay galaadana ku kala dhex jiray dagaalkiin wuxuu isu badalay in faasas iy0 baangado la adeegsado markaas baanan ka soo baxay sidaas baanay ahayde waar dadka beenta daa oo reer kismaayo wax ka waydii

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 18 днів тому

    Waar kun nin oo hubaysan waxaa cayrsanaayey ee ay ka roorayeen awooddooda badnayde...ma soomaali ayay ahaayeen mise ciidamo meel kale kasoo duulay....?!!!!!.

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 23 дні тому +1

    Ninkan waa ku daba gadisan tahay, Galaal malaha Ceeydiid ayuu kala jeeda. General Galaal maba hugaamin Jamhad USC. Xamar na kama bixin. Keliya intaan USC Xamar qabsan ayuu hoos ciidan yar Kaaraan ugu abaabulay iyagiina Ceeydiid ayey ka raaceen .

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 23 дні тому +1

      waa runtaa odegu taariikhduu isku qalday wa acaydiid ninkuu shegayo aweys geedoowna wuxuu aha khabiir madaafiicda goobta ee pilot ma aheyn laakiin diyaaradu wa jirtay iney kiusmaayo soo weerartay khasaaro badanse ma gaarsiin

  • @husseinmohammad8273
    @husseinmohammad8273 13 днів тому

    ninkaan hadalkiisa beenbaa ku jirta oo ah diyaaradii miiga aheyd ee uu duulinaayey aweys geedoow sax ma ahan aweys geedow madaafiicda dhulka ayuu hogaamin jirey

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 20 днів тому

    War galal usc maracin mucared buu ku ahaa ni kala ku qaldi dagal kama qeyb qaaden idacada cali mahdi ayuu ka soo hadli jirey isagoo moryaan ku timaamaya Iyo waxlamida sida la sheegayey

  • @farahnur1324
    @farahnur1324 11 днів тому

    Aweys geedow Pailot maba ahayn. Been weynaa