MAAMULAYAASHA DUGSIIYADA HOOSE/ DHEXE IYO SAREBA EE MUQDISHO WAXA LAGA WACAY MMELAHA SHABABAKKU JOGO IIYO LOGU YERAY SIMINAAROO AYEYNA SOO SIYEEN ,LACAGANA WA KA QAADAAN. , TUSAALLE JANAAYO ILLA JULY 2021 INTA U DHXRYSEY AYENA AHAYD TII UGU DANBEYSEY
Mahadsanid G B iyo weriye Harun😊
Mahadsanid haruun. Dowlad kusheega soomaliya waa camiilo shisheeye.
Adigaa camiil shisheeye ah khawaarijyohow.
Mahadsanid harun
Mahadsanid harun macruuf
Alshabaab ka waran hadii waxay ku qaldanyahiin lasaxo waxan lahadlayaa dadka aqoon diineedle halasaxo nimankaa
MAAMULAYAASHA DUGSIIYADA HOOSE/ DHEXE IYO SAREBA EE MUQDISHO WAXA LAGA WACAY MMELAHA SHABABAKKU JOGO IIYO LOGU YERAY SIMINAAROO AYEYNA SOO SIYEEN ,LACAGANA WA KA QAADAAN. ,
TUSAALLE JANAAYO ILLA JULY 2021 INTA U DHXRYSEY AYENA AHAYD TII UGU DANBEYSEY
Haaruun waa ruug cada
Wariye ah
Mahaddsanid GB.
👍🤝GB👀 @Harun
Waxa la diidanaa shahadada bilaashkaah
3 dex maado ayaa soomaali kaga qoran.
1 Afsoomali
2 Juqiraafi
3 Taariikh
Dhamaan maadooyinka kale waxay ku qoanyihiin luuqado qalaad.
Af wax Cunay xishood badanaa
Ma jiro qof haysta furaha guriga boqorka ?!1@
Hhh
Waan kahilay gallka baa rida
Mahad sanid GB iyo wariye haruun macruuf